Fc Golis

Fc Golis

Sporta Team

Photos from Fc Golis's post 31/10/2023

Safar salaama wll SNK

01/08/2023

KULANKENA GALABTA
GUUL INSHA ALHFORCE GOOLIS

Kulanka maanta tartanka Macallin Xaqdoon Cup 2023.
Golis Vs Beco A Plus.

Photos from Fc Golis's post 01/03/2023

GOOLIS OO ISKA XAADIRISE FINALKA KOOBKA WAAXAHA D.DHARKENLEY

FORCE OUR TEAM GOOLIS❣️🤲🙆‍♂️

12/02/2023

Waxaan usoo gudubnay wareega Semi finalka Garoonka Saldhiga Galbeed ee waxaha Degmada Dharkenley ✌️
KADIB

ALHAMDULILAHI

FORCE OUR TEAM Fc.GOLIS⚽❣️

Photos from Fc Golis's post 12/02/2023

Waxaan iska xaadirane warega 4 dhamaadka ama semi finalka koobka waxaha d.dharkenley ✌️

ALHAMDULILAHI

FORCE OUR TEAM GOOLIS ⚽❣️

09/02/2023

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال طابت جمعتكم 🤗🤗🤝

09/02/2023

Waxaan Usoo baxne wareega #8 Dhamaadka koobka waxaha d.dharkenley

ALHAMDULILAHI

FORCE OUR TEAM GOOLIS🥇

01/02/2023

Kulanka Maanta

Koobka Waaxaha Degmada Dharkeynle

Fc Goolis vz Gacan Libax

Garonka Saldhiga-Galbeed

Waqtiga 4:30

FORCE OUR TEAM Goolis🦁

24/01/2023

The Best Diyeshe of the team⚽


Like & share

23/01/2023

DHALIYAHA KOXDA #

LIKE &SHARE🙏

11/06/2022

Fc Goolis

like share

Photos from Fc Golis's post 13/05/2022

Gum'a MubaraG 🥰💯✨✊🙏

Photos from Fc Golis's post 13/05/2022

Gum'a MubaraG All Golis Fans✨💯🥰🙏

Photos from Fc Golis's post 08/05/2022

Cʜᴀᴍᴘᴏɪɴs
ʟᴜɢᴛᴀᴅᴀ ᴍᴀɢᴀʟᴋᴀ ᴋᴜ sʜɪᴅᴏ ᴀᴀᴘᴏ💔👆

ғᴄ ɢᴏᴏʟɪs ☝️💯✍️

Photos from Fc Golis's post 28/04/2022

CHMAPION CHAMPION GOOLIS💔☝️🕺

27/04/2022

Final Game insha alh guuL my team☝️💯

26/04/2022

Inaa lilaahi wa inaa ilehi Raajicun ilahe ha u naxaristo walalkena ciise Ilahe qabrigisa ha u wasiciyo guri jano aalh ugu dhigo ciise waxa u ahaa qof inta badan wanaga jecel iyo sxptnimada ay ku weyned hada nahay bahda goolis waxa naga baxey qof muhim no ahaa lkn alah naga jeclade manta duco naga rabaa bis an udeceyno inu ilahe naxarista jano siiyo Dareenkena waxa ku cabirno ma aqano wlh qoralka xitaa wan qori la nahy alh ya raxma😪😪😪🤲🤲🤲

24/04/2022

Iɴsʜᴀ ᴀʟʜ ɢᴜᴜʟ ☝️

15/04/2022

Waxaa manta sogaarne wareega 8 dhamaadka koobka aslupta cup
waxa galabta dhelne lugta seddexad kobka oo guuul muhim aan so qadane iyo seddex dhibcod anagoo 5 dhibcod ku hogaamineno groupka

# 💪☝️

Photos from Fc Golis's post 05/04/2022

Galabta waxan so ciyarne Furitanka shongole cup waxaan so qaadane seddex dhibcood muhim ah kulankena kowaad

Fc goolis 5 xidigaha waberi 2

17/01/2022

Waxaan Galabta dheeli doonaa aslupta cup waxana la ciyari doona dhigena al khalij
waxan rajeynaa guul la taaban karo ina halkas kaso Qaadno i.a
Force GooLis💚

12/01/2022

BiLawsho fiican ayee no aheyd galabta
guuL aan xili dambe xaqiijine iyo ciyar adag ayan dhelne galabta
Hampalyo famliy Golis
HORMAR &HIIGSI SPORTS

12/01/2022

KuLanka galabta Aslupta cup
BiLawasho fican idin rajeynaa family GooLis

Hormar &Hiigsi sports⚽🏆

11/01/2022

Welcome our new updatepage #2022 for fc. Golis Dharkenley

Photos from Fc Golis's post 11/01/2022

Welcome our new updatepage for 2022
for fc. Golis

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Dharkenley Distrc
Mogadishu
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ��

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district 💪🙏

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu