Af-Maal Media

Warar Sugan
Warbixino
Dhacdooyin Welcome ๏ฟฝ

21/08/2024

Waa Xafladii Cawa Ee Maamulka Fadhiidka ah Ee Qoorqoor Allow Alle

03/08/2024

Taliye Mahad Salad Ayaa Shacabkii Kuso Dhawacmay Qaraxii Liido Ushubayo Dhiigiisa

21/07/2024

Deg Degโ€ Booliska Soomaliya ayaa baadi goobaya ibraahim Ciyow oo u gafay Sheikheynii Weynaa ee Sheikh Cismaan Xidig

Askar ka tirsan ciidamada ayaa tagay Masaajidka Cali jimcaale oo oo ninkaas uu ka tirsanaa balse waa laga soo waayey.

Hadaba yaa meel ku shega ninkaan oo la shaqeyn kara heyadaha Amniga.

17/07/2024

Degdeg: Sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka Caleen oo katirsan gobalka Qoraxeey ee Ismaamulka Soomaali Galbeed, 2 baabuur oo ah kuwa xamuulka ayna waardiyeynayaan gaadiid dagaal ayaa taagan, iyadoo cidna aqoonin wax ay sidaan gaadiidkan.

Deegaankan, Caleen ayaa 70KM u jirta xaduuda ku aadan gobalka Galguduud, sidaas oo kale masaafo siman ayay u jirtaa Shiilaabo iyo Caabudwaaq.

Majirto faahfaahin dheeraad ah, oo la xariira gaadiidkan oo ilaa xalay ay warar kale gedisan kasoo baxayaan, war ayaa sheegaya in dhinaca Galguduud iyo Hiiraan xadkooda kuwajahan yihiin.

17/07/2024

Degdeg; Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay garsoorayaal iyo xeer ilaaliye ka howl gali doono deegaanno kala duwan oo Galmuudug ka tirsan.

17/07/2024

DEG DEG: Madaxweynaha Galmudug oo si deg deg ah uga soo duulay Dhuusa-Mareeb goordhaw, ayaa hadda galay Safaarada USA ee Muqdisho, iyadoo ay Reer Galbeedku aad uga welwelsan yihiin hubkii galay gacanta dadweynaha Caabudwaaq.

Beesha Caalamka ayaa durba walaac xoog leh ka muujinaysa hubkan.

29/05/2024

Rafax | Asxaabul Ukhduudka Waqtigaan | Baraaruga Caalamka Musiibada Rafax .

24/05/2024

Qudbad Wanagsan

15/05/2024

Abukaate Xalane: "Xukunkii Maxk**ada Racfaanka Kaso Baxay Ma Aqbaleeno...".

06/05/2024

Mashalah Tafsiirka Quranka Kariimka

04/05/2024

DEGDEG: Qabuuraha School Buluusiya oo Meydadkii laga saarayo iyo Meydka Marxuum Ajakis oo kamid ah Meydadka Saaka laga saaray Qabuurahaasi.

04/05/2024

DEGDEG: Qabuuraha School Buluusiya oo Meydadkii laga saarayo iyo Meydka Marxuum Ajakis oo kamid ah Meydadka Saaka laga saaray Qabuurahaasi.

27/04/2024

Deg Deg Labo Qarax ayaa hada kadhacday Muqdishu

27/04/2024

Best President Ever in Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
๐Ÿ’š๐Ÿ’š๐Ÿ’š๐Ÿ’š๐Ÿ’š๐Ÿ’š๐Ÿ’š๐Ÿ’šToday Best Photos๐ŸŽ
โค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ โค๏ธโค๏ธ
โค๐Ÿ’šโคโค๐Ÿ’šโค๐Ÿ’šโค๐Ÿ’šโค
๐Ÿ•Œ๐Ÿ•Œ๐Ÿ•‹๐Ÿ•‹๐Ÿ•Œ๐Ÿ•Œ๐Ÿ•‹๐Ÿ•‹๐Ÿ•Œ










Actres # jamilanagudu with and also known as in movie๐Ÿ“ฝ๐Ÿ“บ๐Ÿ‘ˆ

17/04/2024

''Dabdamiska k**a guureyno, ee waxaan u dagaalamaynaa sida Falastiin oo kale''.

Habar-Gidir

17/04/2024

''Dabdamiska k**a guureyno, ee waxaan u dagaalamaynaa sida Falastiin oo kale''.

Habar-Gidir

16/04/2024

Beesha Majeerteen ayaa ciidankeedii kala baxday Gobolka Sool iyagoo soo baneeyey furimihii ay difaaca kaga jireen.

Ma jirto sabab ciidanka Warsangeli u sii joogo Sool, sidaa darteed waa in sida ugu dhakhsaha badan ay uga baxaan.

Waxaa la joogaa xiligii nabada laga shaqayn lahaa oo wadahadal toos ah la bilaabi lahaa si xal waara loo helo.

Somaliland iyo dadka ku nool Gobolada Sool iyo Sanaag waxa ka dhexeeya wax badan oo tixgelin mudan.

09/04/2024

Ciid Mubarak

06/04/2024

UGU DANBAYN WU USOO JAWAABAY WIILKII DHUUBO DHEXYAR LAKIIN ASAGA ......

05/04/2024

Goordhow ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€

10/03/2024

TALIYAHA Ciidanka Itoobiya ayaa waraysi uu bixiyay qodobadan kusheegay
1-Ciidamadeena hadii ay Soomaaliya maanta ka soo baxaan, Dawlada Soomaaliya Muqdisho masii joogi karto
2. Ciidamada Ethiopia ayaa Soomaaliya lagu fadhiyaa
3. Soomaaliya k**a aanaan soo bixin, noomana qorshaysna, inkastoo naloo cusboonaysiin doono joogitaanka ATMIS badhtamaha 2024.
4-Magaalada Kismaayo waanu kasoo baxnay
5-Shacabka Jubaland, Baladwayne, Koonfur-galbeed, Gedo waa nalaga jecelyahay, Laakiin siyaasiyiinta Soomaaliya ee horay udhihi jiray la'aantiin Soomaaliya majirteen, unbaa maalmahan leh Ethiopia waa cadaw.
6- Boqolkiiba lixdan dhulka Soomaaliya Itoobiya ayaa gacanta kuhaysa.

11/09/2022

Maxaad kataqana Boqoradii Britain ๐Ÿ‡ฌ๐Ÿ‡ง Daawo Muqaalka ๐Ÿ™

02/09/2022

Dagaalkii Dhaxmaray Habargidir Vs America ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ maxaad kataqana ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚ Follow ๐Ÿ™

31/08/2022

Soomaaligii Ugu Horeeyay Ee Booqday Qudus ๐Ÿ•Œ๐Ÿ˜ณ

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Rafax | Asxaabul Ukhduudka Waqtigaan | Baraaruga Caalamka Musiibada Rafax .
Abukaate Xalane: "Aniga qof kii i amaana iyo kii i caaya labadaba Abukaatahoodaan ahay...".
Qabuuraha iskool Buluusiya oo Meydadkii laga saarayo iyo Meydka Marxuum Ajakis oo kamid ah Meydadka Saaka laga saaray Qa...
''Dabdamiska kama guureyno, ee waxaan u dagaalamaynaa sida Falastiin oo kale''.
Muqaal Dareen Leh ๐Ÿฅฒ
UGU DANBAYN WU USOO JAWAABAY  WIILKII DHUUBO DHEXYAR LAKIIN ASAGA ......
Si Fiican Udaawo Suโ€™aalaha Laweydiyay Gabadha Hoyadeyda Gubatay ๐Ÿ˜ข
โ€œWahaabi Iyo Itixaad Ma Ogalinโ€ MD Xassan Sheikh
RW Hamza Abdi Bare Iyo Faanka Dhulbahante Maxa Kala Qabsaday ๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€Qalas
Dal-Xoreye Dr Hassan Sheikh Mohamud ๐Ÿซก๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Dalkoo Xor ah ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Guleyso Madaxweyneโค๏ธ
Qabiilada Iyo Dhibka Ay Ledahay Madaxtinimada ๐Ÿ˜€๐Ÿ˜€
Hadaladii Ugu Qosolka Badnaa Ee RW Xamze ๐Ÿ˜ Share Dhaha ๐Ÿ‘ Muuqalkana Like Saara ๐Ÿ‘

Website

Address


Mogadisho
Other Arts & Entertainment in Mogadisho (show all)
Ciyaalka xaafada Shiiqaasha -fc curdun". Ciyaalka xaafada Shiiqaasha -fc curdun".
KM5 BULHUBEY
Mogadisho

Ku.soo.Dhawoow official page ka ee niinow

QeyloNET QeyloNET
Mogadisho

Qeylo.NET waa hoyga madadaaliyada daawadayaasha, QeyloNET waxaad ka heleysaa Hindi Afsomali Iyo Musalsaladii ugu danbeeyay. Waxaan kaa codsaneynaa hadii aad ka hesho QeyloNET in a...

Gulwade Qaran Gulwade Qaran
Wadajir
Mogadisho

Hufnaan dhexdhexad daacadnimo

E-Carwo E-Carwo
Km4
Mogadisho

Waxaan jeclahay in aan dadka maaweeliyo

Bin Abdalla Bin Abdalla
Mogadisho

If you don't project the plan you are planning failture

Abwaan Gallad Mahdi Abwaan Gallad Mahdi
Mogadisho

walaal kusoo dhawow page-keyga, farxad bey ii tahay inad igusoo biirto . Mahadsanid

Mohamed Qadar Hussein Mohamed Qadar Hussein
Hodan, Taleex
Mogadisho