Hilaadshe Initiative

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hilaadshe Initiative, Educational consultant, Waaberi District, Mogadishu.

Hilaadhse-Initiative is a Social Enterprise that works on connecting youth wherever they are to jobs and enable resources for them to establish and sustain successful enterprises through providing training, enterprise development & innovative solutions.

Photos from Hilaadshe Initiative's post 16/08/2022

Maamulka iyo howlwadeenada ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐๐ฌ๐ก๐ž ๐ˆฬ‡๐ง๐ข๐ญ๐ข๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ž waxay hambalyo u dirayaan ardayda ku guuleysatay ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ah ee dugsiga sare 2021/2022.

Waxaan hambalyo leenahay ardayga kaalinta kowaad galay ee ๐Š๐ก๐š๐š๐ฅ๐ข๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ oo ka baxay ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐Ÿ๐ญ๐ข๐ง ee degmada Warta-Nabadda ee Muqdisho.

Sidoo kale waxaan boggaadinaynaa ardayda iyo iskuulada dadaalka badan kusoo bixiyay guusha maanta la gaaray, si gaar ah 10-ka iskuul iyo 10-ka arday ee kaalmaha ugu h**eeya ka galay imtixaanka.

Dhammaan ardayda sannadkaan ka soo qalin badashay dugsiga sare waxaa uu ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐š๐๐ฌ๐ก๐ž ๐ˆฬ‡๐ง๐ข๐ญ๐ข๐š๐ญ๐ข๐ฏ๐ž u qaban doonaa ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ halkaas oo ay goโ€™aan kaga gaari doonan ๐ฃ๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ay baran lahaayeen.

08/08/2022

Another year in Mogadishu.

12/07/2022

Filo Dhawaan; Bandhig Carweedka Jaamacadaha Muqdisho iyo Sanadkii Labaad 2022.

02/07/2022

Waxaa sharaf inoo ah in sannadkii labaad la qabanayo Bandhigga Carweedka Jaamacadaha Muqdisho.

Sannadkii h**e waxaa inoo daah-furay Madaxweyne HSM isaga oo guul u jareeyay Hilaadshe.

28/06/2022

Are You Ready 2022!!

Over Quota | Jotform 13/04/2022

UN Resident Coordinator Somalia has launched a call for applications for the 2nd Cohort of the UN Somalia Youth Advisory Board (YAB).

For more information: https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/tor_-_un_somalia_youth_advisory_board_2.pdf.

For Application follow this link: https://form.jotform.com/220992229808060

Over Quota | Jotform Jotform Over Quota Page

16/01/2022

Sanadkan Waad ka dhigi kartaa Sanadkaagi adigoo ka faa'iidaysanaya tababarada tayadda sare leh ee aanu bixino. kor u qaad xirfadda Shaqaalahaaga oo ku quwee xirfadaha lagama maarmaanka u ah dunidan casriga ah iyo ganacsiga qarniga 21aad.

๐Ÿ‘‰ Nala soo xidhiidh isla hadda.

10/01/2022

Now you Can Apply.

18/11/2021

IITE in Mogadishu announced a Tech-Empowered Innovation Camp for People with Disabilities (PwD), an innovation camp for developing new assistive technologies for persons with disabilities (PwD) in Somalia, from December 5 โ€“ 9, 2021. For more info and registration,
please visit here: https://bit.ly/Innovate4PwD

Accelerator Program 03/10/2021

THRIVE VIII Accelerator Program 2022 for Seed-stage Startups worldwide
They're looking for startups from all over the globe to participate in a 3 month virtual and in-person program, mentorship from top industry leaders with a focus on biotechnology, supply chain management to sustain the agriculture future.

Details: https://thriveagrifood.com/startups/accelerator-program/
| Deadline: Nov 5

Accelerator Program Our agtech and foodtech accelerator supports seed-stage startups whose technologies drive us towards a more efficient, sustainable, and secure agriculture future.

15/09/2021

Lifaaqan ka eeg 10-ka xirfadood ee ay tahay inaad hadda bilowdo barashadeeda, hadaad xirfadaas leedahayna horumarisid.

.

10/09/2021

Deadline is here! Apply and win up ยฃ1,000,000 to tackle plastic waste in Sub-saharan Africa.

Have you heard about the ?

Over the past years, demand for plastic has substantially increased in Sub-Saharan Africa and it is projected to follow the same trajectory over the next decades indicating a growth of 375% in Sub-Saharan Africa and Middle East and North Africa together compared to a global.

This challenge aims to reduce marine plastics in Sub-Saharan African countries by developing and scaling innovative solutions to plastic mismanagement in a way that promotes gender equality and empowerment of women and girls, and this will help communities throughout Sub-Saharan Africa to prevent plastic waste from entering the marine environment by finding ways to minimize reliance on plastic and new ways of managing plastic waste. This call is seeking small and medium-sized enterprises that have a proof of concept and the ability to scale nationally or regionally to reach a high target number of people, particularly engaging women and girls.

See eligibility criteria below:

โžก๏ธApplicants must be delivering an existing solution that tackles the reduction of plastic pollution.
โžก๏ธAs a processor or a waste collector, you must deal with at least 10 tonnes of plastic waste per month and no more than a maximum threshold of 200 tonnes of plastic waste per month at the time of application. (You could apply in partnership with other organisations to sum up to 10 tonnes of recycled material)
โžก๏ธDelivery of solutions must be in Sub-Saharan Africa.
โžก๏ธApplicants must be formally constituted and operating in Sub-Saharan Africa as either a registered business, non-governmental organization (NGO), or government agency.
โžก๏ธApplicants can be a single entity, an African partnership or an international partnership. For partnership applications, the nominated lead applicant must be operating in Sub-Saharan Africa.
โžก๏ธApplicants must own or have permission to use relevant intellectual property.

Apply and stand a chance to win 30 grants of ยฃ10,000 for semi-finalists,15 grants of ยฃ100,000 for finalists. Winning prize of up to ยฃ1,000,000 up to scale your enterprise, it is open now till Wednesday, 15th September 2021 at 12pm BST (11am UTC, 12pm WAT, 1pm SAST, 2pm EAT)

Apply Here: https://afri-plastics.challenges.org

07/09/2021

Haddii aad Tahay haween hal-abuure Ganacsi ah, ka qayb gal tababarka ay iska kaa shanayaan EU & BIC Africa. Iska diiwaan geli lifaaqan Hoose inta ka horaysa 20 Sept 2021 ๐Ÿ‘‰๐Ÿฟ bit.ly/3BzmwG7.

Lawadaag Asxaabtaada
.

Employability Training Registration Form. 28/08/2021

Intiinna Doonaysa inay ka qayb qaadato Tabobarka la xidhiidha, sida shaqada loo codsado loona raadiyo, halkan iska diiwaan geliya.

https://forms.gle/ord7EidtHnVcXVpY7

Employability Training Registration Form. Contact us at (+252) 618208018- [email protected]

Employability Training- How to get a Job - Mogadishu, Somalia - Somali Jobs Inc 24/08/2021

Our Upcoming Training, if you completed University and Have a challenge of go to market skills, this is your chance to get skills to get a job.

Employability Training- How to get a Job - Mogadishu, Somalia - Somali Jobs Inc Somali Jobs is the place for jobseekers to find the job of their dreams and for recruiters to advertise their vacancies to find/reach the right candidates, easily and cost-effectively.

20/08/2021

University of Southern Somalia in Universities fair in Mogadishu 2021.

Photos from Hilaadshe Initiative's post 16/08/2021

Waxaan maanta magaaladda Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay bandhigga carwada Jaamacadaha Muqdisho (Universities Fair in Mogadishu) kaas oo markii ugu h**eysay laga hirgaliyay guud ahaan Soomaaliya.

Bandhigga UFM2021 oo soconayay muddo sedax maalin ah ayaa diiradda lagu saaray isku xirka ardayda dhammaysatay sanadkan dugsiyadda sare, Jaamacaddaha, shirkadaha shaqo abuurka sameeya iyo Xaruumaha bixiya tababaradda lagu hormariyo dhalinyaradda si loo xoojiyo in ardaygu isagoo ku jira jaamacadda bilaabi karo xirfaddo fudud oo uu suuqa shaqo kaga heli karo iyo in ay fahmaan suuqa shaqada.

Boqolaal dhallinyaro ah ayaa bandhigan ka faaโ€™iidaystay iyada oo lagu casuumay Madaxda jaamacadaha, aqoonyahan xeel dheerayaal ah, madaxda JFS, siyaasiyiin iyo shirkadaha shaqo abuurka sameeya.

Dhammaan dadkii kala duwanaa ee fursadda u helay inay bandhigga UFM2021 hadal ka jeediyaan ayaa carabka ku adkeeyey muhiimada uu leeyahay in bandhigga noocan oo kale qabashadiisa la joogteeyo.

Waxyaabaha bandhigga Jaamacadaha Muqdisho sida gaar ah ahmiyada u siiyay ayaa ahaa in siyaasiyiinta u taagan xilalka madaxtinimada Soomaaliya ay bulshada Soomaaliyeed kala hadlayeen markii ay guulaystaan qorshahooda ku aadan tayeynta waxbarashada, horumarinteeda iyo shaqo abuurka dhalinyaradda taasi oo dadkaa ka soo qayb-galay bandhigga si aad ah ay ula dhaceen.

Bandhigga Jaamacadaha Muqdisho ( ) ayaa noqon doona barnaamij si joogta ah dalka Soomaaliya uga hirgalay iyada oo sannad kasta hal-abuur cusub lagu soo kordhin doono.

UFM2021 waxay u mahadcelinaysaa shirkadaha Taabo galiyay qabsoomida barnaamijkan, Gaar ahaan Somtel, Hormuud iyo Astan Cable TV. Waxaa sidoo kale UFM2021 u mahad celinaysaa jaamacadihii kasoo qayb galay bandhiga sannadkan.

Mahadsanidiin.

16/08/2021

Waxan u mahadcelinayaa cid walba oo ka qayb qaadatay taabbogelinta bandhiggan oo ay ugu horreeyaan ardayda oo aan filayo inay wax badan ka kororsadeen intii uu socday.

Waxaa inoo ballan ah sanadka xiga & bandhig intaa ka balladhan haduu Alle idmo."

Ahmed Mohamed

Agaasimaha Hilaadshe Initiative

16/08/2021

"Ma ahayn wax sahlan qabanqaabada barnaamijkan & ka shaqayntiisaba; balse mar walba waxaa inoo muuqday muhimadda ay leedahay in ardaydu helaan jiheyn & talooyin ku aaddan mustaqbalkooda waana arrin mudan juhdiga intaa la eg in la geliyo."

Dr. Ahmed Yusuf
Magaca qabanqaabiyeyaasha Bandhig Carweedka Jaamacadaha Muqdisho

16/08/2021

"Sanadihii dambe waxaa aad u soo kordhaya waxbarashada gabdhaha, waana fursad iyo bogaadin u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed.

Ardayda barata tiknoolijiyadda waxan u diyaarinay tababro heer sare ah."

Axmed Ciise Xaaji
Madaxa Suuqgeynta & Xidhiidhka Caalamiga. Somtel

16/08/2021

โ€œWaxaan ka shaqeynaa aniga & dhalinyarada Daryeel Bulsho caawinta dadka danyarta ah oon aanan awoodin inay wax barashada iska bixiyaan, waxaanna u tagnaa jaamacadaha wayna naga aqbalaan codsigeena, sidaa ayaana ku caawinnaa."

Maxamed Cali Siyaad
Guddoomiyaha Daryeel Bulsho

16/08/2021

โ€œSiraha aqoonta iyo waxbarashada sirta ugu wayn waa aqriska, sidaa daraadeed wax badan akhriya si aad wax badan u xambaartaan.โ€
Cali Xaaji
Madaxa xiriirka bulshada Jaamacadda Plasma.

16/08/2021

"Markaa tiraa arday baan ahay wax badan ayaa lagaa sugayaa kuna saaran, dooro kulliydda iyo jaamacadda aad ku qanacsan tahay, si aad u noqoto qofka tayo leh."

"Qofba qofka uu ka dedaal badan yahay, ka cilmi baaris badan yahay kana go'aan fiican yahay waa uu ka soo wax soo saar badan yahay."

"Waa in la tayeeyaa waxbarashada, siyaasadda, hoggaanka, caafimaadka, amniga, dhaqaalaha, deegaankaba iyo guud ahaan arimaha bulshada."

Musharax madaxweyne ahna Bare sare:
Ustaad C/raxmaan Macallin Ablaal.

16/08/2021

"Waxaa loo baahan yahay dhallinyaradu in ay ka faa'iideystaan fursadda dhallinyaronimo. Ardaygu waa in uu yaqaanaa xuquuqaada uu leeyahay iyo waajibaadka saaran.

Dadka maalqabeenka ah waa in ay caawiyaan ardayda una abuuraan fursado shaqo."

Bashiir Maxamed Cali oo ka tirsan xisbiga UPD.

16/08/2021

"Ardayda ila midka ah waxa aan ku baraarujinayaa in ay sii xoojiyaan waxbarashadooda, waa aan ku faraxsanhay in aan ka mid ahay ardaydii sanadkaan kasoo muuqatay kaalimaha sare."

C/Raxmaan Maxamed Xalane ardaygii galay kaalinta 7-aad ee imtixaanka qaranka ee sanadkan.

16/08/2021

Waxaa hadda innagu soo biiray Musharax Madaxweyne Ustaad Abdirahman Mo'allim Ahmed (Ablaal) oo aan filayno inuu ardayda ku kordhiyo duruus muhiim ah oo la xidhiidhta waxbarashada.

16/08/2021

"Dowladda waxay awoodda isugu geynaysaa in mustaqbalka dhow ay ubadka Soomaaliyeed helaan wax barasho lacag la'aan ah, ka gobol ahaanna way naga go'antahay arintaa."

Marwo Basma Caamir Shakeetti
Gud. Ku xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Benaadir

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Bandhig carweedka jaamacadaha Muqdisho.
The most premium event for Prestigious Institutions to make their Brand Noticed.

Telephone

Website

Address

Waaberi District
Mogadishu

Other Educational Consultants in Mogadishu (show all)
Nasru_Diin Nasru_Diin
Mogadishu

Jiho Academy Jiho Academy
Mogadishu

Nala Joog oo Jiho Hel.

Almaas online Almaas online
Mogadishu, 252

searching new things

Paashi Cade Love Paashi Cade Love
Mogadishu

Awale Academy Online Awale Academy Online
Mogadishu, MOGADISHO

Study formal lessons Study formal lessons
Albaraka
Mogadishu, 252

halkaan waxaad ka helaysaa waxbarasho tayo leh oo ku raalin doonto iyo macalimiin tayo leh

Barasha Qur,aanka Barasha Qur,aanka
Wadajir Seybiano
Mogadishu

Walal Kuso Dhawow halkan Waxa Lagu bartaa qur,aan online ah

Fahad Hassan Sheikhow Fahad Hassan Sheikhow
Mogadishu

phenomenal

Hiral Professional Academy Hiral Professional Academy
Aargada
Mogadishu, JALLESIYAD

Damal Institute

Qalam Education Agency Qalam Education Agency
Maka Almukarmah
Mogadishu

Qalam Education Agency

Prof: Omar Ahmed Prof: Omar Ahmed
Yaqshid
Mogadishu

Welcome to Prof Omar Ahmed

Macalin Cigaal Macalin Cigaal
Mogadishu

page-ka rasmiga ah ee macalinCigaal waxaad kala socon doontaa arrimaha Waxbarashada Ganacsiga Lata