midraar medical eqiupment

midraar medical eqiupment

dental material

24/06/2023

Flow composite A1, A2 iyo A3 waa diyaar.
Whattsapp. 0616620212

Photos from midraar medical eqiupment's post 05/05/2023
Photos from midraar medical eqiupment's post 05/05/2023

Diamond Burs.
Nuuc kasta wa lahelaya

05/05/2023

Tusaha kalarka ilkaha.

29/01/2023

شجاعه!!

22/01/2023

Waa maxay Yirid?
Yiridku waa infekshan ku dhaca ciridka, waxaana keeno keeno jeermis, Wuxuu yimaadaa marka huuro ay ku buuxsanto inta u dhexeysa ilkaha iyo cirridka. Huuradu "Plaque" waa lakab ilkahaaga ku dhega oo ka yimaada cuntada, jeermiska iyo dheecaanka. Waqti ka dib huurada waxaa ku tarmo jeermis cirridka ku dhaca.

Cirridku badanaa kuma dhaawacmo yiridka, laakiin daaweyn ayaa muhiim ah.
Yiridku wuxuu ku badan yahay dadka aan cadayan ama aan xarig isaga nadiifin ilkaha dhexdooda. Haddii aan la daaweynin, jeermisku mar kale ayuu imaanayaa waxaana laga yaabaa in uu keeno cudur cirrid oo daran ama ilkaha oo kaa dhaca.

Calaamadaha:
• Cirridka oo guduuta.
• Cirridka oo si fudud dhiig uga yimaado
• Cirridka oo wax bararsan u ekaada ama gadaal uga durka ilkaha.
• Neefta qofka oo urta

Yiridka haddii aan la daaweynin wuxuu keenaa in ilkaha ay soo daataan markii ciridka uu ka durqo.

Yaa halis ugu jiro yiridka?
Waxaa halis ugu jiro dadkaan hoos ku xusan:
• Dadka aana cadaysanin,
• Qofka aan caafimaadka ilkahiisa ku dadaalin,
• Tubaakada isticmaalo
• Dadka da'da ah.
• Dadka difaacooda liito oo qabo xanuunada sida Aydhiska ama Kansarka oo kale.
• Dadka isticmaalo daawooyinka ilkaha u daran
• Qofka qabo xanuunada jeermiska fangaska uu keeno.
• Dadka qabo af-qallaylka.
• Qofkii qabo nafaqo-darro ama fitamiinada ay ku yaryihiin
• Qofka daroogada isticmaalo.
• Qof dhaawac ka gaaray ciridka qalliin ama si kalaba.

Sidee loo daaweeyaa?
Takhtarkaaga ilkaha u tag haddii aad calaamadaha mid ka mid ah isku aragto.
Takhtarkaaga ilkuhu wuxuu nadiifin doonaa isla markaana ilkahaaga ka saari doonaa huurada.Xanuunka ciridka kaa hayo nooca uu yahay iyo sida loo daaweyn karo ayuu kuu sheegi doonaa.

Daaweyntu waxay ku xiran tahay xanuunkaaga heerka uu gaarsiisan yahay haddii ay daawo ku filan tahay ama qalliin aad u baahan tahay intaba.

Sidee logoa hortagi karaa?
Si yiridka looga hortago, cadayo oo ilkaha dhexdooda dun isaga nadiifi ugu yaraan labo goor maalin kasta si huurada meesha uga saarto inta aysan ku kordhin.

Takhtarkaaga ilkaha u tag 6-dii bilood ee kastaba mar si ilkaha lagaaga hubiyo oo lagaaga nadiifiyo.

14/01/2023
02/01/2023

Waa lakeenay

30/12/2022

Jumca wanaagsan!

27/12/2022

No hook

27/12/2022

3 hook

27/12/2022

345 hook

Photos from midraar medical eqiupment's post 15/12/2022

Waa diyaar hadda!
Qiima macquul ah!

15/12/2022

Wagaas majirin

14/12/2022

Dadka waani waa wax fiican, lakin horta adigu waansan.

20/11/2022

Lingual Button waa diyaar hadda!
Lingual is now available!
متوفر الآن!

15/11/2022

midraar medical eqiupment

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu