Saciid Baafo Sports

Waxaan ahay wariye ka faalooda Arimaha ciyaaraha sidoo kalana falanqeeya ciyaaraha

Photos from Saciid Baafo Sports's post 23/11/2023

Banaadir waa Diyaar
๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ.

22/11/2023

Inter 98/99

Ronaldo 9
Zamorano 1+8.

19/06/2023

Hambalyo Degmada cabudwaaq oo noqotay Horyaalka Degmooyinka Galmudug.

10/06/2023

Hambalyo city Guul Aad u qalanteen Ayeey eheed ka dib shaqadiini dhereed ee sanadkaan.

10/06/2023

Caawa Yaa noqon karah Horyaalka Yurub mancity Ama inter Milan.

05/06/2023

Hambalyoh walaalkey Mahad Injey
Waa wixii ugu fiicnah Ay mudnaayeh Dadka jecel ciyaaraha ee ku nool Degmada waaberi.

20/05/2023

Manchester city Ayaa soo Barbareysay Rikoorkii United ka dib sedax jeer oo xariir Ah Markii Ay Qaaden Horyaalka Ingariiska.

18/05/2023

Maclinka ugu fiican kubada cagta Caalamka.

Photos from Saciid Baafo Sports's post 17/05/2023

Guul Daro iyo ciyaar xumaba jumlo Ayeey u qaaten Real madrid.

Photos from Saciid Baafo Sports's post 16/05/2023

Hambalyoh Intermilan oo iska xaadirisay Uefa champions league final ka dib 13sano.

13/05/2023

Ugu dambeyn Chelsea ayaa heshiis la gaartay Mauricio Pochettino kaas oo noqonaya macalinkooda xagaaga soo socda.

13/05/2023

๐Ÿ—ฃ Raphael Varane: "Funaanadda Real Madrid waa miisaanka culus, waxaana cabsida ka dareemi jirnay indhaha ciyaartoyda naga soo horjeedda." โšช๏ธ

โ€” Wuxuu sidaas ku sheegay Wareysi uu siiyay BT Sports.

Warkaan Maxaa ka jirah.

12/05/2023

Reer Galmudug caawa macalinkiinah waa diyaar.

10/05/2023

Yaa Guleysan karah caawa
Ac milan vs inter milan.

10/05/2023

Kaddib 18 sano oo uu ku sugnaa Barcelona oo uu saftay 719 kulan, isla markaana kula guuleystay 31 koob, Sergio Busquets ayaa ka tagaya garoonka Camp Nou dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Kooxda Barcelona iyo ciyaaryahanka ayaa labaduba xaqiijiyey bixitaanka kabtan Busquets.

09/05/2023

Qabiir isoo dhaha Asxaabteydah๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚.
๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™.

09/05/2023

Yaa Guleysan Karah caawah.
Real madrid vs Manchestercity.

05/05/2023

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Somalia U17 vs Senegal U17 ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ณ || Tartanka CAF U-17 2023.

Caawa haddii aan garaacno Senegal waa soo gudbaynaa.

Kulanka waxaa la baasanayaa caawa 10:00 habeennimo xilliga geeska Afrika.

Insha allaah guul da'yarteenna Soomaaliya. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ’ช

04/05/2023

Hambalyo Napoli oo 33sano ka dib Ku Guleystay Horyaalka Talyaaniga.

03/05/2023

Erling Haaland ayaa noqday caawa xiddiga goolasha ugu badan hal xilli ciyaareed ka dhaliyey horyaalka Premier League, waxaana uu ka dhaliyey 35 gool. ๐Ÿ”ฅ

Waa uu sii kordhisan karaa goolashiisa inta ka hartay xilli ciyaareedka horyaalka.

Kaliya waa 22 sano jir Haaland, waxaana uu tartammada oo dhan haatan ka marayaa 51 gool.โšฝ๏ธ

02/05/2023

sorry captain๐Ÿฅฒ

02/05/2023

Xulkeenna da'yarta Soomaaliya ayaa caawa la ciyaari doona dhiggooda Congo kulan qeyb ka ah koobka qarammada Afrika ee da'doodu ka hooseyso 17-ka sano. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waa kulankeenna labaad kaddib markii aan guuldarro kala soo kulannay kulankii furitaanka marti-geliyeyaasha tartanka ee Algeria.

๐Ÿ•น | Ogeysiiska Ciyaarta:-

๐Ÿ† | Tartanka :- CAF U17 Cup of Nations.
๐ŸŽฎ | Kulanka :- Congo U17 ๐Ÿ†š Somalia U17.
๐ŸŸ | Garoonka :- Nelson Mandela Stadium.
โ˜€ | Maalinta :- Talaado.
๐Ÿ“† | Taariikhda :- 02/05/2023.
โฐ | Saacadda :- 10:00PM
๐Ÿ‘ค | Gasrooraha :- Vincentia Enyonam (Togo).
๐Ÿ“บ | Ka daawo: (Bein SPORT 3).

Guul baan u rajeynayaa qaranka.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ’ช

Photos from Saciid Baafo Sports's post 01/05/2023

Kuraasti la dhigi lahaa Garoonka kubada cagta bosaaso Ayaa soo Gaaray dhawaan Magaalada, Waxaa Hambalyo iyo Mahadnaq mudan cid walboo howshaan quruxda badan ka qeyb qaadatay Haba ugu horeeye walaalkey

Idriis Osman Salad.

Photos from Saciid Baafo Sports's post 30/04/2023

Banaadirโœ…
Galmudugโœ…
Hirshabelleโœ…

30/04/2023

Daadir Amiin Cali oo mar kale loo magacaabay tababaraha xulka Kubbadda cagta G.Banaadir.

30/04/2023

Napoli oo ku dhaw Horyaalnimada Talyaaniga ka dib 33sano.

29/04/2023

Ku celcelin fiican Haddi aan helno mustaqbalka kubada cagta soomaliyah Meel fiican Ayuu ku wajahan Yahay Fiikirkeyga.
Ciyaaraha xiganah Guul Ayaan rajeyneenah in sha alh๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™.

29/04/2023

Benzema Ayaa kamid noqday Afarta Gool dhaliyeh Ugu sareeya Tariikhda La Liga โœจ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ

๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท Lionel Messi 474 โšฝ๏ธ
๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡น Cristiano Ronaldo 311 โšฝ๏ธ
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Telmo Zarra 251 โšฝ๏ธ
๐Ÿ†•๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท Karim Benzema 235โšฝ๏ธ
๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡ฝHugo Sanchez 234โšฝ๏ธ

29/04/2023

Captain Abduleh๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

29/04/2023

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Guul baan u rajeynayaa xulkeennaa qaranka 17-jirada Soomaaliya oo caawa la ballansan dhiggooda Algeria. ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ

Astaan sports Ayaa noo balan ah Caawah.

29/04/2023

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

27/04/2023

Ciyaariyahan Abdihaafid Oo xidig Muhiim u ahaa Da'yarta xulka qaranka Ayaa ku dhacay Baarista Da'da Taaso la micno ah inuusan Qeyb ka noqon Doonin Ciyaartoydah Tartankaas ka Qeyb gali Doontah.

26/04/2023

๐Ÿ˜ฒ๐Ÿ˜ฒ๐Ÿ˜ฒ๐Ÿ˜ฒ

26/04/2023

Weynakaa.

25/04/2023

Hello Astaan.

24/04/2023

Axmed Tahliil Cali oo mar kale loo magacaabay tababaraha xulka Galmudug hoggaamin doono tartanka maamul goboleedyada iyo G.Banaadir 2023.
Maxey ka dhigantahay in Ahmed Tahliil Qabtoh xilkaan markiisi labaad.

24/04/2023

https://www.facebook.com/EuDelSomalia/videos/1169378870407849/?app=fbl

Waa gabar walaashena oo tartan European Union ay qabteen ka qayb galaysa, ee asxaabta sharafta leh link inta booqatan like u saara.

Inshallah guul baan u rajaynaya.

23/04/2023

Maxaad ku xasuusatah Abdihafid?

22/04/2023

Ciida iyo faraxeedah.

22/04/2023

Mar kaleh inaad Guul Weyn nagu Hogaamisaan Ayaan Rajeyneenah๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Via Laberia
Mogadishu
2526
Other Mogadishu gyms & sports facilities (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ๏ฟฝ๏ฟฝ

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district ๐Ÿ’ช๐Ÿ™

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

Hussein cilmi Hussein cilmi
0619902622
Mogadishu, BANNA