Mohamed-Qoslaaye1

Mohamed-Qoslaaye1

You may also like

Celana_volly murah
Celana_volly murah

Sportsku Waa Is Dhex Galka Bulshada Ku So Dhowaada Pagekan An Ugu Hadalno Sportska.?

18/12/2023

Ma jiro goolhaye ka cleen sheet badan Andre Onana Premier League xilli ciyaareedkan, miyaan dhihi karnaa Flop."

Photos from Mohamed-Qoslaaye1's post 18/12/2023

📷 - Eriksen Is Back. Maskaxdi Manchester United Ee khadka dhexe ayaa soo laabtay." 🔥♥️

18/12/2023

Ila hada waxan u qaadan la' ahay baaski cajiibka ahaa e u siiye Garnacho misana u qasariyey, Wiilkan 17 jirka marnaba ma doonayo ina ka waayo magaciisa Line-up ka kooxda Kulan Walpa.

18/12/2023

Jose Mourinho: "Waan jeclahay taageerayaasha Manchester United."

17/12/2023

Roy Keane oo ka hadlaya Van Dijk: "Kibir badan ayaa ka soo baxaya isaga, waxa uu u baahan yahay xasuusin in uu u ciyaarayo koox haysata hal horyaal muddo 30 sano ah”. [sky]

17/12/2023

📷 - Raphael Varane geesiga caawa shabqiisa diiday in gool la taabsiyo muxu idinka mudan yahay. 💪♥️

17/12/2023

Maxaa ku qiimeyn laheed wax-qabadka ninkan maanta?

17/12/2023

FT: Manchester United 0-0 Liverpool

Manchester United ayaa hal dhibic ay U dagaalantay kaso qaadatay Garoonka Anfield ila hada ma garanayo sbbta Dalot Red-card lagu siiye.

Yaa u dooran laheed xidiga ugu fcn ciyaarta👇

17/12/2023

HT: Manchester United 0-0 liverpool

Yaad U dooran laheyd xidiga ugu fiican qeybta h**e ee ciyaarta?.

Photos from Mohamed-Qoslaaye1's post 17/12/2023

📷 - Sawirada Ciyaartoyda oo Iskululeynaya. 💪♥️

17/12/2023

RASMI: Shaxda Manchester United ay ku Wajaheyso Kooxda Liverpool💪❤

17/12/2023

BREAKING: Kobbie Mainoo iyo Alejandro Garnacho ayaa ku soo bilaawday kulanka Liverpool!

17/12/2023

Ma waxaad dooneysaa inaad ii sheegto 6 bilood gudahood goolhayaha ugu fiican Champions League xilli ciyaareedkii h**e wuxuu noqday kan ugu xun adduunka? Maya."

16/12/2023

Rasmi" Harry Maguire ayaa la gudoonsiiyay Fans’ Player of the month 🙌

Photos from Mohamed-Qoslaaye1's post 15/12/2023

📷 - Sawirada Isku Diyaarinti Ugu Dambeysey Kulanka Axada ee aan Wajaheyno Kooxda Liverpool. 💪♥️

15/12/2023

📷 - Rashy is Back. 💪♥️

15/12/2023

📸 Luke Shaw oo maanta tababarka ku jira☠

15/12/2023

BREAKING: Donny van de Beek ayaa Ku biiraya Eintracht Frankfurt, HERE WE GO!

Heshiis afka ah oo hadda la galaya Manchester United. [Fabrizio Romano]

15/12/2023

🚨🚨🎙️| Erik ten Hag: "Harry Maguire ma heli doono [kulanka Liverpool], laakiin uma maleyneyno inay ahaan doonto waqti dheer oo aan la heli karin."

15/12/2023

🚨🔴 Erik ten Hag markii la waydiiyay ineey wali taageeraan maamulka Manchester United: "Waan dareemayaa taas, wayna ii sheegaan taas".

"Taasi waa fiican tahay, laakiin waxaan diiradda saarayaa habka iyo inaan kooxdan ka dhigo mid wanagsan,

15/12/2023

🚨🚨Ten Hag ayaa la filayaa in uu cadaadis weyn kala kulmo hadii ay guuldaro xun kala kulmaan Liverpool Axada.

Ilo ku dhow dhow ayaa sheegaya in booskiisa loo arki doono mid daciif ah haddii ay guuldarro seddexaad oo xiriir ah kala kulmaan Anfield. [Samuel Luckhust, RAG]

14/12/2023

Michael Oliver ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Liverpool vs Manchester United ee Axada.

13/12/2023

🚨Liiska ka maqan Manchester United ee ku wajahan Liverpool axada garoonka Anfield

🤕 Maguire
🤕 Shaw
🤕 Mount
🤕 Martinez
🤕 Casemiro
🤕 Eriksen
🤕 Lindelof
🤕 Diallo
🤕 Malacia
🤒 Martial
🤒 Rashford
🚫 Fernandes
🚫 Sancho

13/12/2023

Guul iyo Guuldaraba markasto waxaan nahay man united ❤❤❤

Glory glory man united💔

13/12/2023

Deg deg""Julen Lopetegui ayaa aad ugu cad cad badalka Ten heg👀

12/12/2023

FT: Manchester United 0-1 Bayern Munich.

Manchester United ayaa si Rasmi ah ugu hartay Tar tanka Uefa Champions League.

12/12/2023

HT: Manchester United 0-0 Bayern Munich.

United ayaa qeybta h**e ciyaarta ciyaartay kubad aad uu fiican in kasto ay laheyn h**ey U socod.

Yaad U dooran laheyd xidiga ugu fiican qeybta h**e ee ciyaarta?.

12/12/2023

Way fiican tahay in la arko Champions League Varane oo ku soo laabtay line-upka XI. 🇫🇷❤️

12/12/2023

RASMI: Shaxda Manchester United ay ku Wajaheyso Kooxda Bayern Munich. 💪♥️

Photos from Mohamed-Qoslaaye1's post 12/12/2023

📷 - Ciyaartoyda Soo Gaartay Garoonka Old Traford. 💪♥️

12/12/2023

Rasmus hojlund Caawa malaga yabaa in oo lugtiisa nagu soo saaro wareega xiga ee ucl ka☠🔥

12/12/2023

Kingsley Coman" man united Waan ogahay inay yihiin koox fiican laakiin waxaan ogaa in Galatasaray ay sidoo kale ahayd koox fiican. Galatasaray ayaa soo iibsatay ciyaaryahano wanaagsan oo loo bartay inay ku ciyaaraan heer sarre. Waxaan la yaabay lkn Copenhagen, runtii way fiican yihiin."

11/12/2023

BREAKING: Lisandro Martinez ayaa ku soo laabtay tababarka Team ka🔥

11/12/2023

Rasmi" Martial ayaa naadiga manchester united si free ah ugu bixi doono xagaagan markuu dhamaado😬

Tageere maxaa ku xasuusaa martial intuu naadiga joogay?

11/12/2023

Deg deg "Manchester United ayaan dooneynin inay dhaqaajiso fursada ay ku kordhin karto qandaraaska Anthony Martial marka uu dhaco dhamaadka xilli ciyaareedkan. []

09/12/2023

FT: Manchester United 0-3 Bournmouth.

Runti kulanki h**e marka aragnay Kooxda see U ciyaartay qof kasta wuxu is dhahay kooxda dib ayey uso laabtay lkn waxa oganay ina aan Eber nahnay oo Chelsea Lee aan Ka badin karno.

09/12/2023

HT: Manchester United 0-1 Bourthmouth.

Ten Hag haduu guul rabo ha saaro Martial caajiska Ka batay Hojlund ha keeno ciyaarta Maguire runti wuxu noqday Daafac wax kle ah.

Yaad U dooran laheyd xidiga ugu fiican qeybta h**e ee ciyaarta?.

09/12/2023

RASMI: Shaxda Manchester United ay ku Wajaheyso Kooxda Bournemouth 💪❤

Photos from Mohamed-Qoslaaye1's post 09/12/2023

📷 - Ciyaartoyda soo Gaartay Garoonka Old Traford. 🔥♥️

08/12/2023

📷 - Sawir wadajir ah. 🔥♥️

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

📷 - What A Goal Masson Greenwood. 🔥♥️
Daawo Onana oo Ka sii jeestay Rigoorada Bruno uu dhalinayey.
Daawo Marcus Rashford oo Tababarka England ku ceebeysanayo Phil Foden ☠️😮‍💨
Daawo Greenwood Oo Tababarki Ugu Horeeyey la qaatay kooxda Getafe.🔥❤️
Saxiixyada cusub ee Rasmus Højlund iyo Sergio Reguilón oo is kululeynaya. 😍
BREAKING: Sofyan Amrabat oo maanta imaanaya Viola Park si uu u fahmo halka uu mustaqbalkiisu uu marayo. [GIFN]
📸 - Rasmus Hojlund Welcome To Manchester United. 🔥❤️
📸 - Andre Onana ayaa yimid Garoonka Old Traford. 🔥❤️
📸 - Lissandro Martinez oo Tababarka Free-kick qurux badan ku dhalinayo. 🔥
📸 - DAAWO Garnacho oo kubad ciyaarayo asigo xeran Funaanada Goat-kiisa Ee CR7." 🔥❤️
🚨 | Mason Mount ayaa yimid xerada Tababarka Manchester United ee Carrington." 🔥
Mudaaharaadka #GlazersOut ayaa hada socda.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Other Sports in Mogadishu (show all)
c/naasir c/naasir
Mogadishu, 123

Viva Blues Viva Blues
Mogadishu

Welcome to Viva Blues page

Iprahimzeymarofficial Iprahimzeymarofficial
MOGADISHU
Mogadishu, MOGADISHU

Tyga Bella Tyga Bella
Benadir Street
Mogadishu

sports funny

allsportstv24 allsportstv24
Mogadishu, 202122

Hoyga ciyaaraha

Real madrid somali fanz Real madrid somali fanz
Cawaalesaleban13@gmail. Com
Mogadishu

CUMAR CADE CUMAR CADE
0613625632
Mogadishu, 5632

�HORSEDKA GUSHU WAA HURMARKA FANSKADA WLL�

Al-Nasser Somali Fans Al-Nasser Somali Fans
Banaadir Road
Mogadishu

Welcome Al-Nasser Fans

FARAX FARAX
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW

news page4e news page4e
Hodan
Mogadishu, 252

writer �

Abdifitah Taban Abdifitah Taban
Mogadishu

Waba So Gashe FollowGa Ha igala Tagin�