Videos by Cirashiid raabi in Mogadishu. Kusali nabiga scw scw scw
Gurmad bay inoga bahanyihiin shacabkeenu runtii waxa jira dad iyi dunyoba waa laso barakacay ee dadkas hoos halo eego
Wadanka nimco ayaa ka dhacaday allow nimcada nusqanteeda nagu Degenaka xaajiwayne iyo Saka alxamdulillah 🤲
Cawa waa haben jimco ah aynu uducayno walaladen in alle kadul qaado cadowga xaq ayad ku tagantihiin waadna gulaysanaysa gulaysta
Gabdha xidhiidhku idinka dhaxeyo hadii aad qalbigeda ilaliso ogow in aad ilalisay midii kula dhalatay sabab haunoqan in uu qalbi jabo
Khadka waa lajari raba ban maqlay melfican manta gadhsiiya pejkan cusub saxibayal ❤️ flow back iso dheh
Walashay deeqa axmed Rabi wll ii buxisay booskasta oo nolashayda wll in badan wan idin xiisi doona ❤️💯