Abuu Ayuub Polyclinic

Abuu Ayuub Polyclinic

You may also like

Wadwad
Wadwad
Ddsaa
Ddsaa

Abuu Ayuub Polyclinic Center waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo caafimaad oo dhameestiran

06/02/2024

Iska gaabi iftiinka mobile-ka xilliga habeenkii ama iskaba jooji isticmaalkiisa

30/01/2024

Bal maanta aan is-baranee Dhiigagu waa nuucee adiga ?
Qeybta faalada nagula wadaag

28/01/2024

Macaamiil Waxaan diyaa unahay in aan
Kuu adeegno goorwaliba.
Nagala soo xiriir 👇
252 613661161

26/01/2024

Juma Mubarak

25/01/2024

Waxaan Kuu Haynaa Daryeel Caafimaad Oo Wanaagsan.
Nagu soo booqo xarunteena
Abuu Ayuub Polyclinic
Ama Nagala soo xiriir 👇
252 613661161

23/01/2024

HADAFKEENU WAA CAAFIMADKAAGA
WAXAAN MARWALIBA HEEGAN U NAHAYWAA DARYEELKAAGA

Nagu soo Boogo Xaruntena
Abuu Ayuub Polyclinic
Ama Nagala soo xiriir 👇
61 3661161

18/01/2024

QAYBTA DAWAYNT CUDURADA GUUD

Dr.Abdikarim Abdullhi Omar

Lakulan dhaqtarka si aad u hesho daryeel cafimad oo dhamaystiran

Nagu soo Booqo Xaruntena
Abuu Ayuub Polyclinic

Ama Nagala soo xiriir 👇

252 613661161

16/01/2024

QAYBTA LAB-KA

Qaybtan waxaa kuugu diyar ah qalab casri ah iyo jawab lahubo

Nagu soo Booqo Xaruntena
Abuu Ayuub Polyclinic

Ama Nagala soo xiriir 👇

252 613661161 |

11/01/2024

Tonsillitis
Waa caabuq kuyimaada qumanka si kale hadii aan udhahno quman barar waxauu haleeli karaa da kasta waxa uu aad ugu badan yahay da da caruurnimada

Claamadaka lagu garto

1) dhuunta ama cunaha oo aad u xanuna qofka
2) liqida qofka oo eey dhibaato ku timaado
3) afka oo aad usoo ura

4) qandho ama xumad aad usareysa

N.B: hadii aad isku aragto calamadaha nagu soo booqo Abuu Ayuub ama

Nagala soo xiriir

252 613661161

10/01/2024

Pneumonia ama ofwareyn
waa infection ama caabuq ku dhaca mid ama 2 da Sambabood waxaana sababikar, bacteria, Viruses, ama fungi Waa caabuq sambabada ku adkayo inay si fudud u neefsadaan

Claamadaka lagu garto
1.qandho
2. Xanun marka la qufacayo
3. qufac soosaara Xab
4. neefsasho deg deg ah ama adag
5. cunta xumo
6. matag ama shuban

N.B: hadii aad calamadahan ku argto ilamahaga nagu soo boogo Abuu Ayuub ama

Nagala soo xiriir 👇

252 613661161 |

08/01/2024

Waa maxay jadeecadu?
waa cudur la kala qaado oo uu keeno Jermis Ilma aragta ah.

Claamadaka lagu garto
1: qufac
2. Xumad sareysa
3: indhaho Casaan
4: finan Cas ooleh buur- buur muuqda
5: San cun cun
Sidee loogaga hortagikaraa Qaabka ugu wanaagsan ee la isaga ilaaliyo waa in la is talaalo

Nagala soo xiriir 👇

252 613661161

06/01/2024

Kolestarool(Cholesterol)fara badan oo jirka ku jira wuxuu noqon karaa mid waxyeello u leh jirkaaga wuxuuna kordhin karaa halista aad ugu jirto cudurka wadnaha.
Hadaba macmiil waxaad baarista iyo daweynta Cholesterol-ka helikartaa
Abuu Ayuub Polyclinic

Nagala soo xiriir
0613661161
Ama nagu soo booqo xarunteena.

04/01/2024

Abuu Ayuub Polyclinic waxaad ka helaysaa sheybaar dhameestiran
Nagala soo xiriir
61 3661161

03/01/2024

Abuu Ayuub Polyclinic Waxaa ka howl galo
𝐃𝐫 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐡𝐢 kaas oo khibrad sare uleh howlaha caafimaadka islamarkaana qabilsan 𝐂𝐮𝐝𝐮𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 iyo daaweyntooda.
Nagala soo xiriir 👇
0613661161

02/01/2024

Dr Abdirahman Musse Hassan
Dhaqtarka caruurta iyo qaliinada fudfud
waa dhaqtar khibrad u leh shaqda uu qabanaayo.

HOREY U GAAR XARUUNTA DAAWEYNTA DADWENAHA EE Abuu Ayuub Polyclinic

61 3661161

01/01/2024

Waa maxay dhiikar (hypertention)?
Waa marka uu kordho cadadiska dhiiga sida caadiga ah ee qofka lagu yaqaano.

Calamadaha dhiikarka (symbtoms high blood pressure).
Sida bdn dadka dhiikarka qaba malahan calamado xita hdi uu marayo herka ugu sareyso inyar oo kamid ah dadka qaba dhiikarka waxay leeyihiin calamadahan sosoxda
1: madax xanuun(headache )
2:naqaska oo qabta(shortness of breath)
3:dhiig sanka ka yimaada(nose bleeding)
Sida u hubiso caafimadkaga nagu soo booqo Abuu Ayuub Polyclinic

28/12/2023

U adeegidda macaamiisheenna waa mudnaanteena koowaad. Madaalayaasheenu waxa ay goor walba diyaar kuugu yiihiin xarumaha Abuu Ayuub Polyclinic
Nagala soo xiriir 👇
0613661161

26/12/2023

𝐇𝐮𝐛𝐢 𝐜𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐬𝐚𝐧.
Caafimadku wa shayga ugu qaalisan ee aadanuhu ka fakiro
Si aad u biso caafimaadkaaga nagu soo booqo xarunteena ama
Nagala soo xiriir
61 3661161

25/12/2023

Macaamiishe sharafta waxa idiin diyaarinay pharmacy ku qalabeysan daawooyin lugu xanaaneeyay cimiladii ku haboonaa iyo dhaqaatiir aqoontodu sareyso
bogsiinadadu waa fardxadena
Nagala soo xiriir 👇
0613661161

24/12/2023

In la daneeyo Cuntada ,Huga,Hoyga iyo Caafimaadka ubadka waxa loo yaqaannaa Daryeel(Korin).
Hadaba macaamiil
Abuu Ayuub Polyclinic Waxaa ka howl galo Dakhatar khibrad sare uleh howlaha caafimaadka islamarkaana qabilsan Cudurada caruurta iyo daaweyntooda.
Nagala soo xiriir 👇
61 3661161

15/10/2023

Caafimadku wa shayga ugu qaalisan aadanuhu ka fakiro
𝐇𝐔𝐁𝐈 𝐂𝐀𝐀𝐅𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀𝐆𝐀 𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐀𝐀𝐃𝐀𝐍 𝐗𝐀𝐍𝐔𝐔𝐍𝐒𝐀𝐍
𝕠𝕠 𝕟𝕒𝕘𝕦 𝕜𝕒𝕒𝕝𝕒𝕪 𝕩𝕒𝕣𝕦𝕟𝕥𝕖𝕖𝕟𝕒 Abuu Ayuub Polyclinic

61 3661161

12/10/2023

𝐅𝐚𝐝𝐥𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐨 astaamaha hoos ku xusan noogu kaalay xarunteena Abuu Ayuub Polyclinic 𝙲𝚎𝚗𝚝𝚎𝚛

✅ 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐥𝐚𝐛𝐨 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐚𝐡
✅ 𝐁𝐨𝐠 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐭𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐫𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐨 𝐚𝐦𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐭𝐨
✅ 𝐈𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐨 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐲 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐫𝐨𝐠𝐦𝐞𝐲𝐬𝐚
✅ 𝐃𝐢𝐛𝐢𝐫𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚 .
✅ 𝐂𝐚𝐥𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚
✅ 𝐀𝐚𝐫𝐢𝐲𝐨 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠 𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐜𝐚𝐥𝐨𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐚𝐛𝐚𝐝𝐤𝐚
✅ 𝐆𝐮𝐛𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧𝐭𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐛𝐥𝐞𝐲𝐝𝐚.

Fadlan noogu kaalay xarunteena si lagaaga daaweeyo insha allah
Xarunta waxey kutaala 𝚋𝚞𝚞𝚕𝚘 𝚜𝚑𝚒𝚒𝚍𝚕𝚎 𝚒𝚢𝚘 𝚜𝚒𝚒𝚗𝚊𝚢 wixii faafaahin ah kala xiriir namberka hoos ku xusaan.

61 3661161

29/09/2023

Jumma mubarak all muslims

24/09/2023

𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 Abuu Ayuub Polyclinic waxaa diyaar kugu ah dhaqtarka qaliimada guud kaasoo kaadaaweyndoona xanuunada hoos kuxusan insha allah.

✅ 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚(𝐝𝐚𝐚𝐰𝐞𝐲𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐚𝐛𝐚)
✅ 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐅𝐢𝐢𝐬𝐚𝐭𝐨𝐥𝐚𝐝𝐚
✅ 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐧𝐟𝐞𝐜𝐭𝐢𝐨𝐧𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚
✅ 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐛𝐮𝐫𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚
✅ 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐤𝐨𝐫𝐭𝐚 𝐞𝐲 𝐬𝐚𝐛𝐚𝐛𝐭𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚
✅ 𝐊𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐢𝐝𝐚 𝐟𝐢𝐫𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲.
✅ 𝐆𝐮𝐛𝐧𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐢𝐡𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧
✅ 𝐆𝐮𝐝𝐧𝐢𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐜𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐡𝐞𝐲𝐫𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐚𝐡 𝐥𝐚𝐠𝐮𝐮𝐠𝐮𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨.

Xarunta waxey kutaala inta udhexeysa 𝐬𝐚𝐧𝐜𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐟𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐣𝐢𝐢𝐧𝐨 gaar ahaan xaafada 𝐛𝐮𝐮𝐥𝐨𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝𝐥𝐞.

𝐖𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐧𝐚𝐦𝐛𝐞𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬 𝐤𝐮 𝐱𝐮𝐬𝐬𝐚𝐧.
61 3661161/0615916607/0615884489

𝐂𝐀𝐀𝐅𝐈𝐌𝐀𝐀𝐃𝐊𝐀𝐀𝐃𝐔 𝐖𝐀𝐀 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌𝐀𝐃𝐄𝐘𝐍𝐀 𝐊𝐎𝐎𝐖𝐀𝐀𝐃.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐢𝐧𝐮 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨𝐰 (𝐇𝐞𝐩𝐚𝐭𝐢𝐭𝐢𝐬) 𝐧𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐀Dr. Abdikariim | Dhakhtarka Cudurada Guud61 366116...
"𝐂𝐚𝐥𝐚𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐨𝐤𝐨𝐫𝐭𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚'𝐃𝐫. 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐬𝐞 𝐇𝐚𝐬𝐬𝐚𝐧 - Dhaqtarka caruurta iyo qalii...
Abuu Ayuub Polyclinic Sanca iyo Siinaay oo looga bartay bixinta adeegyo caafimaad iyo Daawo tayo sare leh ayaa idiin soo...
Abuu Ayuub Polyclinic Sanca iyo Siinaay oo aad uga barateen adeeg caafinaad iyo pharmashiyayaal daawo tayo sare leh ayaa...

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
252
Other Medical & Health in Mogadishu (show all)
Gubadley Health Center Gubadley Health Center
Gubadley
Mogadishu

Kusoo dhawaaw xaruunta caafimaadka Bisha Cas ee gubadley

Naafic Herbal Naafic Herbal
Kpp
Mogadishu

Ku soo dhawaada xarunta Naafic Waxa aan dadka ku daawena Daawo Dhireed Xaarunta waxa ay kuu taal Mog

Al-MUNAAR  dentel  clinic Al-MUNAAR dentel clinic
Daalo
Mogadishu, 252

Mr. Nor Ali Ga'al Mr. Nor Ali Ga'al
Maka Almukarama Str
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya. Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.
Mogadishu

Xarunta Daryeelka Dhagaha Soomaaliya.

Daawoyin Tayaysan Daawoyin Tayaysan
Howlwadaag/shantageed
Mogadishu

medical

Somalia Hepatitis Initiative Somalia Hepatitis Initiative
Mogadishu

Fighting Hepatitis in Somalia (La-dagaalanka #Cagaarshowga). Led by Abrar University & co-implemented with Somali Liver Center. Join us at https://somhepatitis.so

~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿ ~CK Mx'ᴜᴜᴅ Aᴍɪɪɴ~~¿
Wadajir District
Mogadishu

افعل شيئًا لتحرك نفسك نحو هدفك الرئيسي كل يوم...�

DR: HAYLE DR: HAYLE
Mogadishu, 00252

00252

Heyle pharmacy Heyle pharmacy
Mogadishu

zalmancade518@)lgmalil.com

Sihaam herbal centre Sihaam herbal centre
0614236182
Mogadishu

Wll hadaa xanuun in muda ah laxanunsaned dawo dhireed tayo wangsan waxd kahelikartaa 0614236182