Andar Media, Mogadishu Videos

Videos by Andar Media in Mogadishu. Film Production And Graphic Designer

“Taako kamid ah Dhulkeenna, Baddeenna iyo Hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa, “Ra’iisul Wasaare Xamsa.

Click to enable sound Next

Other Andar Media videos

“Taako kamid ah Dhulkeenna, Baddeenna iyo Hawadeenna laguma soo xad-gudbi karo, waana difaaceynaa, “Ra’iisul Wasaare Xamsa.

Go'aanka Golaha wasirada XFS ee kadhanka ah damaca Ethiopia

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre “ Caawa waa habeen bilow u ah in qaab cusub Dunida inoola macaamisho, sidoo kale waxa ay inooga dhigantahay gushaan habeenkii calankeena Cawaale dalka laga taagay.”

Wasiirka Maaliyadda oo cabiraya dareenkiisa ayaa yiri “waxaa furmay Dabar in badan inagu xirna oo inoo diiday in aynu hore-usocod dhaqaale ku talaabsano, Waxaa dumay dayr muddo dheer inaga hortaagnaa in ay dunidu macaamil maaliyadeed oo rasmi ah la yeelano”

Reysal wasare masuula haldora MUDANE XAMSA CABDI BARE

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si adag ula hadlay Boqolaal shacabka Gobolka Shabeelaha Dhexe ah kuna booriyay in ay dagaalka khawaarijta qayb ka noqdaan.

Warbixin : Waa kuma Injineerkii jalaatoolaha noqday Wariye: Nimca Timacade

Senator Samsam Daahir "Waanu ku qasban nahay wiilasha dhiigooda noo huray inaan anaguna garab istaagno, Khawaarijtana waa laga guulaysanayaa "

Abuukaate Maxamed oo qareen u ah eedeysane Cabdulaahi oo soo gabagabeeyey doodda difaaciisa

Xeer ilaaliye ku xigeen Farxaan oo sharaxay gabagabada dooda xafiiska xeer ilaaliyaha Qaranka

Abuukaate Dudaaye oo qareen u ah eedeysane Saabir oo soo gabagabeeyey doodda difaaciisa

Abuukaate jeelle oo qareen u ah eedeysane Aadam oo soo gabagabeeyey doodda difaaciisa

Maxaa kala qabsaday Xildhibaanada golaha shacabka iyo Wasiirka difaaca

Xildhibaan Ilyaas Sheekh "Shacabka waxaan leenahay Khawaarijyta waa cadowga Soomaali oo dhan waana inaan u midowno"

Abuukaate Dudaaye iyo maxkamadii maxaa kala qabsaday

Xildhibaan Maryan Macalin "marwo hala garab istaago waxaan halkaan ku bixinayaa lacag aan ku taageerayo".

Xildhibaan Kooshin "Sharaf bay noo tahay in gabar Soomaaliyeed ay hankaas yeelato oo ay u tartanto Madaxweynaha Baarlamaanka adduunka".

Golaha Shacabka ayaa ogolaadey in gunnada xildhibaannada looga jaro 200 oo dollar xildhabaannad marwo oo u sharaxan madaxweynaha Baarlamaanka Aduunka.

Xildhibaan Aweys oo ka hadlay mushrax nimada xildhibaan marwa garab istaagna u muujiyay

Xildhibaan Ifraax Naaleeye “ In Xildhibaanad Marwo ay heerkaan soo gaarto ayaa ah guul inoo soo hoyotay”