Dhaqankaabe

Dhaqankaabe

waa page aan utaagan ilaalinta dhaqankeena wanaagsan

15/09/2023

Macalin Xaliye ayaa Sheegay in " Xiligan oo Kale ay is ilaaliyaan Raga Maadama uu Soo baxay Taleefankii u danbeeyay oo ah iphone 15

Dumarkana ay Ragga Sasabasho ku bilaabayaan Call joogto ah iyo hadalo Macan. Xabibi wan ku xiisay, Bbe Waxan ogaday inaa Said ku jecelahay Waxaas haday kula timado ayuu Yiri Xaliimo isagoo Lahadlaya Ragga Adiga kuma jeclo ee iphone 15 inaad u gado bay Rabtaa.😁😅

11/06/2023
24/05/2023

The sun is alone too but it still shines.

19/05/2023

Waxaa jira qeyb kamid ah umadda nabiga scw oo si toos ah jannada u gelaya iyago aan la xisaabin

Allah nagu daro kuwaas☝❤💚🤍

07/08/2022

Sida aynu wada ognahay, lafta dhabarku waa lafta sababta dhaq-dhaqaaqa qofka bani-aadamka ah sameeyo oo dhan, la’aanteedna waxba lama qaban kareen.

Sidoo kale hooyaduna waa laf dhabarta nolosha, waxana ay suurto gelisaa inuu qofku noolaado kuna noolaado nolol raaxo iyo farxadba leh.

Haddii aanay hooyadu ahayn laf-dhaarta nolosha sida xaqiiqda ah cidiba ma noolaateen cidina ma dhalateen ,duniduna sidaa ay maanta u camiran tahay uma camirnaateen ee waxay ahaan lahayd cidla iyo gabaahiir lama degaan ah.

Hooyo la,aanteedna noloshu way adkaanaysaa, dhib badanaysaa, wax dhadhan ahna ma samaynayso, waxana ay noqotaa nolol bilaa macaan oo aan dhimashada waxba dhaamin.

Hooyo Macaan ilaahey ha inoo barakeyo.

10/12/2021

Weeso la aan mobile qur aan maka aqrin
karaaa

Jwbta waa haa
Daawo muuqaalka
Share

10/12/2021

Ragga iyo dumarka abuurka ayey ku kala duwanyihiin ee Alle hortiisa waa u simanyihiin Qof walba waajibkii la saray walaga xisaabin doona😘 Taasna waa cadaalada raxmaanka🥰

16/08/2021

"Ninka wanaagsan wuxuu ilaaliyaa sharaftaada waayo ma rabo inaad weydo karaamadaada,

Kan naxariista badana wuxuu dhowraa qalbigaaga asagoo ka baqaaya inaad ka fogaato,

Hadaba shukaanso wiil garanaayaa cisigaaga,qiimahaaga waayo markastaa wuxuu ku xasuusinayaa akhlaaqdaada,

❌Hana lawaadagin mid ku koobaan baashaal,rabana inuu wakhtigaaga ku ciyaaro waayo uma roona mustaqbalkaaga,iyo mansabkaagaba.

✔️gabadheey shukaanso mid ixtiraamka yaqaano waayo markastaa wuxuu kuu duceyn adigoon ogeyn.

✅wiiloow adigana sidoo kale shukaanso gabadh xishoodkeeda ku dhowrsan xidhiidhisa qaraabadaada marka aad barto jecel,hooyada iyo qoyskaaga inteey adi ku jeceshahay in ka badan waayo waxay kuu hor-seedi karta guulo qaasa.

❌wiiloow rganimadaada haku Lumin gabadh muraadkeedu yahay ineey shilinkaaga xaabsatto ee noloshaada la wadaag gabadh dhisi karta kartidaada.

Waanada qaatta✔️🤭.

08/08/2021
08/08/2021

Muna Dhaqane waxa ay ka mid tahay ardayda sanadkan difaacatay buugga qalinjabinta. Jaamacadda UNISO ayey ka baratay kulliyadda engineering, gaar ahaan waaxda civil engineering. Muna markii ay semester-ka saddexaad billowday ayey waysay hooyadeed macaan.

Geerida hooyadeed Dhaqan Aadan ayaa raadad xanuun badan ku reebtay, laakiin waxay muujisay adkeysi iyo dhabar-adeyg. Dadaal badan ka dib, isbuucan ayey difaacatay buuggeedii qalinjabinta, waana riyo ay in muddo ahba ku taameysay.

Markii ay buuggeeda difaacatay ayey toos u aadday qabrigii hooyadeed, iyadoo ku lebbisan dharkii qalinjabinta. Xanuun qalbigu u adkeysan waayey ayaa indheheeda ilmo ka keenay. Dibneheeduna, duco ma ahane, wey kari waayeen hadallada xanuunka leh ee uurkeeda gubaya.

Ilaahey ha u naxariisto hooyo Dhaqan Aadan, labadoodana jannada Allaha ku kulmiyo. Muno Dhaqane oo heerka koowaad ee jaamacadda soo gabagabeysayna waxaan leeyahay hambalyo. Guulo kale oo badan ayaan u rejeynayaa.

05/08/2021

Caawa Waa Jimco Farxad Mooyee Murugo Ilaahay Kuma Tuso Adduun Iyo Aakhiraba Walaal Insha Allaah Ee Alle Dartii Ugu Salli Nabi Muxammed Scw Siina Faafi..😍
.......

04/08/2021

"Waxba kaa badali maayso guul-daradu hadii aad ku kalsoontahay go"aankaaga.

Ha unoolan sidaad u qancin lahayd wajiyada dadka xun ee u dadaal sidaad u hanan lahayd qalbiyada dadka wanaagsan,

Caqabaduhu waxay ku barraan casharaan gooniya waxayna kuu tilmaaman wadooyin aad kaga gudbi karto dabinada nolosha waa hadii aad fahansantahay qiimaha samirka, iyo dhibka guusha.

Sheekooyinka qaar waxay qurxiyaan akhriska sidaaso kale dadka qaarna waxy qurxiyaan nolosha.

Quusta iyo ka tagida hadafyada waxaa sababa Daciifnimada qofka.

Is-badal hadii aad rabin inaad ku fashilanto nolosha.

Nasteexo Cali.

03/08/2021

Waa sheeko runa oo iyada ku dhacday

03/08/2021

Bal Maxaa ka Qurux badan!

Xiliga uu Nebi Muxammed Calayhi Salaatu Wasalaam Kuugu yeedho Magacaaga!!! kadib aad waydiisid, Nebi Allow sidee ayaad ku Garatay Magacayga??!!

Kadib uu kaaga Waramo in Markasta oo aad ku Salidid markii aad aduunyada joogtay loosoo Bandhigi jirey Hebel ayaa kugu Saliyey 🥰 ALLAHu Akbar 😭

Maanta Post kale ma jiro mana socon karo aan ka ahayn in aynu Ku Sallino Xabiibkeena Calayhi Salaatu Wasalaam ❤️🥰

Ku mention garee qofkii aad kheyr la jeceshahay ❤️✋🥰

nagu soo biir Dhaqankaabe

Photos from Dhaqankaabe's post 02/08/2021

Sawirada Chelsea oo ku garaacday 2-1 kooxda Arsenal xili saxiixa Cusub Arsenal ee Ben White uu ciyaaray

Ar Chelseiyaa siduu Tuchel ugu Yimid maaro waaloo waayay
fadlan page ka like saar

02/08/2021

“Meherba meherka uu ka yar yahay ayuu ka barako badan yahay Diinteenna Islaamka”.

Osman Dr. Musa
like saar page keena Dhaqankaabe

02/08/2021

yaabka gabadh iyo nin miyi isku qabo oo lagu dhahay ninkaaga u qubeey wasakhlow waaye lugahana ka dheaq iyo jawaabta yaabka leh ay ka bixisay

fadlan page like saara asxaabey share

01/08/2021

……Joogso walaal…
Si aan ugu wada salino nabigeena Scw
Sii faafi walaal
page ka kusoo biir walal Dhaqankaabe

01/08/2021

Baro sida loo raro , sida loo dhaamiyo ratiga
Dhaqankaabe
soo gudbinta muuqalada la xariiira dhaqanka
fadlan like saar page ka

01/08/2021

TURKISOM
Turkey 🇹🇷 & Somalia 🇸🇴

01/08/2021

walal kusoo dhawoow page keena
Dhaqankaabe

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Weeso la aan mobile qur aan maka aqrinkaraaaJwbta waa haa Daawo muuqaalkaShare
Waa sheeko runa oo iyada ku dhacday

Website

Address

Mogadishu
Other Mogadishu arts & entertainment (show all)
Faasu Diin Faasu Diin
Mogadishu

page waxaa looga talagaley sida sherkooyin iyo sirta nolosha iyo wixii la mid ah

King cayda King cayda
Mogadishu

Hadaf keenu waa guul iyo hormar ��

Boqol Enderson Boqol Enderson
Mogadishu

Kusoo Dhawow Page boqol Enderson

Zubeyr yarě Zubeyr yarě
Geed Jeceyl Mogadisho
Mogadishu, 12345678

You must take life the way it comes at you and make the best of it

jsavagethe jsavagethe
Via 1 Juli
Mogadishu, 00000BN

Mr dagsade Mr dagsade
Mogadishu

FAAFI MEDIA FAAFI MEDIA
Mogadishu

Welcome to FAAFI MEDIA page, Enjoy the entertainment.

Sanka Sanka
Baidoa
Mogadishu, 24350

Rashka Drama Rashka Drama
Maka Al Mukarama
Mogadishu

Fadlan Si Aad Kaga Mid Noqoto Saaxiibadda Rashka Drama "Like Inoo Saar Page-ka Sidoo Kalena Follow D

Team ceel silig Team ceel silig
Mogadishu

https://vm.tiktok.com/ZMdXUoPQm/

Qeyr Faafiye Tv Qeyr Faafiye Tv
Mogadishu

Muktar Mohamed Ibrahim Muktar Mohamed Ibrahim
Mogadishu

Social Activist entertainment and Arts