Ramal healthcare

Kaabe waa shirkada ugu wanaagsan dhanka xayaysiimaha

29/04/2023

Maxaad ka taqanaa xanuunada xili roobaadyada kaca?
Hal iyo labo comentiga ku soo qor.

22/02/2023

Maanta oo taariikhda tahay 22/2/2023. Waxaa ay gudiga Saxadhawr gudoomiye u doorteen Ramla Mohamed Mohamud oo ah asaasihii iyo hindisihii ururka Saxadhawr september 2017, ahydna gudomiyihii 2017 september ilaa 2019 dhamaad keedi waxaan leenahy hambalyo hambalyo gudoomiye.

01/04/2022

Dhamaan ummada soomaaliyeed waxaan leenahay ramadan wanaagsan

18/02/2022

Marxalada hada taagan baan qayb ka nehnay wacyi_galinteena waxay ku saleesantahay wadciga markaas taagan.

13/12/2021

Nadaafad darada ka dhalata xiliga cuntada lacunayao iyo qaladaadka ka dhaca Bulshada oo sababi kara Cuduro halis ah.

Dr Abdi fitaax Ahmed Abdullaahi.

12/12/2021

"Xaqiiqatan Dhacdooyinka Dhacaya Ee Bulshadena Fajaca ku abuuraya waxaa Kaalin ween Ku Leh maandooriyaha."

BUKHAARI XASAN MUXUMUD
CEO XUL STYLE


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

11/12/2021

"'Badbaadi naftaada & tanwalalkaa okamid noqo badbaadiha bulshada."

Abdirahman salada mohamed
Arday.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

10/12/2021

"'Hooyo iyo aabe ku daddaala ka warqabka ilmahiina oo la saaxiiba si xirirkiinu u wanaagsanaado ugana badbaadan Daroogada."

Omar Abdi Daahir Mohamed.
Xubin Saxadhawr ka tirsan


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

09/12/2021

"'Astaamaha khalkhalka isticmaalka maandooriyaha waxay sababi karaan dhibaatooyin xagga dabeecadda, xiriirka, iyo jawaabaha dareenka"

Mohamed Hassan Beeraxood
Xubin katirsan howlwadeenada Salaam Bank.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

08/12/2021

"'Haku naafeeyn daroogo jirkaaga, maskaxdaada iyo Waliba quruxda noloshaada oo ka fogoow waa qatar kuu darane"

Abdisalaam ismaan wehliye.
Engineer


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

07/12/2021

"'Dakhliga Jeebkay Diirataa Dunta Caafimaadkay Cakirtaa Caqliga Aadmigey Caburisaa Ka Digtoonaada Daroogada Dadkayagoow."

Bashar Abdi Mohamed Cade.
Xubin Saxadhawr ka Tirsan


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

07/12/2021

"'Daroogada waa aafo ku aadan dadnimada qofka,islaamnimada,dhaqanka iyo qayimka soomaaliyeed,waxay dishaa mustaqbalka shaqsiga,horumarka Bulshada,iyo Nolosha qoyska,waxay mustaqbalkiisa soo gaabisaa shaqsiga hamiga Fog laga lahaa,waxayna dhigtaa boos liita aan laga filanayn,waxay sumcad disha shaqsiyadiisa iyo qoyskiisa,waxay halis ku tahay caafimaadkiisa iyo jiritaankiisa mustaqbaleed,fadlan jooji isticmaalka daroogada si aad u badbaadiso,mustaqbalkaaga,kan qoyskaaga iyo kan Bulshadaada.
Mahadsanid."

Gudoomiyaha Hay,adda Socco
Mudane Abuukar Shuute Xuseen.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

07/12/2021

"'maandooriyuhu wuxuu dadka u horseedi karaa dhibaatooyin dhaqaale, guri la'aan, fal dambiyeed, iyo xabsi
Alle quranka wax u ku leyahy ( إنما يريد الشيطان أن يوقع بينكم العداوة والبغضاء في الخمر والميسر )."

Abdisamad sheikh Ali jeesow
Gp Dhaqtar


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

06/12/2021

"'daroogadu waa nuuca ugu halista badan ee ku dhaca maskaxda hadaan laga hortagina waxay sababi kartaa dhibkaan iyo dhib kawayn."

Mohamed Saciid Xasan Dalab.
Isku duwaha guud ee gobolka mudug


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

06/12/2021

"'Daroogadu waxay tayyada iyo caafimaadkaba ka qaadaysaa dhalinyaradeena oo ah hogaankeena berri sidaas awgeed iska jooji daroogada."

Hakima Husein
Hooyo somaliyed


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

06/12/2021

"'Darogadu waa macan waqtiyeysan oo meel
ku eg waxaana soo hara cuduro
Iyo nolosha oo burburta
Sido kale waxa dabar go,i kara
Horumarka umad dhan"

Abdifitah Ali
Arday


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

06/12/2021

"'Daroogadu waa laqabsiga maandooriyaal kala nuuca iyo inuu jirkaadu barto daroogo nuucey noqotaba ,Inaad daroogo cuntaa waxaad iskaga ilaalun kartaa waxyaabo badan waxaana kamid ah inaad shaqo ama wax kale qabato xilligii aad daroogada isticmaali jirtay calashaan waxti gooniya hadey kuulaheed.
Bahda saxadhawr iyo masuuliyiin teedaba waa kumad sanyihiin wacyigalinta iyo latalinta ay lagarab taaganyihiin Shacabka Soomaaliyeed meelwalbey joogaan MAHADSANIDIIN BAHDA SAXADHAWR.

Abdideck Ahmed Mohamu'd(Heybe yare)
Title:University Student ,and Social Activitie.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

06/12/2021

"'Maan dooriyaha waxaa inoo hor seedi karaa Inaan noqono kuwo gacantooda ku laynaya dadkooda ama marwalba ladagaalama bulshada uu ku dhex nool yahay
Dunidan laguna sheegin maan dooriyee isticmaal oo wax kusoo kordhiyey see waxaa lahaayaa Dhibaato uu bulshada ugeystey"

Ali Hassan Isak
Bare


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"Daroogada waxay dishaaa jiritaankena nafeed, iyo mid akhlaaqed Aan ka fogaano si an ubad baadino
jiritaankeena dadnimo . "
Muumin Mohammed Abdulkadir
Arday


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"Jooji walaal daraagiska waa mid aan u Rooneyn caafimaadka iyo islamnimada waa aduun hoog aakhirana cadaab. "
Ahmed muuse Ahmed
Social activity.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"Adeegsiga daroogada
Waxey yareesaa Rabi ka cabsiga, Waxeyna sabab utahey Baneesiga dambi kaste
Sida ,dil, dhac, kufsi, iyo xatoyada, Darogeestuhuna malahan hansare iyo
hiigsi toona. "
Abdi Daahir Husein Dhimbil
Arday.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"Daroogada waxa ay halis ku tahay jiritaanka qofka bani aadamka ah "
Abdi Mani cali Cabdulle
Arday.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"jooji isticmaalka cabidda badan ee sagaarka
waxa uu sababaa sababada oo madoobaada
caafimaad ahaanna qofka muuqaalkiisa ayuu badanaa please hala joojiyo mudanayaal iyo marwooyin."
Mohamed Abdi Ahmed Rage
Arday.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"Ka fagow daraagiska kana wacyi gali walaalkaa kana Dheerow Kadeedkeeda."
Carafaad Axmed Nuur Jaangow
Wariye.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"doragadu waa dilaa qarsoon Oo aan laga soo kabsan waxyeelada ay Reebto Fadlan ka taxadar Naftaada."
Guleed salaad haashi
Xubin ka tirsan dhilinyada jubaland.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

05/12/2021

"Sun aad adigu ubeertey hakudhibaateen ruuxkale."
Cumar Cabdi Rashiid
Agaasimaha saxadhawr ee Gallacyo


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

04/12/2021

"Maandooriyaha waa wakhti lumiye. Waxa uu baabi'iyaana xusuustaada, ixtiraamkaaga iyo wax kasta oo la xariira qaddarintaada qofnimo, jooji maandooriyaha oo ilaasho mustaqablkaaga iyo sharafta aad bulshadda ku dhax leedahay"
Abdifitah kasim Ali
Life coach and CEO at Najah institute


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha..

04/12/2021

Waa sambabadda (lungs) nin ku dhintay da’da 52 jir-ka waxay dhakhaatiirtu sheegeen in uu 30 kii sano ee la soo dhaafay cabay 1 kartoon (packet) oo sigaaar ah ka dibna sanbabadii sidaas ayay u wax yeeloobeen !.

Jooji cabidda sigaarka 🚬🚫 hadii kalle waxaad halis u tahay inuu kugu dhaco kansarka sambabku (lung cancer).

04/12/2021

"Daroogadu Waxey qatar ku tahay Mustaqbalkaga & Jiritanka qof ahaneed, Waxeyna qalqal galineysaa bulshada kugu hareereysan Amnigooda
Fadlan jooji isticmaalka maandooriyaha"
Abas Abdi Aziiz Ali
Dhaqtar caafimaad & udhaqdhaqaqe arimaha wacyigalinta Bulshada.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

04/12/2021

"Fadlan Jooji isticmaalka Daroogada sida qadka iwm Daroogadu waa dib u dhaca nolosha isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya ku badalo waxyaabo maanka Daweeya"

ABDIIRZAK AHMED OSMAN ( FAREY)
MID KA MID AH AQOONYAHANADA GOBOLKA BENADIR.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

03/12/2021

"Daroogadu waa maandooriye sababaya in qofku mustaqbalkiisa lumiyo mid aduun iyo aakhiraba fadlan jooji isticmaalka daroogada"

Abdirahman Mohamed berxood
Head of office and lucture of university.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

03/12/2021

"Daroogadu waa dilaaga dahsoon ee qarnigan 21 aad ,waxa eey qofka ka dileysaa macna walbo oo nololeed ,balse dadka isticmaalo waa dad go'aanku ka qaldamay una baahan caawinaad ineey kahelaan bulshada, si eey uga haraan loogana hortaga in halisteeda eey ku sii dhex noolaadan ama bulshada kusii baahiyaan"
Dr Abdifitax Ahmed Abdullaahi
Dhaqtar caafimaad iyo u dhaqdhaqaaqe Arimaha wacyigalinta caafimaadka.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

03/12/2021

"Daroogadu waxay horseedaa Burbur Qows iyo mid Qaran, muwaadin aan meel uga soo jeedsano Darooga Rigaadisay Dalkeena.."
Yaasmin Da'ud Ahmed
Ardayad.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

03/12/2021

"Daroogadu waa sheey aad uxun waxeeyna dhibaato kutahay caqliya. iyo jismiyan , waxay mugdi galisaa mustaqbalka dhow iyo mida fog, kafagow intaad awoodo."
Mohamed Abdulkadir Abuubakar
Arday.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

03/12/2021

"daroogadu waxay dishaa hamigaaga, kartidaada, waxay halis U tahay nafsada qofka waxay ku jiifisaa meel cidlo ah ee ka fogow maandoriyaha."
Abdi ladiif Mohamed Abdi
Afhayenka Ururka SOSWEYDO.


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

03/12/2021

"Daroogadu waa wakhti lumis. Waxay baabi'iyaan xusuustaada iyo ixtiraamkaaga iyo wax kasta oo la socda qaddarintaada."
Abdulkadir Hassan Mohamed
Agaasimaha Pencil support center


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

03/12/2021

""Isticmaalka daroogada waxa ay kaa saaraysaa nolosha bini aadanimada."
Mohamed Mohamud Rage
Bare


'inNoloshaada!


Adna ka qeybaado oo messenger inoogu so dir oraahdada ad kaga qeyb qadaneyso ololaha.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

SAXATALKS

SAXATALKS waa madal bille ah oo loogu talagalay in ay ku kulmaan dhaqtarka iyo bulshada. Madasha SAXATALKS waxaa soo iqtiraacay hayada wacyigalinta caafimadka ee SAXADHAWR. Madasha oo noqondoonta madal bille ah waxaa lagu martiqaadayaa dhaqaatiir khibrad iyo aqoon buuxda u leh caafimaadka, isla markaana si qoto dheer u lafa guri doona hadba mowduuca aan doorano. Madashaan wuxuu dhaqtarka ku soo bandhigidoonaa wacyigalin iyo tallooyin caafimaad si loo helo bulsho maskax ahaan iyo jir ahaanba bad qabta.

UJEEDOOYINKA SAXATALKS

· In kor loo qaado wacyiga bulshada si ay uga hortagaan qataraha caafimaadka

Videos (show all)

majecleen Dadka aan soo Tarbiyeeneenay qaar kamaid in ee jidka istaagaan.
Dadka isticmaala maandooriyahay fursad bee u tahay bisha barakeesan ee Ramaadan.
Misirta iyo faa'iidada .
Odagaan sonkorow Ayaa Ku dhacay ?
Maxaad kataqaanaa Dacar dhiig ama Gaas?
Hooyada Uureeda ah cunooyinka Ku haboon xiliga Ramadaanka.
Saameen noocay ah ayuu Ku yeeshah Hooyada Uurka leh Covid-19?

Website

Address

Mogadishu
Other Advertising/Marketing in Mogadishu (show all)
1XBET PROMO CODE 1XBET PROMO CODE
Mogadishu, 252

AFRICA99 Waa Promo code Kaa caawinaya inaad lacago badan kasa mayso 1xbet.

Anas Abdi Anas Abdi
Mogadishu
Mogadishu

Arale Advertising Agency Arale Advertising Agency
Nasru-diin Street
Mogadishu, 252

Arale Advertising Agency: waxay bixisaa adeegyada suuqgeynta, xayeysiiska & real estate issues.

Geelo.com Geelo.com
Mogadishu, NON

We have commercials and weddings and delivery items

ILJANNO-online ILJANNO-online
Mogadishu

arkaan souq online

Huda Digital Huda Digital
Taleh Commercial Center
Mogadishu

Your Business Partner

Som Online Market Som Online Market
Bakaaro
Mogadishu, 0025

Carwo Xaraash furniture Carwo Xaraash furniture
Mogadishu, 252

Cawiye Online Business Cawiye Online Business
Mogadishu, 252

"your investment of today makes you successful tomorrow."

Ina Xaaraan Madaare Ina Xaaraan Madaare
Mogadishu

ku soo dhawaada gacmo furan

yaxye cabdi axmed yaxye cabdi axmed
Mogadishu

Shiiqow Electronic Company Shiiqow Electronic Company
Deynile
Mogadishu, 252

Ku soo dhawaada pagekaan oo aad ka heli doontaan qalabkii electronicska