Team Of Samboola fans

Team Of Samboola fans

You may also like

Sanjay Gowda
Sanjay Gowda

One Gool One Purpose

Photos from Team Of Samboola fans's post 10/07/2020

Kulanka Shalay . Away Afgooye

Samboola FC= 4 Elman =2

07/07/2020

1:Aways jr
2:m.deeq
3:El Capitano Qamsa Qamsa

Photos from Team Of Samboola fans's post 06/07/2020

Sawirada kulanka maanta

SAMBOOLA FC

fadlan like shere and comment

Photos from Team Of Samboola fans's post 03/07/2020

ŃÈW ĐŔEŚŞ SAMBOOLA FC

Photos from Team Of Samboola fans's post 29/06/2020

Libaaxyada Samboola

21/06/2020

FC Samboola

17/04/2020

Samboola FC

Fadlan like shere and comment

Photos from Team Of Samboola fans's post 13/04/2020

Taariikhda aad sameysay
Taariikhda aad sameyn doonto!
Sababtoo ah qofna isma hor istaagi karo
Rabitaankeena oo ah inaan guuleysano!
Waxaan xirtaa maaliyadaada samboola
wax walbo oo aan nahay! Waan halganaa! Anagu oo wax intaa ka badan ma jiraan!
Waxaan ka mid nahay kooxahaas
Taas oo aad hadda aragto ka dibna,
Waan badinaa
Laakiin badanaaba goolal ayaan dhalinnaa,
Waan ku garaacnay dhamaan kooxaha nagahoryimid
Waxaan dilnaa koox walbo
Taasi waxay ku dhacdaa iskutashiga
Waxaan nahay kibiirada xaafada oo dhan
Waan necbnahay kooxaha jilicsan
Oo dabcan waxaan nahay Samboola
Shaki la'aan,
Waxaan nahay guulestayaasha SAMBOOLA
EL capitano
Aways mxamad cadani
Kabtanka kooxda samboola MR
AWAYS MAXAMAD CADAANI guul wacan

09/02/2020

Nimanka SAMBOOLAfc oo wali laceli la,yahay tarbuushfc maradaa kadhacday halmar mataaban banooniga wllhi cashar baan udhignay 3gool ayaan indhaha ugubajinay!
Stiil unbeaten

30/12/2019

Sanadkaan sii dhamanayo ee 2019 waxa uu noogu soo idlaaday guul bisha december waxa aan laciyaarnay kooxaha kala ah:
_buursaciidfc 2gool ayaan indhaha ugubajinay
_jeenyofc barbaro ayaan galnay
-Iskaashifc 1 gool ayaa kudirnay
_Tarbuushfc 3 gool ayaan ku garaacnay
-kacaanfc 5 gool aa indhaha ugubajinay
_ markale iskaashofc 2 gool ayaan indhaha ugubajinay
Sanadkaan waxa oo naadika SAMBOOLAFC u haay sanad eesan iloobi karin maadama oo guul lataaban karo noo ku soo dhamaaday
Mahad celin tababaraha koox SAMBOOLA mr saciid bunoow saciid taatiko iyo halyeyga kooxda ahna kabtanka Mr c/salaan qamsa qamsa iyo gudomiyaha kudiga kooxda SAMBOOLA mr Aweys maxamad cadani
Guul wacan SAMBOOLA TEAM

27/12/2019

One goal
One purpose
One structura

19/12/2019

Tawabare kooxda Saciid Taatiko

Keep going

Fadlan like shere

19/12/2019

Asc dhamaan bahda sportiska ee
kuxeran beejkena waxan idinlenahay
Hormar wacan

Fadlan like sar shere dheh mahsanid

18/12/2019
18/12/2019

Samboola FC

Photos from Team Of Samboola fans's post 18/12/2019

Samboola FC


Fadlan like saar share karey adigo mahsan

Photos from Team Of Samboola fans's post 26/09/2019

Samboola FC

Photos from Team Of Samboola fans's post 26/09/2019

Elcapitano Qamsa Qamsa 2017

Photos from Team Of Samboola fans's post 18/07/2019

Intakuxeran bahda kubada
Cagta samboola waxan
Idinlenahay iskusonoqod
Wanagsan waxan umahad
Celineyna inta ka qeyb
Qatay homarka koxda
Iyo dhamaan tagerayasha
Samboola mahasanidiin

Salaamulaah

Photos from Team Of Samboola fans's post 03/02/2019

Waxaan jcelnahay in aangaarno dhaliisha guusha waxan jclnahay in aan homargarno
Waxan jclnahay in aan iskuduubnano
Ilaa hadaf keena aankagaarno
Waxan jeclnahay inan noqono koox ween
Oo caalimi ah dunida laga bartilmamsado
Inkastoo jiraan dad nacab hormarkeena.

Salamulah umadeena

Like commant and shere

Photos from Team Of Samboola fans's post 07/01/2019

Samboola fc

Photos from Team Of Samboola fans's post 30/12/2018

Team of samboola

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Samboola  FC    Fadlan like shere and comment
Nimanka SAMBOOLAfc oo wali laceli la,yahay  tarbuushfc maradaa kadhacday halmar mataaban banooniga wllhi cashar baan udh...
Tawabare kooxda Saciid TaatikoKeep goingFadlan like shere
Asc dhamaan bahda sportiska ee kuxeran beejkena waxan idinlenahayHormar wacan       Fadlan like sar shere dheh mahsanid

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Sports Teams in Mogadishu (show all)
Haldoor Football Club Haldoor Football Club
Doolow
Mogadishu

Hiigsigeena waa inaan ahaano dhalinyaro maskax iyo muruqba caafimaad qabto

Halyeyga Umadda Halyeyga Umadda
Jale Siyad Road
Mogadishu

Hey !. Welcome to our Home/page follow and like is your Side .... Welcome and welcome and welcome

Shalambood Fc Shalambood Fc
Shalambood
Mogadishu, 252

Together we can do ��

Shabeel football Shabeel football
Mogadishu
Mogadishu

join us to stay updated on football news in different leagues.

somali fixed 1xbet&linebet somali fixed 1xbet&linebet
Mogadishu

welcome everyone somali

Baqar feysal Stars Baqar feysal Stars
Mogadishu

Liverpool somali fans Liverpool somali fans
Km4
Mogadishu, 311000

Halkan waxa ka socon doontaa waarkii ugu danbeyay ee kooxda ,tabinta ciyaarta,taariikhaha

POWER BOYS POWER BOYS
Mogadishu

Welcome to the largest club in Bondere district 💪🙏

FC  cosmos FC cosmos
Madiino
Mogadishu

sport& train

walaalaha FC walaalaha FC
Suuqa Xoolaha
Mogadishu, 619255228

walaalaha fc

CUMAR CUMAR
0614913802
Mogadishu