Wadajir Party

Xisbiga Wadajir ASAL & ILAYS But it seems the country’s leadership has failed in its constitutional mandate, particularly:
1. Federalism and Reconciliation.
3.

After the end of the Transitional government’s tenure and the inception of a permanent Federal government in Somalia in 2012, there seemed an opportunity accompanied with huge expectations. The new government was expected to lead Somali citizens into the re-establishment of the state and its di erent institutions so as to have stability and lasting peace, which every citizen bene ts from. Security

27/06/2023

Ciidul Adxaa Mubaarak dhammaan shacabka muslimiinta ee ku nool daafaha adduunka, si gaar ah ummada Soomaaliyeed.

08/03/2023

Hoggaanka iyo dhammaan xubnaha Xisbiga Wadajir waxa ay munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ugu hambalyeeynayaan haweenka Soomaaliyeed, waxaad udub-dhexaad u tihiin jiritaankeenna ummadnimo, qiyamkeenna bulsho iyo xiriirka dhexdeena ah, abaal buuxa ayaad dalka ku leedihiin, barbaarin toolmoon iyo barbar istaag dowladnimo ayay haweenka Soomaaliyeed ku suntan yihiin.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

12/09/2022

Dhammaan madaxda, xubanaha, hawl-wadeenada iyo taageerayaasha Xisbiga Wadajir waxey tacsi u dirayaan Abdimajid Osman, oo uu aabbihiis Cismaan Xaashi Raage ku geeriyooday maanta waddanka Malaysia.

Waxaan Alle uga baryaynaa dhammaanteen inuu danbigiisa dhaafo, naxariistiisa jannana ka waraabiyo, ehelka iyo qaraabadana sabar iyo iimaan ka siiyo. Amiin.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

18/05/2022

Xildhibaan Saadaad Maxamed Nuur Caliyoow oo ah Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga Wadajir " Olalihii doorashada ayaa inaga soo xirmay balse shaqooyinkii kale ee xisbiga wa ay sii socon doonaan".

Photos from Wadajir Party's post 18/05/2022

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa kulan dardaaran iyo mahadcelin ah kala qayb galay taageerayaasha olalihiisa doorashada iyo Xisbiga Wadajir.



Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

15/05/2022

Hoggaanka iyo dhammaan xubnaha Xisbiga Wadajir waxay u hambalyeynayaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa loo doortay Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

15/05/2022

Md Xildhibaan codkaaga sii Musharrax madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame oo ugu hiili ummadda Soomaaliyeed oo u door Madaxweyne dalka iyo dadka samata bixin kara.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

14/05/2022
14/05/2022
14/05/2022

Fulinta ballan qaadyadaan ayaa ka go'an Musharrax AAW.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

14/05/2022

14/05/2022

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho waxa ay dalbanayaan in xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka 11-aad ay u dooraan Musharrax madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir

Photos from Wadajir Party's post 13/05/2022

Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay Ra'iisul wasaarihii h**e ee dalka Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ay wehlinayeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee JFS.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

13/05/2022

Mudane Xildhibaan, fadlan codkaaga sii Musharrax madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

13/05/2022

Musharrax madaxweyne Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame waa hoggaamiye fahansan xalka caqabaddaha dal isku soo laabanaya.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir

Photos from Wadajir Party's post 13/05/2022

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Musharrax Madaxweyne,Abdirahman Abdishakur Warsame iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Sahan, Abdikarim Hussein Guled ,ayaa kulan daba-socday is-arag ay xalay la yeesheen Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, galabta la qaatay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday guul, waxaana lagu ballamay in awoodda la isugu geeyo, olalaha Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Kulanka waxaa qeyb ka ahaa qaar ka mid xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka JFS.

Xaafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

11/05/2022

Qorshaha ugu dagsan Musharrax madaxweyne dhismaha ciidanka qaranka ee Soomaaliyeed.

11/05/2022

Qodobbadii ay ka koobneed hadal jeedinta maanta ee Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame

11/05/2022

Musharrax madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame

11/05/2022

Hadal jeedinta Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

10/05/2022

Hadal jeedinta Musharrax madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame ee uu kula hadlayo Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad kuna soo bandhigayo ajandihiisa siyaasaddeed, waxaad si toos ah u daawan doontaan berri 12:00 ilaa 12:15 PM ( Duhur) insha'allaah.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

10/05/2022
Photos from Wadajir Party's post 10/05/2022

Musharrax Madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa caawa kulan la qaatay qaar ka mid garabka dhallinyarada ee ololihiisa doorashada.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qaybgalay qaar ka mid ah Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee JFS.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

10/05/2022

Musharrax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa caawa kulan kula qaadanaya taageerayaashiisa xarruunta Ololahiisa doorashada.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

10/05/2022

Shacabka Soomaaliyeed waxa ay sanadkaan leeyihiin Musharrax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur ha lagu abaal mariyo xilka ugu sarreeya ee dalka.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Photos from Wadajir Party's post 10/05/2022

Xaflad ballaaran oo lagu taageerayo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna musharrax madaxweyne xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa lagu qabtay magaalada Boosaaso oo ah xaruunta ganacsiga Puntland.

Waxaa kasoo qayb galay munaasabaddaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Boosaaso.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

09/05/2022

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Photos from Wadajir Party's post 09/05/2022

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa maanta kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.

Kulankaan ayaa looga hadlay sidii loo dhammeeystiri lahaa doorashada madaxtinimada dalka.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

09/05/2022

Fariin shacab

09/05/2022

Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame '' Siyasadda marna laguma kala adkaan karo balse waa lagu heshiin karaa''.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir

08/05/2022

Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa salaan la dhax qaaday madax iyo shacab ku caweynayay Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho.




Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Photos from Wadajir Party's post 08/05/2022

Musharrax Madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa caawa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay barnaamij siyaasadeedkiisa ee Wadajir iyo Wadatashi.

Waxaa kasoo qaybgalay Xildhibaanno ka tirsan laba gole ee Barlamaanka 11-aad ee JFS, Xildhibaanno heer dowlad goboleed, Siyaasiyiin, aqoonyahano, dhallinyaro iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Photos from Wadajir Party's post 08/05/2022

Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame ayaa maanta qaatay shahaaddada musharraxnimo ee xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

08/05/2022

Musharrax Madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhiggi doona barnaamij siyaasadeedkiisa ee Wadajir iyo Wadatashi.

Barnaamij siyaasadeedka Musharrax Madaxweyne AAW, waxa uu xoogga saarayaa 6 qodob oo muhiim u ah hannaanka dowlad dhiska Soomaaliya, kuwaas oo kala ah;

1. Siyaasad xasillan.

2. La dagaallanka argagexisada, dib u habeynta hay'addaha Nabad-gelyada iyo Garsoorka.

3. Hagaajinta maamulka iyo la-dagallaanka musuqa.
4. Horumarinta dhaqaalaha.

5. Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland.

6. Siyaasadda arrimaha dibedda iyo xasilloonida Gobolka.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Photos from Wadajir Party's post 07/05/2022

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame, ayaa caawa kulan la qaatay guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka.

Kulankaan ayaa looga hadlay sidii loo dhammeeystiri lahaa doorashada madaxtinimada dalka.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

07/05/2022

Qorshe noocee ah ayaa uga dagsan Musharrax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur warsame siyaasadda arrimaha dibedda.

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir

07/05/2022

IS-OGOL IYO ISLA GUDDOON.

07/05/2022

Hordhaca hees cusub oo ay usoo qaadeen Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame fannaaniinta kala ah Zakariye Kobciye iyo Xamdi Axmed Cali ( Xamdi Bilan).

Xafiiska Warfaafinta Xisbiga Wadajir.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho waxa ay dalbanayaan in xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka 11-aad ay u door...
Musharrax madaxweyne Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur Warsame waa hoggaamiye fahansan xalka caqabaddaha dal isku soo laaba...
Hadal jeedinta Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame.
Musharrax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa caawa kulan kula qaadanaya taageerayaashiisa xarruunta Ololahiisa ...
Shacabka Soomaaliyeed waxa ay sanadkaan leeyihiin Musharrax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur ha lagu abaal mariyo xilka ug...
Fariin shacab
Musharrax madaxweyne Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame '' Siyasadda marna laguma kala adkaan karo balse waa lagu ...
Musharrax madaxweyne Xildhibaan , ayaa salaan la dhax qaaday madax iyo shacab ku caweynayay Hotel Jaziira ee magaalada M...
orshe noocee ah ayaa uga dagsan Musharrax madaxweyne C/raxmaan C/shakuur warsame siyaasadda arrimaha dibedda.
Hordhaca hees cusub  oo loo qaaday Musharrax madaxweyne AAW
Garsoorka waa ajandaha saddexaad ee lixda ajande ee barnaamij siyaasadeedka Wadajir iyo Wadatashi.
Amniga waa ajandaha labaad ee lixda ajande ee barnaamij siyaasadeedka Wadajir iyo Wadatashi.

Telephone

Address

Next To Jazeera Hotel, Airport Road
Mogadishu
25261

Other Political Parties in Mogadishu (show all)
X. isbedel doonka Sh/hoose X. isbedel doonka Sh/hoose
Mogadisho
Mogadishu, 252

Waa xisbi loogu talagay samata bixintta shabeelaha hoose kaaso kashaqayn doonta awoodsiinta dhalinyar

Abdi aziiz mohamed Abdi aziiz mohamed
Hodan Mugdisho
Mogadishu

Political

Xisbiga Horyaal Qaran Xisbiga Horyaal Qaran
Airport Area, Wadajir, Banadir, Region
Mogadishu

Hadaf Togan iyo Hogaan Hagaagsan

Abdirahman H. Gallaf Abdirahman H. Gallaf
Mogadishu

politicalist

Wadani Wadani
Mogadishu

Xorseed

Peace, Justice  and Freedom Party of Somalia PJAF Peace, Justice and Freedom Party of Somalia PJAF
Haji Baasto Road
Mogadishu

PJAF Party is a democratic political party in Somalia founded by a group of Somali politicians, intellectuals and social activists from different parts of the country, with a wide ...

Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye
Karaan
Mogadishu

kahadlida warar xaqiiqda kusaleesan sida wararka xasaasiga ahi wararka belweynta hawiye wararka beesha caalamka

Kaabeiyokobciye Kaabeiyokobciye
Mogdisho
Mogadishu

dalka dhiso dalka dhiso
Maahirabshir764@gmail. Com
Mogadishu, 252

Gudoomiyaha golaha shacabka  sheikh Adam madoobe Gudoomiyaha golaha shacabka sheikh Adam madoobe
Near Villa
Mogadishu

Parliament chairman sheikh adam

Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda
Wadajir, District Lami Yamaha Zoobe Aga Gaarka Aden Adde Hospital
Mogadishu, 6456

Ku Soo Dhawaaada Xisbiga Tubta Horumarka Iyo Nabadda