Daily Football Somalia

ku soo dhawoow Daily Football Somali, waxaan soo gudbinaa dhacdooyinka ku saabsan kubada cagta dalke

28/11/2023

Somali ayaa garaacday Sudan koobka bariga iyo bartamaha Afrika ee Cecafa U18 Cup 2023.

Hambalyo.

Photos from Daily Football Somalia's post 21/11/2023

Kulamo xiiso Badan ayaa galabta laga ciyaaridoonaa horyaalka SOMALI DIVISION ONE 2023.

Aragtidaada hoos kusoo qor 👇🏽

20/11/2023

Waa maalin jawigeedu wacanyahay goobtuna waa Muqdisho, Garoonka Tuulada Ciyaaraha ayaa matigelinaya mid kamid ah kulamada ugu xiisaha badan ee horyaalka Somali National League.

Kooxda Garowe City ee ka dhisan dowlad goboleedka Puntland caasimadiisa Garoowe ayaa safar dheer ee soo gashay kaddib soo gaartay caasimada dalka ee Muqdisho halkaas oo ay kulan weyn kula ciyaari doonto dhigeeda kooxda Dowlada Hoose ee Mogadishu City Club.

Waa kulan ee dad badan sugayaan goobaha tikidhada (Ticked-yada) lagu jaro mashquul aad u fara badan ayaa ka jiro, horyaalkana meel xasaasi ah ayuu marayaa!!

Garoonka gees ilaa ka gees waa camiranyahay, sagaal saac (3pm) Qofkii imaaday wuu iska laabanaayay maadaama dadkoo badan awgeeda meel la fariisto la waayay.

Ciyaarta ayaa jawi xamaasadeesan ku bilaawatay aniga iyo saaxiibkeey Cabdirisaaq na qeybta qoraxda ee garoonka ayaan fadhinaa, maadaama dhankaas aan jecelnahay inaan kulamada adag ka daawano.

Kulan shaaha ilaa iyo daangadu yaraatay kaddib 90-kii daqiiqo ee ciyaarta ayaa kusoo idlaatay garba siman labo iyo labo, jawigii oo nabad ah ayaa halkaas dhibcihii lagu qeybsaday. Alaylahee kulan ayuu ahaay ayuu qof walba oranaayay wakhtigii hoyaadka.

Waa sheeko Mala awaal ah balse qof walba uu jecelyahay inay dhacdo taariikh lamid ah midka uu ku riyooday saaxiibkeey Cabdirisaaq.

Curinta iyo Qoraalka Ahmed Othman

Photos from Daily Football Somalia's post 19/11/2023

Natiijooyinka Kulamada SOMALI DIVISION ONE.

18/11/2023

Qiyaas xidig garoomada uso wada galay kooxahan?

Photos from Daily Football Somalia's post 18/11/2023

GALMUDUG WAA DIYAAR. 👋

Xulka kubada cagta Galmudug ayaa bilaabay tababarkooda maalinlaha ah ee isugu diyaarinayaan tartanka maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir kaas oo bartamaha bisha soo socota ka furmi doona magaalada Muqdisho.

Wiilasha Galmudug ayaa la xasuustaa dabayaaqada sanadkii 2020 inay gaareen k**a dambeyska tartankaan, balse xulka Gobalka Banaadir ayaa rigoorayaal gurigooda ugu diray kulan 2-2 kusoo dhamaaday 90-kii daqiiqo ee kulanka.

16/11/2023

FULL-TIME

16/11/2023

Goal Algeria🇩🇿

Algeria oo markle shaqo adag u dirtay ocean stars.

16/11/2023

Goal Somalia🇸🇴

Ocean stars oo goal so celiyay

16/11/2023

HALF-TIME

16/11/2023

Goal Algeria🇩🇿

Algeria aya shabaqa gartay mar kale.

16/11/2023

Goal Algeria🇩🇿

16/11/2023

Kick Off

16/11/2023

Shaxda Rasmiga✅️

🇸🇴 vs 🇩🇿

16/11/2023

Said Ahmed kabtan casanyo oo garab istag u muujiyay cayartoyda qaranka

16/11/2023

Kabtankii h**e ee Qaranka somalia oo garab istaag u muujiyay cayartoda xulkena.
isago dhanka kale la dardarmay dhamaan ummada somaliyeed “Xulka waxaan uu rajeyna nasib wacan! Caawada aa dhamaanteen garab istaagno wadankeena"

16/11/2023

Hey Algeria diyaar ayaan nahay🤜🏽🤛🏽

16/11/2023

Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ayaa caawa marti u noqon doono dhigiisa Algeria isreeb-reebka koobka adduunka 2026 dalalkiisa afrika.

Kulankaan ee sugayaan malaayiin qof ayaa ka qabsoomi doona garoonka Nelson Mandela Stadium saacada geeska afrika marka ay tahay xilliga Fiidcawlka (7:00PM).

Saadaali oo noqo qofka ugu horreeya ee Page-ka lagu xuso.

Guul insha'Allaah.

Photos from Daily Football Somalia's post 15/11/2023

Sadaali Kulamada Maanta.

SOMALI DIVISION ONE 2023.

Aragtidaada hoos kusoo qor 👇🏽

14/11/2023

Khaatumo State. ❌

Maamulka dhawaan lagu dhawaaqay ee khaatumo State ayaa laga saaray tartanka maamul goboleedyada iyo gobalka Banaadir oo bil kaddib furmi doono.

Arinkaan ayaa la fahamsanyahay inay la xiriirto arimo siyaasadeed oo gudaha ah, laakiin lama oga go'aanka rasmiga ee kasoo yeeri doono maamulka SSC Khaatumo.

Sidee ayuu noqon doonaa xiisaha tartanka maadaama Puntland iyo Khaatuma state aysan qeyb ka ahayn sanadkaan koobka maamul goboleedyada iyo gobalka banaadir?

15-ka Diseembar ayaa lagu balansanyahay inuu tartanka si rasmi ah uga furmo magaalada Muqdisho.

13/11/2023

BREAKING. 🚨😲

Difaaca xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxda Horseed Mohamud Ali (Itop) ayaa ka baxsaday xerada xulka qaranka Somali ee ku almiiteeyaan dalka Tunisia kahor labada kulan ee Algeria iyo Burundi la balansanyihiin wiilasha Ocean Stars.

Ciyartoyda ayaa caawa gaareen caasimada Algiers halkaas oo ay kula ciyaari doonaan dalka Algeria kulankooda ugu horreeya isreeb-reebka koobka adduunka 2026 dalalkiisa Afrika.

Itop ayaa la sheegay in xalay uu ka baxsaday xerada ciyaartoyda balse lama oga meesha rasmiga ah uu xiddigaan afka aadiyay.

Waa markii ugu horreysay ee arrintaan dhacdo tan iyo intii laga xasuusto dib usoo nooleyntii kubada cagta dalka.

Photos from Daily Football Somalia's post 13/11/2023

Kulamada Maanta

SOMALI DIVISION ONE 2023.

Aragtidaada hoos kusoo qor 👇🏽

12/11/2023

Kulamada Isbuuca 5-aad. SOMALI DIVISION ONE 2023.

Maxaad u rajeyneysaa Kooxdada?

Aragtidaada hoos kusoo qor 👇🏽

12/11/2023

Natiijooyinka Kulamada 4-aad SOMALI DIVISION ONE.

11/11/2023

FULL TIME. 🚨

Somalia 1-0 Rwanda

Xulka 15-jirada Soomaaliya oo guul ku soo xiray kulamada wareegga heerka Group-yada tartanka Cecafa U-15.
kaddib marii uu 1-0 kaga badiyay xulka Rwanda.

11/11/2023

HALF TIME. 🚨

Somalia 1-0 Rwanda

11/11/2023

🚨 CECAFA U15 .

Wiilasha qaranka Ocean Stars ayaa wakhtiga qadada la ciyaari doonaan dhigooda Rwanda kulankooda sadaxaad tartanka bariga iyo bartamaha afrika Cecafa U15 2023

Somalia 🆚 Rwanda
🗓️11-11-2023
⏱️12:30pm

Guul insha'Allaah.

Photos from Daily Football Somalia's post 11/11/2023

Kulamada Maanta

SOMALI DIVISION ONE 2023.

Aragtidaada hoos kusoo qor 👇🏽

Photos from Daily Football Somalia's post 10/11/2023

Natiijooyinka Kulamada SOMALI DIVISION ONE.

Photos from Daily Football Somalia's post 10/11/2023

Kulamada Maanta

SOMALI DIVISION ONE 2023.

Aragtidaada hoos kusoo qor 👇🏽

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Omar Mohamed GOAL BOOOOOOOM. 😮Burundi 0-1 Somalia.SHERE - GAREY.#DFS
Madaxweynahaaga markuu ku garab taagan yahay ma adaaba Guul dareesaneesid bo 😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏💪💪💪Madaxweyne Farmaajo oo daawanaa...
Jabrii xasan fariid oo wariye isku badaley asigoo wareysi dheer la yeshtey ciyariyahan cumar gahtaani. Daawo adigaa qosl...
FULL-TIME SOM UNITED 3-1 MADBACADDA Xaquuqda Muqaalka Waa Wariye Maxamed  Xuseen Qalinle-Omar DayahLawadaag Saaxiibadaa🙏...
Muqdisho Waxaa kusoo wajahan Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka afraad ee dalka Sweden.Xaquuqda M...

Category

Website

Address

Mogadishu
Other Sports in Mogadishu (show all)
c/naasir c/naasir
Mogadishu, 123

Viva Blues Viva Blues
Mogadishu

Welcome to Viva Blues page

Iprahimzeymarofficial Iprahimzeymarofficial
MOGADISHU
Mogadishu, MOGADISHU

Tyga Bella Tyga Bella
Benadir Street
Mogadishu

sports funny

allsportstv24 allsportstv24
Mogadishu, 202122

Hoyga ciyaaraha

Real madrid somali fanz Real madrid somali fanz
Cawaalesaleban13@gmail. Com
Mogadishu

CUMAR CADE CUMAR CADE
0613625632
Mogadishu, 5632

�HORSEDKA GUSHU WAA HURMARKA FANSKADA WLL�

Al-Nasser Somali Fans Al-Nasser Somali Fans
Banaadir Road
Mogadishu

Welcome Al-Nasser Fans

FARAX FARAX
Mogadishu

KU SOO DHAWOOW

news page4e news page4e
Hodan
Mogadishu, 252

writer �

Abdifitah Taban Abdifitah Taban
Mogadishu

Waba So Gashe FollowGa Ha igala Tagin�