Goobjoog FM 88.5
Goobjoog FM is a leading radio station in Somalia. Goobjoog FM, always loyal to the public.
Xaruntii 4 aad ee Aarn Haypermarket oo Muqdisho laga daahfurey.
masraxa dhacdooyinka goobjoog waxaa caawa soo jeedinaya maxamed Axmed rooraaye
masraxa dhacdooyinka waxaa caawa soo jeedinaya Abdifitaax kalgacal
Galabta iyo goobjog waxaa galabta soo jeedinaya Hanad Ali Guled
Galabta iyo goobjoog waxaa galabta soo jeedinaya
Cabdi Cali Duuliye
Galabtya iyo Goobjoog waxaa galabta soo jeedinaya wariyaheena Hanad Ali Guled
masraxa dhacdooyinka waxaa caawa soo jeedinaya mohamed Ahmed Rooraaye
Masraxa dhacdooyinka waxaa caawa soo jeedinaya Abdifitaax kalgacal
masraxa dhacdooyinka goobjoog waxaa caawa soo jeedinaya cabdifitaax kalgacal
Galabta iyo goobjoog waxaa galabata soo jeedinaya Hanad Ali Guled
Galabta iyo goobjoog waxaa galabta soo jeedinaya Hanad Ali Guled
Galabta iyo goobjoog waxaa maanta oo khamiisn ah soo jeedinaya wariyaheena Cabdi Cali Duuliye
Galabta iyo Goobjoog waxaa Galabta soo jeedinaya Hanad Ali Guled
masraxa dhacdooyinka waxaa caawa soo jeedinaya maxamed Rooraaye
Galabta iyo Goobjoog waxaa galabata soo jeedineysa Rowda Taakilo
Dhagaystayaasha oo u hambalyeeyay idaacada Goobjoog oo u dabaaldegaysa sanad guuradii 11 Aad ee ka soo wareegtay markii La aas aasay.
Hambalyo hambalyo 14 julay oo maanta ku beegan sanad guurada 11 Aad radio goobjoog
Dhageystiyaasheena ku sugan gobolada dalka waxaan leenahay hambalyo hambalyo.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka BJFS.
: Liiska Magacyada 18 Masuul oo isugu jira kuwa xiran iyo baxsad ka ah Cadaaladda.
WAREYSI | Diyaaradaha Kenya oo duqeyn culus ka fuliyay GEDO & Khasaaraha ka dhashay duqeymahaas
Ciidankii ku dagaalamay Garoowe oo la kala qaaday, waxaana isa soo taraya baaqyada nabadda ee loo jeedinayo dhinacyada isku haya Puntland
.Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Ahmed Moallim Fiqi oo dhagax dhiga xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubaland.
Muuqaalo argagax leh: Gabar Lix sano jir ah oo walaalkeed ku gowracay Muqdisho "Iyadoo fiirsaneysa Mobile ayuu qolkeeda ugu galay oo qoorta dhan uu ka jaray"
1000,Qoys oo iskugu jira danyar iyo dad barakacyaal ah oo Gargaar loogu qeybiyey Banaanka magaalada Garoowe.
Cabdi Cali Duuliye ayaa kawaramaya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland.
Madaxweynaha ayaa ku celiyey baaqiisa ku aaddanaa in la tixgeliyo rabitaanka dadwenaha, lagana fogaado in xalka lagu raadiyo qori iyo rasaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed aysan xamili karin colaad cusub oo laga huriyo deegaannadii ku tilmaamnaa nabadda iyo xasilloonida, xilli dowladdu ay la tacaaleyso dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo nabadeynta deegaannada ay h**ey u saameeyeen dagaallada sokeeye.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu baaqay odeyaasha dhaqanka Puntland in ay u istaagaan xallinta dhibaatada taagan, maadaama ay aas-aas u yihiin dowladnimada iyo xasilloonida Puntland, Waxa uuna sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay diyaar la tahay waxii looga baahdo ee fududeynaya nabadenyta iyo xallinta khilaafka ka taagan Puntland.
Madaxwayne Axmed Madoobe " Mucaaradka & Muxaafidka Puntland qoriga ha dhigaan oo haka wada- hadlaan waxyaabaha la isku hayo , kolay beri waa la heshiin doonaayee yaan maanta la laynin maatida "
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud la'aan ah loo joojiyo rabshadaha iyo qalalaasaha ka socda magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in dagaalku uusan xal u ahayn khilaafka siyaasadeed, waxaana uu maamulka Puntland, oo ay ugu horreeyaan Odoyaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, ganacsatada iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ugu baaqay in ay qaataan doorkooda ku aaddan daminta colaada, lagana shaqeeyo xasiloonida deegaanka oo ay caan ku yihiin dadka reer Puntland.
Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa ku booriyay wax kasta oo keeni kara kala aragti duwanaansho siyaasadeed in lagu xaliyo miiska wadahadalka, iyadoo la dhowraayo nabada isla-markaana aan la barakicin shacabka, isagoona Alle uga baryay intii ku dhimatay inuu naxriistiisa janno ka waraabiyo inta ku dhaawacantayna Eebbe caafimaad deg deg ah siiyo.
DHAMMAAD
"Waxaan joognaa Xilli qofkii wax garanaya uusan xiiso badan uqabin in Qof walaalkiis ah xabad ku rido"Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare.
Warbixin Soo koobaysa bilow ilaa dhamaad Tartanka Dagmooyinka Galmudug oo Lagu soo gaban gabeeyay magaalada Cadaado.
Shacabka Muqdisho oo si dareen leh uga hadlay dagaalka culus ee saacadaha badan ka socda magaalada Garoowe, waxeyna ku baaqeen in la fuliyo dardaarankii madaxweyne Xasan
Mashquul saa'id ah oo laga dareemayo goobaha lagu sameeyo dharka Calanka Soomaaliya, xili maalmo yar ay naga xigto todobaadka xorriyada
Khasaaraha ka dhashay dadka ku dhintay dagaalka ka socda magaalada Garoowe oo sii kordhaya, xili madaxweyne Xasan Sheekh uu h**e uga digay in khilaafka jira gacan ka hadal isu rogo
Dagaal u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa mucaaradka ee diidan furista dastuurka ayaa ka qarxay xarunta gobolka Nugaal.
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in la maqlayo dhawaqa rasaas culus oo labada dhinac ay is weydaarsanayaan, dagaalka ayaa kusoo beegmay kadib markii Xildhibaanadda baarlamaanka ay ogolaadeen in laga doodo furista dastuurka.
Wixii kasoo kordha halkan kala soco.
Shir u dhaxeeya Dowladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Cabdi Cali Duuliye ayaa kawaramaya.
Shacabka Muqdisho oo ka aragti dhiibtay khilaafka maamulka Hirshabeelle ee ka dhashay xil ka qaadistii lagu sameeyay Cali Jayte Cusmaan
Xulka Degmada Caabudwaaq Oo ku guuleystay Tartanka Degmooyinka Galmudug.
Wafdi uu hogaaminayey Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo Gaaray Magaalada Garoowe.
Cabdi Cali Duuliye ayaa kawaramaya/
MD Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor " Galmudug way u diyaarsan tahay doorasho qof & cod "
Click here to claim your Sponsored Listing.
About Goobjoog FM
Goobjoog FM is driven by a cause for public service journalism as espoused by its slogan- Always loyal to the public. Goobjoog FM transmission via satellite has further expanded its audience reach covering the whole of Africa region while the online platform reaches Somali audience across the world.
Videos (show all)
Contact the business
Telephone
Website
Address
2521