Somali Institute for Policy & Economic Analysis
Somali institute For Policy & Economic Analysis (SIPEA) - is an economic research think tank and that facilitates research-based public policies in Somalia.
Hambalyo Soomaaali oo dhan in Soomaaliya loo doortay in ay xubin ka noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Waa Golaha sharci ahaan ugu sarreeya caalamka oo dhan.
Waa kursi Soomaaliya weligeed mar keliya soo maray, ayna ugu dambeysay horraantii toddobaatanaadkii.
Waxay ka mid tahay guulaha ka marqaati kacaya in Dowladnimada Soomaliya ay sii xoogeysaneyso, ayna sii baaheyso saameynteeda caalamka ee togani.
Somalia is set to become a non-permanent member of the United Nations Security Council today, June 6 after a vote by the UN General Assembly.
A delegation from Somalia led by is in New York for the vote.
Somalia will hold the seat for two years starting from January 2025. Somalia will be joined by four other members - Denmark, Greece, Pakistan, and Panama. All have previously serviced in the Council including Somalia in early 1970s.
They replace Mozambique, Switzerland, Malta, Japan, and Ecuador.
Waxan halkan idinkula wadageyna waxa ugu badan ee ay Soomaaliya dibadda kasoo iibsato iyo waxa ay u iib geyso. Sida ku cad graph-ka hoose, Soomalaiya waxa ay aad ugu tiirsantahay waxyaabaha ay soo dhoofsato taasina waxaa laga dheehan karaa in wax soo saarki gudaha uu aad u yaryahay, taasina waxa ay muujineysaa halista ku xeeran ku tiirsanaanta wax soo dhoofsiga oo ka dhigeysa Soomaliya mid u nugul inay saameeyn ku yeeshaan dhacdooyinka caalamka ka dhaca sida 𝘅𝗮𝘀𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗻𝗶 𝗱𝗮𝗿𝗿𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱, 𝗮𝗺𝗻𝗶𝗴𝗮 iyo waliba 𝗶𝘀 𝗯𝗲𝗱𝗱𝗲𝗹𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗿𝗶𝗳𝗸𝗮 𝗹𝗮𝗰𝗮𝗴𝗮𝗵𝗮 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱, gaar ahaan doolarka.
Dhanka waxa ay Soomaliya dunida u dhoofiso waxan ku cad inay dhamaantood yihin kheyraadka dabiiciga ah, gaar ahaan 𝘅𝗼𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮, 𝗯𝗲𝗲𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗹𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮, taasoo muujineysa inuusan jirin wax soo saar dhanka warshadaha ah.
A five-year snapshot of Somalia's export, import, and trade balance from 2018 to 2022. What does this tell us about Somalia's economy?
Somali Institute for Policy & Economic Analysis
Mogadishu marketing services
🚨🚨🚨
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh wuxuu maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Ruushka, Mikhail Golovanov oo la sheegay inay yeesho wada-hadal lagu soo bandhigay inuu Ruushka mudnaan siinayo taageerrada amniga iyo la-dagaallanka argagaxisada ee Soomaaliya, sida ay sheegtay madaxtooyadda Soomaaliya.
Fiiro gaar ah;
Xulafada bariga ee Ruushka iyo Shiinaha waxay sameeyeen dadaal , si ay u helaan iskaashiga Soomaaliya , balse taasi ma dhicin sababo la xiriira in Soomaaliya ay ku tiirsantahay iskaashiga iyo taageerrada reer galbeedka iyo xulafadooda Carabta, oo waxtar u ah dhaqaalaha iyo nidaamka dawladda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Wadajir, District, X-Zobe
Mogadishu
Hamar Research and Consultant Center is Research center those quipping researchers and students
Digfeer Road
Mogadishu
GAP BRIDGE INSTITUTE FOR RESEARCH & CONSULTANCY 1. Research initiatives 2. Consultancy 3. Training
Mogadishu
We provide Research consultancy services to students and academic staff
Soomalia
Mogadishu
Your Page is where people go to learn more about you. Make sure yours has all the information they ma
Afgooye Streat, Mogadisho, Banadir
Mogadishu
SAHMIS PUBLIC HEALTH RESEARCH is a Somalia private research center whose primary aims is to improve and strengthen public health practice and enhance them through empirical reseach...
Distract Yaqshid
Mogadishu
hi everyone has depends on this page please send me your idea i will help you anywhere stay?
Hodon District
Mogadishu
Conference on Medicine and Health Sciences (CMHS) Jointly organized by Jamhuriya University of Scien