Mohamed Ibnu Abdullahi

Mohamed Ibnu Abdullahi

You may also like

Red Maxtv Brasil
Red Maxtv Brasil

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohamed Ibnu Abdullahi, Web designer, .

23/06/2024

الدنيا ثلاثة أيام: الأمس؛ عشناه، ولن يعود، واليوم؛ نعيشه، ولن يدوم، والغد؛ لا ندري أين سنكون؟ فصافح، وسامح، ودع الخلق للخالق، فأنا، وأنت، وهم، ونحن ..

15/06/2024

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxa oo maalinka berri ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee ciidda.

Ciid wanaagsan.

Photos from Mohamed Ibnu Abdullahi's post 24/05/2024

𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝟏𝐚𝐚𝐝 Seminar ku saabsan u diyaar garowga Imtixaanka Form-4-ka, ayaa maanta lagu qabtey Xurunta Dhaxe ee Jaamacadda, waxaana kasoo qeyb galey Ardeyda Sanadkaan ka qalin jabineysa Dugsiyada sare, waxaana soo jeediyey 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐚𝐫𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐍𝐮𝐮𝐫 oo ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda.

07/05/2024

Ogow guushu ma aha in aad baabuur ama guri gadato.
Ee waa in aad cadaabta ka xorowdo.

09/04/2024

𝗖 𝗜 𝗜 𝗗 𝗪 𝗔 𝗡 𝗔 𝗔 𝗚 𝗦 𝗔 𝗡 🎉

Waxaan Ugu Hambalyeyneynaa Dhammaan Muslimiinta Gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed Farxadda Munaasabadda Ciidul-fidriga.

08/04/2024

INNA LILAAHI WA INNA ILAAHI RAAJICUUN

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh la wadaagayaa Dhammaan Qaraabo, ehel , Saaxiibo iyo qoyskii uu ka baxay Nabadoon GAABOW BUULLE oo gacan ka xaqdaran muqdisho ku dishay si gaar ah Shacabka Shabeelaha hoose , si guudna Shacabka Soomaaliyeed

Waxaan alle ugu baryaa in uu Janadii Fardowso ka waraabiyo

Aamiin Aamiin

Telephone

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00