Cabdiwahaab M Cabdulle

Cabdiwahaab M Cabdulle

Barwadaag aan isku dhaafsano aqoon dhin walba, Diini, arimo bulsho, dhaqaale, ilbaxnimo, taariikh, s

01/07/2024

Hambalyo soo daahday dhamaan umadda Soomaaliyeed ama shanti Soomaali.
64 guuro wacan 🇸🇴

29/06/2024

Waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa umadda Soomaaliyeed, qoyska iyo asxaabti uu ka baxay Gudoomiye Professor Mohamed sheikh osman Jawaari oo maanta Muqdisho lagu aasay.

16/06/2024

Hadaan Ciid wacan idin iraah maxaan haleeyay.
Waxaan kusoo daahay garan ma hayo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ، وكل عام وأنتم إلى الله أقرب والف خير

12/06/2024

Hambalyo, Hambalyo!
Waxaan l hambalyo u dirayaa gabadha aan adeerka u ahay Ayaan Haaji Adan Isse oo soo gunaanaday waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda dhanka maamulka bulshada - Public Administration, runti wax sahlan maaha adoo shaqa adag haya in aad ka lib keento waxbarashada, waxaan kuu rajeenayaa mustaqbal iyo horumar qurux badan.
Guuleyso, mar kale hambalyo, Congratulations, تهنئة.

11/06/2024

Horta magaaladaan kun sano bey dhisan tahay ee qabriya inaa kor deganahay ma moognahay mase hilmaamnay daaraha xaafada IF iyo Aakhiro 👀.
Danta guud hala taageero 👮

11/06/2024

Hadhaan dhindho daharki awoowgeey Geedi Rooble agtiisa in la igu duugo amaan ku dardaarmaa 🙄🤔.
Waa maxay qabri faagista 🥲

07/06/2024

Jimca mubaarak.
Waxaa lagu jarmaaday halki laga jilaaba jiray si loogu jimicsado.

06/06/2024

Car keen gabar jaceyl u waalatay 😀 ragga inee daacad wada yihiin ma shaki baa kaaga jira huuno 🙄

05/06/2024

Shaqo inkaaran dalkeena maka jidhaa?!

Photos from Cabdiwahaab M Cabdulle's post 04/06/2024

Waxaan hambalyo iyo duco u direynaa walaasheen Farxiyo Abdi Gaabow iyo Ahmed Hassan Farah oo maanta meherkooda uu ka dhacay Muqdisho.
بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في خير

02/06/2024

Why do you want to get rich,Son?!
لماذا تريد ان تصبح ثريا، يا بني؟!

Maxaad ku falee inaad hantiile noqoto, igaarkeey?!

01/06/2024

قل للحمير و إن طالت معالفها لن
تسبق الخيل في ركض الميادينِ
تبقى الحميرُ حميراً حتى إذا
لجَّمتهم ذهبًا أو أطعمتهم تين..
وَ قَد تُسمِعُ اللَيثَ الجِحاشُ نَهيقَها
وَ تُعلو إِلى البَدرِ نِباحُ الكلابِ
و لأنّ الخَيلَ قَد قَلت
تَحلّت حَمِيرُ الحيِّ بالسرجِ الأنِيقِ
وَ إِذا ظَهَرَ الحِمارُ بِزيِّ خَيلٍ
انكشفَ أمرهُ عِند النهيقِ ...

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Maka Almukarama
Mogadishu