HEEGAN FC, Mogadishu Videos

Videos by HEEGAN FC in Mogadishu. Photo sport

Bismilahi manta oo isniin ah waxa so idlaaday RAMADAAN LEAGUE kasocday garoonka kooxda HEEGAN wuxuu kuso dhamaaday si nabad leh ma jirin wax dagaal ah iyo buuq oo kadhacay garonka inta uu socday league

Waxan halkaan hambalyo kaleenahay dhamaan ciyartoydi kaso qayb gashay iyo kuwi ku gulaystay dhantood

League waxa kugulaystay kooxdi kugac dhereed ATHLETICO ( TEAM AAMIN )

Sido kale waxa qaatay ciyaryahanki ugu ficna tartanki ( MR ABDULLAHI JEKEY ( QANSAX )( RB )

Waa difac dagan inaba an caadi ahayn

Wixi fahfahin ah muuqalkaas kadaawo wabilahi towfiiq

Click to enable sound Next

Other HEEGAN FC videos

Bismilahi manta oo isniin ah waxa so idlaaday RAMADAAN LEAGUE kasocday garoonka kooxda HEEGAN wuxuu kuso dhamaaday si nabad leh ma jirin wax dagaal ah iyo buuq oo kadhacay garonka inta uu socday league Waxan halkaan hambalyo kaleenahay dhamaan ciyartoydi kaso qayb gashay iyo kuwi ku gulaystay dhantood League waxa kugulaystay kooxdi kugac dhereed ATHLETICO ( TEAM AAMIN ) Sido kale waxa qaatay ciyaryahanki ugu ficna tartanki ( MR ABDULLAHI JEKEY ( QANSAX )( RB ) Waa difac dagan inaba an caadi ahayn Wixi fahfahin ah muuqalkaas kadaawo wabilahi towfiiq

Kimich left back πŸ‘€β­οΈ

Waxa bari safar nooga an babaxayo casimada dalka kenyo ee nairobi macalin abdi hakin Macalin waxan ku leenahaye ilahaye si nabad ah hakugu keyo Sido kle waxa kooxda macalin o ah cptnki hore ee kooxda ahmed qushka soo dhawow macalin Shaqadan adag ee lugu dhiibay ilahaye hakula garab galo πŸ™πŸ»

RASMi==kooxda waxay si rasmi ah ogu dawaqday macalinka cusub ee kooxda Magaca: ZAKARIA YUSSUF OSMAN (BUDNA) WIN: 2 DROW: 2 LOSE: 1 Macalinki hore kooxda allah unaxariiste (zakaria ahmed garane)(Buncune) kaso ahaa tiir naga baxay iyo mid kamid ahaa tariqihi an la iloobi karin kaso qulubtena gilgilay iyo daman dagmada sportska beled hawa. Manaba qulubtena kama goi doonoπŸ™ Welcome to open hands our new coach zakaria (budna)