XISBIGA TIIR

XISBIGA TIIR

You may also like

So gamon jini 1
So gamon jini 1
Fasada
Fasada

Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda ”TIIR” waa xisbi siyaasadeed, wadani ah mabaadi’diisuna ku

Xisbiga Cadaaladda iyo Midnimadda waa xisbi siyaasadeed, wadani ah mabaadi’diisuna ku qotonta shareecada islaamka, dhaqanka iyo anshaxa suuban ee soomaaliyeed iyo heer-tusaaleedka caalamiga ah. Xisbigu wuxuu ayyidayaa dhismaha dowlad soomaaloyeed ee kudhisan dimiquraadiyad iyo matlaada shacabka oo cadaalad iyo horrumarba u horseedo umada, dhowrtana qiyamka bini-aadannimo, xuriyada shakhsiga, ku dh

22/12/2023

DAWLADNIMADA
---------
iyo waa aqoon ku salaysan iyo dhaxal dhaqan.
Soomaaliya waxey u bahaantahey dawlad leh , lana tashaneyso aqoonta u leh Nidamka, tixraaceyso , hab-raaca , waliba ukala danbaynta amarka, kala-danbaynta jagooyinka iyo dhaqan galinta hawl-maalmeedka Shaqo ee Hay'adaha dawlada.
---
www.xisbigatiir.so
[email protected]
tel:002526-13194074
Xisbiga Tiir

22/12/2023

DAWLADNIMADA
———
iyo waa aqoon ku salaysan iyo dhaxal dhaqan.
Soomaaliya waxey u bahaantahey dawlad leh , lana tashaneyso aqoonta u leh Nidamka, tixraaceyso , hab-raaca , waliba ukala danbaynta amarka, kala-danbaynta jagooyinka iyo dhaqan galinta hawl-maalmeedka Shaqo ee Hay’adaha dawlada.

www.xisbigatiir.so
[email protected]
tel:002526-13194074
XISBIGA TIIR

20/12/2023

wuxuu yahay , in aan u howl galno helitaanka asaasiga ay carruurta leeyihiin sida ; Nabada cuntada,caafimaadka, waxbarashada.
Waa in aan isku geyna dhamaan Nabada jecel iyo kuwa u dhaqdhaqaaqa xoquuqul insaanka , si looga dulqaado silica iyo dhibaatda xeysato caruurteen . waa wadada kaliya soo nooleynta rajada Umadeena iyo badbaada Ubadkeena

Xisbiga Tiir:
xisbigatiir.so

14/12/2023

HA U DEYMO LA’AAN INAAD XUBIN KA NOQOTO BAD-BAADIYAHA UMMADDA SOOMAALIYEED.

Rajo badan ayaa muuqanaysa, isbadalo siyaasadeed ayaa soconaya, hab dhaqankii ku saleysnaa afkaarta Qabiilka ayaa laga gudbayaa, xilligii xisbiyada ayaa la soo gaarey, hanaan cusub oo ku dhisan habka xisbiyo badan ayaa loo dhaqaaqay, Miyi iyo Magaalo si diiran ayaa looga soo dhaweeyay taaba galka asxaabta siyaasadeed ee Soomaaliya.

Xisbiyada Soomaaliya ka hana qaaday waxaa kow ka ah Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda Soomaaliyeed {TIIR}, Farxad, iyo reyn-reyn ayaa lagu soo dhaweeyay dhalashadii Xisbigaasi, Ku dayasho, laab lakac iyo fudeyd midna kuma imaanin hase yeeshee wuxuu ku yimid baahida ay bulshadiisu u qabto sidii loo heli lahaa xisbi uu hadafkiisu yahay daacadnimo, sinnaan, caddaalad, midnimo, cad-cadaan, waxqabad iyo hiigsiga horumar dhan kasta ah.

Mabda’ ahaan TIIR wuxuu rumeysan yahay in la dhiso ummad ka madax bannaan Qabyaalad, musuq-maasuq, colaad, cabsi, iyo dib u dhac, iyadoo taas badalkeeda loo hawl galayo hanaankii ay dadku ugu noolaan nabad, xornimo, amni sugan iyo horukac.

Xisbiga TIIR ma aha xisbi u xeran dad gaar ah, mana aha mid Boorso lagu sito, ummadda oo dhan ayuu ka dhaxeeyaa, muwaadin kasta waa u furan yahay, haatan waxaa xarunta xisbigaasi ee Magaalada Muqdisho ka socda is diiwaan galinta xisbigaasi, gacmo furan ayaa lagu soo dhaweynaya ruux walba oo xiisaynaya inuu ku soo biiro Xisbiga Caddaaladda iyo Midnimadda Soomaaliyeed {TIIR}.

Muwaadin kasta waa u sharaf inuu ka mid ahaato xubnaha xisbiga Tiir, Boqollaal isugu jira siyaasiyiin, aqoonayhano, qurba joog, saxafiyiin, ganacsato, madax dhaqameed, haween iyo dhallinyaro ayaa h**ey isaga diiwaan galiyay xisbigaasi, foomam loogu tala galay dadka doonayo inay ka mid noqdaan xisbigaasi ayaa loo diyaariyay, Wallaal haddii aad xiiseynayso xisbi la wada leeyahay ku soo dhawoow xisbiga Caddaaladda iyo Midnimada Soomaaliya, Adigaa leh, Anigaa leh, Annagga oo dhan ayaa leh.

Haddaba muwaadin ha u deymo la’aan inaad xubin ka noqtid bad-baadiyaha ummadda Soomaaliyeed, fadlan gaar oo iska diiwaan gali haddba xarunta ama xafiiska kuugu dhaw ee xisbigu leeyahay.

Mahad badan
====
Twitter:
Web www.xisbigatiir.so
Email: [email protected]
[email protected]
tel:0025261-2777726
-

08/12/2023

“ waxay ku barataa , waxay ku barayaan aad jeceshahay, waxay ku barayaan qofka ku jecel.💙”:
XISBIGA TIIR

07/12/2023

Muhiimka ah ma ahin, inaad sare .
Muhimadu waxaa waaye , inaad u .
-
Xisbiga Tiir:

15/11/2023

Haddii aad u malaynaysid inaad tahay yar oo aad , aan sameeyn kareynin , isku day in aad seexato qol xiran oo hal ku jirto.
——————
Xisbiga Tiir:
Xisbigatiir.so

31/10/2023

ma ahin in aadaan , laakiin muhumadu waxaa waaye in aysan ku .
Qofku waa in uu ahaada , xataa haddi uu ku .

Xisbiga Tiir:
Xisbigatiir.so

29/10/2023

waa

waxaa Ka danbeeyo .
waxaa Ka danbeeyo .

waxey leedahey baalal, waxey ku dhex nooshahay .
Rajadu waxey ifisaa wakhti kastana waxey kuu soo gudbisaa aad dhamaad leheen, sida awgeed yaan la h**ey usoco.

Xisbiga Tiir:
Xisbigatiir.so

Xisbiga Midnimada iyo Cadaaladda (Tiir) - xisbigatiir.com 23/10/2023

Maxey tahey ?
-----
iyo maamulkeedu waa aqoon ku salaysan iyo dhaxal dhaqan.
Soomaaliya waxey u bahaantahey dawlad leh , lana tashaneyso aqoonta u leh Nidamka, taariikhdeenii , Dawladnimadeeni , waliba ukala danbaynta amarka, jagooyinka iyo dhaqan galinta hawl-maalmeedka Shaqo ee Hay'adaha dawlada.
---
XISBIGA TIIR:

Xisbiga Midnimada iyo Cadaaladda (Tiir) - xisbigatiir.com

11/10/2023

Maxey tahey ?
-----
iyo maamulkeedu waa aqoon ku salaysan iyo dhaxal dhaqan.
Soomaaliya waxey u bahaantahey dawlad leh , lana tashaneyso aqoonta u leh Nidamka, taariikhdeenii , Dawladnimadeeni , waliba ukala danbaynta amarka, jagooyinka iyo dhaqan galinta hawl-maalmeedka Shaqo ee Hay'adaha dawlada.
---
XISBIGA TIIR:
www.xisbigatiir.so

18/09/2023

Si leh u dooro
-----------
waa doorasho.
waa doorasho.
wanaag waa doorasho.
waa doorasho.
sadaqada waa doorasho.
waa doorasho.
TIIR waa doorasho
Wax alla wixii aad doorato ayaa tahey.
Sidaa awgeed Si leh u dooro.
-----
XISBIGA TIIR:
Twitter:
Web www.xisbigatiir.so
Email: [email protected]
Tel:0025261-2777726
XISBIGA TIIR

17/09/2023

Luqada ay ku hadlayaan, iyo tan ay hadlaayaan; Waxaa aad loo fahmaa tan . Waayo Xayawaanka ma ahin.

25/04/2023

Noqo qof ’ leh
-
Qof ’ leh, asaga iyo mabada’isa ayaa hor dhanaayo, mabda’ iyo wanaaga u qabtey waligooda way nolaanaayaan.

Laakin, Qofka aan mada’a leheen, asaga iyo Mabda’isa ayaa hordhimanaayo, waa hab dhaqanka Siyaasiyinta Somalia mabada’ooda waa qaabil , markay dhintaa qof xasuusanaayo ma leh.

Waa sida dhumi la daba socdo.
Daba socodkaaga 🐐 lumay gadaashisha, ayagoo raacayo 'a ah:
" dhan way , adiguna waan sameyna”. Waxey kugu ridey adduun iyo aakhiro...

Muddo 40 sanno ayey siyaasiyinta , ay saaran yihiin qabiilka iyo cabuuris olaad, Qarankana waxey ku rideen .
Sidaa awgeed, ka fiirso dooro inaad raacdo tubta tuusan kuugu hogaamineyso hiigsi iyo yool leh, Nabad iyo Horumar leh, dad kalena ay kaaga karaan.


XISBIGA TIIR:
Xisbigatiir.so

23/04/2023

UMMAD MA KARO!

- Askarigi madaxa ugu jirey iyo cafiskii Mandella
======
Wuxuu yiri Nelson Mandela markaan noqday madaxwaynaha koonfur afrika, ayaan maalin ka qaar ka mid ah ama ilaalideyda in ay magaalada igula soo dhex lugeeyaan, cabaar ka dib ayaanu galnay maqaayad, waan fadhiisannay, qof walbana wixii uu rabay ayuu dalbaday!

Inti aan sugeynnay cuntadi aan dalbannay, ayaa waxa ay indhahaygu ku dhaceen fadhiyey ka soo horjeedkeyga, dabcan isagana wuxuu sugayay dalabkiisa.

Mid ka mid ah ayaan ku iri: kac oo ninkaas ka soo codso in uu miiskaan nala soo fadhiisto si aan wax u wada cunno.

Ninkii wuu yimid, waana uu soo fadhiisiyey dhinacayga, waxaan billownay in aan isla cunno, dhibco waawayn ah ayaa dhafoorkiisa ka soo hoorayay, gacantiisuna way oo maysan awoodin in ay cuntada afka gaarsiiso.. ‏

Ka dib markii aan cuntadi dhammaysannay, oo uu ninki tagay, ayuu waardiyahaygi qaaska ahaa igu yiri:

- nala fadhiyey wuxuu ahaa mid xanuunsanaya, gacmihiisu way jareynayeen, ma na awoodin in uu si fiican wax u cuno!

Waxaan ugu jawaabay:
- ninkaas wuxuu ahaa igu hayay qolki aan ku xirnaa, inta badan waxaa dhici jirtay; ka dib marka la isoo ciqaabo, waan qaylin jiray aniga oo codsanaya xoogaa biyo ah in la isiiyo, ninkaan ayaa ii soo geli jiray, madaxa ayuu na iiga jiray mar walba, sidaas daraadeed ayuu la jareynayay cabsi uu ka qabo darteed in aan ka aarsado oo aan xabsiga dhigo, laakiin, sidaas ma ahan, maxaa yeelay: ( ku dhisan Aargudashada ma dowlad, halka caqliyadda ku dhisan dulqaadka iyo isasaamixadda ay dhisto ummado).

21/04/2023

waxay ka bilaabataa ah:

“ Markaad aad wax tihiin, ayaan wax ahey”.

Annagu waxba ma noqon karno , haddusan jirin ’ guud ee ina midaysa.

20/04/2023

Hambalyo Munaasabada
---------------
CIID WANAAGSAN
Anigoo ku hadlayo Magacayga iyo Magaca Xisbiga TIIR waxaan Munasaabad CIID AL halkan hambalyo iyo bogaadin ballaadhan ugu soo dirayaa guud ahaan shucuubta islaamka, dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed, gaar ahaana Xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga TIIR ee ku baahsan dacalada aduunka.

Waxaan illaahey inooga baryayaa inuu siiyo khayr, bashbash iyo barwaaqo.

Ilaaheyna inaga yeelo dhamaanteen kuwii uu ugu dambi dhaafo uguna naxariisto, naaratana kaga xoreeyo fadliga bisha barakeysan ee ramadaan soonkeenii aynu guddanayna

Illaahay inaga aqbalo Sanadka sanadkiisana ku gaadha guul iyo horumar.



Guddoomiyaha Xisbiga Tiir
Eng.Salah Sheik Osman
-
XISBIGA TIIR:
www.xisbigatiir.so

16/04/2023

QOFKA leh ama ah.
-------
Waxaan tanasuli karo, eena cafin karo waa Qofka leh, Laakin Kan ah, mana , mana , waxna ma ciqaabi karo, laakin wuxuu abuuri karaa, iyo

13/04/2023

Haddaan dooneyno in aan abuurto waarta, waa in aan ka bilaawnaa .
--------

XISBIGA TIIR
xisbigtiir.so

13/04/2023

Marka ay timaado Umada, marna lama samayn karo .
Marka laga hadlaayo , Sharafta Umada ayaa ah siyaasada.

04/04/2023

waxaa waaye, inaad , dadka kale, xataa hadeysan in la cafiyo. Awooddu waxaa waaye inaad ka dad kale, xataa haddu diidan yahey.
Awooddu waxaa inaad lahaataa
xataa marka aad .
-
XISBIGA TIIR:
Xisbigatiir.so

29/03/2023

” FIKIRKA AARGOOSIGA WUXUU DAWLADAHA.
HALKA FIKIRKA WUXUU QARANKA”

13/02/2023

Taariikh la soo marey ( Soomaaliya ).

Gobannima doonkii Afrika iyo heestii ” LUMUMBA ”.

- ” Midiidin iyo magan ahaan meynee, miyaa nala
muquunin karayaayee ? ”.

- Ereyadii, laxankii iyo codkii AUN, Cabdillahi Qarshe.
Jiibinta, Walaalaha Hargeysa 1961
kadibna Hoballada Waaberi 1970
Raadiyo Muqdisho, 07.01.1970

06/02/2023

BAAQ NABADEED

05/02/2023

u tahay nolosha , u yahey nolosha

29/01/2023

siyaasaddu waxay tahay in bulshadu loo suura galiyo sidii ay ugu gaari laheyd ay hiigsaneyso, kali-kali, tafaaruq, iyo kala qaybsanaan midna laguma gaari karo , haddii la helo siyaasad leh sal fadhiya waxaa xaqiiqo ah in la helayo la isku haleyn karo, kala dambeyn ummaddeed iyo horumarinta guud ee bulshada.

18/01/2023

Markasto aan u dagaalamayo Somalida, hal kali ah aan ku dagalamaa , kale waxaan isaga Somalida kale oo aniga ila .
---
Xisbiga Tiir :

14/12/2022

Waxaan akhrinayaa

ogahey 1959 waxii ku dhacey HDM.
waxii dhacey 1991 Goog joog badan u ahaa.
may nin Dan eh 1995 Avv.Hassey Sh.Ibrahiim qaabkoo u burburi waad ogeydeen.
2002 dagaalkiii Tora-bora, kala jabkeeda waad odeydeen
2003 Madaxeyne Avv.Shaati gaduud. dawladiisa meesha ay marti waad ogeydeen.
Madoobe Nunow SW6 , 3 marzo 2014 qaabkio loo burburi waad odeydey.

Waxaa la dhibii o 3gobol Kgs(Gedo, J/dhexe, J/Hoose.)Waadna ka socotaa xaalka gobolada Bakool iyo Sh/hoose .

Waxaan jiro 3milyan oo DM.
Ayadoon intaas Taarikh la soo marey, ayaa wali aan laheyey siyaasiyiin qabaan biseyl, wax barti dhibaatooyinkii la soo mari. xilkasta waxaa la caadestay in wax la wax dhaso ayadoo dhiig daadanaayo, ayadoo la isu adeegsanaayo awooda kale oo banaanka ka imaanyo.

2019 ayaa la iswaafujiye mudada xileedka hey’ada iyo hey’ada dejinta.

Waa hal sanno, Halka sano halaga shaaqeeyo, sidii looga xoreynta lahaa Al-Shabaab degaanka KGS. Sida maamulada kale ay si wadajir uga howlanyihiin Nabadeenta deegaankooda, Siyaasiyiinta kg mahaa idin diidi inaad u midowdaa NABADDA, idinkoo fiirinaayi danta shacabka

Waxaa loo bahanyahey in helo siyaasin nabad dhalin karo, isu keeni kara shacabka , watana barnamish samatabihin karo Shacabkaan.

Looma baahna siyaasiyiin kasta isticmaalayo si ay kursi u hantaan.

Hanka iyo Himiga hadduu tahey kursi haleyska kacsado, 62sanno ayaa la iska tuuranayi maxaa guul ah oo la gaari.

Haddiba jirto mahaa loo dooran waaye Madaxweyne ka yamid shabeelada hoose, maxaa siyaasada ku koobi BAY iyo BAKOOL, loo didanyahey Madaxweyne ka yimid SHABEELADA HOOSE, sidaa awgeed caqliga ha shaqeeyo, hala joojiyo galiska.

Niyaddu waa inay ahaataa badbaadinta Diinta, Dalka iyo Dadka, markaasaa ALLAH towfiiqda waa na waafujinayaa

dadkii u ekaa, wakhtiigii u ehaa, damacii u ekaa, natijadii u ekaa.

XISBIGA TIIR:

30/11/2022

Kalsoonida Shacabka
--------------------------
Shacabka , hoog ma lagu karo, ma lagu iibsan karo. hadalna ma lagu karo, Kalsoonida shacabka waxaa lagu heli kara, wax la taaban karo.
----
XISBIGA TIIR:

26/11/2022

Ma qaadi kartid, Qof laabti.
Mala kartid , qof xiran.
Mana la kartid,qof ka noqdi dhagax.
Mala dhisi kartid , Qof mabda’ ka dhigtid 🥀"🖋️

Xisbigatiir:
Xisbigatiir.so

06/11/2022

Halkee u socotaa Somalia?

2022-1982= 40
2022-1990= 32 Burburin ah.
Waxaan taarikhdii h**e, tan iyo tan imaandoonto .
Qof akhriyo isbedelka siyaasada Somalia 1960-2022 wuxuu karaa halka ay ku dhamaandoonto Somalia.
aan loo heli khubaro ah laxjecli ay ja heyso wadankaan iyo shacabkaan badbaadiso. Jiritaanka Somalia halis ayuu ku jiraan
Sawirka 1aad 1982
Sawirka 2aad 2022

Xisbiga Tiir=

15/10/2022

:
----------------
Hooyooyinka; iyo ma qaataan, laakin waxey qaadaan .

07/10/2022

Xisbiga TIIR
--------
" abuurin in aan waliigeena ku DAD. Annagu lanooma abuurin in laguna tilmaamo , cudur, rajo la'aan, ama kuwo aan garanaynin waxa berri dhici karo.
Waxaan ku jirnaa ah si loo soo celiyo sharafta, Umada Soomaaliyeed. Waa in aan awoodnaa sarnaa Umada Somaliyeed . Waa in aan ku kalsonanaa Wadaankeena ".
----
XISBIGA TIIR:

Want your organization to be the top-listed Government Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

XISBIGA TIIR
Taariikh la soo marey ( Soomaaliya ).Gobannima doonkii Afrika iyo heestii ” LUMUMBA ”.- ” Midiidin iyo magan ahaan meyne...
Hobalada SHAMBAL-NABADAA NAAS LA NUUGA LEH.---Eryadii Abwaan Hassan Huborow, Laxankii Abwaan Sahal Mo'alim Ciise =====Xa...
Heesta "Aan Garwaaqsanee" Ereyada waxaa lahaa Alle ha'u naxariistee Abwaan Maxamed Cali Kaariye, halka laxankana uu same...
Baydhaba 2018------- Soo dhaweynta hogaamiyaha Xisbiga Tiir
DUUBKAAGA MAXAA DABUUL SAARI, DADKII HORE DAADKA MAA QAADI DUULKOO  KALE LEE DUDOOWHAAYE
Mudane Ali #Marguus(AUN),  wuxuu ahaa Muwadhin aragti Fog.ALLAHA  Naxariis Janno haku Siiyo.
Sheikh Cabdi Xayi oo ka hadlaya mas'uuliyadda iyo dadka u kala ordaya xilalka.
Xamar 29/07/2018--- Gudoomiyaha Xisbiga midnimada iyo cadaaladda -TIIR Eng Salax Sheikh Cusman oo ka hadley wadatashiga ...
Marka laba walaalo ah ay dagaallamayaan, qof #qalaad ah ayaa dhaxlkooda , hantidooda qaadanaayo.—Xisbiga Tiir: #Tashi_Ta...
Noocyada Tuugada
Calankeyna

Telephone

Address

Mogadishu
Other Political Parties in Mogadishu (show all)
X. isbedel doonka Sh/hoose X. isbedel doonka Sh/hoose
Mogadisho
Mogadishu, 252

Waa xisbi loogu talagay samata bixintta shabeelaha hoose kaaso kashaqayn doonta awoodsiinta dhalinyar

Abdi aziiz mohamed Abdi aziiz mohamed
Hodan Mugdisho
Mogadishu

Political

Aragti Dheer Aragti Dheer
Mogadishu
Mogadishu, 252

daacad news

Xisbiga Horyaal Qaran Xisbiga Horyaal Qaran
Airport Area, Wadajir, Banadir, Region
Mogadishu

Hadaf Togan iyo Hogaan Hagaagsan

Abdirahman H. Gallaf Abdirahman H. Gallaf
Mogadishu

politicalist

Wadani Wadani
Mogadishu

Xorseed

Peace, Justice  and Freedom Party of Somalia PJAF Peace, Justice and Freedom Party of Somalia PJAF
Haji Baasto Road
Mogadishu

PJAF Party is a democratic political party in Somalia founded by a group of Somali politicians, intellectuals and social activists from different parts of the country, with a wide ...

Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye Afhayeenka dhalinta Belweynta hawiye
Karaan
Mogadishu

kahadlida warar xaqiiqda kusaleesan sida wararka xasaasiga ahi wararka belweynta hawiye wararka beesha caalamka

Kaabeiyokobciye Kaabeiyokobciye
Mogdisho
Mogadishu

dalka dhiso dalka dhiso
Maahirabshir764@gmail. Com
Mogadishu, 252

Colaad Ali Faarax Colaad Ali Faarax
Mogadishu
Mogadishu

colaad

Gudoomiyaha golaha shacabka  sheikh Adam madoobe Gudoomiyaha golaha shacabka sheikh Adam madoobe
Near Villa
Mogadishu

Parliament chairman sheikh adam