Ciyaar Bille

Ciyaar Bille

Halkan kala soco dhamaan warbixinada ciyaaraha

07/08/2023

Liverpool ayaa dalabkii seddexaad ka gudbisay Roméo Lavia, sidii la filayay — waxay u dhigantaaa £45m oo lagu daray gunooyinka oo🚨🔴

Southampton, ma aqbalin mar kale maadaama ay ku adkeysanayaan £50m qiimaha.

Wadahadalada ayaa la sheegayaa inay hadeer sii socdaan.

07/08/2023

Chelsea iyo Brighton, oo dib ugu soo laabtay wadahadallo toos ah sidii la filayay heshiiska Caicedo 🇪🇨

Moisés ma ciyaarin Axaddii taasoo muujinaysa inuu doonayo inuu baxo.

07/08/2023

West Ham iyo Manchester United ayaa xiriir toos ah kaga jira heshiiska Harry Maguire. £30m dalab ayaa maanta Wastham so dirtey, naadiyada ayaa hadlaya - wax xiriir ah lama sameynin dhinaca ciyaaryahanka weli.

Wadahadaladu way sii socon doonaan maadaama ay jiraan kooxo badan oo PL ah oo xiiseynaya Maguire.

07/08/2023

Atletico Madrid waxay heshiis cusub u soo bandhigtay Álvaro Morata, suurtogalnimada in uu sii joogo kooxda ilaa Juun 2027 🚨🔴⚪️

Morata wuxuu saxiixay ilaa 2026 dhawaan laakiin wuxuu kordhin karaa hal sano oo dheeraad ah.

Hadda waxaa la filayaa inuu sii joogo Atléti kadib markii uu la hadlay Simeone.

07/08/2023

🚨💣 Horyaalka Saudiga ayaa qorsheynaya kharash badan oo ku baxa Premier League xagaaga soo socda, iyadoo Kevin de Bruyne uu yahay bartilmaameedkooda ugu sarreeya

07/08/2023

🚨🚨💰 BREAKING:

West Ham waxay isku dayeysaa inay la soo saxiixato Harry Maguire iyo Scott McTominay heshiis labo xidig ah! Waxay ka shaqeynayaan sidii xal loogu heli lahaa mushaharka Maguire waxayna aaminsan yihiin xirmo dhan £55-60m ay ku qancin karto United inay isaga iyo McTominay iska iibiso.

07/08/2023

Chelsea iyo Juventus ayaa qorsheeyay wareeg cusub oo wadahadalo ah oo ay kaga wada hadlayaan heshiiska is dhaafsiga Vlahović iyo Lukaku.

Wada hadaladan waxaa goob joog u ahaan doona dhex dhexaadiyaal labada dhinac. 🚨🔵

Juve ayaa ku adkeysaneysa in €40m lacag lagu daro laakiin qodobka muhiimka ah waa go'aanka Chelsea ee Vlahović — Go.aan waxa iska leh Pochettino.

07/08/2023

🚨💣 Tottenham ayaa diiday dalabkii ugu dambeeyay ee kaga yimid Bayern Munich ee Harry Kane.

07/08/2023

Édson Álvarez ayaa ku biiraya West Ham,

Westham ayaa Heshiiska afka ah la gaartey ee Ajax qiimo gaaraya £34/35m 🚨⚒️🇲🇽

Álvarez ayaa u duuli doona London 24-ka saac ee soo socota si uu u maro baaritaano caafimaad isla markaana uu u saxiixo qandaraaska

Shuruudaha shaqsiyeed ayaa lagu heshiiyey sida shaaca laga qaaday Sabtida.

07/08/2023

5ta difaac ee ugu qaalidan Taariikhda kubada cagta

07/08/2023

Rasmi:-

Natan ayaa Napoli kaga so biiray heshiiska €10m kooxda ee Bragantino 🔵🇧🇷

Heshiis 5 sano, bedelka Kim Min-jae.

Photos from Ciyaar Bille's post 07/08/2023

Matt Turner ayaa maanta caafimaad ku mari doona Forest - sida shaaca laga qaaday Jimcihii. 🔴🌳🇺🇸

🔴 Nottingham Forest oo Wareeg cusub wadahadal ah la balansan Man Utd heshiiska Dean Henderson.

🇪🇸 Arsenal, ayaa si isa soo taraysa kalsooni ugu qabta in heshiiska David Raya gaari doono goor dhaw.

07/08/2023

🚨 Chelsea ayaa isku diyaarineysa dalab ay ku doonayso xiddiga khadka dhexe ee Leeds Tyler Adams.

Dalabka ayaa la filayaa inuu yimaado maalmaha soo socda. 🇺🇸🔜

07/08/2023

Benjamin Mendy wuxuu isku dayi doonaa inuu ka soo kabsado “dhammaan ama qayb” khasaarihiisii dhaqaale kadib markii mushaharkiisa la xayiray tan iyo markii la xiray Augusta 2021. 💰🚫

Wadahadallada dhinaca sharciga ah ee kooxdiisii h**e ee Manchester City ayaa la filayaa inay bilowdaan dhamaadka bisha. ⏳

25/05/2023

Man Utd ayaa dooneysa in ay la saxiixato 3 xidiga ee u dhashey xulka England kuwaas kala ah Kane,Mount iyo Rice.

19/03/2023

Manchester City ayaa dhalisey labadii kulan ee ugu dambeysey 3 meelood 1 meel inta goal ay dhalisey Chelsea xili ciyaareedkan (39)goal

19/03/2023

🍿 Kulamada Manta ee wadanka engiriiska Premier League iyo FA Cupka:

⏰ 3pm:
Sheff Utd vs. Blackburn

⏰ 5pm:
Arsenal vs. Crystal Palace

⏰ 5:15pm:
Brighton vs. Grimsby

⏰ 7:30pm:
Man Utd vs. Fulham

12/08/2022

🚫 Clean Sheetki ugu badnaa tan iyo xili ciyaaredkii 2021/22 Premier League:

1⃣ Ederson - 21
2⃣ Alisson - 20
3⃣ 𝗛𝘂𝗴𝗼 𝗟𝗹𝗼𝗿𝗶𝘀 - 𝟭𝟲
4⃣ 𝗘𝗱𝗼𝘂𝗮𝗿𝗱 𝗠𝗲𝗻𝗱𝘆 - 𝟭𝟱

🤷‍♂️ Midkood aya ku hari doona booska sedaxaad Chelsea vs Tottenham .

12/08/2022

Tartamayasha sanadkan ee xidiga sanadka ee UEFA "UEFA Player of the Year award":

🇫🇷 Karim Benzema
🇧🇪 Thibaut Courtois
🇧🇪 Kevin De Bruyne

Yaa ku Guuleysan karo is ledahy? 🤔

12/08/2022

Tuchel ka hadlaya Pierre Aubameyang doonistiisa: “ Wan ku raaxestey inan la shaqeeyo asiga, wax ayna i aheyd sharaf, weligeena wax dhibaato ah kalama kulmin."🔵

“Ciyaartoyda qaar waa ciyaartoydada markasta oo aad u dhawdahay, Auba wa sidaas kale, xitaa markuu u ciyaarayey Arsenal waxan laheyn xiriir dhaw."

12/08/2022

Arteta oo ka hadlaya qorshaha Arsenal: “Weli waxan u baahanahy in aan dhameestirno kooxda qaabka aan anaga rabno, hadii aan ku dari karno magacyo kale waa weyn, lakiin weli waa in aan xalinaa ciyaartoyda qaar”. ⚪️🔴

“Mar la weydiiyey haduu Tierney Man City ku birii karo wuxu dhahy ? Maya, Ma maqlin taas mana ka hadlo doono."

12/08/2022

📝 Rasmi: Filip Kostic aya ku biirey Juventus heshiis ilaa 2026, €16m ayuu kaga so biirey kooxda Eintracht Frankfurt. ⚪️⚫️

12/08/2022

Tan iyo ku laabashadisii manchester united, Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystey abaal marinada shaqsiga ah in ka badan messi, mbappe iyo Neymar leysku Daray. 🤯

12/08/2022

Pep Guardiola ayaa xaqiijiyey in Sergio Gómez uu noqon doono danbeedka bidix ee kooxda City “waa ciyaaryahanka rabney, Sergio wuxu ka mid noqon doonaa kooxda kowaad”. 🚨🔵

“Wuxu la joogi donaa kooxda, wuxuna la mid noqon doonaa Joao Cancelo”.

Heshiiskan wa dhamaadey.✅

12/08/2022

🚨 Erik Ten Hag ka hadlaya Marcus Rashford:

🎙"waa ciyaaryahan muhiim ah, wadna aragtay ilaa maalinta kowaad halkan imid aniga, wan ku faraxsanahy runtii, mana rabo inaan lumiyo isaga, run ahaantii waa qorshahena Manchester United. "

PSG ayaa xiiseyneysa Xidigan.

12/08/2022

Klopp oo ka hadlaya hadii ay la soo saxiixan karaan ciyaaryahan qad dhexe wuxuu yiri: “ wa inuu ahaadaa ciyaaryahanka saxda ah, hadii aan heyn laheyn xal sax ah mar h**e ayaan samen laheyn.🔴

"Wan ka hadalney mar dhaw, uma maleenayo in ay wax dhici karaan.

12/08/2022

Macalimiinta u Sharaxan Macalinka sanadka ee UEFA.

Videos (show all)

Luis suarez
Dybala in Rome

Telephone

Website

Address

Mogadishu/Banadir
Mogadishu