Mudug Legendz

waa page u dhaxeeya ummada somaliyeed dhamaan gaar ahaan dhalinta g/mudug....

03/05/2023
31/12/2019

ASHABAAB waxay u hadleen sida ay ku taaganyihiin dariiq xaq ah waxay sheegeen inay ubanaantahay laynta muslimiinta waxay xiganayeen Axaadiis ay sheegteen, Kitaab sida Sharxu irshaad, fataawi Iwm iyo waliba Aayado ay siday doonaan u safirteen .

Su'asha isweydiinta leh waxay tahay arintaan waa arin diimeed Culumadu maxay uga hadli weyda oo xaqa u cadayn?.
Fadlan gaarsii dadka si culumada loogu baraarujiyo inay beentaas ka daba tagaan

29/07/2018
Timeline photos 24/03/2017

Ninki yaqan ba yaqan macalin cabdi waa big mudug legend allaha ku dhowro macalin

27/05/2016

soo yaca rer mudug

07/05/2016

.

Timeline photos 24/10/2014

M.MAXAMUD oo noqday CR7 ka itobia isla markana Qaska ka qadaya koox uu qabtey fdln sar more thn 1000= like . . . . . CAPTAIN.MAANA

Mobile uploads 26/08/2014

Masha allah qofkazta oo muslim ah like n share
Thnkz all of u

Timeline photos 24/07/2014

Caawo qof kasta waa afuray ee fadlan waaridkii
Na dhalay oo waqtiga qaaliga ah nasiiyay
Oo wax na baray oo koriskeena siweyn uga qayb qatay
An uducaayno
Walalayaaal
Aamiin
Aamiin
Aamiin

Mobile uploads 22/07/2014

SCW

Timeline photos 21/07/2014

Abdi hodan Dayaxleef oo markale ku guulaystay gudoomiyaha sportiga gobolka mudug.

Sidee u aragtaa in mar labaad la doorto Abdihodan dayaxleef?

20/07/2014

Thank you for the 2.000 fans and thanks for working with me. Together we can conquer. ..

Please keep sharing

Hurfe H Quruf It doesn't interest me if the story you are telling me is true. I want to know if you can disappoint another to be true to yourself; if you can bear the accusation of betrayal and not betray your own soul; if you can be faithlessand therefore trustworthy.

Timeline photos 18/07/2014

Jimce wanaagsan Qaraabo

Timeline photos 17/07/2014

Ina quruf wiil mudug su'aashiisa halaga jawaabo. Kkkkk

Booqo page ka ina quruf wiil mudug

Waxaa adag in la helo wiil magaciisa uu ka bilowdo T. bal car isku day

Qoodhaa iyo xeradaa share dheh. Lol

Afur wanaagsan Qaraabo

Timeline photos 16/07/2014

Taariikhdu waa is daba joogtaa masha allah. Like and share fadlan

16/07/2014

Fadlan kusoo biir page kaan asxaabta la share garee. Waa mudug legendary hurfe kaka. Ama ina quruf wiil mudug.

Hurfe H Quruf It doesn't interest me if the story you are telling me is true. I want to know if you can disappoint another to be true to yourself; if you can bear the accusation of betrayal and not betray your own soul; if you can be faithlessand therefore trustworthy.

20/06/2014

T V ga puntland muxuu usoo dayn waaya ciyaaraha garoowe kasocda soo T V dawladu leedahay maaha ??? ciyaarta maanta dadbadan oo qurbaha jooga wey xiisaynayaan laakiin meel ay ka daawadaan mahaystaan

Timeline photos 16/06/2014

reer mudug waa in loo hambalyeyo dhalinta xafada iyo kooxda fc qaamidi waxayna noqdeen dhalinta sanadkan hogaminaysa qaranka gobolka mudug
waxaa laga soo xushay ilaa 8 player sidaas dardeed an u hambalyayno si kooxaha kale igu dhiradan in rag sas u adag laga helo
mar koowaad iyo mar labaad
hambalyo fc qaaamidi

Mobile uploads 12/06/2014

libaax libaax dhalay
xaamud wardheere
sas ban karabaa
awoowe mudug dhiiga ushub
akhyaarta
muduglegend
iga saara
like
1000

Mobile uploads 09/06/2014

Wiilkan mssge kiisa oo qaadato waxa laga yabba ina ku faa'ido.

Mobile uploads 08/06/2014

Tacsi k**a baxyno hadan tahriibka la joojin

Timeline photos 18/05/2014
Mobile uploads 16/05/2014

Dhalinti mudug bilicda magaaladu waa idinka ubixii galkio rabbi ha idin xifdiyo

Photos from Mudug Legendz's post 16/05/2014

Masha allah dhalinta gobolka
Mudug. Markasta waxad tihiin quruxdii gobolka
Ubixii waddanka.
Waa in paggka mudug
Dhalintu ka muqataa
Markasta iyo meelkasta
Idinkoo bilicda gobolka muujinaya
Dhankasta sports, waxbarasho, xili kasta oo dhalintu meel isugu timaado waa in sawiro la helo muujinta waxqabadka gobolkena iyo isku xirka dhalinteena
Sxbyaal guul ,. .. guuleysta

20/03/2014

ASC asxbta dhamaan reer mudug wad salaman tihiin sxbyaal dee paggka halaga hadlo oo ha la isku barto oo hala shido pagkaan dadkiisu waa reer mudug marka bal hala idin arko sxbyaal

Timeline photos 16/09/2013

dj zippa o so garay magalda adis ababa
perfomance u ku qaban raba hadaba tigitka ya lagaga hormarin

31/08/2013

Haben wanagsan

Timeline photos 15/08/2013

sheeg hadad reer galkacyood thay ninkaan

26/07/2013

Subax wanaagsan

03/07/2013

There is two alternatives in mudug today 1. A Fire and 2. A Vote, which we choose brothers and sisters ??

06/06/2013

plz click the like on this page .

Emla Somalia We provide Human Resource education [email protected]

Timeline photos 01/06/2013

Guess these two plyrs all are rer galkcyod..

Timeline photos 23/05/2013

gudomiye c/qani carabey oo safar cirka ah ku marayay wadamo geeska africa ah oo galkcyo ku soo laabtay viva carabay

Want your business to be the top-listed Media Company in Muqdisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Website

Address

Muqdisho
Other Media/News Companies in Muqdisho (show all)
Abdinajib said Abdinajib said
Muqdisho

Welcome to my official page

Galka Wararka Galka Wararka
Km4 Muqdisho
Muqdisho

Galka wararka is independent and impartial news and entertainment Facebook.

Tagerayasha Puntland ee Minesota Tagerayasha Puntland ee Minesota
Muqdisho

This is my real page kuso dhawada dhaman fans_kayga

Dhalinta hiliwaa Dhalinta hiliwaa
Muqdisho, 66

dhalinta hilawaa book shoop

Muqdishaawi TV Muqdishaawi TV
Bsnaadir
Muqdisho

Waxaan ku ku soo gudbin doona muuqaalo ku xiisa galin doona si aad noola socotid like saar page.

Masuur Media Masuur Media
Degmada Hodan
Muqdisho

Warbaahinta Masuur Media Waxa ay Keydineysaa Taariikhda iyo Suugaanta Somaliyeed.

Shabakada Hiigsiga Cusub Shabakada Hiigsiga Cusub
Muqdisho
Muqdisho

Shabakada Hiigsiga Cusub Waa Faafiyaha Wararka Xaqiiqda Ku Saleysan

Warbaahinta Mahadaay Warbaahinta Mahadaay
Muqdisho, 2526

kala soco muuqaalo xiisa badan

Daacadnimo Daacadnimo
Muqdisho, 123456789

Wararka soomalida iyo caalamka midnimo news waa warbaahin kuhadasha afkaaga hooyo