Naseem Ahmed
كل نفس ذائقة الموت
Jubba Land oo deeganadeeda si rasmi ah uga mamnuucday in la xirto Calamada Qabiilada ee gacmaha lagu xirto.
Arin dad baddan argagax galisey ayaa maanta ka dhacdey qabalaha jimbac kaas oo tirsan magaaladda madaxda gobalka af-dheer ee hargeelle.
Odey kamid ah dadka xoola-dhaqatada ah ee ku dhaqan qabalahaas ayaa Saaka subaxii xooliihisa u soo u soo arooriyey Ceel ay bulshaddaas ka cabto. balse waxaa ku dhacdey arin mucjiso ah? Odey ga wuxuu watay Adhi tiradiisu gaadheyso ilaa 50.
Markii xoolihii cabeen biyihii, odeygii watay iyo xoolihiiba, Hal mar ayay wada dhaceen/taa oo loo laleenayo in xabashi ay sumeesay ceelka .
Dadkaas gargaar ha lala gaadho. Qabalaha health centre kii ku yaaley keligiis baa la rafaadsane!. Xoolihii 40 kamid ah way dhamaadeen. Halka 8 qof oo kale oo goobtii gaadheyna xaaladooda aad dayrinayo
33sana kahor saan ayan uno leen lkn hada maqiyasi karo maku laba dona sidi h**e
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa maalintan qaran ee sannad-guurada 69-ee calankeenna buluugga ah.
Maanta oo kale sannadkii 1954-tii ayaa halyeey Maxamed Cawaale Liibaan oo ka soo jeeda deegannada Puntland waxa uu hindisay calanka Soomaaliyeed, taas oo muujinaysa sida dadkeenna ay ugu weyn tahay qarannimadu iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed oo ay u hureen naf iyo maalba. Puntland waxay aas-aas u tahay qarannimada Soomaaliya, waxaana hadaf u ah raadinta hannaan Federaal oo mideeya dadkeena iyo dalkeena. somalia 🇸🇴 somali baa leh 🏁🇸🇴🇸🇴🇸🇴
XAFLAD SOO DHAWEYN AH OO HEERKEEDU SAREEYO AYEY KOOXDA AL-ITTIHAAD EE SACUUDI CARABIYA U SAMEEYEEN CAAWA Karim Benzema 👏🇸🇦
゚viralシ karim
4)_ Samey 30 Chest Compressions
Mid kamid Gacmahaga aya Xabadka (Chest) Saar, Kadib Gacanta Labaad Tii h**e dul-saar oo dhexgeli faraha, Hadaba Wa inaad I adag u riix (push hard) oo waliba dhaqsi ah dhexbartamaha xabadka, ( fast in the center of the Chest),
Riix ugu yaraan 2 inji xabadka (Chest). Ku cadaadi xabadka (compress the Chest) ugu yaraan 100 jeer daqiiqaddii.
FG:- Way kale duwanyihin Adult, Child iyo infant
1)- Adult labada gacan wa isticmaale 2 inji (inches) aya xabadka u sii riixe.
2)- Child hal gacan aya isticmaale 2 inji (inches) aya xabadka u sii riixe.
3)- Infant ( Waa cunuga marka uu jiro inta u dhexeysa 2 bil ilaa hal sano) labada farood aya isticmaale 1.5 inji (inches) aya xabadka u sii riixe.
5)_ Sii laba neef oo samatabbixin ah:
Adigoo hubinaya in afka dhibanaha nadiif yahay, madaxana xoogaa dib u foorari oo garka kor u qaadayo. Sanka dalooladisana xidh, afkaaga si buuxda u kor saar afka dhibanaha oo neef sii, si aad xabadka kor ugu qaaddo.
6)_ Ku celin
Waxad Ku celisa wareegga 30 chest compression iyo Laba neef oo samatabbixin ah ilaa uu qofku bilaabo neefsashado ama caawimaad ugu timaaddo.
Ushare garee qof ka aad jeceshahay gaar sii si u wax un ugu faido
Part2 : Qaar kamid ah Dhalinyaradii Somaliyed Ku Guuldareysatay Lottariga Caawa. 😆 lol
Gabdhahaan oo ku sugan Muqdisho waxey soo jeedinayaan in 4 xaas la guursado madaama ragga Somalida sii tiro yaraanayaan.
Hello
ALLAHU AKBAR
Umada hadaad wanaag u sameey neysid ha xasuusin
Gomin soon
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
Muqdisho
Chittagong Division
Chittagong Division
I live for Fashion and love creating. I am inspired by old Hollywood Glamour as well as the latest trends.
Chittagong Division
من کورش محمدی متولد ۱۳۶۰/۰۴/۱۶ هستم که در شهرستان بوشهر زاده شدم. در رشته مهندسی شیمی تحصیل کرده ام
Https://maps. App. Goo. Gl/udtuu9fnkS6aJXKZA
Chittagong Division
help Like Follows me Thanks you ��
Chittagong Division
"ᴇʟ ᴀʀᴛɪꜱᴛᴀ ꜱÓʟᴏ ᴠᴇ ᴠᴇʀᴅᴀᴅᴇꜱ ᴀɴᴛɪɢᴜᴀꜱ ᴄᴏɴ ᴜɴᴀ ɴᴜᴇᴠᴀ ʟᴜᴢ, ᴘᴏʀQᴜᴇ ɴᴏ ʜᴀʏ ɴᴜᴇᴠᴀꜱ ᴠᴇʀᴅᴀᴅᴇꜱ"