Diiwanka meheradaha ee somaliland

Diiwanka meheradaha ee somaliland

SOO DHOWOOW. SLAHA (Somaliland Dir Africa Horn Ads) waa bar ku taal weebka oo loogu talo-galay in la

08/07/2022

https://sl.africahornads.com
waa mid deegaanka iyo dabeecadda u roon isla markaana dhiirigelisa habka maxalliga ah ee ganacsiga. Macmiil ahaan, uma baahnid inaad meel walba u safarto si aad u ogaato meesha laga helo shay ama adeeg gaar ah oo aad u baahantahay. Waxaan kuu dowaraynaa tamar iyo waqti. Ruuxa ganacsatada ihina, uma baahna inuu ku kharash-garayo wax badan si uu u baro meheraddiisa bulshada maxalliga ah iyo adduunka oo dhan. Diwaankani wuxuu u dhowrayaa lacag, waqti iyo tamar.

18/06/2022
18/06/2022

Diwanka

11/06/2022

kusoo dhawow DIIWAANKA MEHERADAHA EE SOMALILAND
Isticmaalka Diiwaankani waa bilaash ama lacag la’aan.
Qofkasta wuxuu daqiiqado ku diwaangelinkaraa macluumaad ku saabsan meheraddiisa (magaca, waxyaabaha uu iibsho, adeegyada laga helo, saacadaha ay meheraddu furantahay, goobta ay ku taal, macluumaadka xidhiidhka, iwm). Waxaanu ku faraxsannahay inaanu isku soo dhowayndoonno ganacsatada iyo macaamiishooda.