Yahye Guray

Yahye Guray

Warar Xiiso Leh iyo Madadalo An Dhamad Lahayn

Photos from Yahye Guray's post 18/11/2023

Sawiro:- Jawiga Magaalada Gabiley.

18/11/2023

Xildhiban indho indho.

Photos from Yahye Guray's post 16/11/2023

Halkani waa magaalada Ceerigaabo
Qabow daran aya ka jira xiligaan
Dadka rer ceerigaabo na sidaan ayay magalda ku joogan

Soo mention gareey saxiibka rer carigeebo ah

13/11/2023

Somaliland Hargeysa ayaan idinkugu imaan doonaa
Hadad Mar Dambe sheegataan dhulkayaga waana idin soo Qabqaban doonaa "

Garaad Jamac Garaad Cali aya sidaa ku Hanjabay ..

13/11/2023

" Hubka nagu so wareeji " wiil habarjecla.

13/11/2023

Salaadiinta Habaryoonis Oo Dagaal Iclaamiyay Cado-gudow Waa dagaale Ama Huwanta Raaca Ama Tolkaa Isaaq. Suldaan Ibraahim

12/11/2023

"Waxaanu Qabsanay Deegaanno Badan Imikana waxaan Ku Soconnaa Buuhoodle". Beesha Habarjeclo

11/11/2023

Habarjeclo ragii hoogay aan oran jirin....."

11/11/2023

" Habrjeclo Wax views lagu raadsado Maha " Askar kaso jeeda beesha Habarjeclo.

11/11/2023

" inaad ciidanka ka tagtan idinka ikhtiyarka leh lakiin si sharciga wafaqsan maha " Askari ka tirsan ciidanka qaranka.

10/11/2023

" Ciidanka Qaranka Waa La Tagay markay kaso baxeen laascanood " Sarkal ka tirsan Ciidanka Jsl.

Side u aragta ?

09/11/2023

" Rag iyo Dumarba Faysal Cabdi Bootan banu nahay. " Mid kamida Hablaha Habarjeclo.

09/11/2023

" H**e hadii U Xarago Dagalanay Manta waanu u gu'nimo Dagalamayna " Askari ka tirsan ciidanka JSL

09/11/2023

" Ninka Dagaalka Habarjeclo Gali waaya Waa Fulay fulay dhalay " Gabadh reer Hargeysa.

08/11/2023

" Hub iyo maxabis farabadan laga haya huwanta "

08/11/2023

" Huwantu Waxay dishay nin Tabliiqa ".."

08/11/2023

" Majeerten iyo Huwan Oo Dhan Ba so Gashay Lakiin waan baacsanay " Dagalki galabta huwanta iyo beesha Habarjeclo.

Photos from Yahye Guray's post 08/11/2023

Beesha habarjeclo ayaa furatay qorigan shilka ah ka dib markay huwantu ka yaaceen

Photos from Yahye Guray's post 08/11/2023

gabadh u dhalatay dalka Poland ayaa Shegtey in Ninkeedu Yahay Maanta Laga Bilaabo Orgigan Ayna kala Tageen Ninkeedii H**e.

Gabadhan ayaa Sheegtey in ay Soo Guursatay Niman badan oo u dhashay dalka Poland balse orgigan uu uga duwan Yahay bay Tiri " inuu Yahay Quruxlow yahay gadhwayna leeyahay..?

Sidee u aragtaa fikirkeeda?

07/11/2023

Xaladda Garowe.

07/11/2023

DEGDEG: Orgac Suuriya Ka Yimi oo Ri Hargeysa Joogta 4 Mataana ah Ka Dhalay

06/11/2023

Masha allah !

06/11/2023

DEG DEG " Qadan Qaran Balan ku qaday inay albabada iskugu labayso Horyal Tv

06/11/2023

DEG DEG" Qadan Qaran oo Albaabada u Balaqday Irir-samaale.

Photos from Yahye Guray's post 06/11/2023

Sawiro :- Boorama iyo Hotel Safaari .

05/11/2023

Hooyo Hargeysa Dagan Cawimad inoga Bahan.

04/11/2023

Dhulbahante iyo habarjeclo " Jila ilkacase".

Photos from Yahye Guray's post 04/11/2023

Daroor Oo Rooban 🌧

04/11/2023

Hilib ma cuno Caano ma cabo kaluun ma cuno sababtoo
ah aniga waxaa igu badan naxariista Xoolaha uu allah igu abuuray .

waxaan ahay Qof naxariis badan xoolaha la qalayo
ama la cunayo waa ka soo horjedaa . waxaana igu badan naxariista .

Haweynadan ayaa sidaa tiri Hilib dhan ma Cunto .

03/11/2023

Qadan Qaran " irir samale wa dad la dhashay Reer sheekh isaxaq.

03/11/2023

"Waar ma Ragg lagu soo degdegaynu ahaan jirnay, Dad aan inagu soo dhiiran jirin ayaa mikrifoonada inoo soo fadhiistay, Waar fadhiga aynu ka kacno oo Qarankeena aynu difaacano.” Maayir Mooge.

03/11/2023

Sawirka Caawa 🟠

02/11/2023

" Wax Awdal state la yidhah Boorama K**a Jiran " Gabadh kaso jeeda Boorama "

Photos from Yahye Guray's post 02/11/2023

Sawiro :- Gaashamo Rooban 🌧

01/11/2023

Sawir dhamaystiran Beesha HJ

Ex Madaxweyne Axmed Siilanyo

31/10/2023

Qorilugud , Caynaba wan Qabsanayna " Mid kamida jabhada laascanod "
Side u aragta ?

29/10/2023

Qof Tacsidada Iman wayay Arooskisa Ma Aadi Lahayd ?

Photos from Yahye Guray's post 29/10/2023

Ubaxi waddanka, Laascanod ❤️

28/10/2023

War Yahuuda Ka Nixiyay : Elon Musk ayaa magaalada Gaza u furay internetkiisa hawada sare yaala, kaas oo lagu magacaabo Starlink.

“Waxaan u furay kooxaha gurmadka ee Gaza inay isticmaalaan si naf badan loo badbaadiyo. Starlink Gaza ayan u furay hada” Elon Musk ayaa sidaas yiri

Videos (show all)

Somaliland Hargeysa ayaan idinkugu imaan doonaa Hadad  Mar Dambe sheegataan dhulkayaga waana idin soo Qabqaban doonaa "G...
" Hubka nagu so wareeji " wiil habarjecla.
Salaadiinta Habaryoonis Oo Dagaal Iclaamiyay Cado-gudow Waa dagaale Ama Huwanta Raaca Ama Tolkaa Isaaq. Suldaan Ibraahim
"Waxaanu Qabsanay Deegaanno Badan Imikana waxaan Ku Soconnaa Buuhoodle". Beesha Habarjeclo
Habarjeclo ragii hoogay aan oran jirin....."
" Habrjeclo Wax views  lagu raadsado Maha " Askar kaso jeeda beesha Habarjeclo.
" inaad ciidanka ka tagtan idinka ikhtiyarka leh lakiin si sharciga wafaqsan maha " Askari ka tirsan ciidanka qaranka.
" Ciidanka Qaranka Waa La Tagay markay kaso baxeen laascanood " Sarkal ka tirsan Ciidanka Jsl.Side u aragta ?
" Rag iyo Dumarba Faysal Cabdi Bootan banu nahay. " Mid kamida Hablaha Habarjeclo.
" Hore hadii U Xarago Dagalanay Manta waanu u gu'nimo Dagalamayna " Askari ka  tirsan ciidanka JSL
" Ninka Dagaalka Habarjeclo Gali waaya Waa Fulay fulay dhalay " Gabadh reer Hargeysa.
"#updatenews Hub iyo maxabis farabadan laga haya huwanta "

Telephone

Website