Natural herbal medicine

Natural herbal medicine

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Natural herbal medicine, Medical and health, 0636737005, .

20/02/2023

bidarta.dawo ayaa lohelay waliba dawo herbal ah o jidhkaaga dhib ukenaynin
waxi fah fahin laxiir
WHATSAPP๐Ÿ‘‡
wa.me/+252636737005

10/01/2023

Zinc waa mid ka mid ah cunsurrada raadraaca, taas oo macnaheedu yahay inay tahay cunsur jirku u baahan yahay si habboon ugu koritaanka tiro yar. Liiska waxtarka uu u leeyahay bini'aadamka ayaa ka sii weyn: zinc wuxuu taageeraa nidaamka difaaca jirka, wuxuu gacan ka geystaa sidii loo ilaalin lahaa xaaladda saxda ah ee lafaha, timaha, ciddiyaha iyo maqaarka, wuxuuna ka qeyb qaataa dheef-shiid kiimikaadyada nafaqada leh, asiidh dufan ama asiidh iyo saldhigyada. Liistada faa'iidooyinka ay bini-aadamku u leeyihiin cunsurkan waxaa ku jira waxyaabo kale oo wanaagsan, oo ay sidoo kale xaqiijiyeen Hay'adda Badbaadada Cuntada Yurub (EFSA).

Zinc wuxuu gacan ka geystaa:
- Dheef-shiid kiimikaad-karbohidratka habboon
- Hawlaha aqoonsiga caadiga ah
- Taranka saxda ah iyo taranka
- Dheef-shiid kiimikaad nafaqo leh
- Joogtaynta lafaha caafimaadka qaba, timaha, cidiyaha, maqaarka, indhaha
- ilaalinta heerka saxda ah ee testosterone dhiiga
- nidaamka saxda ah ee habka difaaca jirka
- ka ilaalinta unugyada cadaadiska oksida

Muxuu zinc ku jiraa jirka bini'aadamka?
Jiritaanka zinc ee jirka waa xaalad lagama maarmaan u ah shaqada saxda ah ee nidaamyo badan oo enzymatic, maadaama ay qayb ka tahay qiyaastii laba boqol oo enzymes. Waxay markaa ka qayb qaadataa habka qaybinta unugyada, DNA ama isku-darka borotiinka. Dumarka, xiriirka muhiimka ah ee ka dhexeeya zinc iyo timaha, ciddiyaha ama maqaarka ayaa muhiim u ah, sidoo kale waa wax ku biirinta taranka iyo ragga, saameynta heerarka testosterone. Tell 0636737005

02/01/2023

waxan ogey sinaya dhaman inta friends keyga ah iyo inta soo booqataba
waxaad mudo badan naga soo codsateen dawada ilkaha waana idiin keenay.

Waa bomato loo isticmalo ilkaha

Waxana loo yaqaana orecare

Shaqoyin ka ay qabato waxa kamid ah

1: waxey ad ugu fiicantahay dadka zuuzka qaba

2: waxalagu daweyaa ilka dhiiga.

3: waxey ad ugu fiicantahay af urka.

4: waxalamarin karaa bogaha sida cambarta.

5: Waxey ufiicantahay qanji xanuunka.

Qimaha mabadna.๐Ÿ‘Œ

Waxad nagalsoo xiriiri kartiin whatspp.
๐Ÿ˜๐Ÿ‘‡๐Ÿค—
wthsAAp or call number +252 63 +252 63 6737005 mhdsnidiin

02/01/2023

.Daawada Gaaska Oo Tayo Leh Lana Hubo Waxtarkeeda Ayaan Kuu Heynaa Fadlan Hadii Aad Ubaahan Tahay Laxiriir
Number What +252 63 6737005
Waxaad Heleysaa Xog Dhameystiran
Mhdsnd
Sii Gaarsiiya Dadka Ubaahan

02/01/2023

Asc. Macamiil waxan idin kenay dawadi wajiga Ee dabiciga eheed.lona isticmalo.
1.Nabraha
2.haraha wajiga.
3.gaduudka wajiga.
4.iyo isbadalka ku imada wajiga. Haddaba ya laga dhameysan.wixii fah fahin ah Nagala so xirir wthsAAp Number..+25263 6737005

02/01/2023

Dawo wax tarkeda lahubo hadaad u bahan thy xog dherada nagala so xirir .wthsAAp Number ...+252636737005

02/01/2023

Waa___maxay___Baabasiirโ“

Nagala so xirir. Number.+252636737005

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo bada

02/01/2023

TELL_____+252636737005. Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka
Fadlan nagala soo xiriir

02/01/2023

+252 63 6737005

โ˜‘Waa maxay buro biyood( ovarian cyst)
Buro biyoodku waa qeeb yar oo bararta kuna aruuraan biyo oo ka sameysanta ugxanta.
Waa xaalad aad u badan sameysantana xiliga wareega caadada.

โ˜‘Nooc buro biyoodka
Buro biyoodka waxaa ugu caansan laba nooc
1) Burada ugxanta xirta oo loo yaqaano ( FOLLICULAR CYSTS ) waxa ay dhacadaa buradaan marka ay ugxanta ukunta ay sameysay kuna soo deyn weydo tubooyinka si ay u bacrimto ama dhiig caado looga bedelo markaa ukunta qaangaartay ee aan la soo deyn ayaa isku badaleysa buro biyood.
2) Burada dahaarka ee loo yaqaano
( CORPUS LUTEUM CYSTS ) marka ay ugxanta ukun qaangaaratay ay soo saarto ka dibna ay ku soo deyso tubooyinka si ay falgal u sameyso meesha ugxanta ukunta ka soo deyso waxaa ku hara xuubkii dahaarayay ukunta ka dibna marka ukunta lagu soo daayo tubooyinka waa uu shuuqaa dahaarka si uu usoo diyaariyo ukun kale lkn hadii uu shuuqi waayo waxaa gala biyo waxa uu noqdaa buro ka dibna caadada waa ay weysaa gabadha.
: waxaa kaloo jira kuwo aan aad u badneen oo ay kenaan xanuuno kale sida unugyada minka oo ku abuurma ugxanta

โ˜‘Maxaa keena buro biyoodka?
Waxaa keena buro biyoodka
1) cilado ku yimaada hormoonada dhalmada
2) Caabuq ku yimaada minka
3) infection-ka galmada ku faafa

โ˜‘Calaamadaha lagu garto buro biyoodka
Buro biyood sida badan calamaado sooma saarto lkn hadii ay aad u bararto oo xaalad qatar ah ay gaarto waxaa lagu garan karaa
1) calool xanuun
2) kaf xanuun
3) dhabar xanuun
4) xanuun xiliga isku taga lamaanaha
5) xanuun xiliga caadada
6) xili aan caado jirin dhiig ay xubinta ka yimaado
7) kaadida oo soo noqnoqota

02/01/2023

Bishaaro bishaaro bishaaro

Waxaa la idiin hayaa daawooyin Herbal ah oo kaa dawaynaya cuduradan so socda ๐Ÿ‘‰
1. Dhiikarka
2. Sokorta
3. Macaanka
4. Gaastarika
5. Wadno-xanuunka
6. Fiixda iyo beer subaga
7. Calool istaaga mudada dheer
8. Kalastaroolka
9. Tiifowga
10. Malaria da
11. Daalka tirada badan
12. Ciyaalka lugaha qaloocda
13. Ciyaalka o madaxa waynaado
14. Ciyaalka oo koriimadooda aan horay u socon
15. caada-wareerka
16. Isfakshan calooleed ka
17. Kansar ka
18. hilmaanka tirada badan
19. Gabadha mudada dheer la qabo aan wax caruur ah dhalin
20. Gabdhaha oo dhibaatonaya xiliyada dhalmada

Walaalayaal waxaa Yaala qalab caafimaad oo dhamaystiran
Iyo Dawooyin Herbal ah
Dawooyinkan waxaa isticmaali kara qof walpo Wana Dawo caafimaad

WIXII FAAH-FAAHIN DHEERI AH
NAGALA SO XIRIIR
WHATSAPP NUMBER
0636737005

02/01/2023

Ma tahay ruux ka cabanayo kiliyo xanuun ama kaliyaha dhagax makaaga jiraa (KIDNEY STONES)hadaba waxaan kuu haynaa daawo herbal ah si dhaqsi ahna kaaga burburineyso dhagaxa insha allah
Hadaba hadii aad ubahan tahay ilasoo xirii hadii aad caafmaad qabtana axlm dheh walalaha ubahan gaarisii SHERE DHEH

xiriir wixii fafahin ah ------------------------------- nagala Soo xariir
WhatsApp
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
http://wa.me/+252636737005

Photos from Natural herbal medicine's post 02/01/2023

DILAAGA QARSOON EE DUMARKA๐Ÿง•:
qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kahga yalaa dhan ka hoose
Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo
Waxa uuna leeyahy 2 dhinac
FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad
โ—Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)
๐Ÿ‘‰Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.
Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

โ— daallanaan
โ— u nuglaansho qabow
โ— miisaanka oo kordha
โ— calool istaag
โ— niyad jab
โ—dhaqdhaqaaq oo dhiba
โ— fikir gaabis ah
โ— murqo xanuun iyo daciifnimo
โ— maqaar qalalan oo fiiqan
โ— timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
โ— kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
โ— qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
โ— hurdo badan oo xad dhaaf ah

๐Ÿค” Xaaladaha halista ah ๐Ÿค”

โ— indhaha oo soo barara
โ— Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
โ— Kansar dhuunta ah


xanuunkan

+252 63 +252 63 6737005

02/01/2023

"caafimaad qabka dumarka waa wadada kaliya lagu heli karo bulsho caafimad qabta"

baaritaan ay sameesay hay'ada caafimaadka aduunka oo marka laso gaabiyo magaceeda looyqaano (WHO) dumarka kunool dunida

boqolkiiba sideetan 80% in ay la il daranyihiin xanuunada Ama dhibaatoyinka ku dhaca habdhiska taranka (Gynocological problems),

boqolkiiba lixdan iyo sadax 63% oo kamid ah dumarkaas waxa usabab ah xanuunkooda agabka ay isticmaalayaan xilliga dhiiga caadada Ama xeydka sida xafayada Ama always ta sidad utaqaan.

AIRIZ SANITARY NAPKIN
waa xafayad ama always sidaad utaqaano kaaso kasameysan suuf jilicsan oo waliba daaweysan, wuxuuna dhameystirayaa baahida

dumarka ee xilliga caadada Ama xeydka. waana xal cusub oo lohelay dhamaan dhibaatoyinka laxiriira caadada iyo habdhiska taranka ee dumarka.

faaidooyinka ay leedahay AIRIZ SANITARY NAPKIN

1) Waa qashin saar (cleansing) waxey awood uleedahay waxwalba oo wasaq ah iney soo saarto iyadoo soo nuugeysa.

2) Waxey ka hortagtaa bakteeriyada dhibaatada wadata iyo fangalka (protect harmful bacteria and fungi).

3) AIRIZ SANITARY NAPKIN waxey
kasameesantahay wax yaabo dabiici ah oo kujirin kiimiko (chemical).

4) Waxey ufiicantahay cuncunka iyo caabuqa (irritation and infection) ku dhaca xubinta taranka ee dumarka.

5) Waxey ufiicantahay xanuunada yimaada xiliga caadada sida dhabar xanuun calool (xundhur) xanuun iyo wixii lamid ah.

6) Waxey kahortagtaa cabuqa ku dhaca marinka kaadi mareenka ee dumarka (urinary tract infections).

Si toos ahna hadii an wax idin kugu sheeko dumarka dhibsada ama xanuunka ku dareema xiliga go'gosha

7) waxey leedahay sideed lakab (8 layers) oo midba faaido gooni ah lehโ˜โ˜โ˜โ˜โ˜
kuhelikaraa?

La xariir DRS Hodan Abdi

Meel walaba aad dunida ka joogto waku caawin karaa

Wa.me/+252636737005

Faafi qoraalkan juhdi badan ayaan ku bixiyey
Pagkana follow dhaho si aad ula socoto

MAHADSANIDIIN

02/01/2023

0636737005

Dhiig-karku waa maxay ?

ยท Dad lagu qiyasay 1 bilyan iyo 280milyan sida ay soo xigatay hayadda

ยทcaafimaadka aduuku(who} dadkas oo da,doodu u dhaxayso 30-79 sano jir

ยท Oo u dhiganta dadka aduunka kunol 21% ayaa la il daran cudurka

Dhiigkarka

lagu garto

1. ยท madax xanuun
2. ยท sanka oo dhiig ka yimaado
3. ยท araga oo isbadalkudhaco
4. ยท guuxa dhegaha

mark ay xumato waxa kuso kurdha

ยท tabar yari iyo labalabo, matag, culayska xabadka iyo murqa xanuun
d
ยท dhiigarku keena

1. ยท { angina pector}
2. ยท Wadna xanuun
3. ยท Wadnaha oo shaqdisa gabo
4. ยท Wadnaha oo garaacisa isbadalo
# Kahurtaga

Cusbada oo la yareeyo

khudradda iyo fakihada oo labadsado Habdhaqanka nolosha cafimad oo la jooteeyo

Haddii aad kamid tahay bukaanada xanuunkan kudhibaataysan sifudud ayaaf iakaga cirib tir ikartaa


xanuunkan

+25263 6737005

02/01/2023

๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฌ๐š๐›๐š๐›๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐›๐ฎ๐ช๐š ๐ค๐ฎ๐๐ก๐š๐œ๐š ๐ค๐š๐š๐๐ข ๐ฆ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐š๐ซ๐ฒ ๐ญ๐ซ๐š๐œ๐ญ ๐ข๐ง๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐”๐“๐ˆ )๐ฐ๐š๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ ๐ค๐ฎ๐๐ก๐š๐œ๐š ๐ค๐š๐š๐๐ข ๐ก๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐š ๐ค๐ž๐ฅ๐ฒ๐š๐ก๐š.

๐™ˆ๐™–๐™ญ๐™–๐™– ๐™ ๐™š๐™š๐™ฃ๐™ค ๐™˜๐™–๐™–๐™—๐™ช๐™ฆ๐™– ๐™ ๐™–๐™–๐™™๐™ž ๐™ข๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™ฃ๐™ ๐™–?

Caabuqa kaadi mareenka waxaa laga yaabaa iney keenaan jeermisyada ka yimaada:
๐Ÿ”นKaadi ku harta kaadi haystaada marka aad kaadiso ka dib
๐Ÿ”นXannibaad kellida ka dhex jirta ama dhagxaan kellida gala
๐Ÿ”น Lur ka yimaada suun isku dhuujin, nigis layloon ah ama galmo
๐Ÿ”นNadaafad darro
๐Ÿ”น Tubbo la is geliyo / Kateetar (Catheter) si ay kaadida u soo saarto.
๐Ÿ”นSaxaro gaartay cawradaada.

Waa maxay caalamadaha lagu garto?
๐Ÿ”ธGubasho ama xanuun marka la kaadinayo
๐Ÿ”ธ Qandho leh qarqaryo ama dhaxan.
๐Ÿ”ธ Kaadi badnaan ama si lama filaan ah qofka u qabato.
๐Ÿ”ธ Kaadi dhiig leh, daruur oo kale ah, ama ur xooggan leh.





๐Ÿ”ธ Xanuun dhabarka qaybta hoose ah iyo daqnasho bisqenlayda ah.
๐Ÿ”ธ Daal dareemid ama jirrasho

Sidee loo baaraa?
Takhtarkaagu wuxuu kuu diri doonaa baaris kaadi, kadb waxaa la ogaan karaa in infekshan ku hayo.

๐’๐ข๐๐ž๐ž ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ง ๐ค๐š๐ซ๐š๐š?
Dhakhtarkaaga u sheeg calaamadahaaga. Daaweyntaada waxaa ka mid noqon kara:
๐ŸŸข Cabidda ugu yaraan 8 koob oo biyo ah maalin kasta.
๐ŸŸข Ka fogaanshada cabitaannada kafeyiintu ku jirto, sida qaxwada, shaaha iyo cabitaannada fudud.

Haddii aad ubaahan tahay daweyn rasmi ah
Talooyin sodhawow

+252636737005

02/01/2023

?
Kilyuho wasaqda iyo dareeraha ayey dhiiga ka sifeeyaan si ay u sameyaan kadida.

dhagaxa kilyaha
Mararka qaarkod waxaa dhici karta biyo ama cabitano kufilan inuu san fku qaadan.
Taso ay ka dhalan karto in Ay kuso aruuraan Kilyaha wasaqdee ay isu badasho dhagax .

ay keeni karto dhagaxa Kilyaha
1. Qoos Ahaan hadda kahor in laga helay dhagx
2. Inuusan cabbin biyo ku filan
3. In oo cutada barootinka ku badan tahay ama cusbada AMA sukurta uu isticmaalo.
4. In uu qofka misankeesu xaddhaf
Noqdu
5. In hada kahor laga qalay cudurrada calosha kudhaca / xiidmaha ( mindhicirrada)
In hada kahor kudhacay buroo yinka kilyaha ama fiixda.

Lagu Arko qofka qaba dhagaxa kilyaha.

1. Marka oo kadinayo in uu ku xanuun sado
2. Dhiig soo raaca kaadidiisa
3. Xanuun aad u daran oo dhabarka iyo uurkujirka ka dareemo
4. Lalabo iyo matag


1. Biyo kugo filan oo nadiif ah in malinkasta uu cabbo
2. Custada cubadada laga yareeyo.
3. Barootiinka xaga xoolaha kayimada oo la yareyo.


xanuunkan

Message http://wa.me/+252636737005

Photos from Natural herbal medicine's post 02/01/2023

Kusoo dhawow maqaar caafimaad qaba nagala so xiriir 0636737005๐Ÿ’ซ

02/01/2023

Maxay Gale Ama Varicocele?

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah.

Whatsappka: wa.me +252 636737005

02/01/2023

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka
Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp
TELL_____+252 636737005 ayaga kucawin dono insh alah shere kuqabo si wllky kele ugarto mahadsanid

02/01/2023

THYROID = DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.

โ›”Fโ€ขG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

Astaamaha qanjirka 'thyroid'

โ— daallanaan
โ— u nuglaansho qabow
โ— miisaanka oo kordha
โ— calool istaag
โ— niyad jab
โ—dhaqdhaqaaq oo dhiba
โ— fikir gaabis ah
โ— murqo xanuun iyo daciifnimo
โ— maqaar qalalan oo fiiqan
โ— timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
โ— kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
โ— qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
โ— hurdo badan oo xad dhaaf ah

๐Ÿค” Xaaladaha halista ah ๐Ÿค”

โ— indhaha oo soo barara
โ— Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
โ— Kansar dhuunta ah

๐Ÿ‘‰Iska Dawee Qaliin La'aan๐Ÿคฒ
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.

Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..
๐Ÿ“ž WhatsApp: wa.me/+252636737005

02/01/2023

0636737005
.


Baruurta caloosha ama waxa loo yaqaan waa xaalad taasoo ah in caloosha ka buuxsanto xad dhaaf ah xaaladaan waxay sii xoogan xariir la leedahay ama waxa ay sababtaa cudurada ku dhaco wadnaha neerfayaasha iyo cudurada ku dhaco xididada dhiiga.

Guud ahaan baruurta jirka ku jirto waxaa loo qeebiyaa 3 qaybood oo kale ah.

1-triglycrides waa nooc baruurta ka mid ah waxayna la socotaa dhiiga.

2-subcutaneous fat tan waa baruurta ka hooseso maqaarka

3-vesiceral fat waa mida ugu halista badan baruurta noocaan ah waxaa laga helaa muraqaha caloosha hoosteda waxay ku dahaaran yihiin xubnaha caloosha gudaheeda ku jiro.

Baruurta noocaan ah ee ku dahaaranto xubnha caloosha ku jiro waa ay ka halis badan tahay noocyada kale ee baruurta.

Baruurta badan waxay horseedaa cuduro badan waxayna siyaadisa qatarta ah in oo kugu dhaco cuduradaan hoos ku qoran sida.

1- cudurada ku dhaco wadnaha.

2- dhiig karka.

3-cudurada xididada maskaxda ku dhaco ee loo yaqaan .

4- cudurka macaanka.

5-neefta

Maxaa sababo baruurta caloosha.

1-cunada sokorta ku badan tahay waxay sababta baruurta cunooyinkaas waxaa ka mid ah.doolshada nacnaca iyo cabitaanada macaan cunooyinkaan waxay siyaadiyaan baruurta sido kale waxay yareyaan awooda qofka ku burburin lahaa baruurta.

2-isticmaalka badan isticmaalka qamriga badan waxay siyaadisaa baruurta waxayna sababtaa cudurada beerka ku dhaco iyo caabuqyada.

3- jimicsi la'aanta.

Jirka bini aadamka xadi loga tala galay in oo burburiyo ayaa jirto hadii aad xadigaas cunada ah aad ka badiso waxaa loo baahan yahay jimicsi dheeraad ah si loo burburiyo cunada.

4- wal walka badan.

Hormonka loo yaqaan jirka waxa oo ka caawiyaa in walwalka ka yareeyo sido kale hormonkaas waxa oo sababaa in jirka baruur ku sameesanto.

5-sido kale baruurta caloosha waxaa sababo ama xariir la leedahay in aad waalidka dhaxasho .

6- h

Telephone

Website