EctoBooks

EctoBooks

Halkaan waxaad ka heli doontaa courses muhiim ah iyo casharo wax tar u leh inaad barato skills ku an

12/03/2024

Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency

Courska waxay Ka kooban tahay

👉Crypto currency introduction oo 17 Cashar ah

👉Taxlilinta Suuqa oo 5 cashir ah

👉Technical analyse oo 9 Cashir ah

Iyo Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga

Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25

Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15

Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa

Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵

Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa

WhatsAppkaan 👇

https://wa.me/252626787049

Fariin noogu reeb 👇

21/09/2023

📕 Buuga: Xishoodka hablaha iyo xuunka jacaylka
✏️ Qoraaga: cabdiraxman Maxamed guun
⚙️ Size : 1.2 MB.
📌 Format: PDF.
📖 Pages : 253
============
📥 Hoos Ka dagso¬

Web : https://sahankaxogaha.com/free-books/
Telegram : https://t.me/Ectobooks

Photos from EctoBooks's post 19/09/2023

Lasoco Buugaagtii ugu dambeyay ee Aqristayaasha Xiiseeyaan !

Halkaas Kala dag si free ah

Web : https://sahankaxogaha.com/free-books/
Telegram : https://t.me/Ectobooks

19/09/2023

📚 Tusmada Xikmadaha . Pdf


EctoBooks

Lasoco Buugaagtii ugu dambeyay ee Aqristayaasha Xiiseeyaan !

Web : https://sahankaxogaha.com/free-books/
Telegram : https://t.me/Ectobooks

19/09/2023

📚 'ZARA YACOB: FILASUUFKII MAANKA FURNAA ...Pdf.."
╭─╮❗️
│░┊Authors:
│░┊Cali M.Diini
│░┊Language:
│░┊Genre:
│░┊Place:
│░┊level: Qof kasta
╰─╯❗️

📥👇Free Pdf 👇📥
➖➖➖➖➖


Web : https://sahankaxogaha.com/free-books/
Telegram : https://t.me/Ectobooks

Photos from EctoBooks's post 16/09/2023

Lasoco Buugaagtii ugu dambeyay ee Aqristayaasha Xiiseeyaan !

Web : https://sahankaxogaha.com/free-books/
Telegram : https://t.me/Ectobooks

15/09/2023

ANDULUS:

Waxa ay leedahay Dr Seygred Hunkeh (Dr. Sigrid Hunke): "2dii-January, 1492-kii ayaa uu Cardinal Debyder ka taagay saliibka qalcaddii casayd ee ay lahaayeen Kiristaankii xukumi jirey Andalus, taas oo ka dhigneyd dhammaadkii xukunka Muslimiinta ee deegaannadaas. Dhammaadkii xukunkaas waxa ku luntay xaddaaraddii weyneyd ee awoodeeda ee ku fidday Yurub qarniyadii dhexe. Kirishtaanku waxa ay waxyar sii ilaaliyeen heshiiskii ay Muslimiinta la galeen, balse markiiba way jabiyeen oo waxa ay bilaabeen in ay ka aargoostaan Muslimiinta. Waxa denbi laga dhigay islaanimadii oo waxa lagu khasbay in ay kirishtamoobaan, sidoo kalena waxa denbi laga dhigay luqaddii carabiga, magacyo-carbeedkii iyo dharcarbeedkiiba, qofkii arrinkaas diidana waxa la gubijirey isaga oo nool ka dib marka noocyo kala daran oo cadaab ah la marsiiyo!"

Web: https://sahankaxogaha.com/free-books/

15/09/2023

Ardayga aqoon doonka ahi waa lamahuraan in uu si gaar ah u daneeyo soo koobkoobista iyo duluc u samaynta dhiganayaasha uu aqoonta ka dheehanayo. Waxa aan xusayaa xeerar urursan oo daarran arrinka soo koobkoobidda.

1- Dhigane kastaba lama duluceeyo oo khulaaso loo ma sameeyo ee waxa la soo ururiyaa dhiganayaasha udubdhexaadka ah iyo qaar ka mid ah dhiganayaasha dhismaha ee mudnaanta leh.

2- Habka aad dhiganaha u soo ururinaysaa waxa uu ka bilaabmayaa in aad ku salayso ururintaada hadba hannaanka uu dhiganahaasi u dhigan yahay iyo sida ay qormooyinkiisa, ciwaannadiisa iyo cutubyadiisu u kala qaabaysan yihiin, ka dib hannaankaas adiga oo u dhigaya ayaa loo sameeyaa buug u gaar ah oo aad isla sidaas u qaabasay, dhiganahaasna waxa aad u qoraysaa hab tiraab ah oo aad adigu ku tibaaxayso xogihii uu soo arooriyay ee natiijooyinkii uu keenay uu ka soo dhiraandhiriyay, ka dibna dulucihii xogaha ee ciwaannadaasi hordhaca u ahaayeen ayaad ku soo afmeeraysaa. Soo koob oo; ujeedku waa in aynu ugu horrayn dejino qorshihii soo ururinta, innaga oo ka bilaabayna qorista ciwaannada, ka dibna xogaha ayaynu ku fakadaha bannaan ee bogagga.

3- Xogaha aad soo ururinaysid k**a mid aha xogaha dheeraadka ah ee aan mucda cutubkaas taabanayn ee uu qoraagu ugu soo arooriyay dhiganihiisa si uu uga soo dhiraandhiriyo caddayn dheeri ah oo uu aragtidiisaas ku xaqiijinayo.

4- Waa lamahuraan in buuggaas aad ku soo ururisay xogihii dhiganaha aad had iyo gooraale akhriskiisa isaga dabalaabato.

Videos (show all)

Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency C...

Telephone