Technical College of Veterinary Medicine
Red Sea University - Galkaio Campus has been established in 2013. The main campus is located in Bosaso and was established in 2008.
Call for applications: Tailor-Made Training Plus: Orange Knowledge Programme – RSU adminSeptember 4, 2020comment (0)Uncategorized Call for applications: Tailor-Made Training Plus: Orange Knowledge Programme Capacity Building to Improve Food Security and Livelihoods in Somalia Course names: 1. Poultry husbandry, 2. Feed and fodder production Deadline for application: 15-September-2...
Technical College of Veterinary Medicine updated their information in their About section.
Kolmo (Wattles):
Kolmo waxay ka laadlaadaan dhuunta riyaha qaar. Waa carjaw uu ku dahaaranyahay maqaar. Lama oga wax shaqo ah oo ay qabtaan ama faa'iido ay u leeyihiin neefka. Waa hidda-raac waliba u baahan ugu yaraan mid ka mid ah waalidku inuu leeyahay.
Ma jiro nooc gaar ah oo riyaha dunida ka mid ah oo ay u gaaryihiin waase u kala badankaraan. Inta badan waa laba Kolmood halse waa noqon karaan. Sidoo kale waxay ku yaalliin dhuunta, mararka qaarse meela kale waa lagu arki karaa, sida, dhegaha salkooda, dhegaha dabadooda, meela surka ka mid ah iyo garbaha.
Dad baa rumaysan, in riyaha Kolmaha lihi caano badanyihiin. Mase jirto caddayn cilmiyeed oo sugtay ama beenisey.
Dad ayaa iyana rumaysan in ay Kolmuhu yihiin haraadi addimood xilligii samaysanka ilmaha. Waxay ku doodayaan, in Kolmuhu leeyihiin mar walba midabka addimadda. Arrintan qudheedu ma sugna.
Walow baaritaano cilmiyeed oo u badan dhanka hiddaha lagu sameeyey, haddana, xog weyn lagama haya ilaa haatan Kolmaha. Dad badani waa jecelyihiin oo qurux ayey u arkaan, qaarna waa necebyihiin oo ilmuhu markuu dhasho ayey ka jaraan. Qaar kale wax dan ah k**a galaan.
Ogaygsiis:
Ardaydii ka qalin jebisey kulliyadda xannaanada xoolaha ee Gaalkacyo 2015/2016, waxa lagu wargelinaya inay bilaabatay xeraynta shahaadooyinku. Soo gudbinta documents-ka loo baahanyahay waxay bilaabatay maanta oo ah 31/10/2016 waxayna ku egtahay 7/11/2016. Si aad u awooddo inaad toddobadaa cisho gudohooda hawshaada u dhammaysato, una ogaato xog dheeri ah, fadlan lasoo xiriir maamulka kulliydda sida ugu dhakhsaha badan.
mahadsanid.
maamulka kulliyadda,,
College of veterinary medicine has been established in Galkaio in 2013, it has linkage & academic cooperation with Sudan University of Science and technology (SUST) that will help three offer learning curriculum, expert lecturer , diploma and Bachelor degree for graduates of the College. a
Now TECVEM is one of the institutions working education, training and livestock developing programs in puntland

OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS
Waxaa loogu bishaaraynaa dadweynaha reer Puntland ee waxbarashada jecel in kuliyada barashada Xanaanada Xoolaha ee Faculty of veterinary medicine , in ay bilowday Qabshada ardayda jecel barashada cilmiga Xanaanada xoolaha
Waxay isdiiwaangelintu bilaabanaysaa 1/08/2016 iyadoo ay socondoonto muddo gaaban lana qaadan doono tiro arday oo kooban .
Faculty of Veterinary كلية الطب البيطري
medicine جالكعيو - بتلاند- صومال
Galkaio- puntland- somalia
Telephone: +252907034422 or 0907791655
Email: [email protected]
OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS
Waxaa loogu bishaaraynaa dadweynaha reer Puntland ee waxbarashada jecel in kuliyada barashada Xanaanada Xoolaha ee Faculty of veterinary medicine , in ay bilowday Qabshada ardayda jecel barashada cilmiga Xanaanada xoolaha
Waxay isdiiwaangelintu bilaabanaysaa 1/08/2016 iyadoo ay socondoonto muddo gaaban lana qaadan doono tiro arday oo kooban .
Shuruudaha ardayda looga baahanyahay ayaa ah:
1- In ardayga uu dhamaystay dugsiga sare, sitana shahaado dugsi sare oo la aqoonsanyahay
2- In uu keeno orginal iyo copy shahaadadiisa
3- In uu la yimaado 8 xabo oo sawiro teesare ah
4- In uu l ayimaado cadayn dhalasho iyo sugnaan
5- In luqada Englishka uu si fiican uga dhisanyahay
6- In ardaygu uu diyaar u yahay barashada xanaanada iyo daaweynta xoolaha
Kulliyada oo lagu qalabeeyey qalab casri oo ay ku jiraan Shaybaarada ugu hormarsan caalamka waafaqsana Shaybaarada Jaamacadaha caalamka, Kuliyada waxaa wax ka dhigi Dhakhaatiir isugu jirta Somali iyo Ajaanib.
Kuliyadu waxa ay ku haminaysaa in ay soo saarto dhakhaatiir xanaanada iyo daaweynta xoolaha, maadaama wadanka uu ku tiirsanyahay waxsoo saarka xoolaha, ayna jirto baahi dhakhaatiir xanaanada iyo daawenynta xoolaha loo qabo.
Sidoo kale Kuliyada ayaa leh xarumo loogu talagalay in lagu tababaro ardayda baranaysa Xanaanaada iyo daaweynta xoolaha waxayna ka heli karaan noocyada xoolaha lagu tababari doono ee ay dhaqdaan dadka soomaalida iyo duurjoogta.
Kuliyadu waxa ay horey u aheyd macahadka barashada xananada xolaha waxana uu bixin jireyn shahadad diplom ka iyadoo oo loo badaley sanadkan kuliyada barashada culuumta caafimadka xolaha bixineysana shahaadada Bachelor of Veterinary Medicine ardeydii dhameystirateyna diplom ka ay heli doonan dhameystirka degree ga Bachelor ka.
Isdiiwaagnelintu waxay ka bilaabanaysaa xafiska Kuliyadu ku leedahey Amal plaza dabaqa labad xafiiska 104, wxii faahfaahin dheeri ah kala xiriir Telephonadan
Telephone: +252907034422 or 0907642213 or 0907791655
Email: [email protected]
Mahadsanidiin
Maamulka Kulliyada Xanaanada Xoolaha ee Galkacyo
يهنئ #المعهد التقني للطب البيطري في جالكعيو جميع الطلبة والطالبات الذين طلعت نتائجهم ، ويتمني لهم حياة تعليمية حافلة بالإنجازات وتبعث تهنئة خاصة للمتفوقين والمتفوقات علي مستوي بونت لاند.
كما يثمن دور وزارة التربية والتعليم ورابطة التعليم الأهلي في دولة بونت لاند الصومالية علي دورهما المحوري في نجاح الإمتحانات ورفع الجودة التعليمية .
ويؤكد المعهد التقني علي حرصه الشديد علي المساهمة في تطوير العملية التعليمية، وسيواصل رفع جودة العلمية بما يتناسب المستوي الا كاديمي العلمي , نجاحك الدراسي جزء من سلسلة النجاحات من المفترض ان لا تتوقف مهما بلغت وتقدمت في مراحل دراستك, فكل مرحلة تهيئك بشكل افضل لمواجهة صعوبات الحياة..
ولاتنسي ان ترفق دالك النجاح بحسن خلقك.... فهو زادك , وكدالك يعلن المعهد التقني للطب البيطري في جالكعيو لكل الناجحين في المدارس بتلاند ان باب التسجيل سيبدا قريبا ان شاء الله بشكل الرسمي في جميع انحاء مناطق بتلاند ,
- مدة التسجيل محدودة جدا ويمكن التواصل لمعرفة المزيد علي الأرقام والبريد الألكتروني الموضح في الاتي.
Telephone: +252907034422,0907642213,0907791655
Email: [email protected]
Ardeyda sanadka sadexad ee college barashada xananada xoolaha ee galkacyo oo sanadka qalin jabineysah in sha alah ayaa baryahan waxa ay wadeen olo ola ah daaweynta xoolaha ku hareeraysan golabka nawaaxigiisa xoolahasi oo u badan ari iyo geel iyagoo si bilaasha ugu daweynaya dadka oo xiligann ku jirah daruuf adag oo biyo la an iyo xanuuno ardeydu siwacan bay practicalkas uga fa iideysteen
Technical College of
Veterinary Medicine
Telephone: +252907034422 or 0907791655
Email: [email protected]
OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS
Waxaa loogu bishaaraynaa dadweynaha reer Puntland ee waxbarashada jecel in Machadka Xanaanada Xoolaha ee TECHNICAL COLLEGE OF VETERINARY MEDICINE oo la mataana ah SUDAN UNIVERSITY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY , oo sanadii sadexad waxbarashadu ay bilaabanayso uu bilaabay aqbalaada ardayda jecel barashada cilmiga Xanaanada xoolaha
Waxay isdiiwaangelintu bilaabanaysaa 22/07/2015 iyadoo ay socondoonto muddo gaaban lana qaadan doono tiro arday oo xadidan tayona leh .
Shuruudaha ardayda looga baahanyahay ayaa ah:
1- In ardayga uu dhamaystay dugsiga sare, sitana shahaado dugsi sare oo la aqoonsanyahay
2- In uu keeno orginal iyo copy shahaadadiisa
3- In uu la yimaado 8 xabo oo sawiro teesare ah
4- In uu l ayimaado cadayn dhalasho iyo sugnaan
5- In luqada Englishka uu si fiican uga dhisanyahay
6- In ardaygu uu diyaar u yahay barashada xanaanada iyo daaweynta xoolaha
Macadkaas oo lagu qalabeeyey qalab casri oo ay ku jiraan Shaybaarada ugu hormarsan caalamka waafaqsana Shaybaarada Jaamacadaha caalamka, Macadka waxaa wax ka dhigi Dhakhaatiir isugu jirta Somali iyo Ajaanib.
Macadka wuxuu ku haminayaa inuu soo saaro dhakhaatiir xanaanada iyo daaweynta xoolaha, maadaama wadanka uu ku tiirsanyahay waxsoo saarka xoolaha, ayna jirto baahi dhakhaatiir xanaanada iyo daawenynta xoolaha loo qabo.
Sidoo kale Macadka ayaa leh deegaan loogu talagalay in lagu tababaro ardayda baranaysa Xanaanaada iyo daaweynta xoolaha waxayna ka heli karaan noocyada xoolaha lagu tababari doono ee ay dhaqdaan dadka soomaalida iyo duurjoogta.
Macadka waxaa bixinaysa Shahaadada Diplom ka koowaad Jaamacada SUDAN UNIVERSITY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY, ardayda waxay dhamaystiran karaan Degreega 1aad marka ay diplomka dhameeyaan.
Isdiiwaagnelintu waxay ka bilaabanaysaa xarunta Machadka ee Magaalada Galkacyo ama xafiska amal plaza waxii faahfahin ah kala xiriir Telephonadan
Telephone: +252907034422 or 7642213 or 0907791655
Email: [email protected]
Mahadsanidiin
Maamulka Macadka Xanaanada Xoolaha ee Galkacyo
Technical college of veterenary medicine (TECVEM) announces to all newly graduated students from secondry schools who are willing to go universities that the college has different opportunities.
The registration is currently going in the office of the college at Amal plaza .
Registration will continue untill 20/9/2015
For further information please contact:
Tell:252907034422/0907791655/0907642213
Email: [email protected]
Ogeysiis - Ogeysiis
maamulka collegeka barashada xananada xoolaha ee Galkacyo veterinary waxuu ogaysiinayaa dhamaan ardeyda dhameysatey dugsiyada sare ee danaynaysa in ay ka qeyb qaatan wax barashada heerka jamacadeed in college ka xananada xooluhu uhayo fursad qaali ah is diwan galintiina uu bilabey ayna ka socoto xafiska college ku kulee yahey sarta dheer ee amal plaza waxeyna socon waqti kooban waxii faafahin ah kala xariir :
Telephone: +252907034422 or 0907791655
email: [email protected]
Mahadsanidin
maamulka college ka xananada xoolaha ee Galkacyo
Technical College of Veterinary Medicine
waxaa manta soo boqdey kuliyada xananada xolaha ee galkacyo veterinary medicine wafdi balaaran oo ka socda wasarad xananada xoolaha puntland wafdiga uu hugaaminaayo sawiirka xananda xoolaha ee puntland iyadoo halkaaasi siwacan loogu soo dhaweeyey wasiirka uuna kula kulmey halkaasi maamulka college xananada , iyo madaxda ugu sareysa Ha'yada wadaniga ah ee tadamun soo dhaweynta kadib waxaa la is dhaafsadey warbixino muhim ah la islana qaatey in wada shaqeyta la sii laba Jibaaro . intaasi kadib waxa uu booqdey wasiirku college ka qeybihiisa kala duwan sida
hoolasha wax lagu barto , library ga , Departmentiga laboratory ga Anatomy lab and Diagnosis laboratory, Clinaga animal shed ,
igu danbeytii wasiirka ayaa umahad celiyey hayada gacanta ku heysa college ee Tadamun dadaalka ay wado
isa goo wasiirku ugu baaqey umada somaliyeed gaar ahan reer puntland in ay fursadaan gurigooda ugu timid ayna mudantahey in laga faa iideysto wadan kunu uu baahi weyn u qabo barashad caafimadka xoolaha .
mahadsanidin
Technical College of
Veterinary Medicine
Telephone: +252907034422 or 0907791655
Email: [email protected]
OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS
Waxaa loogu bishaaraynaa dadweynaha reer Puntland ee waxbarashada jecel in Machadka Xanaanada Xoolaha ee TECHNICAL COLLEGE OF VETERINARY MEDICINE oo la mataana ah SUDAN UNIVERSITY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY , oo sanadii sadexad waxbarashadu ay bilaabanayso uu bilaabay aqbalaada ardayda jecel barashada cilmiga Xanaanada xoolaha
Waxay isdiiwaangelintu bilaabanaysaa 22/07/2015 iyadoo ay socondoonto muddo gaaban lana qaadan doono tiro arday oo xadidan tayona leh .
Shuruudaha ardayda looga baahanyahay ayaa ah:
1- In ardayga uu dhamaystay dugsiga sare, sitana shahaado dugsi sare oo la aqoonsanyahay
2- In uu keeno orginal iyo copy shahaadadiisa
3- In uu la yimaado 8 xabo oo sawiro teesare ah
4- In uu l ayimaado cadayn dhalasho iyo sugnaan
5- In luqada Englishka uu si fiican uga dhisanyahay
6- In ardaygu uu diyaar u yahay barashada xanaanada iyo daaweynta xoolaha
Macadkaas oo lagu qalabeeyey qalab casri oo ay ku jiraan Shaybaarada ugu hormarsan caalamka waafaqsana Shaybaarada Jaamacadaha caalamka, Macadka waxaa wax ka dhigi Dhakhaatiir isugu jirta Somali iyo Ajaanib.
Macadka wuxuu ku haminayaa inuu soo saaro dhakhaatiir xanaanada iyo daaweynta xoolaha, maadaama wadanka uu ku tiirsanyahay waxsoo saarka xoolaha, ayna jirto baahi dhakhaatiir xanaanada iyo daawenynta xoolaha loo qabo.
Sidoo kale Macadka ayaa leh deegaan loogu talagalay in lagu tababaro ardayda baranaysa Xanaanaada iyo daaweynta xoolaha waxayna ka heli karaan noocyada xoolaha lagu tababari doono ee ay dhaqdaan dadka soomaalida iyo duurjoogta.
Macadka waxaa bixinaysa Shahaadada Diplom ka koowaad Jaamacada SUDAN UNIVERSITY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY, ardayda waxay dhamaystiran karaan Degreega 1aad marka ay diplomka dhameeyaan.
Isdiiwaagnelintu waxay ka bilaabanaysaa xarunta Machadka ee Magaalada Galkacyo ama xafiska amal plaza waxii faahfahin ah kala xiriir Telephonadan
Telephone: +252907034422 or 7642213 or 0907791655
Email: [email protected]
Mahadsanidiin
Maamulka Macadka Xanaanada Xoolaha ee Galkacyo
welcome to Galkacyo Veterinary Teaching Hospital soo booqda oo keena xoolaha xanuunsan daryeela xoolaha oo daaweeya si loo helo dad caafimaad qaba isbitaalku waxa uu idin diyaarshey Daawo taylah iyo dhakhaatir khibrad dheer ulah caafimadka xoolaha waxii faahfahin ah waxad kala xirirkartaa + 25290739864
252907034422
student in the anatomy lab practical
hambalyo hambalyo waxan u hanbalyeynaynaa dhamaan ardeyda Galkacyo veterinary college oo ay manta result gii usoo baxdey mabruuuk mabruuuk inta dhamina guuul baan idin rajeynaynaaa
mahadsanidin
wafdi ka socda wasarada wax bashada taclimta sare ee puntland oo uu hugaminayo Agasimahad taclimta sare ustad: cabdala oo soo booqdey college xananada xoolaha ee galkacyo halkaasi oo ay xog isku dhafsadeey mamulka kuliya barashada xananada xolaha halkaasi oo ay booqdeeyn sido kale qeybaha kaladuwan ee uu ka kooban yahey college ku sida qeybta mamulka , qeybta laboratory ga , qeynta cliniga ...itc kulana kulmeen Ardeyda waxa ka barata colleg
xaflad aad u balaaran oo lagu sagootinayey prof: Dr: Yasir Daha Mahamed oo si heersare ah loo soo agaasimey oo ka dhacdey hall one ee college ka xananada xoolaha ee galkacyo prof: Yasir waxa uuu kamid ahaa doctors ka ay jamacatu sudanu soo dirtey college kaasii oo teram kii dhamadey wax ka dhigayey college hadana fasax gaban ku aadey sudan . aanan rajeynayno in uu dhawan soo noqondono in sha alah teramka labad .
xaladii furista college xananada xolaha ee galkia oo lagu soo dhaweynayey ardeyda cusub ayaa ka dhacdey halka college manta iyadoo ay ka soo qeyb galeen wafdi heer sare ah oo wasiiro iyo agaa simayaal ba iskugu jiran iyadoo si qurux badan u soo gaba gabowdey