Kulmis

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulmis, Journalist, Konya.

19/03/2023

Qabo howl adag si ad unoqoto qof adag

19/03/2023
19/03/2023

Naxariistii janno Allaha ka waraabiyo Xildhibaan Maxamed Maxamuud Seeseey, qabrigana Allaha u waasiciyo, dambigiisana Allaha dhaafo. Samir iyo iimaan Allaha naga wada siiyo dhammaanteen, InshaAllah.

Waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, si gaar ah oo uu ka ahaa Xildhibaan Qaran iyo qoyskiisa iyo ehellada uu ka baxay Xildhibaan Maxamed Maxamuud Seeyseey.

Innaa lillaahi wa’inaa ileyhi raajicuun.

19/03/2023
19/03/2023

Kumuu ahaa Maxamed Soomaali ama (Dhagaxtuur)

Maxamed Soomaali ama dhagaxtuur wuxuu ahaa geesi Soomaaliyeed oo ku shahiiday dagaal Muqdisho ka dhacay 1949-ki waxaana dilay gumeystihii Talyaaniga isagoo markaas kamid ahaa shacab Soomaaliyeed oo sameeyay Kacdoon gumeysi diid ah. Magiciisa waxaa caan ka dhigay inuu ka dhex-muuqaday shacabkii dhagaxa tuurayay Maaddaama uu ahaa nin xoog badan oo tuuri karay dhagax miisaankiisu culus yahay waxaana lasoo guuriyay in gaaladii Talyaanigu u adkeysan waayeen weerarradiisa ayna si gaar ah u bar-tilmaameedsadeen.

Maxamed Soomaali dhalasho ahaan wuxuu kasoo jeedaa Beesha Hawiye
Gaar ahaan Karanle
Kana sii ah Murusade Foorculus Habar maxamed Hillibi.

Abtirkiisa rasmiga ahna waa kan

Maxamed
khayre
Rooble
Cumar
Food
Xasan
Macallim
Cigalle
Omar
Isxijiwaaq
Hilibi
Maxamed
Foorculus
Wacays
Jeelle
Warwaaq
Xeyle
Ximyar
Makahsan
Wacayle
Kilbaar
Mursal ( Murusade)
Waadeerre
Karanle
Hawiye

Mustaf Cali Axmed Kheyrre oo uu awoowe u yahay lana dhashay awoowgii aabbihii dhalay aanna kasoo xigtay abtiriskiisa wuxuu ii sheegay in awoogii Dhagaxtuur ama Maxamed Soomaali maalinta la dilayay ay u doonneyd gabar uu guursan lahaa balse nasiib darro dhaqaalihii uu ku aroosi lahaa tacsi loogu dhigay. Intaas wuxuu ku daray Mustaf Cali Axmed Kheyrre awoowgey wuxuu Madi noqday maalintii la dilay Walaalkii Maxamed Kheyrre ama Dhagaxtuur. Waxaa kale oo Mustaf Cali Axmed Kheyrre ii sheegay iney jirtay Caasho Kheyrre oo la dhalatay dhagaxtuur Kana mid ahayd ururki leegada dadka Hawiyana uu kusoo degi jiray gurigeeda.

Ilaahey ha u naxariisto Mujaahid Dhagaxtuur iyo intii dalka usoo dhimatay ee nasoo gaarsiisay waddan xor ah.

War waa jimcee adinkuna u duceeya Mujaahidka.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Konya?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Konya
Other Journalists in Konya (show all)
KEMAL SOYLU KEMAL SOYLU
Kemalsoylu42@gmail. Com
Konya, 4200

KEMAL SOYLU’nun resmî Facebook sayfasıdır

Toros Sifali Bitkiler Toros Sifali Bitkiler
Konya

%100 DOĞAL VE SAĞLIKLI BİTKİSEL ÜRÜNLER SATIŞ YERİ TOROS ERMENEK YAYLA BALI

Lokman Koyuncuoğlu Lokman Koyuncuoğlu
Konya, 42080

"Haber Hayattır" diyor Sivil Toplum meraklısı, Milli sosyal medya savunucusu

Hasan Kiraz. ا Hasan Kiraz. ا
Konya, 00000

Hasan KIRAZ

Konya Hayran Sayfası Konya Hayran Sayfası
Konya, 42600

KONYA

Delwar Hosen Delwar Hosen
Konya

Delwar Hüseyin Özbengal Delwar Hüseyin Özbengal
Selcuk University
Konya, 42000

This is the official page of Delwar Hosen.

Yeniceoba Haber Yeniceoba Haber
Yeniceoba Mahallesi, Cihanbeyli
Konya, 42890

Ybhaber.com sayfasının yan sayfasıdır, takipte kalınız .

Hasan Yıldırım Hasan Yıldırım
Konya

📺 Kontv Spor Muhabiri - 🎙 Spiker - 🎭 Sanat & Edebiyat

Nurettin BAY Nurettin BAY
Emir Gazi Mahallesi Görsel Sokak
Konya

Konya’da YAŞAM Konya’da YAŞAM
Konya

Konya’daki yaşam,kültür,sanat,haber ve spor alanındaki buluşma platformu..