Higlo News

Higlo News

You may also like

Yellowish Silly
Yellowish Silly

kala socon warar sugan warbixinooyin iyo waxyaabaha dunida dacaladeeda ka dhacaya.

Nuba kingdom is LIVE | TikTok 11/07/2024

Nuba kingdom is LIVE | TikTok Check out Nuba kingdom LIVE videos on TikTok! Watch, follow, and discover the latest content from Nuba kingdom.

11/07/2024

Hada kuwa lala hadlayaa waa kuwa dhuunigu qaaday ee cabsida la nool hargeysa waar soo tahriiba belaayo idin heshayE

Photos from Higlo News's post 30/04/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kormeeray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo qaybta daryeelka carruurta ee MAS.

Hargeysa-30-04-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka kormeer shaqo kusoo maray cusbitaalka guud ee Hargeysa iyo cusbitaalka daryeelka carruurta ee Maxamed Aadan Sheekh (MAS).

Madaxweynaha, ayaa kormeerkiisa shaqo ugu kuurgalay habsami u socodka hawlaha adeeg ee ka socda cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxana uu mid mid u galay qaybaha kala duwan ee uu cusbitaalku ka kooban yahay oo ay ka socotay shaqo ballaadhan oo loogu adeegayo bukaannadii halkaas ku sugnaa.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu sidoo kale kormeerkiisa kusoo maray cusbitaalka daryeelka carruurta ee Maxamed Aadan Sheekh, waxana uu indhihiisa ku arkay sida habsamida leh ee loogu adeegayo ubadka halkaas loo keeno xaaladaha caafimaad.

Agaasimaha cusbitaalka guud ee cusbitaalka Hargeysa, Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan iyo agaasimaha cusbitaalka daryeelka carruurta ee MAS, Dr. Axmed Maxamuud Jiciir oo halkaas ka hadlay, ayaa madaxweynaha uga warbixiyey adeegyada hufan ee ay labada cusbitaal u qabtaan dadweynaha iyo carruurta halkaas la keeno, waxana ay si cad u sheegeen inay bixiyaan adeeg hufan oo ay ku qanceen bulshada shaqada loo qabtaa.

Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka, Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa isaguna madaxweynaha ugaga mahadnaqay booqashadiisa, waxana uu tilmaamay inay dedaal badan geliyeen inay dadweynaha jilicsani kusoo hirtaan cusbitaallada ay dawladdu gacanta ku hayso, maaddaama oo ay bixiyaan adeegyo hufan oo bilaash ah.

Wasiir-ku-xigeenka wasaaradda horumarinta caafimaadka, Mudane Liibaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa dhankiisa madaxweynaha kusoo dhaweeyey xarunta cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxana uu ka warramay horumarka ballaadhan ee ka hana qaaday guud ahaanba cusbitaallada dawliga ah ee ay xukuumaddu gacanta ku hayso.

Madaxweynuhu waxa uu ka ashqaraaray horumarka xawliga ku socda ee uu samaynayo cusbitaalka guud ee Hargeysa, waxana uu si mug leh u ammaanay madaxda iyo shaqaalaha kala duwan ee halkaas ka hawlgala oo si hufan ugu adeega bukaannada halkaas u adeeg doonta, waxana uu mahadnaq ballaadhan u jeediyey bahda caafimaadka, isaga oo bulshada reer Somaliland-na u dardaarmay isku duubni iyo midnimo,”Bahda caafimaadka oo dhan waan u mahadnaqayaa, inta bugtana Ilaahay ha shaafiyo, nabadgelyo iyo horumar na dalkeenna iyo dadkaba Allah ha siiyo, guud ahaan shacabkana waxan kula dardaarmayaa wada-jir dedaal badan iyo danta guud oo la wada jiro,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wax lagu farxo ku tilmaamay in dhallinyaro dalka gudihiisa wax ku baratay ay adeegga tayadaas leh u qabtaan dadweynahooda, lana tacaalaan xanuunno ay adkayd in dalka gudihiisa wax lagaga qabto, waxana uu yidhi, “Da’yarta intooda badan waalidkood waxbarashada ka soo bixiyeen ee iskood wax usoo bartay inay maanta dhaqtarkii meel aad u wanaagsan marinayaan, hawl walbana qaban karaan, adeegsanaysaanna inay wadnaha qalaan, qaranka iyo qof walba farxad weyn bay u tahay.”

Ugu dambayntii, madaxweynaha qaranku waxa uu si gaar ah u kormeeray waaxda Indhaha ee cusbitaalka Hargeysa oo qalliimo guulaystay loogu samaynayo in ka badan 600 (Lix Boqol) oo bukaanka oo laga daweeyey dhibaato dhinaca aragga ah oo ay dhibbane u ahaayeen.

Photos from Higlo News's post 17/04/2024

Waxaan maanta ka qeyb galay Shirka Amniga Gobolka Banaadir oo uu guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo looga hadlayey dardar-gelinta amniga magaalada Muqdisho.

Xukuumadda DanQaran waxaa ka go’an in ay Soomaaliya ka dhigto meel ka caaggan argagixisada, si shacabka Soomaaliyeed ay u helaan amni iyo xasillooni waara.

Waxaa sidaa yidhi oo Bartiisa Facebook soodhigay Raysal Wasaaraha Dalka Mudane Xamse Cabdi Barre

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Kampala?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Kampala
Other Advertising/Marketing in Kampala (show all)
Aviation Call Uganda Aviation Call Uganda
Kampala Road
Kampala

Aerospace Company

It’s Hustle It’s Hustle
Kampala
Kampala

The Lord shall fight for you, and you shall hold your peace. Ex 14:14

Saava Promotions Saava Promotions
Kampala

We will let you know what's trending and in time.

Faith Quality Textile Faith Quality Textile
Shop No. LG8 Eagle Plaza Building, Kyembe Lane
Kampala, 256

Dealers in curtain fabrics, nettings, curtain pipes , cushion pillows and all curtain accessories fo

M.k local paving company M.k local paving company
Kirumirasally@gmail. Com
Kampala, 00256

For durable pavers contact m.k company

Njovutimes marketing agency Njovutimes marketing agency
Kampala

Media marketing agency

Onecode MEDIA Company Uganda Onecode MEDIA Company Uganda
Wandegeya, Kubiri
Kampala, 101103

We do corporate branding, motion graphics, advertisement, graphics design.

Mystartup Mystartup
Kito Bweyogerere
Kampala, 256

Mystartup is an agency that supports starting business to get clients and thrive using digital strategies

KEIPhone Uganda KEIPhone Uganda
Kampala, 00000

Connecting and Empowering Women by bridging the digital gender gap.

ELCO ELCO
Kampala, 256

At ELCO Solutions we help you source for different products or market your goods and services.

LANGO Property Dealers. 0392588446 LANGO Property Dealers. 0392588446
Kampala

we buy and sell all properties. Land, houses, plots, Cars, bicycles, motorcycles, electricals, laptops, smartphones, oxploughs, furniture, etc...