Liker poi

Liker poi

You may also like

Feibooklay
Feibooklay
MRFOX
MRFOX

waxaa ka heli kartaa macluumaad dheeraad ah

12/15/2022
08/28/2022

Somali mom's will have you taaking luggages everywhere for them

07/29/2022

Leave me alone🤣✌️

07/28/2022

It's forever you and me🥰😍

04/27/2022

Hambalyo Gudoomiyaha Barlamaanka 11Aad Ee Dalkeena .

10/27/2020

Qof walbo oo halkan ku jira waxaan ka codsanayaa inuu ku salliyo Nabigeenna Muxamed❤️.scw scw scw

09/29/2020

I'm not the strongest. I'm not the smartest. But I'm consistent in what I do best.

09/29/2020

My pleasure

09/26/2020

An arrow can only be shot by pulling it backwards. So when life is dragging you back with difficulties, it means it's going to launch you into something great.

09/26/2020

"Waxa ay ku nooleet dalka "marooko ' waa inan faransiis ah mar dhaw un islaamka qaadatay,

'waxaa Asiibay cudurka halista ah ee loo yaqaano 'kanserka.

"Waxay u tagaty dhaqterkeedi la socady xaaladeeda caafimaad waa ay uga xog warantay,

' waxa uu u sheegay in cudurkan uu ku 'baahay dhamaan xubnaha jirkeeda halkaane aan waxba looga qaban karin .

Arrinkii ayaa waxaa maqlay reerkeedii oo ayagana 'kirishtaan ahaa waxa ay h**ey uga caroodeen ku biirida diinta islaamaka ay ku biirtay,

Waxa ay u sheegeen in qofkii ka baxay kirishtaanka oo islaamka galo in cudurkaas ku dhaco xanuunkaan uu keenay rabbigii ciise ahaa

'isla markaane ka xaanaqay ka tagista ay ka faaruqday diintii masiixiyada.

"inantii markii loo sheegay in halkaan wax looga qaban karin waxa ay u duushay dalkeedii faransiiska bal si halkaasne ugu soo quusato .,

Dhaqtarka ugu weyn dalkaas ayeey u tagtay baaris ka dib waxa uu ku war geli in aan hadda wax laga qaban karin oo wax qabashadiisa waqti h**e aheyd,

'isla markaane' maalmo yar ka dib geeri isu diyaariso warqadii cadeeyntana waa uu usoo raaci.

Ehelkeedii ayaa isku dayay in ay ku qanciyaan in ay u soolaabato diinteedii h**e oo ay isaga soo baxado diintaan ay cudurka ka qaaday ,

"Lkn dheg jalaq uma aysiin waxa ay ku soo laabatay dalka marooko oo ay ku nooleed

Xaalkeedii markuu halkaas marayo ayeey inteey soo , weeso qaadatay salaad u istaagtay sujuudaha iyo rukuucda ayeey iskaga ooyneysay iyadoo leh

'rabiyow uma ooynaayi in aan geeri ka cabsanaa iyo lakulankaaga ,ee rabiyow waxaan la ooyanayaa in ay dadka aan muslinka aheyn u maleeyaan in qofkii islaamka qaato ku dhacaayo cudurkaan oo cid kasto lagu cabsi geliyo

" Haddii aan maanta u dhinto cudurkaan waxaan u noqonaa dadka tusaalo ay hadhoow diinta uga cararaan ,

,ee rabiyow i caafi si fahamkaas khaldan meeaha uga baxo "

Waa miir beeshay ilaa maalintii danbe sagaal saac ay soo biiraawdo ayadoon wax xanuun ah aan dareemin .

Dadkii waxay u qaateen in ay markaan xijaaban rabto oo waqtigeedii la gaaray.

"Habeenkii weey joogtay wax ma noqon
subixii ayeey u tagaty dhaqtarkii ayaan h**e baaray.

kadib baari taan uu ka samee ,waxa uu ku yiri kumaa tahay ?
kolkaasey ku tiri waa inantii ayaan h**e aad ku sheegtay ,cudurka kansarka.

"madaxa ayuu gacanta saaratay isagoo la yaaban wax is badalay kolkaasu ku yiri,;

Qof ku dhacay xanuunkaas uma ekid wax kastane waa ok oo nadiif ayaad ka tahay.

Meeshii ayeey sujuud la dhacday allaahne ugu shukrisay,

Qisadan , darteedna ehelkeedii ku soo muslmeen ayagoo qiray cajiibnimada diinta islaamka.👇

Xaqa allaah Na waafajiyo
Diinta allaah nagu xafido

Shair garee wll 👈 like pagka saar jzkllh.👈

09/22/2020

Believe in yourself when everyone is doubting your abilities!

09/21/2020

Masiixu-dajaal Oo Markii Ugu h**eeysay La Arkay iyo Fariintii Uu Dadka U Soo diray :

Wax Ma Ogid Xaqiiqdii Waxaa La gaaray Soo bixiddiisa Waxaa Aad Arkeryso Ee Caalamka Ka dhacaya Waa Dhamaadkii Aduunka Saacaddii Weey Soo dhawaatay

Qormadan Barakeysan Waxaa Qallinkiisa
La daba Kacay Al-Ustaad Daaci Saciid Cusman

Marjaca Sheekadan Waxaa Uu Ka soo dajiyay Kitaabka Lagumagacaabo Jiihaan Al-jiraaxii.

Su'aalahu Weey tiro badan yihiin Cabsida Weey isa soo tareysaa Sanadba Sanadka Ka dambeeyo

Ninkan Warkiisu Ma Sheeko Caruureed baa Mise Waa Xaqiiq dhab ah Oo jirta.?

Waxaan filayaa intaan Ka jawaabin Suaasha inaad maantaba Arki Karto in ay dabeeyshiisu Daafaha Calamka Ruxeeyso Lagana dareemayo Soo dhaweeyntiisa Xagga Heshiisyada yahuudda lala galayo.

Dhaqamo Cajiib ah ayuu Wataa Sida Diinta Lagu Sheegay
Ninkan Magaciisa Saxda Ah iyo Warbixintiisa Oo dhameystiran Waxaa lagu Sheegay Kitaabka lagu magcaabo Riyaadu-Saalixiin Gaar ahaa Baabka Ka Warama Calaamadaha Saacadda Khiyaame iyo Balaayooyiinka ay Xambaarsan tahay

Marka h**e Waxaa Uu soo fadhiisan doonaa Carshiga Ibliis Halkaa Uu Maalmo Ku soo qaadan Doono Xog Wareeysi isaga iyo ibliis

Halka Uu iminka Ku Sugan yahay Siyaalo badan ayaa laga Aaminsan yahay Lkn Waxaa La Sheegaa in Uu Ku dhex Xiran yahay Jiizarad Ka mid ah Badda

Soo bixidda Odaygaan Waa dhamaadka Dunidan Magaciisa Waa Masiixu-dajaal Al-Acwar Al-Kaafir
Laga soo bilaabo Sanadkii dhamaaday Ee 2019 ilaa Maanta Waxa dhacaya Aad arkeyso Oo Xanuunada faafa Dhulgariirada joogtada ah Duufaanada Aan Kala joogsiga laheeyn
Khilaafaadka iyo Kala qeeynsanaanta Caalamka Sii Kala Tagayo

Daadinta dhiiga Macno darada Malaayiin Aan Waxba galabsan Dulmiga Cadaalad darada
Dagaalada Xiriirka ah Oo inta badan Ka dhacaya Caalamka

Damaca iyo Danaha dhaqaale Oo leysku heysto Cudarada Wax gumaado
Dhamaan Wax yaalahaas Caalamka Waxeey Ka dhalisay Su'aal ah
Ma jirtaa Xilli Cadaalad la helo Oo dadka La dulmiyay Loo Hiiliyo.?

Masiixu-dajaal Labo Wadan ayaa laga filayaa in Uu Ka soo bixi doono Wadanka Koowaad Waa qeeybta sare Ee Ciraq Qaar Kale ayaa Tilmaamo in Uu Ka soo fooci doono Wajhadda Bari Ee Dalka yamen.

Sida La Sadaaliyay Waxaa Uu Soo bixi doona Allah ayaa Ku Cilmi leh 2027
Waa Maxay Sababta Xiligaa Ku soo Aadiyay .? Iyo Sababta Loo Soo Celiyo Ka Warankiisa

Waxaad Ogtahay in ay jireen Dad badan Oo Sheegtay in ay yihiin Mahdiga la sugayo Halka islaan Waayeel ah Sheegaty in ay Tahay Daabadda Soo bixi doonto Khiyaamaha

Labada Calaamadood Ee Kala ah Soo bixista Masiixu-dajaal iyo Daabaddaas Waa Mid Lagu Sheegay Diinta islaamka
Waxeeyna Ka mid yihiin Calaamadaha Saacadda Khiyaame Ee Waa Weeyn
Taas Oo aysan Ogeeyn Allah Mooyee Cid Kale

Gaar ahaan Kalimadda Dajaal Waxaa laga Soo qaatay Dajal Oo La Macno ah Been Badne
Marka la fiiriyo Kalmada Xagga Siiqada Mubaalaqada Waxeey muujineysaa in ay tahay Beenta Oo Xad dhaaf noqoto.

Waa Kuma Masiiju-dajaal.?
Jirkiisu Waa Nin Uu Weeyn yahay Dhismihiisa Xagga jirka Waa Nin Jir Adag Timo Adag
Kalarkiisa Waa guduud Xigeen Xooga Cadan

Waa nin joog Weeyn Labadiisa indhood dhexdooda Waxaa Ku qoran Kalmadda كافر

" { Rumeynta , Yahuudda iyo Masiixu dajaal }"

Qollooyiinka yahuudda ah Weey sugayaan Soo bixiddiisa Magaca Dajaal Haddaad Ku darto Kaama dhageysanayaan Waxeey U yaqanaan Kii Wax masaxay Una gar gaarayay Dadka yahuudda ah Ee Aduunka lagu dulmiyay

Hal Maalin Ayaa Waxaa rumeeyn doonta ilaahnimada Ninkan 70.000Yahuudda Kuwaa Oo Ku Labisan isku joog Cagaaran Kaa Oo Ka tarjumaya Barwaaqada ay gaareen

Yahuudda Waxeey rumeeysan tahay in Uu Ka Kor qaadi doono Cadaabta iyo jowrka
Dhulkane Ka buuxin doono Cadaalad iyo Naxariis Maxabo

Taas Waxaa Ka sii daran Waxeey rumeeysn yihiin Ninkan in Uu Ugu imaan doono Suurad malag isagoo Wato Malagaas Oo farac dambe Ku abtirsado Nabi Daa'uud csw

Wuxuu Messha Ka saara ayeey yiraahdeen is adoonsiga Kala qeeybsanaanta Dadka
Wuxuu dagaal la galaa ayeey Aaminsan yihiin diimaha Kale Sida islaamka iyo Masiixiyadda
Ka dib Yahuudiyada Ka dhigi doono Tan Caalamka Ugu Sareeyso.

" { Masiixiyiinta iyo Masiixu-dajaal }"

Qolooyiinka Kiristaanka Ayaga Ma Rumeynayaan Masiixu-dajaal Taa Badalkeeda Waxeey Aaminsan yihiin Nabiga Ka takhalusi doona Ninkan Sharta badan Oo ah Nabi Ciise Csw

Waxeey Rumeysan yihiin in Ciise Masiix dhulka Ku Saalaban doono Dhamaadka dunida Ka dib Madaxa Ka jari doona Masiixu-dajaal

Si Uu Meesha Uga saaro Ruux Kasto Oo Nabinimo Markaa Sheegto Oo Ugu Horeeyo Masiixu-dajal Sida Kooxaha Kiristaanka Rumeysan yihiin Ciise Masiixi Waxaa Uu Wataa Mucjisooyiin Aan Caadi aheeyn Caqliga insaanka Ka baxsan Waxaa Uu ugu dambeeyn Ku dhiman doonaa ayeey yirahdeen Neef Xagga rabbi Ka timid.

" { Islaamka iyo Masiixu-dajaal }:"

Nabi Muxamed NNKH ayaa Ka digay Balaayo Wax Halaagta Waana Fidnada Uu Ninkaan Sabab U yahay Waxaa Uu Ka soo bixi doona dhulka qeeybtiisa bari Gaar ahaa Wadamada Asia Waxaa rumeeyn doono Oo Raaci doona Qolooyiin Wajiyoodada Aad Moodo Sida Buris

Ninkan Waxaa Uu dhulka Ku mari doonaa Sida Dabeeysha Oo Kale Bad iyo geedo ma Celiyaan

Waxaase Uu gali Karin Labada magaalo Ee Makka iyo Madiina Labadaas Oo Lagu Wareejiyay Malaa'ig hubeeysan Aan Loo gali Marin Maxaa yeelay Meesha Waxaa yaalla Muqadasaadkii islaamka

Afar Masaajid lugta ma gelin Karo Sida Majidka Xaramka masjidka Nabiga Masjid Al-aqsa masjid dhuur Waxaa Masiix loogu magacaabay Dadka Xanuunsan ayuu Masaxayaa Ka dib Waa ay nogsanayaan Dadka dhintay ayuu Wacayaa Weey soo ajiibayaan Samada ayuu Amar siinayaa Roob ayeey Soo deyneysaa

Dhulka ayuu amar siinayaa Waxaa soo baxaya dhaman dhirtii iyo Cowsii geedihii

Axaadith badan ayaa tilmaamtay in Uu Ninkan dhulka joogi doono Laga soo bilaabo Maalintka Uu Soo baxo ilaa laga dilo 40maalmood

Maalinta Koowad Waxaa loo Xabisayaa Qorrxda Waxeey la mid noqon sanad
Maalinka Labaad Bil Camal Maalinka Sadaxaad isbuuc Camal Maalinka afaraad Maalmaha Caadiga
Sida Ninkan lagu soo afjarayo
، فيقول الرسول محمد - صلى الله عليه وسلم - : "سينزل المسيح عند المنارة البيضاء شرقي دمشق ، فيدرك الدجّال عند باب لد فيقتله" ،
Waa Tuulo U dhaw Masjidka-Al-aqsa Brina Ka Xigta Magaalada Hadda Caasimada U ah Suuriya Ee dimishq Halkaa ayaa lagu soo afjarayaa mushkilada Uu Waday Masiixu-dajaal.

Halkaa Waxaa Ku Eg' Qisadii Masiixu-dajaal iyo Waxa ay Ka Aaminsan yihiin Diimaha Kale Gaar ahaan Diinta islaamka

Plz: La Wadaag Walalaha Kale Qisadan inaad Like page Saarto Haka hilmaamin Si Aad U Hesho Qeeybaha Kale Ee Soo Socda....

Oo Aan Uga Hadli doono Calaamadaha Khiyaamaha Ee Tobanaka ah Ee Waa Weeyn:

09/20/2020

It’s okay to dislike someone, or even dislike someone for no reason. But it’s not okay to disrespect, degrade, and humiliate that person.

09/18/2020

"Haddii aad laba tallaabo oo dheeraad ah horay u qaado waxaa laga yaabaa mida saddexaad in ay noqoto tallaabadii guusha ee ha ku sugnaan halka aad joogtay tan iyo waagii aad cabasha nololeed bilowday".

09/12/2020

Shirkad ayaa waxay qaadday shaqaalaheeda si ay usoo dalxiisaan, dalxiiskaasoo ahaa wabiga dhexdiisa.

Ninka shirkadda lahaa wuxuu yiri shardi ayaan la galayaa wabigaan yaxaaska ka buuxo qofkii isku tuura oo ka bad baada yaxaaysada asagoo nabad qaba inaan siiyo hal malyan oo dollar, haddii yaxaaska uu cuno qofkaasna reerkiisa ayaan siinayaa hal malyan iyo bar.

Shaqaalihii qof dhaqaaqda waa laga waayay

Xogaa kadib waxaaba la arkay nin biyaha isku sii tuurayo oo faqiir ahaa, asagoo neef tuurayo ayuu uga baxsaday dhanka kale,

wuxuuna helay hal malyan oo dollar maalin gudaheeda ayuu taajir ku noqday laakiin wuxuu raadiyay qofka wabiga ku tuuray sababtoo ah asaga ma rabin inuu isku tuuro meeshaas halista ah wuxuu ogaaday inay xaaskiisa soo tuurtay.

Maalintaas kadib waxaa baxay oraahdii caanka ahayd "Nin walboo guul gaara naag ama haweeney ayaa ka danbaysa".

Shirkad ayaa waxay qaadday shaqaalaheeda si ay usoo dalxiisaan, dalxiiskaasoo ahaa wabiga dhexdiisa.

Ninka shirkadda lahaa wuxuu yiri shardi ayaan la galayaa wabigaan yaxaaska ka buuxo qofkii isku tuura oo ka bad baada yaxaaysada asagoo nabad qaba inaan siiyo hal malyan oo dollar, haddii yaxaaska uu cuno qofkaasna reerkiisa ayaan siinayaa hal malyan iyo bar.

Shaqaalihii qof dhaqaaqda waa laga waayay

Xogaa kadib waxaaba la arkay nin biyaha isku sii tuurayo oo faqiir ahaa, asagoo neef tuurayo ayuu uga baxsaday dhanka kale,

wuxuuna helay hal malyan oo dollar maalin gudaheeda ayuu taajir ku noqday laakiin wuxuu raadiyay qofka wabiga ku tuuray sababtoo ah asaga ma rabin inuu isku tuuro meeshaas halista ah wuxuu ogaaday inay xaaskiisa soo tuurtay.

Maalintaas kadib waxaa baxay oraahdii caanka ahayd "Nin walboo guul gaara naag ama haweeney ayaa ka danbaysa".

09/10/2020
09/01/2020

Ka dib Markii Ehlu Naarku galaan Naarta ,
Ehlu Jannahana galo jannada.

Waxaa loo yeerayaa Nebi muhammed csw.
Waxaa la Oranayaa Ma raalli noqotay Muhammadow . csw ?

Waxuu dhahayaa Ma raali noqonayo
ayadoo hal qof Oo ka mid ah Umadeydaa naar ku jirto

Allaah ayaa Malaa`igta ku amraya ka soo saara naarta qofkasta Oo qalbigiisa ku jiro dhuuracaso wax ka yar Oo iimaan ah.

Albaabadii jahanama ayaa la furayaa waxaa laga soo saarayaa koox ka mid ah muslimiinta cusaada ah waxaana loo wadayaa jannada.

Markaas ayaa lagu Oranayaa
Muhammadow "NNKH"ma raali noqotay hadda.?
Waxa uu leeyahay ma raali noqonayo rabiyow ilaa hal qof Oo ka mid ah Umadeyda naarta ku jirto.

Allaah ayaa hadana mala'igtiisa ku amray ` ka soo saara Naarta qof kasta Oo hal maalin indhihiisu la ilmeysay cabsi aniga iga cabsanaa darteed.😢

Waxaa la Oranyaa markaan maraali noqotay Muhammadow NNKH ?
Waxa uu dhahayaa ma raali noqonayo rabiyow, inta weli qof Umadeyda ka mid ah Naarta ku jirto.

Allaah ayaa Ugu danbeeyn malaa,igta amraya in dhamaan laga soo saaro qof kasta Oo inta Uu aduunka joogay yiri لااله الله محمدرسول الله

7 todobada albaab ee Naarta ayaa la furayaa waxaa laga soo saarayaa qofkasta Oo muslim ahaa Oo ku dhawaaqay kalimada towxiidka.

Catar miski ah ayaa loo marinayaa waxaa arkay Ehlu jannihii Waxeey Umaleey doonaan in ay yihiin kuwii kale ee ehlu jannahaa ee ka sareeyay. Nuurka iyo quruxda ka muuqda darteed.

Xaaladaas Marka La joogo

( ربما يود الذين كفروا لو
كانو مسلمين.)
Kuwa gaalada ah maalintaas waxeey jaclaan lahaayeen alla maxaa muslimiin u ahaan waaynay.

Waa Iga Codsi ` ma aha Amar`
Markaad dhameeyso aqriska

❤️❤️Nabiga ku wada Saliya scw scw scw❤️❤️

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in New City?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Somali mom's will have you taaking luggages everywhere for them
Leave me alone🤣✌️
It's forever you and me🥰😍

Category

Telephone

Website

Address

New City, NY
Other Comedians in New City (show all)
Bhudawunde udlozi Bhudawunde udlozi
Dombodema Rord
New City, DLOZI

Nswazwi

Meme coquetoso Meme coquetoso
New City

General Network LLC General Network LLC
Im Laubeff 50 Winterthur, Switzerland
New City

Natalini Reel Natalini Reel
30 W. 26th Street, Sixth Floor
New City, 10010

You might cringe or laugh, either way, it’s a good time here, so don’t forget to subscribe 🤪

Mike Sport Ofisyel Mike Sport Ofisyel
Quinta Avenida #001889
New City, 10200

BYENVINI SOU PAJ SA NAP TRAVAY POU NOU POTE VIDEO POU FE W RI

Dos Morlacos en NewYork Dos Morlacos en NewYork
Corona Avenue
New City

Dos comunicadores Cuencanos viviendo en la Ciudad de New York, cuentan sus anécdotas en los E.U

Dinossauro brabo Dinossauro brabo
New City

Baby da Silva Sauro Rico e Famoso 😎

Monkey Teraza Monkey Teraza
24 E Park Street, Newark, NJ
New City, 07102

Welcome to my Page, I will post video Related News and World Famous Movies.

VaazkL VaazkL
New City

Reddit , redditor , reddit readings and much more

Efan Funie Efan Funie
New City, 10920

Random Funny Video

Kingsdrick’s Comedy Empire Kingsdrick’s Comedy Empire
New City

Welcome to Kingsdrick Comedy Empire! Relax and enjoy your moment of laughter😛!!!! Like and share

Dr Keith Eats Dr Keith Eats
New York
New City, 857458

I Love You all