Saeed Hussein

Saeed Hussein

"Waxaan ahay taageero real madrid waxaan soo gudbin doonaa wararka kooxda Real. Hala madrid⚪❤️

12/01/2024

🚨 Sacuudi Carabiya ayaa sii wada inay doonayaan in Luka Modric uu ku soo biiro, jacayl weyn ayay u qabaan.

Mar kale ayay isku dayi doonaan isaga inay lasoo wareegan, laakiin Luka Modric Madrid ayaa u ah gurigiisa Real Madrid ayaa sii wadi doontaa inay sugaan Go,aanka xidigan.

12/01/2024

Chuma karim

11/01/2024

🚨Real Madrid lagama badinin xilli ciyaareedkan iyada oo Tchouaméni uu ku soo bilowday.

11/01/2024

Subax wanaagsan saxibyaal All madristayal👋

10/01/2024

Rudiger Labadii Kulan Ee Ugu Dambeeyey Wuxuu Dhaliyay 2 Gool.

Modric Labadii Kulan Ee Ugu Dambeeyey Wuxuu Cawiyay 2 Gool.

10/01/2024

Cadcadka Haka shakiyin waligaa

10/01/2024

Vini Jr. 💫

10/01/2024

Hoggaamiyeheenna caawa. 🫡🤍

10/01/2024

Yaa caawa furi doona gooldhalinta ⏳🔥👀🤔

Sadaali Oo Heel lacag Abaalmarin ah 50$

Photos from Saeed Hussein's post 10/01/2024

⚔️ Madrid Derby Rikoorka

• 115 Real Madrid Ayaa Badisay ⚪️
• 58 Atletico Ayaa Badisay 🔴⚪️
• 60 Barbardhac 🤝

10/01/2024

📊🚨 Gooldhaliyaashii ugu badnaay kooxda ee Atletico Madrid, laga dhaliyey markii ay iska hor imadaan Real madrid waxaa ka dhaliyey halyeey Cristiano Ronaldo👑🐐🥹

10/01/2024

Rasmi"Shaxda Real madrid cawaa ku soo gali Donta.

Photos from Saeed Hussein's post 10/01/2024

Waxaan idin soo aruuriyey"Sawiradii Laga qaday Darby Madrid sanadkii 2020
Ma arkin Sawiro Ka qurux badan kuwaan,

Imisa like saari kartaa,

10/01/2024

Kulan ka adaag ee Cawaa🔥

Arbaco, Jan 10, 2024
⏰ 10:00
🏆Spanish Super Cup Semi-final
⚽️ Real Madrid 🆚 Atletico Madrid
🎙️ Ali Saeed Al Kaabi and Raouf
📺 SSC HD1
🏟 Garoonka Awal Park

Soo saadaali kulanka?

10/01/2024

↪️Real Madrid ayaa isha ku haysa horumarka Jarrad Branthwaite, sida laga soo xigtay Daily Mail 🗞️

Daafaca waxa kulankiisii ​​ugu horeeyay ee Everton u saftay Carlo Ancelotti waqtigiisii ​​Goodison Park 🤝

10/01/2024

Atlético Madrid iyo Real Madrid ayaa iska hor iman doona saddex jeer bishan ila February 4 teeda:

▪️ Janaayo 10: Isbaanish Super Cup semi-finalka
▪️ Janaayo 17: Copa del Rey wareega 16ka
▪️ Febraayo 4: La Liga

Madrid Derby ⚔️

10/01/2024

Good morning All Fans Real Madrid

09/01/2024

🚨🎖️BREAKING: Real Madrid ayaa weydiisay Alphonso Davies inuusan u cusbooneysiin Bayern. Waxay si joogto ah ula xiriiraan wakiilkiisa.

Davies wuxuu ku dareemaya daganaan Bayern laakiin Real Madrid ayaa riixeysa xidigan heshiiska uu ugu biiraayo xagaaga Real Madrid waa macquul.

()

09/01/2024

Real Madrid kaliya guuldaradii xiliciyaareed kaan waxay kala kulantay Atletico Madrid iyadoo garsoore Alberola Rojas uu ahaa.

Wuxuu noqon doonaa garsooraha dhex dhexaadin doona kulanka ay berito la ciyaarayaan Atletico Madrid.

09/01/2024

Rodrygo Ayaa Maanta 23 Jirsaday"🇧🇷

🏆🏆 x La Liga
🏆 x UEFA Champions League
🏆🏆 x Supercopa de España
🏆 x FIFA Club World Cup
🏆 x UEFA Super Cup
🏆 x Copa del Rey

08/01/2024

🚨🎖️| Rudiger iyo Nacho Waa Labada Daafac Dhexe Ee Kusoo Bilaaban Doona Kulanka Atletico Madrid"✅

(Sergio Santos)

08/01/2024

🚨RASMI: Antonio Rüdiger ayaa loo magacaabay" Marca player of the week.

08/01/2024

🚨BREAKING: Kylian Mbappé Ayaa Ku Biiri Doona Real Madrid Xilli Ciyaareedka Soo Socda.

Ciyaaryahanka Iyo Kooxda Ayaa Heshiis Wada Gaaray Sida lagu soo waramay.🤍🔥✍️

08/01/2024

🚨⚠️ Si Rasmi ah | Kooxaha la filaayo inay wajahaan Real Madrid wareega 16 ka ee koobka boqorka Spain waxaa ka mid ah :

-Atletico Madrid
- Getafe
- Girona
- Rayo Vallecano
-Alaves
- Celta Vigo
- Real Mallorca
-Osasuna
- Seville
- Athletic Bilbao
—Valencia
-Barcelona
- Real Sociedad
- Tenerife
Haddabaa taagere kooxdee baa Real madrid ku aadi doontaa

08/01/2024

🚨 RASMI: Alberola Rojas ayaa noqon doona garsooraha dhex dhexaadin doona ciyaarta semi-finalka Supercopa Real Madrid vs Atletico Madrid.

08/01/2024

🇨🇵🌟 Ferland Mendy waa taam wuxuuna diyaar u yahay inuu ciyaaro kulanka Atlético Madrid.

[MARCA] ¡Hala Madrid

08/01/2024

🗣️Arda Güler: "Real Madrid Waa Kooxda Ugu Wayn Aduunka,

Waxaan Ku Riyoonayay Maalintaan Oo Kale Tan Iyo Caruurnimadayda, Aad Ayaan Ugu Faraxsanahay Inaan Halkaan Joogo."✨️🇹🇷🔥

08/01/2024

🚨 Kylian Mbappe oo ku wajahan Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inuu Dhamaad ku dhawayahay heshiiskaasi ku aadan kooxda PSG 🇫🇷✍️ ⚪️

07/01/2024

Come back to Ader millato

07/01/2024

Arda Güler x Carlo Ancelotti

Videos (show all)

Ogeysiiska ciyaarta caawa wanna Ciyaarti ugu danbeysay xili ciyaaredkan  Kooxda ay ciyaarto.🏡 Real Madrid 🆚️ Atletico bi...
Kooxda"Yurub oo Dhan ugu awooda Badan......
Alxamdulillaha Marka Hore allaha ayaa mahad-leh"Marka xigtana saaxibaddii iga war haayey Sababihii aan ugu maqnaay Page ...
Waxaan idin Wadaa Muqaal Qurux Badan, Iyo safarkii Kooxda ay ku tagtay Dalka Ukraine, Yaa Halkan Ka aqoonsatay Madristoo...
Codkii Valverde markii uu yaraa 🔥 | isagoo yaar Oo Wuxuu Leeyahay  Mar un Waxaan Jecelahay inaa u ciyaaro  Real Madrid
Tani waa  dhacdooyinkii la diwan galiyey.Cr7 runtii dad badan ayuu ka oysiiyey intii uu jogay los blancos, Mid ka mid ah...
Mucjisada kubada cagta Karim Benzema  goal Qurux badan ayuu shabaqada uu la ha leelay.🤣 #ceeblaawe
Subax Wanagsan Jamaahirta  𝐇𝐚𝐥𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐫𝐢𝐝.Ciyaartoyda Real oo Ku sugan Los anglos
Rodrygo oo shinni Naftaa U keentay  Ar kani waa cajiib 😀😁#arizona

Telephone

Website