Samadoon Kadawo PPPP
Bulshada somalida dhalinyarada jiilka cusub baa ku wada hadla halkaaan aragtidaada waa mahiim walaal
BARAHA BULSHADA RAYIDKA EE SOOMAALIYEED GUUL IYO GOBONIMO SHACABKA PUNTLAND HORMUUDKA RAYIDKA
Bihini aliqani WARSAME CADDE,
REER ALIQANI WARSAME CADE 203 qof WEEYE
MAANTA 2023
TALO Reer aliqani WARSAME cadde WAXAA AY LEEYAHIIN XULUFOOYINKA DALKA DAJIYA
Geeljir Kadawo Aliqani WARSAME CADDE
ARMY AND GOOD EQUIPMENT TO BE TRANSFERRED TO ROAD CONSTRUCTION WORKS CIVIL STAFF DEVELOPMENT
Canshuur laga qaaday hooyo suuqa fadhida oo isagana si khaldan kusoogashay, ayaa laga yaabaa
Reer Ba’ow yaa ku leh?
CIIDANKA QALABKA SIDA WAA IN LOO WAREEJIYO HOWLAHA WADOOYINKA DHISITAANKA SHAQAALAHA RAYIDKA
Yusra HARTI GARXAJIS
MAXBUUS HARTI HABARJACLO SABAAYAD HARTI HARTI COMMUNITY WELLCOME
HARTI XOREYNTA DALKA IYO QAYB KA AHAYN IYO MAREEXAANHABOWSAN XILKA QARANKA WAA KA XAARAN
Xusuusta safarkii Naasir
, (Jigjiga - Garacad)
- Wuxuu ahaa safar taariikhi ah.
Xogaha xusuusta gaarka ah leh uu warbixinta ku siiyay Naasir Radio Daljir waxa ka mid ahaa, safarka inta uu ku gudo jiray amniga inuu ahaa 100% ...
Xili walba inuu dadkii uu dhex marayay ay ahaayeen dad ehel ah, dad uu ka helayay martisoor iyo soo dhawayn.
(no language barriers, cultural differences )
Bal iskaba daa waxakale geela meelo badan oo jidka ah daaqaya summadiisa inuu aqoonsado waa dhacdaa ruuxii wakhti ku soo qaatay nolasha miyiga...
Tusaale yar oo ka mid ah nimcooyinka soomaalinimadu leedahay.
CUMAR LALIS,
EE CUMAR SABAAYAD,
WAXAA AY LEEYAHIIN SHAQO WANAAGSAN BAYNU HAYNAA DADKA ADEEG U HAYNAA
SOMALI CIVIL SOCIETY MEDIA EDUCATIONAL ANALYSIS HAS REACHED A GOOD PLACE AS A Somalia COMMUNTY today
SANETOR FAROOLE
WUXUU SOO GAARAY GAROWE
BULSHADA RAYIDKA EE SOOMAALIYEED QAYB WAYN BAY KA QAATEEYN
Garacad, Mudug, Somalia
Ayub Abdirizak Mohamed Abdullahi Farmaajo BULSHADA RAYIDKA EE SOOMAALIYEED WAA SHIDAN TAHAY
QAYB KU YEELO MAALGASHIGII HOTELLADDA WAAWEYN DALXIIS AH
QAYB WANAAGSAN KU YEELO BULSHO AHAAN
FALAQEYNTA BARAHA BULSHADA RAYIDKA EE SOOMAALIYEED MEEL FIICAN BAY SOO GAARTAY BULSHO
BULSHADA RAYIDKA EE SOOMAALIYEED DALKA WEYNAHA EITHIOPIA IYO DALKA SOMALIA
Waxaa si meeqaam sare leh uga socda garoonka kubada cagta ee magaalada caasimada Jigjiga, Xuska 18aad ee 29-ka Hidhaar.
XISBIGA WEYN DHAQANKA SOOMAALIYEED QAYB AYUU KA QAATAY WAXAA AY KU GUULEYSTEEYN MADAXWAYNE MUSTAFE CAGJAR IYO WASIIRKA MAALGASHIGII IYO MAALIYADDA GEESKA AFRICA DALKA EITHIOPIA HORN AFRICA COMMUNITY
.
BOOSAASO IYO JUBBA
MEEL FIICAN AYUU KEENAY
CAMEY MASHRUUCII HIRGALAY
AMMAAN GEEL---iyo GEELJIRE
● Gu’ sallaamay sagal jiidan iyo, samada oo nuurtay
● Saxansaxada roobkiyo cirkoo, dirirku saameeyey
● Saraarta iyo dooxooyinkiyo, sabadka oo buuxa.
● Si loo dayaba waw siman yihiin, soofka xooluhuye
● Subag iyo lulliin baa kurtood, laga sameeyaaye,
● Sabool iyo nin liitaa ma jiro, seben barwaaqaaye.
● Jiilaal sulfaday siigadoo, sare u duulaysa
Samaariir ha kugu soo gashiyo, saancaddiyo meerto
● Haddii Suxulla-dheer iyo abaar, lagugu sooyaansho
● Simaartiyo caleentiyo dhulkoo, saacu ka idlaaday.
● Jiilaal sulfaday siigadoo, sare u duulaysa
Soddonguuro kugu soo gashiyo, saancaddiyo meerto
● Saxalkiyo Mariiqoo herdiyey, Saalisada Naafka.
● Haddii Suxulla-dheer iyo abaar, lagugu sooyaansho
● Simaartiyo caleentiyo dhulkoo, saacu ka idlaaday
● Sandheer lo?aad iyo kolkii, arigu saanqaado,
● Kolkaasaa sidkaha geela iyo, sidig la maalaaye.
● Sinji adag haddii aannu lahayn, Sool ma
dhacarteene
● Sarriig buu ku tiiganahayaa, Sulux ma dhiiqeene,
● Waxa Suuradaha loogu daray, waa si gooniya'e
● Sinhajkiisa lama gaari karo, Saatirkaa yiriye,
● Soomaalida habeeddiyo kolkay, suuddu ku ekaato
● Sanqaraar udgoonow haddii, salowgi kuu yeero,
●Soddon mayl markuu kuu jiraad, saxansaxootaaye
● Sabaad iyo wuxuu kuu noqdaa, cadarka Soodaane.
● Saqda dhexe allaylkii haddaad, sahal u
yeer-yeerto
● Sebigey lahayd iyo hadday, gabantu sooyaanto
● Si yar oodda uga leexiyee, seeyin u mudinee.
● Iyadoo sakiiro leh hadday, socoto soo reento
● Saraxtaagga gaaddada kolkay, godolka soocayso,
● Sidii shiikh salaaddii tukaday, oo Sunnaha raacshay
● Sujuuddiyo Qablada k**a tagtoo, waa ku
sanantaaye,
● Sarajoogsigeediyo ilmada, socota daankeeda
● Lugahay simaysiyo xubbiga, saaqay lala yaabye.
● Sacabbada nadiifka ah kolkii, lagu salaaxaayo
● Samsam baa ka soo duula iyo, caano saayida?e
● Sucsuc iyo karuur iyo dhanaan, sabarka kuu
buuxsha
● Sulux dhay ah iyo xoor ku siman, Seenyoy adigaa
leh!
● Sar iyo hilib sareediyo baruur, subag la xuukeeyo
● So' la kariyo saaf kuu dhigmiyo, solay midaad
saadho
● Sagandaaqa naaxiyo kolkaad, qalato siiggeeda
● Sagaal reer ku filan iyo martida, socotadeediiye.
● Saymaha colaadeed haddii, sumucu qiiqaayo
● Safayn laysu qaatiyo dagaal, si xille loo dhaartay
● Saylaanka dhiiggiyo birtoo, la isku saafaayo
● Sulux iyo heshiisba iyadaa, lagu sameeyaaye
● Si kastoo laguu dilay hortii, waad ku samirtaaye.
● Subeeciga ilaashiyo nin lihi, seexan kari waaye
● Subac iyo Quraan lagu akhriyo, sabadka ay daaqdo
● Sakadoo laga baxshiyo sadaqaday, Suub ku
tarantaaye.
● Sulbi lacag ah suuf iyo xariir, suuq la kala iibsho
● Sarahaa ka door roon guryaha, saqafka dhaadheere
● Sawaariiqda duushiyo sancada, socota mooyaane,
● Lama siisan karo xoolo kale, sidigta Dhaameele
● Waxba yaan surweel midable iyo, saacad lay xirane,
● Sicirka dunida geeleennu waa, ugu sarreeyaaye,
● Soomaaligii diidayoow, waad sillo
Awdal State of Somalia
WELLCOME DEKADDA SAYLAC EITHIOPIA MAALGASHIGII WEYN
BULSHADA RAYIDKA SOMALIA QAYB KU GEELO BULSHADA RAYIDKA AH
GOBOLKA BANAADIR ANSHAX
BAY U BAAHAN YAHIIN SHACABKA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN CAASIMADA UMADA SOOMAALIYEED EE BANAADIR STATE HIGHWAY PLUS
GUDOOMIYE GOBOLKA BANAADIR WAA IN LAGU TAAGEERO HORMARKA MAGAALADDA CAASIMADA PUNTLAND
Taageero weyn oo weyn.
Maanta laga bilaabo waxaan noqon doonaa taageero weyn oo madaxweyne Sheikh Mohamud sababtu waa in dhagax dhigay wadada Garacad Galkacyo iyo Galdogob 3G, balan na qaaday lacagtii dhismaheeda in Dowlada Somaaliya bixinayso oo waliba la saxiixay.
Sideeda ba dowladnimadu waa waxtar iyo wax qabad Ninkii wax ku tarana waa la taageera oo loo duceeyaa abaalkiisa na la sheegaa.
Mw HSM in badan oo aan ka aragti duwanaa hadana ugu yaraan waxii wanaag ah oo u qabto waan bogaadin jiray dhaliishasa waan sheegi jiray.
Muhiimadaydu waa nidaamka dowliga ah waa in u wax dheef yeeshaa ee uusan dhibaato ku gaysan.
Shacab weynaha Somaaliyeed gaar ahaan reer Puntland waxaan ka codsanaya in la taageero dowladnimada Somaaliya si aan dekado AirPorts Jidad iyo xarumo wax barasho iyo kuwa caafimaad u helno.
Madaxweyne Xasanow Adiga na waxaan ka codsanayaa dhagaxa aad dhigtay in uusan noqon kii Mw Farmaajo goobo badan oo Puntland ah dhigay oo kale.
Mw HSM waxaa iga muuqatay hadalkiisa niyad wanaag iyo in u rabo in Somaaliya horay u dhaqaaqdo.
Dowladnimo iyo in aan gamcaha is qabsano baa inoo balan ah.
JIGJIGA
BULSHADA RAYIDKA
DALKA EITHIOPIA IYO SOMALIA
Munaasibad casho-sharaf ah kaalay nagala qayb gal madaxtooyada jigjiga hadii aad joogto imow
WASIIRKA WASAARADA ARIMAHA MAALIYADDA AYAA BALAN QAADAY CAAWA FREE LAGU SOO GALAYO MADAXTOOYADDA MUSTAFE CAGJAR UUSAN WAXBA LAGA WAYDIINEYN
BULSHADA RAYIDKA EE SOOMAALIYEED WAXAA AY TAAGEERSAN YAHIIN
MIDNIMADA EITHIOPIA
LAKIIN NINKASTA DIINTISA IN LAGU IXTIRAAMO WEEYE SIDA LOOGA BAAHAN YAHAY
barxada weyn xarunta ee Madaxtooyada dowlad deegaanka somaliyeed ee dal weynaha EITHIOPIA noogu imow lakiin ogaysiis waa in taqaano axmaria Language
Waxaa loogu sameeyay masuuliyiintii iyo kooxihii dhaqanka ee u yimid iyo taageerayaashii shacabka magaaladda jigjiga
deegaanka cusub casriga dal weynaha EITHIOPIA
ka qayb'galka munaasibadda Maalinta Qoowmiyadaha iyo Shucuubta Itoobiya ee 29-ka Hidhaar 2023,
Church holiday
Happy new year,
RAIISUL WASAARAHII H**E PROF ALI
MOHAMED GEEDDI WUXUU YIRI SHACABKA PUNTLAND SOMALIA KA WEYN DR DENNI DOORASHOOYINKA PUNTLAND ASAGA MEEL MARSADO