Dr farxat

Dr farxat

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr farxat, Doctor, .

04/02/2024

Wxkle idirsitaabo kabtanka olaku baashaale dawasho wcn

30/01/2024
28/10/2023

Dayax madoobaad ayaa caawa laga arkayaa dalalka Islaamka, waxaa la aaday Salaatul-Kusoof.

Adiga magaalada joogtid ma ka aragtaa Dayax madoobaad ?

Mobile uploads 28/10/2023
22/10/2023

Haddaadan helin saaxiibo wanaagsan, adiga noqo qof wanaagsan oo naftaada hagaaji hana sugin inuu yimaado qof wanaagsan oo ku saxa ama kula taliya.
🌿☘
Xakamee naftaada. 🌿
La tali oo gacanta ka qabo.☘
Noqo saaxiibka wanaagsan ee lagu duceysto.🌿
Waad awooddaa inaa kaligaa iska reebto macaasida.☘
🌿☘
Wey fiicantahay inaa haysato saaxiib kugu saacida dhanka kheyrka, lkn dadaal oo Alle weydiiso inuu ku waafajiyo kheyrka, iyo in uu ku siiyo saaxiibka wanaagsan.

Drfarxat

20/10/2023

Allah Akbr

24/09/2023

Tartanka koobka Adduunka: Xulka Soomaaliya iyo shan dal oo ay isku beegmayaan https://bbc.in/3ENQ9Y7

10/09/2023

SORRY DR SAKARIYE

23/07/2023
04/04/2022
27/03/2022
21/03/2022

انا لله وانا اليه راجعون ..
ALLAH ha u naxariisto walaalkeen Abdinor Blk . waxaan murugada la qeybsanayaa Sxbkey MrBashi Abdullahi iyo dhamaan Reer Abdullahi Warsame. Samir iyo imaan ALLAH idinkasiiyo, walalkeen kitaabkisana gacanta midigta ALLAH kasiiyo gadaashiisa ALLE nama fidneeyo. Aamin Aamin

20/03/2022

Madaxweyna Rutland oo sheekay inu yahay musharax utaaagan madaxweyna soomalia
Maxaa kaliiiidihiiiin wrkaaas

14/03/2022

Asc

09/03/2022

Waxaba hakasoo qaadin walikaa hadalada dadka qaar

09/03/2022

Barqo wanagsan

08/03/2022

Dar daaran hooyo mcn allow janada kugali Aamin

Videos (show all)

Wxkle idirsitaabo kabtanka olaku baashaale dawasho wcn
Qaraaxo yaa marti ku ah fananka lafoole
Ila qosol abdirahman somalia
Dani

Website