Radio ISRA

Radio ISRA

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Radio ISRA, Journalist, .

20/09/2022

Idinka gudoomay Bahda Damaashaad Trousim

Mudane Xilka Alle hakugu Asturo kuna soo dhowaw Bahda Shirkadda Damaashaad Tourism

18/09/2022

U kaalay Dugsiga Barashada Mihnada saxafada Isra Institute For Study Research Analysis school Waxa uu ku yaalaa Degmada warta nabada Gaar Ahaan Inta U dhaxeyso Isgoysyada Siinaay iyo Floranza ama Xarunti h**e Iskuul Iftin ama kala Xariir 0614145770

12/09/2022

Bandhig saxaafadeed aad iyo aad u qurux badan ayey soo bandhigeen ardayda saxaafada ee Keyse College School waxey ardayda sameeyeen bandhig heerkiisa sareeyo oo ey u riyaaqeen Maamulka iyo macalimiinta iyo martidii soo booqatay schoolka oo ey soo bandhigeen ardayda wax ka barato schoolka qaasatan ardayda barato
Martida waxaa ugu h**eeyo zakaafa oo ah Agaasimaha Fm iyo wararka Hiigsi Maxamed deeq Soomane iyo shaaciye iyo Africa oo ka howlgala Royal Radio iyo Qaasim Karaama barnaamij soosare iyo warsoosaare Risaale Tv
Dhamaan martida qiimaha badan waxaan leeyahay aad iyo aad ayaa u mahad san tihiin allaah ha idin sharfo guuleysta
Waxaan si qaas ah ugu mahad celinaa
Maxamed Deeq soomane
Afrika
Ustaad Shaaciye Sheekeeye
Ustaad Karaama
Ustaad # Agaasime C/risaaq zakaafaBandhig saxaafadeed aad iyo aad u qurux badan ayey soo bandhigeen ardayda saxaafada ee Keyse College School waxey ardayda sameeyeen bandhig heerkiisa sareeyo oo ey u riyaaqeen Maamulka iyo macalimiinta iyo martidii soo booqatay schoolka oo ey soo bandhigeen ardayda wax ka barato schoolka qaasatan ardayda barato
Martida waxaa ugu h**eeyo zakaafa oo ah Agaasimaha Fm iyo wararka Hiigsi Maxamed deeq Soomane iyo shaaciye iyo Africa oo ka howlgala Royal Radio iyo Qaasim Karaama barnaamij soosare iyo warsoosaare Risaale Tv
Dhamaan martida qiimaha badan waxaan leeyahay aad iyo aad ayaa u mahad san tihiin allaah ha idin sharfo guuleysta
Waxaan si qaas ah ugu mahad celinaa
Maxamed Deeq soomane
Afrika
Ustaad Shaaciye Sheekeeye
Ustaad Karaama
Ustaad # Agaasime C/risaaq zakaafa

Photos from Radio ISRA's post 07/09/2022

Bandhig saxaafadeed aad iyo aad u qurux badan ayey soo bandhigeen ardayda saxaafada ee Keyse College School waxey ardayda sameeyeen bandhig heerkiisa sareeyo oo ey u riyaaqeen Maamulka iyo macalimiinta iyo martidii soo booqatay schoolka oo ey soo bandhigeen ardayda wax ka barato schoolka qaasatan ardayda barato
Martida waxaa ugu h**eeyo zakaafa oo ah Agaasimaha Fm iyo wararka Hiigsi Maxamed deeq Soomane iyo shaaciye iyo Africa oo ka howlgala Royal Radio iyo Qaasim Karaama barnaamij soosare iyo warsoosaare Risaale Tv
Dhamaan martida qiimaha badan waxaan leeyahay aad iyo aad ayaa u mahad san tihiin allaah ha idin sharfo guuleysta
Waxaan si qaas ah ugu mahad celinaa
Maxamed Deeq soomane
Afrika
Ustaad Shaaciye Sheekeeye
Ustaad Karaama
Ustaad # Agaasime C/risaaq zakaafa

26/08/2022

💍Hambalyo Aroos Wacan

‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina Lagu Farax Waxaan halkaan Maamulka Macalimiinta Iyo Bahda Waxbarashada Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Al-Nasiib Hambalyo Farxadeed oo aan la soo Koobi karin Halkan ay ugu Dirayaan ust Muqtaar Hassan , Dumaashi # Siciido Cali 🔥🤼

Waxaan Alle uga baryeeynaa inuu ka dhigo reerkii lagu Nastee lagu Badhaadho, Awlaad khayr qabtana siiyo🤲🤲.


26/08/2022

Suaasha Maanta
si aad uga su'aalaha una hesho kuu gaar ah raac tilmaamahaan :
Shuruudaha Jawaabta:
1- Like saar Page-ka - kamid noqo asxaabteena Barta Facebook.
2. Share dheh post ga - Lawadaag Asxaabtaada.
3. Ka jawaab su'aasha Comment ahaan.
F.G : Guuleestaha ugu h**eeya ee ka jawaaba suaasha shuruudahana raaca aya heli doona ABAALMARINTA.
MAHADSANIDIN

25/08/2022

Soo dhawoow sahra Omar Ahmed Biloowga wado adag oo aan qaadeyno iyo Bilowgii todobaadka Koowaad ee barashada mihnada saxafada oo soo dhamaaday

Photos from Radio ISRA's post 25/08/2022

Soo dhawadaada Biloowga wado adag oo aan qaadeyno iyo Bilowgii todobaadka Koowaad ee barashada mihnada saxafada oo soo dhamaaday

18/08/2022

Aas-aasaha dugsiga Barashada Mihnada saxafada Keyse College School ust Bashiir Maxamud Axmed ayaa fariin ku aadan xiliga bilaabashada u diray ardayda Cusub ee Saxafada

Photos from Radio ISRA's post 18/08/2022

Bandhiga saxaafadeed lagu soo dhaweynayay ardayda cusub ee baraneysa mihnada saxaafada Dugsiga Barashada Mihnada saxafada Keyse College School ayaa ka dhacday xarunta dugsiga oo ku taal Xaafada Jabuuti Degmada Kaaraan waxaa inoo marti ah wariyaashena qiimaha badan
Saadaq Aadan Cusmaan socdaal (Idaacada Qaran media )
Haashim Xasan shiiq
Maxamed Jaamac Maxamed (Deeqzi )
Yacquub Aweys C/qaadir (Honest)

Waxaan kaloo u mahad celinaa macalimiinteena qaaliga ah ustaad
Ust Bashiir Maxamud Axmed
Ust Shariif Xasan kuwataro
Ust Xamdi
Keyse College School ka baro saxaafad oo noqo wariye caan ah oo la jecel yahay Soo dhawoow
Kala xariir 0615397131 ama 0614145770

15/08/2022

Ma tahay Daneeye daneeyay Barashada Mihnada saxafada Hada la xariir oo gaar Hoyga Barashada Mihnada saxafada Keyse College School

15/08/2022

WAR DEG DEG AH: William Ruto ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha Kenya. ! Congratulations Ruto!

15/08/2022

Deg deg dagaal ka dhex socda xarunta dhexe ee guduga Doorashada kenya kaa oo u dhaxeeya ciidamada anmniga iyo xubnaha taabacsan raila odinga.

Raila odinga iyo kooxdiisa ayaa si cad u sheegay in laga shubtay codadka aysana aqbali doonin natiijadii lagu dhawaaqi lahaa Galabta 3da galabnimo.

Dhinaca kale gudiga Doorashada Kenya ayaa kala qayb samay kadib markii garab kamid ah uu shir Jaraa'id ku qabtay sheegayna in aysan ku qanacsanayn natiinada ugu dambeysa ee uu gudoomiyahooda ku dhawaaqi doono wax badan oo lays daba mariyayna ay jiraan.

Waxii kusoo kardha keyse college Kala soco

15/08/2022

Dalka kenya 9-bisha August waxaa looga dareeray doorashada Madaxweynaha, waxaana la filayaa saacadaha soo aadan in lagu dhawaaqo.

Sidoo kale natiijada Doorashada waxaa dhagta u raaricinaya qoomiyado fara-badan oo ku nool dalkaan kenya.

Waxaana la dhowr sugayaa in la Shaaciyo labada musharax ee kaabiga isku haaya mid ka mida, waxayna kala yihiin William Ruto iyo Raila

Balse waxaa doorashadan cida ku soo baxdo hogaamiyaha Dalka kenya ee 5-ta sano ee soo socota lagu wadaa in ay sheegaan Gudiga Doorashooyinka IEBC.

Doorashadan ayaa ka saameyn badneed midii uu ku soo baxay madaxweynaha xilka sii baneynaya ee Uhuru Kenyatta taas oo dhacday sanadkii 2017-kii.

W/Q Wariye:> Mohamed Abdi Mohamud Awiye

15/08/2022

𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗢𝗚𝗘𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦

Waxaa la ogeysinayaa dhamaan bahda jacel waxbarashada in uu Keyse College School uu bilaabi doono qabashada arday cusub

Maadooyinka uu Machadka bixin doono ardaydana la bari doono iyo mudada la dhigan doono waxaa kamid ah

1 English maqal iyo muuqaal
2 caafimadka
3 saxaafada
4 Xisaab

Sidookale Machadka wuxuu bixinayaa Tababar Caafimaad kaasoo lagu qadan doono isbitaalada kala duwan ee caafimaadka

Si lamid ah ardayda baraneyso saxaafada intey u socoto barashada saxaafada waxaan geyn doonaa idaacado si baraato dheeri ah ey ugu sii qaataan insha allaah

Duruusta waxa ee bilabaneesaa sabti 20/08/2022

1 Cashirada waxey ku baxayaan ama lagu qadanayaa attandance class oo xiisadaha la soo xaadiraayo schoolka ama online class oo whatsAppk cashirada lagu qaadanaayo insha allaah
2 Manhajka waxbarashada waa English/Somali
3 Machadka waxa uu bixiyaa shahaado profesional Diploma oo ardayda ka aflaxda schoolka ey gudoomi doonaan kuna shaqeysan doonan insha allaah

Keysi College School waxow ku yaalaa xaafada jabuuti waxa u dhowyahay Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Al-Nasiib
Si aad isku diiwaan galisid nagala so xeriir whatsAppka ama wicid tell

0615397131
614145770

08/08/2022

Welcome Page keyga cusub

Videos (show all)

Bandhig saxaafadeed aad iyo aad u qurux badan ayey soo bandhigeen ardayda saxaafada ee Keyse College School   waxey arda...
Aas-aasaha dugsiga Barashada Mihnada saxafada Keyse College School ust Bashiir Maxamud Axmed ayaa fariin ku aadan xiliga...
Ma tahay Daneeye daneeyay Barashada Mihnada saxafada Hada la xariir oo gaar Hoyga Barashada Mihnada saxafada Keyse Colle...
Ma tahay Daneeye daneeyay Barashada Mihnada saxafada Hada la xariir oo gaar Hoyga Barashada Mihnada saxafada Keyse Colle...

Website