Ahmed kango

Ahmed  kango

poga rasmi ga ah ee ahmed abdimalik

14/12/2023

Saxibyala fallow 👈sodhaha page ka fadlan

13/12/2023

Hambalyo Soomaaliya: 10 sano oo dadaal iyo fulin xujooyin badan ah ka dib ugu dabayn Soomaaliya waxaa laga cafiyay inta badan dayntii lagu lahaa.

Soomaaliya waxaa daymeeyay jiilashii h**e ee soo hogaamiyay dalka waxaana culayska daynkaa qaaday jiilka hada jira oo mudo dheer u dabranaa dayntaas h**e, habada si jiilkaas h**e ka duwan waxaan ka rajaynayaa jiilka hada ee arkay dhibta dayntaas laga soo maray in ayna iyaguna markooda daymayn jiilasha soo socda.🙏

13/12/2023

Dalka somalia ayaa dhamanba laga
Cafiyay dayntii lagu lahaa guul madax wayne
X sheikh maxamud somali one community

13/12/2023

Magaalada Muqdisho waayadan waxaa kusoo badanaya Hablo garaacaya raga usoo shukaansi tagay.

Dhibanahan sawirka ka muuqda wuxuu Dhibane u yahay Saddax haweeney ah oo si xun u garaacay waliba ay ku sigteen inay Gacan ka jaraan.

Haatan dhamaan hablahan ayaa ku xiran Xabsiga dhexe, halka isagana uu calaadad suge yahay.

Maxaa keenaya in Dumarka Somaliyed ay isugu tageen Nin usoo shukaansi tagay misana muuqaal ka duubaan ?😁

13/12/2023
13/12/2023

Abdishakour harbi lataliyaha dhalinta

13/12/2023
13/12/2023
13/12/2023
13/12/2023

2 Sano ayaa kaso Wareegtay Wakhtiigi aan Jammacada Ka Baxay 👨‍🎓🥺

13/12/2023

Niyad jab ☹️

Saaxiibyaal Maalmihi ugu danbeeyay Copyright ka bixi wayay oo page-kygi dhawr muuqaal ayaa laygu qabsaday 🥺

13/12/2023

Kufkuf iyo Kifaax 🏃🏿‍♂️
Habeenka Mohamed Haldoor Iyo Hargeisa 📖
Tusaale Nool aynu Haysano ❤️

13/12/2023
13/12/2023
13/12/2023

Saaxiib Kuso Dhawoow Nairobi Hassan Gallaydh

13/12/2023
13/12/2023

Bun Iyo Buug🎧🎤

13/12/2023

Sida aan dhamaanteen wada ogsoonahay Kooxda Real madrid aya rabta inay xagaagan laso wareegto E.Haaland ama K.Mbappe si ay safkeeda ugu xoojiso adi ahaan ke jeclaan lahyd in safka Kooxda laguso daro

Xamze MaxamuTh

13/12/2023

waa MIIROOGII oo fresh ah

Photos from Ahmed  kango's post 13/12/2023

Soomaali daaweynaysa gaari qarax lagu sheegay inkasta oo laga waayay.

Geesinimo miyaa mise waa nacasnimo?😁

13/12/2023

8 maalmood oo keli ah baa inaga xigta Dabbaaldegga Qalinjebinta 12aad ee Jaamacadda Badda Cas.

Hambalyo hordhac ah u dir asxaabtaada qalin jebinaysa.

13/12/2023
13/12/2023

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo la kulmay Talyaha Sirdoonka Somaliland:-

“Waxaan maanta la kulmay taliyaha haayada
Sirdoonka Qaranka Md: Mustafe M.Xasan iyo kaaliyayaashisa anaga oo iska xogwaraysanay arrimaha amni ee ay hayadu u xilsaarantay,

waxan dhaman shacabka reer SL ugu baagaya inay gacan silyaan dhamaan Hayadaha nabadgalyada ee aynu ku seexano”

13/12/2023

Guulaha waaweyn ee Xukuumada Dan-Qaran 2023.

1)-Ku biirista Ururka Ganacsiga Bariga Afrika ✅

2- Ka qaadista cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya ✅

3)- Deyn Cafinta 👀

Kuwo kale oo badanna waa jiraan Ilaahaa mahadaas iska leh, kadibna hogaanka Dalka.

13/12/2023
13/12/2023
Photos from HabiiboLadan Abdi's post 13/12/2023
13/12/2023
13/12/2023

Shebelle tv 📺 fallow inoo soodheh page ka sxb

13/12/2023

🗣Bonucci: "Jude Bellingham Waa Ciyaaryahan Aad U Wanaagsan.Waxaana Uu U Qalmaa Ballon d’Or Sanadkan”.(marca)

-Bashka

13/12/2023

Kooxda Inter Miami ayaa ku dhawaaqday inay labo kulan oo ka mid ah kulamada isu-diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ay la kala ciyaari doonaan kooxaha reer Sucuudi ee Al-Hilal iyo Al-Nassr. 👀

▪️ Jan. 29 vs. Al-Hilal
▪️ Feb. 1 vs. Al-Nassr

Messi iyo CR7 ayaa markale ku kulamaya kulan ciyaareed.

13/12/2023
13/12/2023

Cali Al-Bilehi waa musiibo..

Wuxuu ku yiri Messi "Ronaldo ayaa kaa fiican".
Wuxuu u sheegay Ronaldo “Messi ayaa kaa fiican”.

Photos from MM Somali TV's post 13/12/2023
10/11/2021

TOP BUSINESS OF WENDERFUL TOPIC

Photos from Engner Ahmed's post 24/10/2021

New opportunity new business welcome to people and my friends

Moonlife global waa ganacsi wanagsan oo aad kaheli karto dhaqle xoriyaded

Photos from Engner Ahmed's post 08/10/2021

Waxan halkan tahniyad aroos oga diraya abtigay aadan xasan 💏

Io mar wadiisa layla maxamud cali waxan idin leyahay noqda qoys 💏

Lagu farxo kala hela ubad khayr qaba hanplyo hanplyo hanplyo 💏

Videos (show all)

Jigjiga bilic cad Fallow sodheh page ka Saxibada
Laandhere shiineculay  Cidu rabo bud kula tunta😁😂
Science information
Hhh Ninkii gerida abihi iloobay

Telephone

Website