Nashru Diin
Waxa uu maanta ka qalan jabiyay Jaamacada Daha. Waa maalin uga duwan maalmaha kale wuxuuna dadaal dheer usoo galay inuu maalintan oo kale arko.
Hambalyada iyo dhiiragalinta waa dhankiina.
Waa sawiro Hordacah Xaflada lagu xusaayo dhalashada nabigeena muxamad NNKh oo ka dhacday
من فروع مدرسة دار العلوم في عاصمة دسمريب
Oow Mu Asaskakayahy
Mucalim Cabdi Nuur Axmad
oo ku taala caasimada galamug dhusmareb
Goor dhow waxaa sugtaaba waa muuqaal cajiiba oo xaflada aan ka soo diyaarinay
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Wallal Sii Faafi Oo Sheer gareey
Nabi amaan aad umaacaan iyo soot jamiilah ku sali nabiga scw 🥰🥰🥰
Habeen walbo oo jimco ah insha Allaah aan u duceeno Sheekheena inuu Allaah noo caafiyo ...waa jumcadii afartan iyo sadaxaad oo aan u duceeneeno ..Sheekha mararka qaar wuu hadli karaa marna hadal majiro, haduu arko qof uu yaqaano wuu iska ilmeenayaa, si niyad ah ugu duceeya siina faafiya Allaha noo caafiyo Sh Saalax.
Live 🔴waa siyaartii sheekheenaii weynaay shiiq cali maye oo galabtay oo khamiisa si toosa uga socota madarasada daarul cullum ee dagmada mareergur
Kabogosho wacan
Like and share page nashru diin 💗💓✋👌💤
Wararka nagasoo garaaya dallka Pakistan aya sheekaaya in roobab lixaad leh ka da een dalkaasi
Allaha badbadsho muslimiinta reer Pakistan 🤲🥰😰
Waxaan ahay curyaan ariga inaan raaco waxaa igu kalifay hooyaday oo da,ah baa sariirta iisaaray iyadaan wax uga raadiyaa. Aabe curyaana oo ariga raacidiisa lacag ka raadiya.
Wall caawi aabahan dhiban 🙄😢😰🥺😭
In kabadan 150 qof oo muslimiina oo ku cibaadeysanayay masaajidka barakeysan ee Al Aqsa ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad xoogan oo ay la galen ciidanka Yuhuuda oo doonayay iney xoog ku galaan masaajidka barakeysan ee Al Aqsa.
Ciidanka Yuhuuda ayaa weerar gardaro ah ku qaaday muslimiin ku cibaadeysanayay masaajidka barakeysan ee Al Aqsa. Sii faafi
Waa Qabrigii saxaabigii caanka ahaa ee Khalid binu waliid iyo wiilkisii cabdraxmaan Khalid binu waliid😭🤔
Waxaa si rasmiya loo furay Masjid Harawa ee
magalada Borama Masjidkaan oo ka kooban ilaa 4
Dabaq ayaa waxaa ku baxday 1.2 M. Dolar
Masjidkaan ayaa la sheegay in loo dhisay si Casri
sida Masaajidada Caalamka oo kale ..
Waxaan guud ahaan ummada Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda culimada iyo xerta Mawlaca uga tacsiyeynayaa geerida Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin Celi. Sheekh Shariif wuxuu ka mid ahaa tiirarka cilmiga, fidinta iyo difaaca Diinta Islaamka. Allaha u naxariisto Sheekha, sabar iyo iimaana Allaha naga wada siiyo. Aamiin
Waa kutubtii laga duubay sheykha faqiiha ah ee sh maxamad iimaan ibnu labuun.xafidahullaah .
Wll ka faa,iideyso siina faafi kheyrka.
فهرس
1: شرح سفينة النجا
https://t.me/Ibnulabuun/95
2: شرح سفينة الصلاة
https://t.me/Ibnulabuun/108
3 :شرح المقدمة الحضرمية
https://t.me/Ibnulabuun/129
4: شرح عمدة المسالك
https://t.me/Ibnulabuun/282
5: شرح المقدمة الحضرمية
https://t.me/Ibnulabuun/472
6:شرح الزبد ابن الرسلان
https://t.me/Ibnulabuun/538
7 : شرح سلم المتعلم المحتاج
https://t.me/Ibnulabuun/548
8:شرح منهاج الطالبين للإمام النووي
https://t.me/Ibnulabuun/677
9: شرح إرشاد الغاوي إلى مسالك الحاوي
https://t.me/Ibnulabuun/889
10 :شرح إرشاد الغاوي إلى مسالك حاوي
https://t.me/Ibnulabuun/1223
2: شرح تحرير تنقيح اللباب
https://t.me/Ibnulabuun/1340
11:شرح الزبد ابن الرسلان
https://t.me/Ibnulabuun/1462
12:شرح المنهاج الطالبين للإمام النووي
https://t.me/Ibnulabuun/2318
13شرح الرحبية في علم الفرائض
https://t.me/Ibnulabuun/2339
14 :شرح الرحبية في علم الفرائض
https://t.me/Ibnulabuun/2352
15 شرح الرحبية في علم الفرائض
https://t.me/Ibnulabuun/2370
16.:شرح الفرائد البهية نظم القواعد الفقهية
https://t.me/Ibnulabuun/2406
17: شرح الفرائد البهية نظم القواعد الفقهية
https://t.me/Ibnulabuun/2423
18: شرح الفرائد المرضية على الأرجوزة المئية
https://t.me/Ibnulabuun/2432
19:شرح الفرائد البهية نظم القواعد الفقهية
https://t.me/Ibnulabuun/2463
20: شرح نظم الورقات
https://t.me/Ibnulabuun/2506
21:شرح جمع الجوامع
https://t.me/Ibnulabuun/2576
22:شرح الورقات لإمام الحرمين
https://t.me/Ibnulabuun/2597
23:شرح الأجرومية
https://t.me/Ibnulabuun/2620
24:شرح نظم الأجرومية للعمريط
https://t.me/Ibnulabuun/2636
25: شرح ملحة الإعراب
https://t.me/Ibnulabuun/2649
26: شرح متممة الأجرومية
https://t.me/Ibnulabuun/2682
27: شرح كشف اللثام عن جمل الكلام
https://t.me/Ibnulabuun/2689
:28 شرح ألفية ابن مالك
https://t.me/Ibnulabuun/2748
29: شرح لامية الأفعال
https://t.me/Ibnulabuun/2784
30:شرح متن الترصيف
https://t.me/Ibnulabuun/2796
31: شرح متن تحفة الإخوان
https://t.me/Ibnulabuun/2815
32: شرح الرسالة السمرقندية
https://t.me/Ibnulabuun/2828
33: شرح الجوهر المكنون في صدف الثلاثة الفنون
https://t.me/Ibnulabuun/2862
34:شرح عقيلة أتراب
https://t.me/Ibnulabuun/2877
35: شرح ضوابط قرأنية
https://t.me/Ibnulabuun/2885
36: شرح عقيلة أتراب 《الجديد
https://t.me/Ibnulabuun/2905
37:شرح التبيان في آداب حملة القرآن
https://t.me/Ibnulabuun/2935
38:شرح نظم لامية ابن الردوري
https://t.me/Ibnulabuun/2950
39 : شرح نظم هداية الأدكيا إلى طريقة الأولياء
https://t.me/Ibnulabuun/2968
40 : شرح تعليم المتعلم طريق التعلم
https://t.me/Ibnulabuun/2999
41: شرح تذكرة السامع والمتكلم
https://t.me/Ibnulabuun/3041
42: شرح قصيدة الجرجاني
https://t.me/Ibnulabuun/3046
43: شرح وصية تقي الدين السبكي
https://t.me/Ibnulabuun/3050
44 :شرح الشمائل الحمدية
https://t.me/Ibnulabuun/3084
45:شرح أدكار للإمام النووي
https://t.me/Ibnulabuun/3208
46 :شرح منظومةمقولات عشرة
https://t.me/Ibnulabuun/3213
47 شرح أبي شجاع
https://t.me/maxamaxad/209
48 شرح نظم أبي شجاع
https://t.me/maxamaxad/247
Iyadoo Maanta ay Tahay 15ka shacbaan ayuu Go,aansaday in uu qaato Diinta islaamka Kubbad Bur buriyaha Arsenal Thomas Partery.
Walaal Thomas Kusoo Dhowoow Diinta Macaanka Badan ee islaamka ❣
Ciyaaryahanka reer Holland, Xidiigii h**e ee Real Madrid & AC Milan Clarence Seedorf ayaa ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka. Walaal ku soo dhowoow diinta saxda ah ee wanaagsan.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waa subac qur.aaka karaiimkaa oo ow subcinaayo mucalim keena weyn
iyo aradaydiiza
^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^^
○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○○
▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎
~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
《》《》《》《》《》《》《》《》《》《》《》
¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤¤
Hambalyo Dr Shiikh Abuukar Xasan Maalin ayaa Ku Guuleeysta Bilada Gudoomiyaha ugu Fiican ee Jaamacadaha Dalka.
Ma sha ALLAHA Hambalyo Aqoonyahaan Karti iyo Miisaan Leh.
Guuleeyso Sayidii
2015-kii sida sawirka ka muuqdo sidaas ayay u qurxoonayd walaasheen, adiguna lagaama celin karin hada oo ay walaasha kuu bahantahayna waad isdhaafinaysa ee fadlan caawi . Xafsa Cabduqaadir Shariif 2019-kii ayuu wejigeedii & quruxdeediiba sidaas isku badalay laakiin iyadoo u adkaysanaysa xanuunka haya ayay ka qalin jabisay jaamacad. cudurka ayaa ku kordhay mana aha wax ay iyadu dooratay laakiin waa xaalad caafimaad waxa sidaas ka dhigay .
Waxaa iskugu darsamay laba xanuun oo halis ah oo kala ah Systemic lupus erythematosus “ Difaaca jirka ayuu la dagaalama & rhumatiod arthritis “ roomatiisin. Maanta ma haysato qof caawiya. Dalka dibadiisa ayaa wax looga qaban karaa fadlan waxaa awoodo uga qaybqaado badbaadinta waalasheen.
0618451463
Dandaawi Qaasiido || intay dhagax Ku tuureen Nabiga ||صل الله عليه وسلم
War Dag Dag: Kooxda badbaadinta ayaa soo sheegay Aqbaar malaayiin Muslimiin ah sugayeen oo ah inay heleen Rayan 5 sano jir oo afar maalin ku jiray dhulka hoostiisa.
Haatan ayaa isaga iyo kooxda badbaadineeysay la filayaa in god 32 mitir ciida ka hooseeya ay kasoo baxaan.
Banaanka waxaa ka socda Takbiirta Alle. Waxaa ku sugaya kumanaan kun oo shacab ah iyo diyaarad Helicoptar Oo si dag dag u geyn doonta isbitaalka hadii ay banaanka u soo baxaan
Allahu Akbar. Rayan waala soo helay 😢❤️
من مؤلفات الشيخ العلامة اللغوي النحوي الفقيه المحدث
اسم الكبتاب في شرح مختار الاحاديث
الشيخ عبد الحفيظ معلم نور محمد أيبكر حفظه الله ورعاه من كيد الأعداء ونفعنا الله بعلمه
Waxaa kitaabkaan alifay
waxaana ladhahaa kitaabka
mardhaw ayaa lasoo saari doonaah daabacadii koowaad
Walayaal ka faaiideesta kitaabkaan
Soona dalbo meel kastoo ka joogtid dunida sifudud ayaa uheleesaa kitaabkaan
wabilaahi towfiiq
oo Kahadlay Dadka Ku Edeynayo In Uu Masajidka Ka dhigtay Meel Lagu Maadeysto
by Soo saraha Tabarak Mohamed
Fadlan✔ Like✔ Share ✔ Mahadsani
Waa qasiido aad iyo aad umacan
Oo noo qaadaayayn
Xulka da dayar ee madarasada daarul culuum
Ee kutaala ee gobolka Galguduud
Dulaabta ilxun ale matuso Aamiin
Axbaabta kherka jecelo sii shergereeya pege follow ♥
Soqor Allahu akbar 😎👁👀
Sawir kaan hadow kusogaaray soqor saliga nabiga scw scw scw scw
Siina faafi wall insha allah ❤
Wadada kaliyah ee guusha kuu horseedi karta waa HOOYO MACAAN ❤💋
Hoyo allaha karaali Noqdo❤💑
Hadad jeceshahy soqor
HOOYO MACAAN 🥰
Siyaaradii 5aad ee Sayid Sheekh Cabdulwahaab oo lagu qabtay Magalaada Baydhaabo.
Waa kumah Shiikhaga sxdaa
????????????????????????/🤔
Hadad aragtay postkan barqo wanagsan
Maadixiin aad iyo aad ucodmacan
Daawasho wcn
Sher gareeya and like 👍fallow
Munaasabad lagu weyneynayo dhalashada nabiga N.N.K.H ayaa lagu qabtay dugsiga
Ee dagmada mareergur
Wariye cabdulaahi daauud jamicaale
Masaajidka jamicaa ee
Waxaa xalay oo ku beegneyd 12ka rabiicu alwal lagu qabtay munaasabad lagu weyneynayo dhalashada xabiibkeena
Muxamad N.N.K.H
Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay
Culumaudiin aad uwaa weyn culumada ayaa kudheeraaday hamiyada eey leedahay in leysaga qiseeyo siirada xabiibkeena muxamad scw
Wabilahi towfiiq
Tarabi media
السلام عليكم احبا بي رسول الله صلى الله عليه وسلم واحبابنا ونحن نحتفل الاءن رسول الله صلى الله عليه وسلم وهو سيد المتقين سيد المهتدين سيد العاشقين سيدالمحبين
ونحن الاءن نكون في المسجدالجامع المعروف جامعة كلن في قرية مريرجر في اقليم غلغدود اللهم ارزقنا بفضله
Waxaan caawa halkaan idinkala wadaagaynaa N.N.k.H anaga ookusugan gaar ahaan masjidka jaaamicaa waxaana kasooqaybgalay xaflada dhalinyaro odoyaal iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan axabaabta aankuwada salino nabigeena suuban scw scw scw
Gacalka Axbaabta Gacalka Axbaabta
Xaflada dhalashada nabiga scw ayaa sitoosa uga socoda masjidka jamicaa ee
ee gobaolka galgaduud
sawiro ku saabsan xafalad mowlidka nabigeyna scw scw oo ka dhacday Dagamad Mareergur Gaar ahaan Dugsiga Mucalim cabdi nuur axmad salaxay dugsigaan oo ka mid ah faraca Madarasada daarul culuum dhawaan lasoco
Muqaala cajiib ah
Fadlan ha ilaabin walaal inaad saarto follow saar Like saar