Muqdisho Media

Muqdisho Media

public Attention

17/11/2020

Musharaxa Dhalinyarada ee 2020-2021

28/06/2020

'aan

Maalmihii tagey, bilihii lasoo dhaafay iyo sanadihii ka horreeyayba, waxay umadda Soomaaliyeed arkaysay dagaal beeleedyo ka dhacaya tuulooyinka, magaalooyinka yar-yar iyo kuwo waawayn intaba. Dagaalladaas dhammaatood natiijo isku mid ah ayaa kasoo baxaysay taaso ah in goobta lagu dagaalamay looga soo tago wiilal la jecelyahay, la duugo kadibna goobihii laga baxo ama inta hartay ay ku heshiiyaan wada dagista meeshaas lagu lumiyey nafta iyo maalka.

Marka h**e waxaa la isku dagaalayaa arrimo yar-yar sida Daaqsinta, xoolaha (Ari, Geel ama Lo'), dhismaha (Ceel, Baraag, guri ama beer), dhul iyo waxyaabo kale oo la mid ah. Marka h**e la isku tanaasuli maayo, oo inta la dhiiranyahay, dhiifuhuna uu joogo labada dhinac kuma soo dhacayso inay ku heshiiyaan oo ay isku tanaasulaan ee koox walba qaylo dhaan iyo hub aruursi ayey u dhaqaaqaysaa.

Kuwo isjeclaa, daris ahaa, saaxiibbo ahaa, xidid ahaa, wiil iyo abti ahaa ayaa xabbad isku bilaabaya ilaa dhinac kasta uu maydka iyo dhaawaca aruursado 😭.

Odoyaal aan dhiifoonayn inta dhibku uusan dhicin ayaa marada dhexda ku xirta, qaylo dhaan iyo nabadayn ayey bilaabaan, wax aysan awal h**e diyaar u ahayn ayey ogolaadaan markay ilmo aabbe lahaa agoontoobaan, gabar nin lahayn asaay qaaddo, hooyo iyo aabbe wiil lahaa wiil la'aan noqdaan 😭.

Sidoo kale Dowlad aan kaggaar mooyee ka hortag aqoon ayaa ciidamo soo dirta kadibna waxay kala qaadaan kooxahii isku riiqmay oo naf iyo maalba isku dhammeeyay. Awood ayey adeegsataa mar kuwo aad loo jeclaa qabriga lagu riday, amarro ayey soo saarta goor marras aan waxba galabsan illintu ka qubanayso 😭.

Kuwii is dagaalayey qoryaha ayey laa laadiyaan, markii saaxiibbo badan oo safkooda ah ay dhinteen dhaawacuna uu xadka dhaafay. Waxay ka tagaan Sadex (3) arrimood oo ah Saaxiibadii ka dhintay, Maalkii uga baxay dagaalka iyo meeshii ay nafta iyo maalka u hureen 😭 yeysanba maqnaane. Fiicnaan lahaydaa inay isku tanaasulaan inta aysan naftooda iyo maalkoodaba baabi'in πŸ˜₯.

Dhacdadaan maahan mid hal mar, Labo mar ama sadex mar dhacday ee Boqolaal sano ayey Soomaalida ka dhex dhacaysay, mana jirin natiijo wanaagsan oo laga gaaray.

Walaalayaal shey aad leedahay oo nabad lagu heli karo, haku doorsan in 10-na aad u disho adna lagaaga dilo, kadibna sheygii sidii aad rabtay aadan u helin.

Nabadaa naas la nuugo leh. πŸ•ŠπŸ•ŠπŸ•Š

Maxamed Cabdi Indhayare

05/04/2020

Dorashada dhici karta Somalia o ku xiran shaxda ay garoonka kusoo galaan mucaradku.

Abdullahi Osman

12/01/2020

Qaar ka mida odayaasha dhaqanka rer Haaji Oo u jawaabey Imaamkii h**e Ee beeshaas oo been ku tilmaamy War uu maanta soo duubey.

30/12/2019

Xiriir miyaa ka dhaxeeya qaraxyada muqdisho iyo Dagalka siyaasaded e Turky iyo Emarite k.
Osman Farah

30/12/2019

Daawo sida sheikh Mohamud uu salaanta ciidanka uga qaato.

28/12/2019

In aa dhahdo tiro ha sheegin asagana uu kaa aqbalo waxey ka dhigantahy inaa cadow kale tihiin.
SHacabkeyga yaa u maqan😭😭😭😭

24/12/2019

Allayahow abaal mari macinka

23/12/2019

Saabiirin Aabaheed ayaa 9 sano ka maqan dowlada Somalia ayey ka codsaty iney wax kala qabtaan.

garee si uu gaaro madaxda sare ee dalka.

22/12/2019

Jaziira waa meeshaa ugu jeclahy Muqdisho wiil reer hergeysaa.

19/12/2019

Waziir ku xigeenka Wazaarada dhalinyarada iyo isboortiga.

18/12/2019

Dib u kabasho qofkii jacel hormar somalia
haku qabto

17/12/2019

MurugoπŸ˜ͺπŸ˜ͺ

Photos from Muqdisho Media's post 17/12/2019

Dhireynta isbitaalka cusub ee deg-Baxdo oo lagu guuleystay qaybtiisii koowaad.

Ku dhawaad Afartan geed oo iskugu jira Harsi, Miro iyo qurxin ayaa dhulka lagu talaaley kuwaa oo durbaba quruxda isbitaalka cusub soo muujiyay

17/12/2019

Soomalia oo oo mid ah eebow na tus

Videos (show all)

T
Culimo

Website