Dr Madar

Dr Madar

Page'kan Kala Soco Waxyabo faido ku leh Caafimadkaga Page-Kan Kala Soco Barnaamijyo Caafimad Wax Gal ku ah

02/06/2019

Cancer is not the disease
Dr. Madar says, no one should die of cancer except without care.
(1). The first step is to stop all sugar intake, without sugar in your body, the cancer cells die naturally.
(2). The second step is to mix the lemon fruit with a cup of hot water and drink it for 1-3 months. The first thing before food and cancer disappear, according to research from the Maryland School of Medicine, it is 1000 times better than chemotherapy.
(3). The third step is to drink 3 tablespoons of organic coconut oil, morning and night and cancer will disappear, you can choose any of the two treatments after avoiding sugar. Ignorance is not an excuse. I've shared this information for more than 5 years. Let everyone around you know, that it is a desecration of what is destined for anyone who dies this day from cancer; directed as received.

12/05/2019

This patient is suffering from.......?

A.tetany
B.lymphoedema
C.mumps
D.goitre

24/03/2019

This device is giving to which patient ?????

1: Obsese.

2: HIV/Aids.

3: Cancer.

4: Asthma.

5: Diabetes.

6: Nerva

7: None

15/03/2019
29/08/2018

A PREGNANCY THAT DEVELOP OUTSIDE A WOMB IS CALLED:=

1:= Menoria pregnancy

2:= Ectopic pregnancy

3:= All Of the Above

4:= Non Of the Above

20/07/2018

Wax badan ka ogow Cagaarshow $Joonis,cagaarshow(jaundice )Hepatitis (Beer-huriye)Farqadii 1aadMaanta qormadeenu waxay ku saabsan tahay cagaarshow( ,Beer-huriye)Hepatitis(Beer-huriye):waa xanuun ku dhaca beerka taasoo sababa beerku inuu huro/caabuqo-Anatomical liver:beerku halkuu jirka ka dhaco waxuu ku aadanyahay dhanka midig feeraha hostooda waxaa hoostiisa ah xameetidii( ) waxaa dhanka bidix kaxiga caloosha ( ).-Shaqooyinka Beerka(functional):1)Sunsaaris ( )2)sifayn( )E.g..Aged RBC3)Kaydin ( )E.g. glucose and iron4) .g. albumin5) /caawin-Beerka wax yaalaha dhaawaca waxaa kamida ah1)khamriga ( )2)sigaar cabid ( )3)Daawooyinka ( 's )e.g. vitamins4)xanuunada hido socod ka ah ( )5) .g. bacteria ,virus funga and protozoa- (Beer-huriyaal)e.g. A,B,C,D, E1)FUYRUSKA(A)-hepatitis A:Waa nooca ugu badan bulshadeena waxuuna aad ugu dhacaa caruurta iyo duqowda( 's and )kuwaas difaacooda jirka hoseeyo,fuyruska (A) waxaa keena Nadaafad darada(poor hygiene) tusaale ahaan cunada sida Qudaarto aan layska mayrin,saxaradoo sifiican layskaga dhaqin,waxuuna ku faafa si sahlan,waana xanuun iskiisa ubogsada mana raago mudo gaaban buu hayaa qofka.2)furuska(B&C)hepatitis(B&C):Labadan fayrus waxay aad udhaawacan beerka,waa xanuuno ku astaysan kusoo boodo iyo Raagid,xanuunadan waxaa lagu kala qadaa inaad taabato dheecanada qofka xanuusan e.g.-dhiig kushubid (blood transfusions )-Galmo (sextual )-irbada hoo lawada isticmaalo (re used Needles)-qalabada (equipments ) e.g. sergry and laboratoriesXanuunada B&C lagama bogasado waxayna ku faafan si sahlan,waxay Keenan inay kadhigaan beerka mid howlgab ah tusaale furuska C waxuu keena ( )beerkoo dildilaaca ilaa uu ka howlgabo ,fayruska B waxuu keena ( ) ka kudhaca beerka.Qofku markii xanuunku kudhaco waa maraa 4 marxaldood-marxalada(1):wax astaana maleh baarista dhiigan waa mid l

29/06/2017

Cudurka Sonkorta (Hypoglycemia)Sonkorta dhiigga ee hooseysa macnaheedu waa inaadan lahayn sonkor kugu filan ama gulukoos dhiiggaaga ku jirta, sonkorta dhiiggaee hooseysa waxaa loo yaqaannaa hypoglycemia.Sokorta Glucose-ta waxaa looga baahan yahay unugyada jirkaaga. Heerka sonkorta dhiigga caadiga ah waa70-100. Heerka sonkorta dhiigga ee ka hooseysa 70way hooseysaa.SababahaMararka qaarkood sababta lama yaqaanno, laakiin waxaa laga yaabaa inay ka timaaddo:* Jir dhis fara badan ama jir dhis aan la qorsheysannin.*Xanaaqa iyo kacsanaanta hormoonada qaarwaxay ridaa sonkorta e.g: dad ayay sonkorta ka dhacdaa markii ay dagaallamaan.* Daawada sokorta oo xad dhaaf aad u qaadatid - (waa haddii aad Sonkor qabtid)* Cuntooyinka la seego ama la daahiyo ama qofka oo cunno xumi qabo.CalaamadahaWaxaa laga yaabaa inaad dareentid:* War-wareer, lulasho, isku dhex yaac, daciiftinnimo ama daallanaan* Dhidid* Gaajo* Dabci beddel ama iska xanaaqaysid ama aan si kala cad u fekereynin* Aadan awoodin inaad hadasho* Aragga caad kaa fuulo* Aad dareento wadnaha oo si xawli ah kuu garaacaya* Aad dhinacyada afka iyo faruuryaha ka dareento kabaabyo* Maduxu ku xanuunoDaryeelkaagaMarka sonkorta dhiiggaagu ay dhacdo, waxaad u baahan tahay inaad cunto ama cabto cunto sonkor leh.Haddii aad qabtid cudurka macaanka, sidaan samayn:* ½ koob ama 120 millilitir oo casiir ah, Maahan cabitaannada sonkorta aan lahayn ama kalooriska aan lahayn.*3 ama 4 kaniini oo gulukoos ah* 1 qaaddo ama 15 millilitir oo sonkor ah* 1 koob ama 240 millilitir oo caano ahSonkorta dhiiggaaga ku hubi 15 daqiiqadood. Haddii sonkorta dhiiggaagu ay weli ka sii yar tahay 70 ama haddii aadan ka soo raynin, cun ama cab qaadasho kale oo cuntadii ama cabitaankii la soo sheegay.Marka sonkorta dhiiggaagu ay tahay 70 ama ka badan, waxaad weli u sii baahan tahay inaad wax cunto si aad sonkorta dhiiggaaga uga ilaaliso iney mar kale hoos u dhacdo.* Haddii ay kuu tahay waqtigii aad cuntada cuni lahayd, cun cuntadaadii caadiga ahayd.* Haddii cuntadaada xigta ay ka badan tahay saacad, cunto fudud sii cun. Isku day sandiwij barkiis iyo 1 koob ama 240 millilitir oo caano ah.Si aad uga Hortagtid Sonkorta oo Hoos u Dhacda* Raac qorshaha cunto cunidda. Cun cuntooyin iyo cunno fudud isla waqti maalintiiba. Ha seegin hana ka daahin cuntooyinka.* Hubi oo diiwaan geli heerarka gulukoostaada. Haddii ay sonkortaadu hoos udhacdo in ka badan 2 goor toddobaadkiiba,dhakhtarkaaga la xiriir. Waxaa laga yaabaa in isbeddello lagu sameeyo cuntadaada, daawada ama sameynta jir dhiska.*Daawadaada sonkorowga u qaado sidii lagufaray. Ha qaadannin daawo sonkorow oo dheeraad ah iyadoo uusan dhakhtarkaagu kugula talinnin.* Si joogto ah jir dhis u samee.Haddii aad ka mid tahay dadka mar walba sokortoodu ay dhacdo:* Waqti kasta ha kuu taallo cuntooyin fudud sida shukulaato, malmalaaddo, iyo casiir.* Dadka kale ee kula shaqeeya ama kula nool u sheeg inaad qabtid cillada dhicista sokorta.Cilladaan waxaa badanaa lagu qaldaa, astaamaha la dareemo markuu qofka xanaaqo taasoo ay isku astaamo dhaw yihiin,

DR: MADAR

29/04/2017

HEALTH:- Astate of complete of physical mental and social welbeing not merely absence of desease or infirmity

Website