Ali Yusuf Ali

personal blog

10/05/2024

Ilmaha hooyadood iyo aabahood kala tagaan waxa ay ku koraan cuqdad iyo qalbi jab.

Cunuga hooyadiisa hadii la furo nolol wanaagsan oo heersare ah xitaa haduu ku soo koro waxba ka dhiman, uur ku taalo ayeena ku tahay kala taga hooyadiis iyo aabihiis.

Hadaa rag tahay furiinka dumarka caruurta kuu dhalo ka fogow intaa ka fogaan karto, hadey dumar tahayna ka fogow ilmahaaga aabahood inaa kala tagtaan oo sabar badan iyo dulqaad badan muuji.

Photos from Ali Yusuf Ali's post 09/05/2024

Raisulwasaare Xamza oo xilka ku cusub iyo Raisulwasaare xamza oo xilka la qabsaday.

09/05/2024

baashi cali xaashi waxa uu dhaqdaa dameero tiradooda ay gaareyso kow iyo toban kun, sidoo kale caanaha ayuu ka listaa, baashi waa nin habar gidir ah waliba sacad ah.

09/05/2024

Gaashaanle Ismaaciil cabdimaalik waa Taliyaha guutada 26_aad cali binu abii daalib waxa uu hubki ay dowlada laheed la soo galay muqdisho, waxa uuna diiday hubka in guutadi laheed loogu shaqeeyo.

Amaro badan oo lagu siiyay hubka guutada 26_aad cali binu abii daalib inuu soo wareejiyo waa uu diiday, waxa uuna diyaar u yahay inuu dowlada la dagaalamo isagoo qabiil ku tashanaayo.

Sarkaalkaan isagoo aan wax dambi ah lagu heynin xiligi dowladi farmaajo in lasoo qabtay ayaa la xeray, lkn marki madaxweyne hawiye ah la doorto ayee kibir lasoo baxaan beelahaan hawiye iyagoo og inuu u turaayo kana xishoonaayo.

09/05/2024

dagaal beeleed ayaa ka dhacay deegaan u dhaxeeyo burshashiiq iyo biyocade ee gobolkash.dhaxe, dagaalka ayaa ka bilowday nin aano qabiil loo dilay.

Xaalada goobta lagu dagaalamay ayaa hada degan inkastoo saan saan colaadeed laga dareemaayo.

09/05/2024

Ciidanka macawisleyda beesha mudulood ayaa tagay faax oo ah xaduuda mudulood ee mudug.

08/05/2024

Dunida oo dhan maanta waxaa laga xusayaa maalinta dameerada aduunka.

Qof saaxibkaa oo dameerley ah mention dheh uguna hambalyee maalinta dameerka aduunka.

08/05/2024

Muuqaalkaan sedex sano ka soo wareegtay, halganki badbaado qaran uu general saneey cabdulle qeybta ka ahaa al jaziira tabineyso.

05/05/2024

Dhalinyarada ciyaaraha ka hadasho waa dad qosol miiran ah, intooda badan 2014 iyo wixi ka dambeeyay sports daawasho bilaabeen qaarkood kubad xitaa ma ciyaaraan, saas ee tahay qabiir hebel ugu wado qoran.

05/05/2024

Naag jaclaa waa i qayaantay intaa dhihi laheed oo murug ku dili laheed dhageeso naagaha iyo sheydaanka yaa dhagar badan.. !!

04/05/2024

Ninkaan isku xaalad baan ku sugan nahay.

Qof xaaladaan oo kale ku sugan mention dheh.

04/05/2024

Halkaan ayaa sitoos ah ugu soo wareegay oo aan iskala socon doonaa I.a.

Postigan haduu ku soo gaaro waxaa ka codsanayaa inaa share dhahdo si asxaabta kale u ogaadaan inaa Halkaan u soo wareegay.

04/05/2024

Xamar meelo badan oo qabuuro dadka lagu duugo ahaan jirtay la cabirtay qaarkoodna la degay jiraan meelaha caanka reer madiino yaqaaniin oo dadka lagu duugi jiray waxaa ka mid ah k.godey oo hada guryo laga dhistay, baqdaad oo la cabirtay.

Xitaa qabuuro yaryar oo xaafadaha u dhawaa ayaa jiray oo la degay, marka wax cusub ma ahan meelaha qabuuraha ah in la d**o ama la cabirto.

03/05/2024

Ninka naagtiisa mindida ku dilay oo isagane isdhaawacay waa aqaanaa dhacdada gurigooda iney ka dhacday la iigu sheegay oo xaafadeyda sidaas ugu dheereen lkn waxaan soo ogaaday dhacdada guri ay naagtiisa deganeed ay ka dhacday.

Mida layaabka leh waxey tahay ninkaas nin degan oo ahaa mar mar badan masjid xaafadeena ku yaalo isaga ku tuganaayo arki jiray.

03/05/2024

Ninkaan oo reer guriceel ah ayaa sheegey in dhuuso urbadan oo aan kala joogsi laheen ka socoto saas darteed uu magaalka uga soo baxay una soo aaday duleedka guriceel

03/05/2024

Dhismaha garoonka kubada cagta ee degmada aadan yabaal oo meel wanaagsan maraya.

03/05/2024

Xeebta Abaay dhaxan jimco wanaagsan idinka soo leeyahay.

03/05/2024

Facebook waxa uu noqday meel fowda ah, labo isbuuc gudahood ciwaankeyga marki sedexaad ayuu iga baxay labo mar kala duwan soo celiyay isbuucaan.

Report la furay userka si fudud ayuu isaga baxaa waa midaan la yaabanahay.

Pagekan isaga soo wareegaa inta profileka nadaamkiisa la saxaayo isku dhex yaac baahsan ayaa jiro.

01/05/2024

In qaŕanka loo shaqeeyo oo dowladnimada la jeclaado ayuu dadka ku dhiiro gelin jiray lkn isla ciidanka dowlada ayaa dilay.

Ilaahey ha u naxariisto sayid cali cabdi cade.

30/04/2024

Askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Guurow cajaaib ah tirinaya.

29/04/2024

dagaal ayaa hadda ka socda deegaan lagu magacaabo damasha shabeelow ee hoostaga degmada mahadaay, dagaalka ayaa u dhaxeeyo ciidanka boliis milataariya iyo kuwa deegaanka isku dhinac ah iyo kooxda AS.

Deegaanka dagaalka uu ka socdo ayaa ah deegaanada howdka ah ee xiga jiinka webiga.

29/04/2024

Yarkaan waxaa lagu magacaabaa maxamed Ibrahim rooble (amiin balaf) waa Askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Maxamed waxa ahaa uu taliye unug sugayay amniga xerada Gorgor wisil ku leeyihiin, isaga oo wajaabaadkiisa qaran gudanaayo ayaa waxa uu kor dheer ka arkay gaari cabdi bile ah oo dhanka xerada ku soo socdo , waxa uuna gacanka ciidanka ku xariiraan geliyay in gaari cabdi bile ah uu xerada ku soo socdo , maxamed waxaa lagu amray in uu gaariga celiyo nasiib daro gaariga ayaa si xowli ah ku gudbay waxaa uuna ka dabo riday labo xabadood maadaama aan la ogeen cida gaariga wadato, labadi xabad uu riday ayaa waxa ku geeriyooday askari gaandhiri ahaa oo ciidanka xasilinta gobolka mudug ka tirsanaa.

Maxamed waxaa la hor geeyay maxkamada ciidanka qalabka sida waxaana daawaday muuqaal uu xeer ilaaliyaha ku leeyahay dil halagu xakumo , dilkana waxaa lagu xukumaa qofki kas wax u disho , dilka maxamed uu geystayna waxa u ahaa kas dhaaf waa in diyada marxuumka lagu xukumaa sida saxda diyadana ay dowlada bixisaa madaama uu ku jiray shaqada qaranka.

29/04/2024

General saneey cabdulle hogaamiye howlkar ah iyo geesi aan gambanin.

29/04/2024

Subax wanaagsan asxaabta halkaan ku xeran.

28/04/2024

Gabar caan ka ahayd barta TikTok ee dalka Ciraaq ayaa lagu toogtay bannaanka gurigeeda oo ku yaalla deegaanka Zayouna ee bariga magaalada Baqdaad. Haweenayda Ghufran Sawadi oo TikTok ku soo gali jirtay magaca Umm Fahad, ayaa ku caan baxday qoob ka ciyaarka, iyadoo xiran dhar jirkeeda qaybo ka mid ah muujinaya kuna dhagan, maxkamad ayaa mar xabsi lix bilood ah ku xukuntay, sababo la xiriira inaysan Diinta oggalayn waxa ay ku dhaqmayso, hadda dilkeeda oo aan si dhab ah warbixin baaritaan looga soo saarin, waxaa lala xiriiriyay caro ka dhalatay hab-dhaqankeeda,iyadoo muuqaal CCtv ah laga arkay nin moota saaran oo gabadhan xabbada ku furay illaa ay naftu ka baxday.

26/04/2024

Deegaanka ceel muluq ee degmada aadan yabaal xalay waxaa ku dhuftay roob mahiigaan ah oo sababay daadad saameeyay guryaha iyo goobaha ganacsiga.

25/04/2024

Caawa jimco jawigana waa jawi roobaad macaan badan, lkn single hadaa tahay kubeerto gab isku sii ee iska seexo ileen dadka jawiga u macaan yahay kuma jirtid.

25/04/2024

Pagekan u soo wareegay oo hada ka dib wax ku soo qori doonaa asxaabey inta aan iskala socono.

25/04/2024

Abgaal waa qoomiyad saacado yar ayee 16 kun igu gaarsiyeen kwrn.

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Vienna machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Webseite

Adresse

Vienna
Andere Person des öffentlichen Lebens in Vienna (alles anzeigen)
Alexander Hollander Alexander Hollander
Vienna

producer & promoter. http://Hollander.link

Cornelia Ertl - Moderatorin Cornelia Ertl - Moderatorin
Vienna

Ob Firmenveranstaltung oder Konferenz, ob Spatenstich oder Gala, ob auf Deutsch oder Englisch: holen

Gustav Götz Gustav Götz
Vienna

http://de.wikipedia.org/wiki/Gustav_Götz

BZmusic.hu - Bátky Zoltán hivatalos oldala BZmusic.hu - Bátky Zoltán hivatalos oldala
Vienna

https://bzmusic.rocks Bio, discography, tourdates, songs and blog Biográfia, lemezek, koncertdátumok

Mazi Uc Mazi Uc
Hofgasse
Vienna, 1090

Catholic Priest, Teacher, Founder of Hearts for the poor Foundation & Solicitor of the poor

New T Rich Austria New T Rich Austria
Vienna

Ich bin Channy und ♥️Willkommen auf meiner Webseite mit Kaffee NewTRich Austria 🇰🇭🇲🇾🇦🇹🇪🇺.

Zaiba jani Zaiba jani
Vienna, BLACK

Beate Haider Beate Haider
Wagramer Stared 97-103/12/15
Vienna, 1220

Guido TV Guido TV
Vienna

KontaktManagment: [email protected] Buchungsanfragen: [email protected] | BALLONRECORDS

Pudgywoke Pudgywoke
Vienna

Reels

4K walking Tour 4K walking Tour
Vienna

Guy with dreams,exploring the beauty,own content

Angel Designs Angel Designs
Londres
Vienna