Ali Yusuf Ali, Vienna Videos

Videos by Ali Yusuf Ali in Vienna.

baashi cali xaashi waxa uu dhaqdaa dameero tiradooda ay gaareyso kow iyo toban kun, sidoo kale caanaha ayuu ka listaa, baashi waa nin habar gidir ah waliba sacad ah.

Click to enable sound Next

Other Ali Yusuf Ali videos

baashi cali xaashi waxa uu dhaqdaa dameero tiradooda ay gaareyso kow iyo toban kun, sidoo kale caanaha ayuu ka listaa, baashi waa nin habar gidir ah waliba sacad ah.

Ciidanka macawisleyda beesha mudulood ayaa tagay faax oo ah xaduuda mudulood ee mudug.

Muuqaalkaan sedex sano ka soo wareegtay, halganki badbaado qaran uu general saneey cabdulle qeybta ka ahaa al jaziira tabineyso.

Naag jaclaa waa i qayaantay intaa dhihi laheed oo murug ku dili laheed dhageeso naagaha iyo sheydaanka yaa dhagar badan.. !!

Ninkaan isku xaalad baan ku sugan nahay. Qof xaaladaan oo kale ku sugan mention dheh.

Dhismaha garoonka kubada cagta ee degmada aadan yabaal oo meel wanaagsan maraya.

In qaŕanka loo shaqeeyo oo dowladnimada la jeclaado ayuu dadka ku dhiiro gelin jiray lkn isla ciidanka dowlada ayaa dilay. Ilaahey ha u naxariisto sayid cali cabdi cade.

Askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo Guurow cajaaib ah tirinaya.

General saneey cabdulle hogaamiye howlkar ah iyo geesi aan gambanin.

Deegaanka ceel muluq ee degmada aadan yabaal xalay waxaa ku dhuftay roob mahiigaan ah oo sababay daadad saameeyay guryaha iyo goobaha ganacsiga.

Ciidanka difaaca degmada aadan yabaal. Owbakar gaabane arms.

Sheekh xasaan "dastuurka qofkii xayeesiiyo waa murtad, ninka idaacadiisa ka faafiyana waa murtad, qofki qeyb qaatane waa gaal islaanta waa ka furan tahay, gabar Muslim ah ma guursan, qabuuraha islaamkana laguma aasi karo"

Kaw hadaa tiraa kuwo kula kudaad koree: sheeq nuuradiin rooble xuurshow ilaahey ha u naxariisto.

Degmada walaweyn, sh.hoose, koonfur galbeed, Somalia.

Degmada alkowsar, shabeelaha dhaxe, hirshabeele state, Somalia.

Shirib su'aalo iyo jawaabo ah.

Iskuulka hoose, dhaxe iyo sare Shiikh axmed siyaar degmada aadan yabaal. Balanteenu waa balanteenu waa boqolkiiba boqol buuga iyo qalin lagu baratamaa.

Xeebta abaay dhaxan ⛱️ muqdisho, Somalia 🇸🇴

Boos hareeri cadale , sh.dhaxe, Somalia.

Deegaanka garasweyne, sh.dhaxe, Somalia.