Aadan yabaal
Nearby beauty salons
Dhaka
Ansar Camp Road, Dhaka
You may also like
kuso dhawada page keyga cusub
Waxay uga tagi jirtay ilmaheda yar Eey daacad u ah xiliyada ay goobaha dhaw aadayso, sida jimicsiga iyo goobaha dhaw marka ay kasoo dukaamaysanayso.
Maalin maalmaha kamid ah ayay aaday suuqa, oo ay Eygii uga tagtay canugeda yar, waxayna soo laabagay qolkii oo wada dhiig ah, markiiba waxay raadisay cunugii oo waxay aragtay dharkiisii oo jar jaran, xafaayadiisii oo meel gaar ah taal iyadoo dhiigu qariyay.
Dubra waxaa sariirta hoosteeda kasoo baxay Egyii oo markaas soo dhameestay cunista hilib fresh ah, taas oo aad moodo inuu aad ugu soo raaxeestay, waxay markiiba qaadatay ul' wayn oo waxay nafta ka jartay Eygii mudada daacada u'ahaa!!!
Iyadoo isleh ilmahaagii bal cad kamid ah inuu reebay eeg, ayay sariirta dhankeeda kale ku aragtay cunugeedii oo qaawan, dhoolla cadaynaya misna caafimaad qaba, iyo raqda Mas wayn oo halkaa lagu cunay, Eygii ay dishay ee daacada u ahaa ayaa badbaadiyay ilmaheda yar, kaas oo ladagaalamay Mas nuuca Jabisada loo yaqaan, oo uu halkaas Eygii ku dilay, kuna cunay qaar kamid ah Maskii☠️
Bal qiyaas sidaan dadka qaar u xukumno innagoo waxba hubsan, oo aan ku eedeeno wax aysan sameen. FADLAN HUBSO INTAADAN RUUX AMA XAWAYAAN DANBI DUSHA KA SAARIN.
Caawa iyo Khamiisleyda,United waxaa Semi finalka iney gaarto ka hortaagan kooxda aysan waligeed ka badin ee Sevilla oo 4 jeer ay ka horyimaadeen
Cawa yaa soo bixi doona afartan Koox?
BudBud iyo Xooga Dalka Soomaaliyeed 🇸🇴❤️💪
Cajiib:-Lacagtiina Wayday Ninkeediina wayday…!
Ciyaartoyga caanka ah ee Ashraf Hakimi ayaa xaaskiisu gaysay maxkamad waxaanay doonaysay in lakala furo lacagta uu haystana Loo Kala qaybiyo maadaama ay ahaayeen qoys
Kadib Markii uu dhacay xukun kii maxkamada Lana Kala furay ayaa la eegay hantida uu haysto waxaana mucjiso ku noqotay xaaskiisii h**e in Hakimi aan wax lacag ahi ku jirin Bangigiisa
Hakimi wuxuu intaan furiinku dhicin ka hor ku wareejiyay dhamaan hantidiisii hooyadii oo uu ku qoray magaceeda
Maanta lacagna seegtay Nina seegtay
Sidaa Waxa kaga burburay qoyskeedii waxaanay ku wayday hantidii ay ku riyoonaysay
Tani Waxay u dhigan tahay maah maahdii
Soomalidu odhan jirtay
Midho gondahaaga ku jira
Kuwo Geed saaran looma qubo.
Khasaare xoog leh ayaa kadhacay Suuqa Dharka Ee Caasimada Dhaka ee dalka Bangladesh kadib markii uu halkaas kakacay dab xoog leh oo wada gaadhay inta badan goobihii ganacsi ee halkaas kuyaalay
Ciidamada kala duwan ee Dab-damiska, Cirka, Badda. Booliska. Iyo Shacabka ayaa si wada jir ah uga wada shaqaynaya sidii loo damin lahaa dabkaas.
𝗕𝗥𝗘𝗔𝗞𝗜𝗡𝗚: Al-Nassr have confirmed the signing of Cristiano Ronaldo 🇵🇹✍️
Qalaas Odayga waa Caraboobayaa,Al Nasar aad ayey ugu dhowdahay la wareegida Ronaldo
Caawa ilaa Beri in lagu dhawaaqayo heshiiskan oo ilaa 2025 ayaa la filayaa sida wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan
OvaHimba waa qoomiyad xoolo-dhaqato reer guuraa ah oo tiro ahaan lagu qiyaaso 50,000 kun oo qof, waxay ku nool yihiin deegaanka Kunene horayna loo odhan jiray Kaokoland ee waqooyiga dalka Namibia iyo daanta kale ee wabiga Kunene ee koonfurta dalka Angola.
Sawirada waa dumarka OvaHimba ama OmuHimba oo muujinaya dhaqankooda.
Haday ka soo hor bixi lahayeen maxad samayn lahayd?
Fikirkaga hoos nogu reeb wll
Nin Oday ah Ayaa gabar yar la'aqal galay habeenkii Arooskooda waxey ku heshiiyeen ineey 8 wareeg Ciyaarta kadhigtaan🥺.
Markii ay 6 wareeg marayaan ayeey gabadhii tiri oday 4 ayaad mareysaa ee La'soco😁.
Waxay ku murmeen 6 wareeg ayaan mareynaa oo 2 ayaa noo dhiman iyo mayee 4 baan mareynaa oo 4 kalaa noo dhiman.
Gabadha hooyadeed oo qol ku dhow jiiftay oo dooda maqashay ayaa tiri maxaad isku heysataan?
Odeygii oo neef tuuraayo oo 2 wareeg u dhimantahay 2na laga inkiray oo sidaa 4 looga rabo ayaa la soo booday hooyo xisaab baan isku heeysanaa.
Maamadii baa kadartoo tiri:- Hooyo inkaar qabtadu xisaabta weey ku xuntahaye, koow uga soo bilow!.
Odeygii yaab iyo amakaag Ayuu meeshii ka qaaday!😂😂🏃😂😂🏃.
ALL EYES ON CRISTIANO RONALDO 👀📸
Achraf Hakimi celebrating with his mother after Morocco's win against Belgium is everything ❤️🇲🇦
Waa loo diiday Dawasha Ciyarta Xili Banaanka Garoonka Lagu hor Taaganyahay 😂
Waxa uu tageero u Yahay Xulka holland
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Telephone
Website
Address
Badda
Badda
This page is for entertainment purposes only ..If you like it follow the page and stay with it
Badda, Dhaka
Badda, 1212
I am Digital Marketer & Entrepreneur. I Work For DXN International Network Marketing Company. You Can Join Us For Free if You Want.