Cuntada Iyo Isku Daaweynteda

Nutrition and healthy eating tips, recipes, articles and more from registered dietitians - the food and Nutrition experts

to eradicate food taboos in the globe
Manage Emotional Eating. Weight Management, eating Well & Lose Weight
promote the nutrition education programs

11/11/2018
02/12/2017

Cuntada Iyo Isku Daaweynteda's cover photo

09/10/2017

nutrition

The doctor of the future will no longer treat the human frame with drugs, but rather will cure and prevent disease with nutrition.

22/05/2017

Incidence, prevalence and mortality of anorexia nervosa and... : Current Opinion in Psychiatry

http://journals.lww.com/co-psychiatry/Abstract/2006/07000/Incidence,_prevalence_and_mortality_of_anorexia.10.aspx

journals.lww.com Purpose of review: The purpose of this review is to evaluate the recent literature on the incidence and prevalence of and mortality associated with eating disorders. Recent findings: General-practice studies show that the overall incidence rates of anorexia nervosa remained stable during the 199...

22/11/2016

Cinabku Waxa Uu U Fiican Yahay
Dadka waaweyn ha ogaadaan waxa Uu U leeyahay Dadka Waaweyn Wax Tar Caafimaad

16/11/2016

Midhaha
-----------------------------------
Waxaan idiin soo wadnaa barnaamij aad u fiican oo aan kaga hadli doono khudaarta iyo faaidooyinkeeda caafimaad ee jidhka

09/11/2016

Isku Daaweynta Nafaqo Ee Cudurka Wadne Xanunka (Nutritional Treatment of Heart Disease)

http://ceelsheekhmedia.com/index.php/2016/11/09/isku-daaweynta-nafaqo-ee-cudurka-wadne-xa

ceelsheekhmedia.com Cudurka halbowlayaasha wadnuhu (Cardiovascular disease) waa magaca guud ee cudurro ku dhaca wadnaha iyo xididdada dhiigga qaada ee jirka dhex mara. Cudurka halbowlayaasha wadnuhu waa cudurka kowaad…

05/11/2016

Waad Mahadsamtihiin Dhamaan Asxbta Ku Xidhan Pageka Cuntada Iyo Isku Daweynteda
------------------------------------------------------------------------------------
Wixii Talo Iyo Tusaale Inaad Na Siisaan Diyaar Ayaanu Idiin Nahay
Intiina Messege Yada Faraha Badan Noo Soo direysa Waad Ku Mahadsantihhiin Hadaanu H**e Idiinku Soo Jawaab Weyno Please Noo Dul Qaata Qof Kasta Xaq Ayuu U leeyahay In Aaanu Qancino Una Jawaabno

Waad Mahadsanitihiin Dhamanten
Cuntadda Iyo Isku Daweynteda

30/10/2016

Timeline Photos

25/10/2016

Faa'idada Liimaha

Faa'idooyinka Caafimaad Ee Liinta
---------------------------------------------------------------------
1- Waxa ka Buuxa Liimaha Fiitamiino Iyo Macdano Faro Badan
2- Waxa Ay Hoos U dhiagaan Miisanka Qofka Cayilan
3- Waxay Hoos U dhigaan Subagowga Jirka
4- waxay Ka Hor tagaan Wadne Xanunka
5- Waxay Hoos U dhigaan Khatarta Faaliga
6- waxay Yareeyan Khatarta dhagaxaanta ku dhex Samysma Kelyaha

Plz Share

13/10/2016

Asxaabta Barnaamijka Ku Xidhan Aad Ayaad Ugu Mahdasantihiin Fariimaha Kala Duwan Ee Aad Noo Soo Dirtaan Mar Kasta
Waan Soo Dhaweynaynaa Insha Allh.
Waxaad Na Tusinaysaan Sidaad Ugu Xidhan Tihiin Barnaamijka

Cuntada Iyo Isku Daaweynteda

10/10/2016

Vitamin K
---------------------------------------------------------------------
Vitamin K Waxa Ka Mid Yahay Vitaminada Ku Milma Duxda
Waxyaabaha Uu Inoo Taro Waxa Ka Mid Ah
- Xinjirowga Dhiiga
- Samaysanka Lafaha
- Wxuu Ka Hortagaa Cancerka
- Wuxu ka hortagaa Wadne Xanuunka
- Wuxu Ka Hortagaa (Asaasaqa) Ama Gabowga
-----------------------------------------------------------------------
Cuntooyinka Laga Helo Waxa Ka Mida Ah
- Khudaaarta Cagaaran
- Beerka
- Kaabashka
- Saladhka
- Bisbaaska Cas
- Beedka Inta Cas
- Aparagus
- Brocolli
- Toon
-----------------------------------------------------------------------
Haduu Kugu Yraado Xanuunada Kugu Dhici Kara Waxa Ka mida
- dhiig yaraan
- dhiig sanka iyo afka kaa imaada bilaa sabab
- lafaha oo noqda qaar aad u jiljilicsan
- Wadne Xanuun
- Dhiiga Caadada Oo Aad U bata
-------------------------------------------------------------------------
Dadkee Hadaba U nugul waxa Ka Mida Ah
- Caruurta Dhalatay
-daka beer Xanuunka Qaba
- dadka qaba Xanuunada Caloosha
- Dadka Caloosha Laga Qalay
--------------------------------------------------------------------
inta Looga Baahan yahay Inuu Qaato Vitamin K maalinti Qofku
Raga ------ 120ug/d
Dumarka ------ 90ug/d

Mhadsantihiin Please Share

08/10/2016

Vitamin E
-------------------------------------
Vitamin E Waxa Uu ka Mid yahay Fitamiinada Ku Milma Duxda
Jirka Waxa Looga Baahan yahay Ee uU Taro Waxa Ka Mid Ah
Jidhka Wuxuu Ka Sara Sunta
Wuxuu Koriyaa Jidhka
Wuxu Koriyaa Riximka Hooyada
Wuxuu Inaga Ilaaliya Xanuunada Wadnaha
wuxuu ka hortagaa Xinjirowga Dhiiga
wuxuu Kor U qaadaa samaysanka dhiiga cas
wejiga Ayuu Qurxiyaa
---------------------------------------------------
Haduu kugu Yraado xanuunada kugu dhacaya waxa ka mida
Muruqyada jidhka oo daciifa
dhiiga cas oo kugu yaraada
Hooyooyinka Oo Ilmaha Dhiciya
Ma Dhalysnimo Xaga Raga
Wadne Xanuun
Waxay Hoos U dhigma Awooda Galma Ee labka
Timiha oo kaa daata
------------------------------------------------------
Waxa Laga Helaa Cunooyinka Ay Ka Mid Yihiin
Qamadida
cuntoyinka qo;ofta leh
saliidaha dhirta ee kala duwan
avocado
Khudaarta
caleenta

02/10/2016

Vitamin A

Vitamin A
----------------------------------------------------------------
Waxa Uu Inaga Caawiyaa Waxyaabo Badan Oo Ay Kow Ka Tahay Araga,
Habdhiska Difaaca Jidhka
Diirka Sare
Dhisida Lafaha
iyo Waxyaabo Badan Oo Aasaas U ah Shaqada Jidhkeena

Beerka, carrotka, beedka, caanaha, khudrada Cagaaran
Intaasiba Waxay Kor U qaada Viamin A Ama laga Helaaba

29/09/2016

Maxaa keena Ilowga (Qalbi came)

Daraasadaha U Badan Ee La Sameeyay Waxa U Badan ee Keena Ilowga Ama xasuus xumida Waa.

1- Cuntoyinka dheeliga Tiran Oo Aanu Qofku Qaadan
2- Jimicsi La'aan

Waana Sababta Hooyooyin Badan Oo Soomaaliyeed Ay U ilaaban Shay Kasta Wakhti Yar Gudahood
Hadaba Cuntooyinka Kor U Qaadi Kara Xasuustaadu Waa iyo

29/09/2016

Cuntooyinka Ama cabitaanada Ha Qaadan Hadaad Gas leeedahay Ama boog Calooleed ama laab dilaac
------------------------------------------------------------------------------------------

1- cabitaanada Soda Leh Sida coca
2- bunka ( coffee )
3- cunooyinka bisbaaska leh oo dhan
4- khamrada iyo maandooriye oo dhan ( Alcohol )

23/09/2016

6 Cunto Oo Hoos U dhigaya Duxda Ama Baruurta
--------------------------------------------------------------------------------
1- Qajiga (hot pepper)
2- shaaha ( Tea )
3- liin macaanta ( lemon)
4- digirraha ( lentils)
5- Apple ( tufaaxa )
6- bunka (coffee )

u gudbi Asxaabtaada

22/09/2016

barnaamij cusub (Food)

Asalama Aliakum Dhamanteen Asxaabta barnaamijka ku xidhan......................................................................................................
Wuxuu Videogan Koobani Hor-Dhac u Yahay Barnaamij Aad wax badan ka Faa'idi Doontaan
Oo Aan Idiin soo Wadno Kuna Saabsan Sida Aynu u dooran Lahyn cuntada Saxda Ah Ee caafimaadkeena U wanaagsan Iyo Weliba Qodobo Kale oo Ku saabsan cunoo dhan.
inagoo Eegayna Cuntada iyo Waxterkeeda Caafimaad Insha Alh

Please Share.

22/09/2016

Cuntada Iyo Isku Daaweynteda

Taking into consideration that Health is the most important and valuable thing a person possesses.

18/09/2016

Cuntada Iyo Isku Daaweynteda

Want your school to be the top-listed School/college in Dhaka?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

nutrition
Faa'idada Liimaha
Vitamin A
6 Cunto Oo Hoos U dhigaya Duxda Ama Baruurta ---------------------------------------------------------------------------...
barnaamij cusub (Food)

Telephone

Website

Address


Dhaka
00880
Other Dhaka schools & colleges (show all)
Ahsanullah University of Science & Technology (AUST) Ahsanullah University of Science & Technology (AUST)
141-142 Love Road, Tejgaon Industrial Area
Dhaka, 1208

Ahsanullah University of Science and Technology (AUST) is regarded as One of the Best Private Engine

Eastern University Eastern University
House 15/2, Road 3, Dhanmondi R/A
Dhaka, 1205

Welcome to the Most Promising and Fastest Growing Private University Of Bangladesh

Daffodil Institute of IT (DIIT) Daffodil Institute of IT (DIIT)
Daffodil Plaza, 4/2 Sobhanbag (6th & 7th Floor) Mirpur Road, Dhanmondi
Dhaka, 1207

Daffodil Institute of IT runs professional BBA, CSE, BTHM, MBA & MTHM programs under the NU.

AUST-ARCHIES AUST-ARCHIES
141 & 142, Love Road, Tejgaon Industrial Area
Dhaka, 1208

Government Laboratory High School, Dhaka Government Laboratory High School, Dhaka
Dhaka, 1205

Govt. Lab. (as it is popularly known) was established on 3 September 1961. The boys' school is a leading public school of the region.

Department of Architecture, BUET Department of Architecture, BUET
Bangladesh University Of Engineering & Technology
Dhaka, 1000

An unparalleled excellency of Architecture education , where the dreamers of a better living Bangladesh is made.

Institute of Business Administration (IBA), Dhaka University Institute of Business Administration (IBA), Dhaka University
Dhaka, 1000

IBA was founded in 1966 in collaboration with Indiana University, Bloomington, USA, under a Ford Foundation Financial Assistance Program. It is hailed as the most prestigious educ...

United International University (UIU) United International University (UIU)
House # 80, Road # 8/A, Satmasjid Road, Dhanmondi
Dhaka, 1209

UIU is one of the best Privete Univercity in Bangladesh with Excellent Faculty Members and Environme

Willes Little Flower Higher Secondary School Willes Little Flower Higher Secondary School
85, Kakrail, Ramna
Dhaka, 1000

LIGHT MORE LIGHT

University Of Development Alternative (UODA) University Of Development Alternative (UODA)
80 Satmasjid Road Dhanmondi Residential Area
Dhaka, 1209

The University Of Development Alternative (UODA) represents a new milestone in the concept of "Complete Education For Alternative Development" or the CEFAD concept.

Dhaka Residential Model College Dhaka Residential Model College
Mirpur Road, Mohammadpur
Dhaka, 1207

Unofficial page of Dhaka Residential Model College created by a Remian. Do not take this for a way to contact the college authority directly.

The Aga Khan School, Dhaka The Aga Khan School, Dhaka
Road 6A, Sector 4, Uttara
Dhaka, 1230