Baashi duqow
caafimaadka iyo arimaha bulshada
Wajeer shalay shekada ka dhacday mala socotaan?
Sheikhan aad u jedaa Ayaa lagu casuumay xaflada Meher ah si uu iskugu mehriyo Qoys cusub .
Markii uu bilaabay Meherinta ayuu weydiiyay Gabadha Aabahed cadadka mise dooqa Meehrka Gabadha wax ay ku heshiyeen wiilka .
Aabihi dhalay Gabadha wuxuu yiri 1M oo lacgata kenya shilin oo u dhinganta 100 Grm oo dahab ah .
Sheikh wuxuu yiri may ma awoodo Inaan sameyo meherkan ee wax kala sheegta Aabihi wuu diiday.
Sheikh goan wuxuu qaatay in uu iskaaga soo tago xaflada Meehrka oo dhan .
Waa la weydiiyay Sheikh maxa u diiday ayaa la dhahaya wuxuu yiri waxaas waa fasahaad ummada ku sii badanaayo dadkana mawada awoodaan anigana ma doonaayo in aan qeyb ka noqdo Fasahaadka dadkeyga.
timacade
Baafin.
Dr Axmed Xasan Maxamed waxa uu baafinayaa 'Driving License' Leesin Gaari ama Aqoonsiga Darawalka oo kaga lumay nawaaxiga Isgoyska Banaadir ee Muqdisho 12-bishan Janaayo 2023.
Qofkii aragta Leesinka waxaa laga codsanayaa in kusoo hagaajiso Numberkan 0616555512 oo laga helo Dr Axmed.
Fadlan share dheh si aw ugaaro meela badan
Walaalayaalow halaygu sharfo
Horey iidhaqaajiya
😂😂😂😂😂
Nin Cabtooy Ah Oo Waddo Ku Qayilaayo Ayaa Waxaa Soo Hormaray Nin Sheikh Ah Markaasuu Yiri :-
"Walaal Ii Tilmaam Masajid Si Aan Salada Ugu Tukado"
Ninkii Wuu Waday Markuu Masajidka Umuuqdo Ayuu Yiri Waa Kaa Ee Aad, Sheikhii Baa Yiri
Walaal Tuur Jaadkaan Ee Ina Keen Masajidka Soo Aad Waxaan Ku Tilmaamaya Waddada Ugu Wngsn Ee Jannada Loo Maro"
Cabtoygii Kulahaa " Waddada Masajidka U Aadi Lahayd Ba Mataqanide Gormaad Baratay Waddada Jannada Loo Maro"
Follw/Baashi duqow
Ha iska been badnaatee marba hadii aysan lacag iwaydiinayn nafta waa uhurayaa
Follow/Baashi duqow
Haweeneey ayaa waxaa ka dhumay 3 kastuumo ( Nigis) oo guriga u tiil, iyada iyo nin keedii oo isla joogo ayaa gabadhii shaqaalaha guriga ka aheedi Qado u keentay.
Islaantii ayaa gabadhii ku eedeeysay in ay ka xaday 3 dii kastuumo. Gabadhii oo ooyeeysa ayaa tiri: Ninkaaga weeydii in aanan anigu weligeyba kastuumo xiran, yaah, yaah!.
Istagfurullah
Qore
Page follow dheh. Baashi duqow
Waa mid ka mid gawaarida dunida ugu qaaliSan
Qiimahiisa Waa 142 million dolar
Baashi duqow
Hees howleedka challenge ugu badan laga sameeyay 2 isbuuc udambaysay
Wariye c/salan hareeri oo 2 sano ka hor kasoo duubay warbixin rag ka shaqeeyo dakada barbero
Baashi duqow
Gabar reer ah iyo nin reer ah oo shukaansi dhex maray
Shukaansiga miyiga qosol miiran waaye
Riyo fool xun
Ganbar somaliga oo isticmaalkiisa yaraaday
Gurigiina ma yaalaa ganbarku
BAAFIN:Waxaa la baafinayaa wiilka lagu magacaabo Aadan abdirahman oo kasoo lumay Garasbaaley siiba Weydow,hadaba cid alaale cidii aragtaa haku soo hagaajiso telfoonadan
0612663187 aabiis, abdirahmaan
616421768 hoyadis xalino xasan.
Fadlan share gareya.
Asxby halay cimaamado ooo halay soo dhaho
BAAFIN: waxaan baafinayaa wiilkaan yar oo lagu magacaabo oo ka soo dhumey dagmada deyniile xaafada radelka waxn ka codsaneyna qofkii arka in uu nagala soo xiriiro tell:0615580388, 0619900045 ,ama 0617000010 mahadsnidiin
Fadlan Iina share gareeya
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
Rajshahi Division
Rajshahi Division
assalam o alikum my new FB page plez visit my page and follow my pag
সন্দ্বীপ
Rajshahi Division, সন্দ্বীপ
༊প্রিয় সন্দ্বীপ বাসী! আসসালামু আলাইকুম ★ ༊আগামী সন্দ্বীপ এর ❥সব খবর পেতে হলে♠ আমার পেজটা ফলো করেন★♥
Rajshahi Division, 477335
आज इस लिए झुका की सम्राट अशोका की तलवार उठा लूं और फिर से सम्राट अशोका की सेना को तैयाए कर दूसरा कलिं
Rajshahi Division
M®𖣘 Facebook ࿐@®꧁༒☬ lover ☬༒꧂ ░B░O░S░S░ ━━╬٨ـﮩﮩ❤٨ـﮩﮩـ╬━❤️❥❥═══ ▶ ●────────亗