Siinaay Super Tailor SST

Siinaay Super Tailor SST

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siinaay Super Tailor SST, Business Center, Rajshahi Division.

16/06/2024

Eid mubarak dhamaan umada muslimiinta Qasatan umada Somaliyed Cafimad iyo farxad ku Ciida๐ŸŒ™๐Ÿ’™

07/06/2024

FURSAD MUHIIM AH

Dhamaan noocyada dharka ragga waxaan u sameynay Qiimo dhimis 15% ah Siinaay Super Tailor SST

30/05/2024

Nooc kale oo ka mid ah fatashaariyadii casriga ah ee aad uga barateen Siinaay Super Tailor SST

Soo booqo xarumaheyna kala duwan ee magaalada Muqdisho qeybta koobaad Ajabka Siinaay qeybta labaad Hoteel Towfiiq ama soo wac whatsapp
https://Wa.me//+252611105959

24/05/2024

Lii love ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee ka faaiideystay qiimo dhimis 15% oo aan u Sameynay macaamiisheena

Haddaba yaan lagaa buuxin fursadaan oo socon doonto inta laga gaarayo 05-june 2024

23/05/2024

FURSAD MUHIIM AH

Dhamaan noocyada dharka ragga waxaan u sameynay Qiimo dhimis 15% ah Siinaay Super Tailor SST

Photos from Siinaay Super Tailor SST's post 23/05/2024

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

Maamulka iyo howlwadeenadda Siinaay Super Tailor SST waxa ay hambalyo qalin jabin ah u dirayaan saiid lsse oo dhameeyay heerka koobaad ee waxbarashada bachelor degree Hubaal waad u dhabar adeegtay in aad heerkaan soo gaarto guushiina maanta ayaad heysaa ee Horay usoco

Waxaan rajeyneynaa in aqoontaada aad ugu adeegi doonto dadkaan dalkaaga iyo diintaadaba

F.G STYLE-kaaga waxaa qeyb ka geystay Siinaay Super Tailor oo lahaa farsamada dharkaan bilicda iyo quruxda badan

22/05/2024

Fursad dahabi ah.

Qiimo dhimis 15% ayaan u sameynay ardayda jaamacadaha ee sanadkaan qalinjabinayo
22-may 2024 ilaa 05-june 2024
Ayeey socon doontaa fursadaan ka faa,iidaysi wacan

21/05/2024

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

waxaa la ogeysiinayaa ardayda qalin jabiyaasha jaamacadaha ee sanadkaan 2024 in ay u diyaarisay Siinaay Super Tailor SST dharka qalin jabinta oo ah suudadkii iyo saraawiisha qiimo dhimis 15% ka faa,iidaysi wacan qiimo dhimistu waxa ay ku egtahay 30-may haddaba yaan lagaa buuxin

16/05/2024

Nooc kale oo ka mid ah fatashaariyadii casriga ah ee aad uga barateen Siinaay Super Tailor SST

Soo booqo xarumaheyna kala duwan ee magaalada Muqdisho qeybta koobaad Ajabka Siinaay qeybta labaad Hoteel Towfiiq ama soo wac whatsapp number 61 1105959

15/05/2024

Qamiis-yadii dalxiiska ayaan idiin keenay waana last Model ka faa,iideysi wacan Siinaay Super Tailor SST

soo wac whatsapp number 61 1105959

14/05/2024

Diyaarinta Design-ka logo iyo hab Dhismeedka shaqo ee Company-ga Ciilow Care Painting waxaa gacan ka geystay Siinaay Super Tailor SST

tolmada dharka ragga waxaa noo dheer buufinta Design-yada waxaana soo kordhinay adeegyo cusub oo ay qeyb ka tahay Inaan Dharka Company-yada ku buufino Logoyinka iyo naqshadaha ganacsiga oo dhan

Siinaay super tailor waa kaaba dadweynaha

14/05/2024

Horay ma u aragtay shaatiyaashaan?
Hadda ayeey idiin keentay Siinaay Super Tailor SST

100-ka qof ee ugu horeeyo tolashada Shaatigaan cusub waxaan u sameey doonaa Qiimo dhimis uu ku qanco Haddaba yaan lagaa buuxin fursadaas ee gaara Xarumaha kala duwan ee Siinaay Super Tailor

Ama soo wac whatsapp number 61 1105959

13/05/2024

Maamulaha guud ee Siinaay Super Tailor SST Mudane Xussein Caydaruus Cumar waxa uu noqday qofkii ugu horeeyay ee qaatay Design-nada fatashaariyadaan oo dalka ku cusub

Haddaba yaan lagaa dhameysan ee soo gaar xarumaha kala duwan ee harqaanka ama soo wac whatsapp number 61 1105959

Photos from Siinaay Super Tailor SST's post 12/05/2024

Sirta quruxda waa dharka aad labbisan tahay!

Waxaan idiin keenay fatashaariyadii ugu quruxda iyo style ka wanaagsanaa dharka la xirto oo xitaa ay qaadan karaan ardayda qalin jabiyaasha ah

Qiimo Dhimis 5% ayaan idiin sameyneynay ilaa 20/5/2024 waa fursad qaali ah ka faa,iidaysi wacan

Soo wac Whatsapp number 61 1105959

11/05/2024

ugu imow labbis dhameys tiran Xarunta farsamada dharka ragga ee Siinaay Super Tailor SST

Soo wac whatsapp number 61 1105959

09/05/2024

Suudad qurux badan ugu imow Siinaay Super Tailor SST qiimo dhimis aad ku qanci doontaan ayaan idiin sameynay

Soo wac +252 61 1105959

06/05/2024

STYLE-kaaga waxbaa ka dhiman haddii aadan ka labbisan - - -

Lasoo xariir Whatsapp-ka linkiga hoose saaran

02/05/2024

Jumco wanaagsan dhamaan umadda Soomaaliyeed ee nagu xiran si gaar ah macaamiisha SIINAAY SUPER TAILOR SST

02/05/2024

Maka mid tahay macaamiisha joogtada ah ee Siinaay Super Tailor SST?

30/04/2024

Kusoo dhawaada Siinaay Super Tailor SST Tolmo qurux badan iyo dhar tayo fiican Hadafkeenu waa qancinta macaamiisheyna

Soo wac whatsapp number 61 1105959

28/04/2024

Fariin ku wajahan ardayda jaamacadaha ee sanadkaan ka qalin badalanayo heerarka kala duwan ee culuumta maadiga iyo diiniga ayuu soo diray maamulaha Siinaay Super Tailor SST

27/04/2024

Dhar cusub iyo dalabaad hor leh Siinaay Super Tailor SST
Waa adeegaha dadweynaha Caasimada

Soo wac Whatsapp number +252 61 1105959 ama soo booqo xarumaheyna Towfiiq iyo ajabka Siinaay

24/04/2024

Haddii aadan ku labbisan dharka bilicda iyo quruxda looga haray ee Siinaay Super Tailor wax badan ayaa ka dhiman noloshaada

Waxaan idiin diyaarinay
Suudad qurux badan โœ…๏ธ
Saraawiil kala ceyn ah โœ…๏ธ
Shaararka ragga oo nooc walba leh โœ…๏ธ
Iyo qamiisyo aad ku qanci doontaanโœ…๏ธ

Naga soo wac Whatsapp number
+252 61 1105959 ama soo booqo xarunta harqaanka oo ku taalo isgoyska Siinaay kasoo horjeedka baar jiddo

24/04/2024

Naqshado cusub iyo suudad qurux badan ayeey idiin keentay xarunta tolmada dharka ragga ee Siinaay Super Tailor SST

Haddii aad doonayso in lagu tolo suudad sidaan u qurux badan Shaatiyaal qamiisyo iyo nooc walba oo dharka ragga ah soo gaar Xaruntayna ama soo wac Whatsapp +252 61 1105959

Photos from Siinaay Super Tailor SST's post 23/04/2024

Sawiradda Qalin jabiyaasha Jaamacada umadda Soomaaliyeed sanadka 2024

Diyaarinta dharka ardayda qalin jabiyaasha jaamacadaha ayaa ka socdo xarunta dhexe ee Siinaay Super Tailor SST

Tolmo qurux badan iyo dhar tayo iyo bilic wanaagsan ugu hagaag

Soo wac whatsapp number
61 1105959

22/04/2024

Waxaan kuu toleynaa qamiisyo casri ah Cabirkaaga Iyo midibada aad doneysid
Wixii faahfaahin dheeri ah nagalasoo xiriir

61 1105959

10/04/2024

CAAFIMAADSAN KU WADA CIIDA.

10/04/2024

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูˆุบูุฑ ุงู„ู„ู‡ ู„ู†ุง ูˆู„ูƒู… .ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ
wanaagsan

Photos from Siinaay Super Tailor SST's post 07/04/2024

Hoyga Xaragada Dharka Raga.
Waxaan tolnaa dharka Raga Heer sare ah.
Naga soo wac :0610773636
Nagala soo xirir WhatsApp: 61 1105959

05/04/2024

Hoyga Xaragada Dharka Raga.
Waxaan tolnaa dharka Raga Heer sare ah.
Naga soo wac :0610773636
Nagala soo xirir WhatsApp: 61 1105959

Want your business to be the top-listed Business in Rajshahi Division?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

FURSAD MUHIIM AH   Dhamaan noocyada dharka ragga waxaan u sameynay Qiimo dhimis 15% ah Siinaay Super Tailor SST
Nooc kale oo ka mid ah fatashaariyadii casriga ah ee aad uga barateen Siinaay Super Tailor SST Soo booqo xarumaheyna kal...
Lii love ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee ka faaiideystay qiimo dhimis 15% oo aan u Sameynay macaamiisheena Haddaba ya...
FURSAD MUHIIM AH Dhamaan noocyada dharka ragga waxaan u sameynay Qiimo dhimis 15% ah Siinaay Super Tailor SST
Fursad dahabi ah.Qiimo dhimis 15% ayaan u sameynay ardayda jaamacadaha ee sanadkaan qalinjabinayo 22-may 2024 ilaa 05-ju...
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS waxaa la ogeysiinayaa  ardayda qalin jabiyaasha jaamacadaha ee sanadkaan 2024 in ay u diyaari...
Nooc kale oo ka mid ah fatashaariyadii casriga ah ee aad uga barateen Siinaay Super Tailor SST Soo booqo xarumaheyna kal...
Qamiis-yadii dalxiiska ayaan idiin keenay waana last Model ka faa,iideysi wacan Siinaay Super Tailor SST soo wac whatsap...
Diyaarinta Design-ka logo iyo hab Dhismeedka shaqo ee Company-ga Ciilow Care Painting waxaa gacan ka geystay Siinaay Sup...
Horay ma u aragtay shaatiyaashaan? Hadda ayeey idiin keentay Siinaay Super Tailor SST 100-ka qof ee ugu horeeyo tolashad...
Maamulaha guud ee Siinaay Super Tailor SST Mudane Xussein Caydaruus Cumar waxa uu noqday qofkii ugu horeeyay ee qaatay D...
ugu imow labbis dhameys tiran Xarunta farsamada dharka ragga ee Siinaay Super Tailor SST Soo wac whatsapp number 61 1105...

Category

Telephone

Website

Address


Rajshahi Division