Fikir Media

Xoojinta Fikirka toosan iyo kor u qaadida wacyiga.

04/06/2024

๐ŸŒ™๐Ÿ•Œ๐Ÿคฒ| Night 7 Tahajjud Program at Dar Al Farooq Masjid | Friday April 6th 2024/1445

03/18/2024

Muskiladaha Barbaarinta.

03/08/2024

I have reached 9K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. ๐Ÿ™๐Ÿค—๐ŸŽ‰

01/05/2024

Damaca Itoibiya ee Badda iyo Aqoonsiga Somaliland

01/05/2024

Halkaan kala soco Barnaamijka Caawa oo ay Sabti soo galayso idanka Illaahay.

12/17/2023

Mawqifka saxda ah ee lagarabo qofka muslinka ah, marka uu arko fitnada socota ee loo bixiyay diinta Ibraahiimiyada? || Sh Dr Cali maxamed salax

12/12/2023

Islaamka muxuu kaqabaa in diimaha oo dhan halmeel laysugu keeno oo ay iskusi u tukadaan?|| Sh dr Ali Mohamed Salah

12/12/2023

Xadiiska Nabiga taariikhdiisa iyo xukunkiisa

11/22/2023

Waa barnaamij ka hadlaya Xaqiiqada Caqliga iyo nooca loobaahanyahay in la xujaysto, hadii kale qofwalba aragtidiisa ayuu dadka Caqli uga dhigayaa ama Caqliga Reer galbeeda iyo siday ufakiraan buu Caqli loo dhanyahay moodayaa!.
Daawasho wacan๐Ÿ‘‡

11/15/2023

ูƒุชุงุจ ุงู„ุดู‡ุฑ:
ู…ูˆู‚ู ุงู„ุญุฏุงุซูŠูŠู† ู…ู† ุงู„ุฅู…ุงู… ุงู„ุดุงูุนูŠ
KITAABKA BISHA
Cilmaaniyiinta iyo Imaam Al-Shafici

11/07/2023

(3)
Waxaanu halkan kusoo bandhigaynaa Kishka iyo aqoonra uu kufaano intay la egtahay!
Daawasho wacan.

10/31/2023

(2)
Shaxruur waakuma?

Waa Xalaqadii 2aad ee aanu kaga hadlaynay fikirka Shaxruur ee khariban iyo sida ay dadka qaarkood ugu lumaan, gaar ahaan dhalinyarada iyo kuwa ku kadsoomaya afkaarta cusub iyo dhalaalkeeda.
Daawasho wacan.

10/26/2023

(1)
Sh. Abdulkadir Warsame oo kahadlaya xiriirka ka dhexeeya Abdulkadir Kishka iyo Shaxruur... iyo sida ay u badalaan macnaha Tafsiirka Quraanka!

08/28/2023

Kitaabka || Daawaynta aragtiyaha qalooca ||

08/28/2023

OGAYSIIS

Walaalaha sharafta leh waxaan ogaysiinaynaa in Barnaamijka Fikir Media uu soo gudbin doono kitaabka layiraahdo (Daawaynta aragtyaha qalooca).
Isniinta 28-8-2023
Waqtiga: 8:00 fiidnimo ee geeska Africa
Sidaas iyo daawasho wacan๐Ÿ‘‡

07/04/2021

Dooda Gudniinka yaa wata sideebaana loo xalin karaa?

07/03/2021

Waa dood ka kaduwan kuwii h**e ee ka war hay
ู…ุณุฃู„ุฉ ุงู„ุฎุชุงู† ู„ู…ุงุฐุง ุชุชูƒุฑุฑ ูˆุฃูŠู† ูŠูƒู…ู† ุงู„ุฎู„ู„ุŸ
ุญูˆุงุฑ ุบูŠุฑ ุชู‚ู„ูŠุฏูŠ ุชุงุจุนูˆู†ุง ุบุฏุง๐Ÿ‘‡๐Ÿพ

06/20/2021

Xeerka Joojinta Gudniinka Gabdhaha ee Buntland Culimadu maxay u diideen

06/20/2021

Waa Barnaamijkii caawa ee sidaas iyo daawasho wacan.๐Ÿ‘‡๐Ÿพ

06/13/2021

Doorka Culimada iyo Waqtiga kala guurka

06/12/2021

Waa Barnaamijkii isbuuca iyo Habeen danbeโ€ฆ Daawasho wacan๐Ÿ‘‡๐Ÿพ

06/06/2021

Diinta Ibraahiimiyada Gunteeda Fikriga ah iyo Qaayaheeda Siyaasadeed

06/05/2021

Sidaas iyo daawasho wacan hadii Rabi idmo.

05/30/2021

waa kitaabkii Qawaacida siyaasada iyo soo banhigidii Sh. Abdirahman Bashir

05/30/2021

Shirka wadtashiga maxaa laga filan karaa?

05/30/2021

Hamoogaanin Barnaamijka Axada 30-5-2021- kadib Nasiino gaaban oo aanu qaadanay bishii barakaysnayd waxanu dib u soo celinaynaa kutubtii iyo Waraysiyadii Siyaasadda.

05/23/2021

Waa Barnaamijkeenii caawa

04/18/2021

Ramadaan su'aal iyo Jawaab

04/18/2021

Waxaanu idiinku bishaaraynaynaa inuu Barnaamijka bisha barakaysan ku saabsanaan doono suโ€™aalaha cusub ee qofka sooman uu ubaahan yahay unuu fahmo, xaga caafimaadka iyo waqtiga isbadala, I,w,m... ee halkaan ku soodir su aalahaaga๐Ÿ‘‡๐Ÿพ

Photos from Fikir Media's post 04/13/2021

Ogaysiis
Waxaan idinku bishaaraynaynaa inaanu bilaabi doono Barnaami kusaabsan Bisha Ramadan iyo Axkaamta qof walba uu ubaahan yahay oo ka bixi doona Fikir Media clubhouse 9:30 fiidnimo waqtiga East Africa.
Ee hamoigaanin khayrka walaal bishii barakaysnayd baanu kujirnaaye khayrka aanu utartano, oo aanu is gaarsiino.
Waa inoo iyo habeen danbe.Apr14,2021

Want your business to be the top-listed Media Company in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

๐ŸŒ™๐Ÿ•Œ๐Ÿคฒ| Night 7 Tahajjud Program at Dar Al Farooq Masjid | Friday April 6th 2024/1445
Damaca Itoibiya ee Badda iyo Aqoonsiga Somaliland
Mawqifka saxda ah ee lagarabo qofka muslinka ah, marka uu arko fitnada socota ee loo bixiyay diinta Ibraahiimiyada? || S...
Islaamka muxuu kaqabaa in diimaha oo dhan halmeel laysugu keeno oo ay iskusi u tukadaan?|| Sh dr Ali Mohamed Salah
Xadiiska Nabiga taariikhdiisa iyo xukunkiisa
Waa barnaamij ka hadlaya Xaqiiqada Caqliga iyo nooca loobaahanyahay in la xujaysto, hadii kale qofwalba aragtidiisa ayuu...
ูƒุชุงุจ ุงู„ุดู‡ุฑ: ู…ูˆู‚ู ุงู„ุญุฏุงุซูŠูŠู† ู…ู† ุงู„ุฅู…ุงู… ุงู„ุดุงูุนูŠKITAABKA BISHACilmaaniyiinta iyo Imaam Al-Shafici
(3)Waxaanu halkan kusoo bandhigaynaa Kishka iyo aqoonra uu kufaano intay la egtahay!Daawasho wacan.
(2)Shaxruur waakuma?Waa Xalaqadii 2aad ee aanu kaga hadlaynay fikirka Shaxruur ee khariban iyo sida ay dadka qaarkood ug...
(1)Sh. Abdulkadir Warsame oo kahadlaya xiriirka ka dhexeeya Abdulkadir Kishka iyo Shaxruur... iyo sida ay u badalaan mac...
Kitaabka || Daawaynta aragtiyaha qalooca ||
Abdulkadir ali warsame's Zoom Meeting

Address


Toronto, ON
ON,M1L0G2
Other News & Media Websites in Toronto (show all)
Dragon Dude Collecting Dragon Dude Collecting
Toronto

Review Time! and Ultimate Media Reviews, My YouTube Channel and Blog associated to my reviews on everything including TV, Movies, Music, Computers, Hand-held devices, and any acces...

CityNews Toronto CityNews Toronto
33 Dundas Street East
Toronto

Listen on CityNews 680 radio /smart speaker Watch nightly on @Citytv www.CityNews.ca

Canoe.com Canoe.com
365 Bloor Street E. , 6th Floor
Toronto, M4W3L4

The News You Need + The News You Want. Online.

EARS Online EARS Online
Toronto

๐ŸŽง ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ผ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐˜€ & ๐—ฃ๐—ผ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐˜๐˜€ | ๅปฃๆฑ่ฉฑๅปฃๆ’ญ็ฏ€็›ฎ ๐ŸŽฅ ๐—ฉ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ผ ๐—–๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ | ๅฝฑ็‰‡ๅฏฆ้Œ„ ๐ŸŽต ๐—ฆ๐˜‚๐—ฝ๐—ฝ๐—ผ๐—ฟ๐˜ ๐—”๐˜€๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ฐ ๏ฝœๆ”ฏๆŒไบžๆดฒ้Ÿณๆจ‚ ๐ŸŽฌ ๐—–๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—”๐˜€๐—ถ๐—ฎ๐—ป ๐—™๐—ถ๐—น๐—บ๐˜€ ๏ฝœๆ”ฏๆŒไบžๆดฒ้›ปๅฝฑ

Bengali Times Bengali Times
38 Bledlow Manor Drive
Toronto, M1K4J4

The Bengali Times is the first and most popular Bengali online newspaper in Canada.

NationTalk NationTalk
Toronto

NationTalk is Canada's Premier Native Newswire and Employment Service.

Momstown Momstown
370 King Street West
Toronto, M5V1J9

momstown is dedicated to providing you with a trusted, digital resource featuring content from parenting tips to family-friendly recipes and more

Sourcy News Sourcy News
Toronto
Toronto, M6H2W9

News and Ent

Ondas FM Ondas FM
108-555 Wilson Avenue
Toronto, M3H0C5

OndasFM is Canada's longest running Spanish FM radio. We are on air Monday to Friday 5-8am on 91.9F

V4Plus V4Plus
Toronto, 4545

We're happy to present V4Plus

Smadtech Smadtech
Canadรก
Toronto, TORONTO

Technology news and analysis with a focus on founders and startup teams

Macaya international foundation Macaya international foundation
Toronto

na scam tinatawag na macaya international foundation incorporated