Daafeet2

Shabakada Warbaahinta Daafeet Media News Website

03/29/2023

QAARBAA HADA MARKAAN KA HADLO XAALADA DHABTA AH EE AY KU SUGAN TAHAY DEGMADA WALAWEYN QABIIL AHAAN ISKU SOO MUTICI DOONA HALKA QAARKA KALANA DANTOODA AY KA DHEX ARKAAN SIDA AY HADA WAX U SOCDAAN TAASOO RUNTII NASIIB DARO AH.

SIDA AYNU LA SOCONO DEGMADA WALAWEYN WAXAA AY DEEGAAN U TAHAY BEELAHA KU BAHOOBEY 5 CALEEMOOD KUWAASI OO KAL AH
1- HIIF MUGE
2- BARBAARE
3- HUBEER
4- ERDHO
5- JAMBALUUL

IYADA OO AY JIRTO IN 5TAASI AY KA DHEXEYSO DEGMADA AYAA HADANA WAXAAD ARKEYSAA IN SANAD WALBA AY ISKU HEYSTAAN LABA BEELOOD OO KA MID AH 5TAASI BEELOOD HALKA 3DA KALE AY YIHIIN KUWA AAN MARNABA KA HADLIN HOWLAHA KA SOCDA DEGMADA.

HADABA AYNU IS WEYDIINO DHOWR SU,AALOOD OO KALA AH MAXAA KEENEY IN LABADAAS BEELOOD AY SANAD WALBA ISKU QABSADAAN DAQLIGA KASOO GALA ISBAAROOYINKA LA DHIGTO DEGMADA IYO DULEEDKEED.

A- YAA RABA INUU WAX LUNSADO?
B- YAASE RABA INUU XAQIISA MEESHA KA HELO?
C- YAASE U MAQAN KUWA MARQAATIGA KA NOQDEY HOWLAHA KA SOCDA DEGMADA?

DEGMADA WAXAA AY LEEDAHAY DHOWR XILDHIBAAN OO KU METELA DOWLADA FEDERAALKA IYO DHOWR XILDHIBAAN OO KU METELA MAAMUL GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED HADANA WELI MEYNAAN ARAG MASUULIYIIN SI DHAB AH UGA HADLA XAQDARADA KA JIRTA DEGMADA EE KEENTEY IN SANAD WALBA QORYO LA ISKU QAATO LANA XAYIRO BAABURTA KA SHAQEYSATA WADOOYINKA MARA DEGMADA.

XILDHIBAANADA IYO ODAYAASHA DHAQANKA DEGMADA WAXAA XIL KA SAARAN INEY XAL WAARA U HELAAN DAGAALADA SOO NOQNODEY EE KU SALEYSAN DHAQAALAHA EE KA TAAGAN DEGMADA, QABAAILADA KALE EE AAMUSANA XAQOODA MEEL U SAARTAAN.

WAXAAD OGAATAAN IN UUSAN XALKA KU JIRIN IN QOFKA AAN XAQIISA KA HADLIN XUQUUQDIISA LAGU TUNTO, IN UUSAN XALKA KU JIRIN IN SARAAKIIL KA TIMID GOBOLADA DHEXE DHAQAALAHAASI WAX LAGA SIIYO HALKA DADKA DEEGAANKA SI AY XAQOODA KU HELAAN AY QORYO ISKU QAADANAYAAN.

NABADA IYO XAQA HA LAGA SHAQEEYO SI UMADA WALAALTIMO IYO IS JECEYL AY UGU WADA NOOLAADAAN WAX AADAN LAHEYN GURASHADIISA DEMBI IYO DARXUMO WAXAAN EHEYN LAGAMA QAADO TOWFIIQDA ILAAHAY HA WAAFUJIYO.

03/27/2023

GOBOLKA SHABELAHA HOOSE OO BERYAHAN ISKA NOQDEY MEEL AY KOOXAHA HUNGURI DOONKA ISKA MAAMUSHAAN, HADBA SHAQSIGII AY KU TUHMAYAAN IN DHAQAALAHA ISBAARADA KOR U QAADI KARANA AY USOO MAGACAABAAN GOBOLKA.

SANAD IYO DHOWR BILOOD KA HOR HOGAAMIYAHA MAAMULKA KOONFUR GALBEED CABDICASIIS LAFTA GAREEN WAXAA UU INOO SHEEGEY ISBAARO UU DIIDEY ISAGA OO 20 JIR AH INUUSAN AQBALEYN ISAGA OO 50 JIR AH.

CABDICASIISOOW WAA RUNTAA IN AADAN KU AQBALIN ISBAARADA KO0LKII AAD JIRTEY GABAGABADA 50 SANO JIRKAADA BALSE MAADAMA AAD HADA KASII GUDUBTEY 50 AAD BILOWDEY IN AAD ISBAARADA KU AQBASHO 60 JIR ISLA MARKAASINA AAD U SHARCIYEYSO KUWII HOREY JIDKA U FADHIYEY, TAASOO RUNTII AH QAATIMO SEEG IYO WELIBA UBADKAADA OO AAD DHIGEYSO DHUL IYO DEEGAAN LA,AAN.

CABDICASIISSOW MUDO XILEEDKAADA WAXA KUU DHIMAN MA AHA WAX BADAN ISKU DEY INAAD WAX FIICAN KA TAGTO SI LAGUGU XASUUSTO, WALOW SHACABKA KOONFUR GALBEED SIYAASIGOODA ILAAHAY KA DHIGEY KUWO UMADA KA SHAQEYSTA OO AAN U SHAQEYN.

Deegaanka Ceelasha biyaha oo laga soo qabtey ciyaal weero halkaasi dadka ku dhibaateynayey 03/19/2023

Deegaanka Ceelasha biyaha oo laga soo qabtey ciyaal weero halkaasi dadka ku dhibaateynayey Ciidamada Booliiska deegaanka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho oo howlgalo qorsheysan Xalay ka sameeyay xaafadaha deegaankaasi ayaa gacanta kusoo dhigay tiradi ugu badneyd oo Ciyaal …

Magalada laascaanood oo mar kale dagaal dib uga bilowdey 03/18/2023

Magalada laascaanood oo mar kale dagaal dib uga bilowdey Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal markale saaka dib uga qarxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa deeg…

Maamulka puntland oo ka hadley sababta ay uga baaqdeen ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga 03/18/2023

Maamulka puntland oo ka hadley sababta ay uga baaqdeen ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga Wasiirka warfaafinta ee Puntland Maxamuud Caydiid oo la hadlay BBC da ayaa sheegay in sababta ay u maqan yihiin ay tahay, wadatashi la’aan ay dawladda fedraalka ah ku samaysay dhamaan heshiisyada l…

Shirka wadatashiga qaran oo maalintii labaad la socda magalada baydhaba 03/17/2023

Shirka wadatashiga qaran oo maalintii labaad la socda magalada baydhaba Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Shirka ayaa arrimaha ugu muhiimsan ee diirrada lagu saaray…

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo booqdey xerooyinka lagu tababaro ciidamada kenya 03/17/2023

Taliyaha ciidanka xooga dalka oo booqdey xerooyinka lagu tababaro ciidamada kenya Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Gen Odawa Yuusuf Raage ayaa booqasho rasmi ah ku joogo Dalka Kenya. Gen Odowaa ayaa booqday Dugsiga Ciidanka Dhulka ee Dalka Kenya. Lama oga waxa uu ku saa…

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta ka furmey magalada baydhaba 03/16/2023

Shirka golaha wadatashiga qaranka oo maanta ka furmey magalada baydhaba Waxaa Magaalada Baydhabo Maanta ka furmay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxda Sare ee dowladda, Maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka ayaa waxaa shir guddo…

Somaliya iyo mareykanka oo saxiixdey heshiis lagu tayeynayo ciidamada 03/16/2023

Somaliya iyo mareykanka oo saxiixdey heshiis lagu tayeynayo ciidamada Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa kala saxiixday heshiis lagu tayaynay…

Itoobiyaan badan oo ku biirey iney ka mid noqdaan ciidamada daacish 03/16/2023

Itoobiyaan badan oo ku biirey iney ka mid noqdaan ciidamada daacish Buuraleyda fogfog ee Puntland, waxaa todobaadkan ku dagaalamay Al-Shabaab iyo Daacish, dagaaladii ugu dambeeyay ayaa u dhaxeeyay dhinacyada isku haya gacan ku heynta iyo saameynta buuraleyda Cal-Mi…

03/15/2023

QAAB NOOCEE AYAA LOO MAAREYN DOONAA GOLAHA DEEGAANKA DEGMADA WALAWEYN EE GOBOLKA SHABELAHA HOOSE OO DHAWAAN LA FILAYO IN MAAMULKA KOONFUR GALBEED UU HALKAASI KA YAGLEELO.

MAAMULKA KOONFUR GALBEED ILA IYO HADA WAXAA UU GOLE DEEGAAN GOBOLKA SHABELAHA HOOSE UGA SAMEEYEY DEGMADA BARAAWE, DEGMADA WALAWEYN AYAA NOQON DOONTA DEGMADII LABAAD EE UU MAAMULKU U SAMEEYO GOLE DEEGAAN WEYNU ARKI DOONAA QOOBKA LOO MAAREEYO.

Xukun dil toogasho ah oo maanta lagu fuliyey niman ka tirsanaa alshabab 03/15/2023

Xukun dil toogasho ah oo maanta lagu fuliyey niman ka tirsanaa alshabab Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay saddex nin oo katirsanaa Alshabaab. Saddexda nin ee la toogtay ayaa lagu kala magacaabaa. 1-Maxamed Cabdulle Abko…

Madaxweynaha oo beesha caalamka ka codsadey kaalmo dhinaca 03/14/2023

Madaxweynaha oo beesha caalamka ka codsadey kaalmo dhinaca Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku booriyay qurba-joogta Soomaaliyeed iyo caalamka inay kaalin ka qaataan badbaadinta dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen. Madaxweyne Xasan…

Rag ka tirsanaa ciidamada boliiska oo maanta lagu fuliyey xukun dil toogasho ah 03/14/2023

Rag ka tirsanaa ciidamada boliiska oo maanta lagu fuliyey xukun dil toogasho ah Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka toogatay rag ka tirsanaa ciidamada booliska, kuwaas oo h**e loogu xukumay dil toogasho ah, kadib markii lagu helay dambiyo dilal ah oo ay h**e u geystee…

Alshabab iyo ciidamo kenyaan ah oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka jubada hoose 03/14/2023

Alshabab iyo ciidamo kenyaan ah oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka jubada hoose Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS & Xubno ka ti…

Wefdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada federalka oo safar ku tegey dalka eritrea 03/14/2023

Wefdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada federalka oo safar ku tegey dalka eritrea Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho xalay ku tagay magaalada Asmara ee dalka Eritrea. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi…

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada baardheere 03/14/2023

Qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay degmada baardheere Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo saakay ka dhacay guriga Martida degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo ay daganayeen masuuliyiin uu ka mid yahay gudoomiyaha gobolka Gedo …

Daawo warbaahinta qaranka oo soo bandhigtey nin qorsheynayey siduu ku dili lahaa Sheekh Mukhtaar Roobow 03/14/2023

Daawo warbaahinta qaranka oo soo bandhigtey nin qorsheynayey siduu ku dili lahaa Sheekh Mukhtaar Roobow Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa baahisay barnaamij lagu soo bandhigay xogta nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isticmaali jiray xeelado aad u sareeya, kaas oo soo galay gacanta hey’adaha ammaanka. …

Photos from Daafeet's post 10/30/2022
10/19/2022

MAXAA KA SOCDA BERYAHAN DEGMADA WALAWEYNE

08/07/2022

REER KOONFUR GALBEEDOOWN LABADAAN SHAQSI MEXEY KU KALA DUWAN YIHIIN IDINKA OO ISKA ILAALINAAYA CAATIFAD IYO LAAB LAKAC

07/18/2022
06/19/2022

SHARIIF XASAN SHEEKH AADAN OO MAANTA BOOQDEY SHEEKH MUKHTAAR ROOBOW ABUU MANSUUR

02/12/2022

LIISKAN AAD ARKEYSAAN WAA QEYB KA MID AH LIISKA AY GELINKII DAMBE EE MAANTA SOO SAAREEN GUDIGA DOORASHOOYINKA MAAMULKA KOONFUR GALBEED, LABADAN KURSI EE HOP 162 IYO HOP 148 WAA KURAASTA BEELAHA GELEDI, LIISKANA K**A MUUQDA SUDAANKA BEESHA SULDAAN CUSMAAN MICNAHAAS MUXUU YAHAY? MA SULDAANKA IYO MAAMULKAA WAX ISKU FAHMI WAAYE SIDAAS DARAADEED WAA LAGA MAARMEY IN MAGACA SULDAAN LAGU QORO LIISKA MISE WAX KALE OO AAN ANAGA OGEYN AYAA JIRA.

ISDARDARKA KURAASTA XILDHIBAANADA WAA WAX AYNU HOREY U OGEYN HADA MA WAXAA BILOWDEY ISDARDARKA SULDAANADA?

WIXII JIRAABA CAKAAREY IMAN.

11/27/2021

DOORASHOOY XAAL QAADO

11/09/2021

MAALINTA SABTIDA OO AY TAARIIKHDU TAHAY 13 BISHA NOVEMBER 2021 WAXAA MADASHA OGAAL FORUM MARTI INOOGU AH AQOONYAHAN AWEYS SHEEKH MUXIDIIN.

SAACADU MARKEY TAHAY 14:30 XILLIGA TORONTO AMA 22:30 XILILGA MUQDISHO

10/07/2021

KULAN MUHIIM AH

Increment of Mortality Rate in Somalia Due to Covid-19 02/24/2021

Increment of Mortality Rate in Somalia Due to Covid-19 Unfortunately, the number of death people due to Covid-19 has increased drastically in the last few weeks because of lack of prevention strategies and an inadequate medical facilities and equipment…

Qarax Xalay Ka Dhacay Gudaha Magalada Baydhaba 10/22/2020

https://www.daafeet.com/2020/10/22/qarax-xalay-ka-dhacay-gudaha-magalada-baydhaba/

Qarax Xalay Ka Dhacay Gudaha Magalada Baydhaba Qarax khasaaro kala duwan geystey, isla markaana jugtiisa laga maqlay Xaafadaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu xalay ka dhacay Gudaha Magaaladaas. Majirin dad si gaar ah qaraxaasi l…

10/20/2020

DAAWO PROF CABDI KUUSOOW OO ISKU SOO TAAGAY XILKA MADAXWEYNENIMO

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Xubnaha Golaha Shacabka Ka Codsadey Inay Ansixiyaan Golaha Wasiirada Cusub 10/20/2020

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Xubnaha Golaha Shacabka Ka Codsadey Inay Ansixiyaan Golaha Wasiirada Cusub Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad tayo leh oo ka shaqeyn karta …

Golaha Wasiirada Cusub iyo Reeraha Ay Kasoo Jeedaan 10/20/2020

Golaha Wasiirada Cusub iyo Reeraha Ay Kasoo Jeedaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa, ee muddada laga sugayey, kuwaasi oo ka kooban 27 wasiir. Haddaba Caasimada Onlin…

Want your business to be the top-listed Media Company in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


264 Carlingview Drive
Toronto, ON
M9W5G2
Other News & Media Websites in Toronto (show all)
James Mirtle James Mirtle
Toronto

James covers the Toronto Maple Leafs, the NHL and the game of hockey for The Athletic. He appears regularly as an analyst on TSN 1050 and other stations.

Dragon Dude Collecting Dragon Dude Collecting
Toronto

Review Time! and Ultimate Media Reviews, My YouTube Channel and Blog associated to my reviews on everything including TV, Movies, Music, Computers, Hand-held devices, and any acces...

CityNews Toronto CityNews Toronto
33 Dundas Street East
Toronto

Listen on CityNews 680 radio /smart speaker Watch nightly on @Citytv www.CityNews.ca

Canoe.com Canoe.com
365 Bloor Street E. , 6th Floor
Toronto, M4W3L4

The News You Need + The News You Want. Online.

EARS Online EARS Online
Toronto

🎧 𝗥𝗮𝗱𝗶𝗼 𝗣𝗿𝗼𝗴𝗿𝗮𝗺𝘀 & 𝗣𝗼𝗱𝗰𝗮𝘀𝘁𝘀 | 廣東話廣播節目 🎥 𝗩𝗶𝗱𝗲𝗼 𝗖𝗼𝘃𝗲𝗿𝗮𝗴𝗲 | 影片實錄 🎵 𝗦𝘂𝗽𝗽𝗼𝗿𝘁 𝗔𝘀𝗶𝗮𝗻 𝗠𝘂𝘀𝗶𝗰 |支持亞洲音樂 🎬 𝗖𝗵𝗮𝗺𝗽𝗶𝗼𝗻 𝗔𝘀𝗶𝗮𝗻 𝗙𝗶𝗹𝗺𝘀 |支持亞洲電影

Bengali Times Bengali Times
38 Bledlow Manor Drive
Toronto, M1K4J4

The Bengali Times is the first and most popular Bengali online newspaper in Canada.

City of Sixes City of Sixes
Toronto

6 boroughs, 1 city.

NationTalk NationTalk
Toronto

NationTalk is Canada's Premier Native Newswire and Employment Service.

Momstown Momstown
370 King Street West
Toronto, M5V1J9

momstown is dedicated to providing you with a trusted, digital resource featuring content from parenting tips to family-friendly recipes and more

Toronto Sun Toronto Sun
365 Bloor Street E
Toronto, M4W3L4

Sports, we've got you covered.

Sourcy News Sourcy News
Toronto
Toronto, M6H2W9

News and Ent

Ondas FM Ondas FM
108-555 Wilson Avenue
Toronto, M3H0C5

OndasFM is Canada's longest running Spanish FM radio. We are on air Monday to Friday 5-8am on 91.9F