Barre Adaani
Ha sugin dhiirigelin oo keliya, Dhiirigelintu waxay timaadda markaa wax qiimo leh hal-abuurto
Bal arag badda dhereranoo biyuhu laba nooc yihiin !
Ila daawo| Togag durdur ah oo aan go'in gu' iyo jiilaal toonna waa deegaanka cajiibka ah ee Sayn-weyn ee
Gobolka Raasi-casayr
Waaa Pizzada baadiyaha Burxabaalku ( ruubku) , dambas kala boodku midkii aad u taqaanba !
Saed Faisal
Macag , Laasqoray, Sanaag “ siidaa ha la yaabe dhool -bari , dhool bari “ wiil macagta waaraadkiisa wata.
Said afcase
Marka baarqabka ama ratiga qooqaan la carinayo maxaa dhahdaa?
Macag , Laasqoray , Sanaag
Dabar lo’aad iyo daab yaambo nin bartay midna ma daayo , lo’da maxaa ka taqaanna ,
Oday Faarax Ciise baa nooga waramay cajiib
Cada-dheero , Nugaal , Puntland
Halkani waa Dooxada Jabka-qoriga haddey shalay dhufays ahayd maanta barwaaqo oo ooshii iyo deegaankiiba waa barwaaqo
Laascaanood, Sool , KHAATUMO
Ila daawo quruxda iyo barwaaqada dooxada Cada-dheero , Nugaal , Puntland , Somalia 🇸🇴
La sii wadaag saaxiibada.
Jawiga oo saaka roob ahaa , garowe , Puntland
Sxbky Mohamed Salh oo maanta lagu dhiirigeliyey inuu beeraha fasho , Xuska Maalinta Cuntada Adduunka
Wasaaradda Beeraha Puntland ayaa maanta xustay maalinta cuntada Adduunka oo maanta ku beegnayd , waxaana goobta lagu soo bandhigay dalagga kala duwan ee Puntland ka soo go’a
Hellow from Almadow Sanaag Totally it’s nature , no editing with color , sound and effects ( ila-ildoogso)
Jimmce Wanaagsan Asxaabta
Magaalo barakaysan Laascaanood , SSC-KHAATUMO
Laascaanood oo raxmaadkii Rabbi maasheyey
الحمد اللە
Peace and prosperity الأمن والرخاء nabad iyo Barwaaqo
Hadhimadan waxaa nagu maammuusay Sakariye Wiriq iyo Uurmaax. Gedo, Mudug, Sanaag, Bari, Nugaal iyo Sool ayaa aannu isaga kala nimid, Yagoori oo neecaw xorriyadeed ka dhacayso ayaa aannu ku soo jewi qaadannay.
Nabad iyo Barwaaqo (Peace and Prosperity)
Buurtine iyo wadooyinka oo si casri ah u dhisan
“Buurihii Sanaag bal i geeya , bilicdeen wan tebayaaye” Calmadow , Raarbalag , Sanaag.
Ragaad , Calmadow , Sanaag
Deegaanka Buud ee Sanaagta-weyn iyo geel barwaaqo jooga , Maxaa ka taqaanna Heesaha Geela?
Darista Dhahar , Higland iyo ragga oo ku damaashaadaya
Gobolka Cagaaran ee Awoowayaasha Sanaag , Somalia
Hadaaftimo ,Sanaag ,Somalia Magaali taarikhya
Gobolka cagaaran ee Awoowayaasha Sanaagta-weyn , k**a daalo soo bandhigista quruxdiisa
Share| Like | Comments
Click here to claim your Sponsored Listing.
Videos (show all)
Category
Address
Winnipeg, MB
R3E1Y4
301 Nassau Street N # 201
Winnipeg, R3L2J5
Website design, graphic design, SEO & SEM, video marketing and marketing consulting services. Visit
Winnipeg
Work with me, Kate Yacula, on your digital brands needs. Let's build your brand, create relevant con
Winnipeg
A wify, a mother, an accountant, entrepreneur. I also talk about Healthy tips and natural remedies.
455 Agnes Street, Winnipeg MB
Winnipeg, R3G1N5
ᴍᴜsɪᴄ ᴄʀᴇᴀᴛᴏʀ ᴛhᴇ offɪᴄɪᴀ! fᴀᴄᴇbᴏᴏk ᴏf Bᴇɴ Hᴀᴍᴏʀɴy An African-Canadian Independent Artist, who loves to sing with any Instrumental Gospel Beats. �Harmony Chosen™𓅓★⍟�