Qalbi Nadiifa

videos quotes Knowledge smile

31/01/2022

26/01/2022
24/01/2022

Walaal Faafi

24/01/2022

‏ٱللَّهُ لَآ إِلَـٰهَ إِلَّا هُوَ رَبُّ ٱلْعَرْشِ ٱلْعَظِيمِ

23/01/2022

‏لا حول ولاقوة إلا بالله

22/01/2022

Waligaa haka tagin carabkadana yuusan ka daalin.

21/11/2021

19/11/2021

Murug, stress, cuduroo dhan, walwal , Quran ayaa daawo u ah.

19/11/2021

Noloshu ma ahan mid adag markaad ku xiran tahay Alle

Lakiin wey adag markaad ka tagto Daacadka Alle Sida Salaadaha,Soonka,Zakada

18/11/2021

Jooji inaad ku noolaato xusuusta wixi aad soo martay.

Wixi horay u dhacay waa taariikh, weligood ma soo noqonayaan. Welwelka & xusuustooda waxay kaa qaadayaan farxada maanta.

Wll follow iyo share noo taabo

16/11/2021

Xaasidka || Sh Almid Yaxye

13/11/2021

Maalin maalmaha kamida.......Cumar Binu Khadab

12/11/2021

Xuska Alle❤ Sh mustafe

12/11/2021

صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ

11/11/2021

Sax

11/11/2021

Hadey xumaanto faafto......

03/07/2021

Very good person

01/07/2021

What are the habits of happy people ?

01/07/2021

💯

01/07/2021

8 Cunto Oo Timaha bixiya

1. Hilib Gaduudka: dadka timaha ka daataan ayaa badankood ku yartahay birta "Iron Deficienct".
Hilibka gaduudka/cas ayaa laga helaa madaada iron.

2. Basasha: ayaa ka mid ah cuntooyinka dabiiciga ah ee timaha ka ilaaliya daadashada.

3. Ukunta: Waxa ku jiraa Vitamin B kasoo kor u qaada koriimada timaha iyo caafimaadka lafta madaxa

4.Kalluunka: Kalluunka gaar ahaan noocyada la yiraahdo Salmon, Trout iyo Sardines , waxaa ku jira borotiin iyo saliid dabiici ah.
saliidan booratiin aad muhiim ugu ah koriinka iyo dhumucda timaha qofka.

5.Moos, qamadiga, iyo sareenka: Cuntadan ayaa laga helaa macdanta la dhaho ‘silica’, taasoo hormarisa dhumucda timaha.

6.Caleemaha cagaarka badan: Caleemaha cagaaran sida koostada ‘spinach’, borokoli ‘brocolli’ ayaa laga lehaa vitamin-yada A iyo C kuwaaso abuura ‘sebum’ waa saliid ku beeranta lafta madaxa tasoo jilciso (conditioner) dabiici ah ah

7. Baradho macaan: baradhada aya ka buuxda beta-carotene tasoo jirkaga u badalo vitamin A, waxeyna nafaqo u tahay timaha iyo jirka. Vitamin A ayaa timaha ka difaaca iney ka xumadan jirkana qaleylka ka difaaca.

8.Toonta: Toonta waxaa ku jira macdanno aasaasi ah sida xadiidka, faytamiinno ay ka mid yihiin B iyo C sidookale waxey kordhisaa koritaanka timaha.

Fadlan u share garey bulshada si ey ugu faa idaystaan.

30/06/2021

.𝗙𝗮𝗮'𝗶𝗶𝗱𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗧𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮.

Faa’iidooyinka caafimaad ee lagu tilmaamay toonta waxaa ka mid ah.

1- Jirka ayay ka ilaalisaa sunta iyo jeermiska.

2- Caloosha ayay nadiifisaa marka lagu darsado malab.

3- Dhiig-karka ayay u fiican tahay waana dejisaa.

4- Kaadida ayay socodsiisaa, iyadoo furta wadooyinka ay marto.

5- Hargabka way ka hortagtaa.

6- Calool xanuunka dawo ayay u tahay.

7- Qufaca way joojisaa.

8- Kansarka ayay la dagaalantaa, illaa xad.

9- Gooryaanka ayay dishaa.

10- Qofka caradiisa way yaraysa.

11- Maskaxda ayay u fiican tahay.

12- Ciridka iyo ilkaha way xoojisaa.

13- Awoodda galmada ayay badisaa.

14- Madax xanuunka waa u dawo.

15. Finanka wajiga ay baabi’isaa.

30/06/2021

The secret of success

30/06/2021

“The best of you are the best to their families, and I am the best to my family.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Belgrade?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Videos (show all)

Walaal Faafi
Murug, stress, cuduroo dhan, walwal , Quran ayaa daawo u ah.#Dhageyso #Quran #share
Awoodda Maskaxda || Sh Mustafe
Maalin maalmaha kamida.......Cumar Binu Khadab
Xuska Alle❤ Sh mustafe

Category

Telephone

Website

Address


Belgrade
Other Public Figures in Belgrade (show all)
Mali Sasha Mali Sasha
Belgrade

Mali Sasha

Milan Tarot Milan Tarot
Kneza Mihajlova 1
Belgrade, 10000

BeoBeograd - najbolja stranica o Beogradu.

Деспот Дамјан Адам Немањић Деспот Дамјан Адам Немањић
Belgrade

Fortitude, Rectitude, Prudence, Temperance, Justice, Morality, Ethics, Wisdom, Truth, Freedom, Solid

Železnik Železnik
Belgrade

www.zeleznik-portal.com

Goran Lackovic Laci Goran Lackovic Laci
Belgrade

Rodjen 08. oktobra 1984. godine u Beogradu.... Hobi: sportovi (fudbal,kosarka,odbojka,atletika...) i muzika

Jovan Memedovic - Sasvim prirodno Jovan Memedovic - Sasvim prirodno
Belgrade, 11000

VAŽNO! Ovo je fan strana, za sve koji vole rad Jovana Memedovića. Za dodatne informacije o njemu,

Miloš Petrik Miloš Petrik
Belgrade

Ovde stavljam šta radim.

SMU SMU
Belgrade, 11000

my dogs' page

Marko Milovancevic Marko Milovancevic
Belgrade, 11000

FASHION CUT by NADJA FASHION CUT by NADJA
Palmoticeva 13
Belgrade