Easy Care e.V

Unterstützt bedüftige Menschen, besonders Kinder und Frauen. Möchte Kindern eine lebenswerte zuk

Photos from Easy Care e.V's post 06/07/2024

🇸🇴Waxaa Magakada Kassel , Germany nagu Soo booqdey Safiirka Cusub ee Safarada Soomaalidau ku Leedahey Dalkaan Germany C/casiis Farabadane , Safiir ku xigeenka iyo Qayb ka mid ah Shaqalaha Safaarada.

Waxaa Si wada Jir ah u Soo Dhoweeyey Jaaliyada Soomaalida Jarmalka.

31/01/2024

Isu soo bax, Mudaharad Lagaga soo Horjeedo Qolyaha Midigta Fog ah ( Rechtextremer Parteien)oo markasta Diidadn Dadka Soo galootiga ah iyo Musliminta,
Laguna Taageerayo Wadanoolaanshaha iyo Democratiyada,
Ayaa Sabtidan Markale Ka dhacaya Kassel.

03.02.2024
13:15 Uhr

Photos from Easy Care e.V's post 23/09/2023

Waxey Aheyd Bilowga Asbuuca Soo Bandhigida Dhaqamada Kala Duwan oo Shaley Ka Furmay Kassel Germany.

.de/interkulturelle-Wache

02/05/2023
Photos from Easy Care e.V's post 29/04/2023

▶️Galabta waxaan Ka Qayb galney Kulan ay Soo Qaban Qaabisey hay,ada Somali-Plus oo looga hadlayey Qaab dhismeedka Waxbarasha Dalkaan Jarmalka.
( Das Schulsystem in Deutsayaachland)

▶️Ardey iyo Waalidiin Badan oo wadankaan ku Cusub ayaa Kasoo Qaybgaley, kana Faa,iideystey xoga Badan oo ka Dahsoonaa.

Photos from Easy Care e.V's post 23/02/2023

Eine weitere Möglichkeit, eine Spende zu tätigen…

Timeline photos 16/02/2023

- was vor rund zehn Jahren mit diesem Hashtag begann, entwickelte sich innerhalb kurzer Zeit zu einer großen internationalen Bewegung. Luvena Kopp erklärt, wie es dazu kam und welche Ziele die Protestbewegung verfolgt: bpb.de/507013.

16/02/2023

3 Sano kahor ayey aheyd Markii Nin Cunsuriya oo xagjir ah uu ku xasuuqey Dad shacab ah oo Goobohoda Shaqada Jooga Dalkan Germany Magalada Hanau.

Waxa jira Kulan Laysugu imanayo 19.02.2023 Si
Loo xuso Falkaas Foosha Xun Loona Horumariyo Cadalada iyo Nabada.

Goobtu waa Rathauska Kassel.

22/06/2022

Informationen/Ogaysin

⏩Ausländerbehörde Stadt Kassel und Landkreis Kassel oo Hada Degan Kurt-Schumacher-Straße Waxa ay u Guurayaan Rathauska Magaladaan Kassel Oberen Königstraße 8.

⏩Laga bilaabo 27.06.2022 ilaa 01.07.2022 Waa uu Xiranyahey Ausländerbehörduhu, waxay ku Jiraan Waqtigaas Guuritaan.

⏩Waqtigaas uu Xiranyahey Waxaad Kala Xariiri Kartaa Service Nr Guud 115 ama [email protected] Wixii Muhiim ah Ama sida Balamahana Waad Sameysan karta .

Photos from Easy Care e.V's post 18/06/2022

Kassel, Germany Stadt Dokumenta 18.06.2022

⏩Maanta waxaa Magalada Kassel ka Bilaamay Programmka Dokumenta Stadt Kassel oo 5tii Sanoba Mar Lagu Qabt. Dokumenta Stadt waxaa Lagu Soo Bandhigaa Badanaa waxyaalaha Qadiimiga ah, sida sawiro Boqolaal Sano kahor laqaadey Taarikho iwm. Waxaa Kasoo Qaybgala Farshaxano , Sawirqaadayaal, Suuganyahano iyo Dadweyne Aduunka Daafihiisa ka kala imaadey

⏩Sanadkaan Waxaa Kaso Qaybgaley Dad badan oo Siyaasiyiinta Jarmalka ah Sida Madaxweynaha Jarmalka Herr Steinmeier oo Hadda Programmkaan Furey.

⏩Dokumenta Stadt waa 100 Maalmood oo Maanta Ka Bilamaneysa 1laa 25.09.2022 ayey Socondoontaa.

⏩Faa,iidada Magaalada ay Ka Helayso waxaa ka Mid ah in dhaqaaluhu 3daan Bilood Kobco in kastoo Waqti adag Lagu jiro.

Qofkii Magalada Kunool Wuu kasoo Faa,iideysan karaa waxyaalaha Taariikhiga ah ee Lasoo Bandhigayo.

16/06/2022

🌇Waa Habeen Kheyr badan oo Jimce Ah Saliga Nebiga Aan Badino SCW Si Aan Xasanaad Badan u Kororsano.

14/06/2022

🌐Warbixin koooban oo ku Saabsan Waxqabadka .

12/06/2022

⏩Ahaw Markasta Qof Naftiisa Horumariya Dadka kalena Anfaca,

Sababtoo ah Rasuulkeena SCW waxa uu Inoo sheegay Qofka ilhay Dadka ugu Jecelyahey waa kan Dadka Kale Anfaca.

Fiidnima wanaagsan.

Photos from Easy Care e.V's post 12/06/2022

🗨 Waxaan Shaley oo aheyd 11.Juni 2022 Noo Qabsoomey Kulan Ay Soo Qaban Qaabisey Hay,ad oo aan Diirada ku Saareynay Waxyaalihii Aan Horey U Qabaney iyo Kuwa Noo Qorsheysan.

🗨EasCare Waxa ay u dhaqdhaqaaqdaa Si Guud Arimaha Bulshada iyo Bi,niaadintinimada, Xarunteeduna Waa Magaladan Kassel Germany.

🗨 Kulankii Shaley Waxaan Uga wada Hadalney Waxyaala Badan oo Sanadihii Lasoo Dhaafey Noo Qabsoomey iyo Kuwa aan dooneyno In Aan Wax ka Qabano sida,

🪀Kor u Qaadista Waxbarasha Bulshada,
🪀Daryeelka Arimaha Qowska
🪀Isdhexgalaka iyo isweydaarsiga Dhaqamada.
🪀Shaqooyinka iyo Xirfad Barashada
🪀 Ilaalinta iyo Ka Warhaynta Xaquuqda Caruurta.

Sawirada waa Kulankii Shaley.

10/06/2022

🌐 Beri oo ah 11.Juni 2022 Waxaan Qaban Doonaa Infoveranstaltung aan Kaga Warbixin Doono Waxqabadka Hay,ad iyo Waxyaalaha U Qorsheysan Sanadaha Soo Socda.

🌐 Intiina aan Nagala Soo Qaybgeli Karin waxaad Nagala Socondoontiin Page kaan.

Pagekan Like Saar Oo Sii Share garey.

10/06/2022

FAAFAAHIN MUHIIM AH.

Care e.V waxey U taagantahey Markasta in ay Ka shaqeyso Wax qabadka Bulshada sida:.

💧Dhaqanka iyo is dhexgalka Bulshooyinka Kala Duwan ee Aduunka ku Nool, gaar ahaan Soo Bandhigida Hiddaha iyo Dhaqanka Quruumaha Ku Nool Bariga Africa, Sida Soomaalia, Ethopia, Kenya,Jabuuti iyo Eritrea Qabashada Feestooyinka waaweyn ee Laysugu Yimaado Qola kastana Ku Soo Bandhigto Dhaqankooda sida Cuntooyinka, Sheekooyinka, Heesaha dhaqanka ,Xirashada dharka dhaqanka i.w.m.

💧Qoyska ama Familka, Taakulaynta iyo Ka shaqeynta Arimaha Qoyska, gaar ahaan Hooyada iyo dhalaanka. Markaan u soo Haajirnay Qurbaha waxaa Qoysaska ama Familka aan Dalalkaan Ku Noolnahey wajaha Caqabado Badan oo La xiriirta Nolol Maalmeedka, Sida Kawarqabka, Korinta iyo Ilaalinta Xaquuqda Caruurta. Easy Care e.V waxey Diyaar idiinla Tahey in ay idinka Caawiso Arimaha Qoyska.

💧Waxbarashada, Waxbarashadu Waa Tiir Muhiim u ah Nolosheena Bulshada, Ahna Iftiinka Aad ku Arki Kartid Goobkasta ama Meelkasta Oo Mugdi ah. Sidaa Daraadeed waxaan iyadana Siiney Muhiimad Gaar ah oo waxaan Dadkeena Ka Caawineynaa Wadooyinka iyo Qaabka ugu dhow ay Ku Gaari lahaayen Goobo Waxbarasho oo Tayale, Sigaar ah Caruurta iyo Haweenka.

💧Shaqada iyo Barashada Xirfadaha, Easy Care e.V Waxa kale oo ay Kaa Caawineysaa Sida aad Ku Helilaheyd Ama Aad Ku Baranlaheyd Xirfad Shaqo oo aad Ku Shaqeysato. Sidaan wada Ognahay Shaqadu iyaduna waa Tiir kale oo Nolosha Muhiim u ah Hadaanad Shaqeysana Ma rumeynkartid Hadafyadaada Nololeed. Sidaa Darteed waxan Diyaar Kuula Nahey in aan Ku gaarsiino Goobshaqo ama Goob aad Xirfad Shaqo Ka Barankarto.

💧Fasaxa iyo Xiliyada Firaaqada, Caadiyan Qofkasta waxa uu U baahanyahey Nasasho iyo Waqti uu Kaga Nasto Hawlaha uu Qabto si uu Maskaxiyan iyo Jir ahaanba Markasta u Ahaado Mid Bedqaba.
Waxan iyada Kuu Haynaa in aan Isugu imaano Goobo Waqti Lagu Qaato, In aan dhalinyarada u Qabano Tartamo Ciyaareed Sida Ciyaarta Kubada i.w.m.

💧Ugu Danbeyn Intaas waa Qodobada Guud iyo Hawlaha aan Qabano Iyaga Oo aad u Faahfahsan Si aan Kuula wadaagno soo xariir, imow, soo Midnoqo ,.Gacma Furan ayaan Kugu Soo dhoweynaynaa

Easy Care e.V.

Photos from Easy Care e.V's post 10/06/2022

🌐Easy Care e.V waa Hay,ad Ka Shaqeysa Arimaha, Bulshada iyo Bini,aadintinimada.

🌐Waxaa La Asaasey Sandkii 2016 Bilowgiisii, waxey Ka Diiwaan gashantahey oo Saldhigeedu Yahey Wadanka Germany.

🌐 Si Gaar ah waxey U Doodaa Xuquuqda Dhalinyarada iyo Caruuta.

❗Si aad Markasta Barnaamihyadeena Xiisaha leh ulasocotid Pagkaan Like Saar Siina Share garey.

Mahadsanidiin

Wollen Sie Ihr Service zum Top-Gemeinnützige Organisation in Kassel machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Telefon

Webseite

Adresse


Treppen Strasse 4
Kassel
34117

Öffnungszeiten

Mittwoch 15:00 - 18:00
Donnerstag 14:00 - 17:00
Andere Gemeinnützige Organisation in Kassel (alles anzeigen)
IJKK (Initiative Junge Kultur Kassel) IJKK (Initiative Junge Kultur Kassel)
Schillerstraße 30
Kassel, 34117

Volksbund Deutsche Kriegsgräberfürsorge e. V. Volksbund Deutsche Kriegsgräberfürsorge e. V.
Sonnenallee 1
Kassel, 34266

Wir widmen uns der Aufgabe, die Gräber der deutschen Kriegstoten im Ausland zu erfassen, zu erhalte

Leo-Club Kassel Leo-Club Kassel
Kassel, 34128

Der Leo Club Kassel ist eine gemeinnützige Jugendorganisation angegliedert an die Lions Clubs. Zusa

Ev. Jugend Kassel Ev. Jugend Kassel
Luisenstraße 11
Kassel, 34119

Angebote für Kinder und Jugendliche von professionellen Mitarbeitenden und vielen Ehrenamtlichen. Wir

Jugendwerk der AWO Nordhessen Jugendwerk der AWO Nordhessen
Wilhelmshöher Allee 32a
Kassel, 34117

selbstständiger Jugendverband der Arbeiterwohlfahrt

CVJM bewegt CVJM bewegt
Im Druseltal 8
Kassel, 34131

Sport & Bewegung in der christlichen Kinder- und Jugendarbeit

Arbeitsgemeinschaft der CVJM Deutschlands Arbeitsgemeinschaft der CVJM Deutschlands
Hirzsteinstraße 17
Kassel, 34131

Herzlich Willkommen bei der AG der CVJM Deutschlands!Die Arbeitsgemeinschaft der CVJM Deutschlands ist ein Netzwerk von 70 Ortsvereinen in Deutschland. Leitgedanke ist: Miteinander...

Climb Kassel Climb Kassel
Kleine Rosenstraße 3
Kassel, 34117

wir machen Kinder stark für die Zukunft!

AWO Waldeck-Frankenberg AWO Waldeck-Frankenberg
Wilhelmshöher Allee 32A
Kassel, 34117

Kreisverband der Arbeiterwohlfahrt für den Landkreis Waldeck-Frankenberg

Cars of Hope Kassel Cars of Hope Kassel
Kassel, 34127

Wir sind Cars of Hope Kassel! Von Kassel aus unterstützen wir die Kampagne Cars of Hope mit Sachspend

Plan-Aktionsgruppe Kassel Plan-Aktionsgruppe Kassel
Kassel, 34117

Ehrenamtliche Unterstützung des Kinderhilfswerks Plan International: Interessenten sind herzlich willkommen, lasst uns gerne eine Nachricht da.

HAAG e.V. HAAG e.V.
Holländisch Straße 73
Kassel, 34127KASSEL

The Horn of Africa Association in Germany (HAAG e.V.) HAAG is a non-profit-organisation founded Horn of African Community in Deutschland. Horn of Africa Association in Germany ...